Archive for: September, 2013

Itobiy – Haduu Ururkii Itixaad ee sanadaha badan la dagaalamayay Itobiya soo xarooday .. Garab ONLF-ahna aan la heshiinay ..!!

Itobiy – Haduu Ururkii Itixaad ee sanadaha badan la dagaalamayay Itobiya soo xarooday .. Garab ONLF-ahna aan la heshiinay ..!!

Weli waxaa noo socda in aan ifino tiirraka ay dacaayadda (brobagaandada) Itobiya ku dhisan tahay ee lagula taliyay inay aad u buunbuuniso si caalamka looga […]

 
 

OYSU Minnesota oo Shirkii Bilaha ahaa isugu yimid

OYSU Minnesota oo Shirkii Bilaha ahaa isugu yimid

Maanta oo ay tariikhdu tahay 09-21-2013 ayaa waxaa  shir si heer sare ah loo soo agaasimay isugu yimid xubnaha ururka oysu  Minnesota. Shirkan oo ahaa […]

 
 

Jabhadda ONLF waxay si adag u cambaareysay weerarka loo gaystay dadka rayadka ah ee Kenya

Jabhadda ONLF waxay si adag u cambaareysay weerarka loo gaystay dadka rayadka ah ee Kenya

War-saxaafadeedka JWXO 21 September 2013 Jabhadda wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa si cad u cambaareysay (Halkan ka akhri) weeararka bahalnimada ah ee dad shacab ah oon […]

 
 

ONLF Categorically Condemns the Callous Attack on Civilians in Kenya

ONLF Categorically Condemns the Callous Attack on Civilians in Kenya

ONLF Press Release 21 September 2013 Ogaden National Liberation Front categorically condemns the callous attack against civilians in Kenya. Targeting civilians in such a cowardly […]

 
 

Ogeysiis: Shirweynihii Jaaliyada Switzerland oo dhacaya 28.09.2013

Ogeysiis: Shirweynihii Jaaliyada Switzerland oo dhacaya 28.09.2013

Waxaa la ogeeysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee Switzerland in ay ka soo qeeyb galaan shir sanadlaha jaaliyada oo la qaban […]

 
 

Shirweyn oy isugu iman doonaan 6ex qawmiyadood oo ka mid mucaaradka Itobiya iyo kuwa Gobanimadoonka ah

Shirweyn oy isugu iman doonaan 6ex qawmiyadood oo ka mid mucaaradka Itobiya iyo kuwa Gobanimadoonka ah

Shucuubta Etobiya ee maamulka halkaa ka jira uu ku hayo Xadgudubka kala duwan ee Gumaysiga, Dilka, Kufsiga iyo Dhul boobka ayaa shir Wada-tashi ah ku […]

 
 

It Is State Terrorism That Stalks This Land – by Graham Peebles

It Is State Terrorism That Stalks This Land – by Graham Peebles

They speak of democracy, but act violently to suppress dissenting voices and control the people through the inculcation of fear: they ignore human rights and […]

 
 

Warbixintii ugu dambaysay ee Xarunta Dhexe oo ka xogwaramaya dagaaladii ugu dambeeyay

Warbixintii ugu dambaysay ee Xarunta Dhexe oo ka xogwaramaya dagaaladii ugu dambeeyay

Wararka naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO warbixin ka xogwarmaya dagaalo dhowr ah oo ciidamada gumaysiga Itoobiya lagu naafeeyay. Dagaalada aan helnay warbixintooda oo […]

 
 

Talooyinka la siiyay Itobiya waxaa ka mid ahaa inay abuurto dacaayad caalamka laga iibiyo – waxaase fashiliyay Jeffery Gentleman, Johan Persson iyo Martin Schibbye

Talooyinka la siiyay Itobiya waxaa ka mid ahaa inay abuurto dacaayad caalamka laga iibiyo – waxaase fashiliyay Jeffery Gentleman, Johan Persson iyo Martin Schibbye

Itobiya inay dacaayad ay miciin biday ma’aha wax ka qarsoon qofkii caqli leh, waxaana daliil cad u ah siday u buunbuuniso arima la ogsoonyahay in […]

 
 

Will the Gambit in the Ogaden Sink Africa Oil…..?

Will the Gambit in the Ogaden Sink Africa Oil…..?

Letter to President and CEO of Africa Oil Corporation By Mohamed Heebaan Mr. Keith Hill, President and CEO, Africa Oil Corporation Suite2000 – 885 West […]

 
 

Shir-saxaafadeed ay wadajir u qabteen Dawlada Yemen iyo UNHCR oo Gudiga Qaxootiga S.Ogadenya uu ka qaybgalay

Shir-saxaafadeed ay wadajir u qabteen Dawlada Yemen iyo UNHCR oo Gudiga Qaxootiga S.Ogadenya uu ka qaybgalay

Shir saxaafdeed lagu qabtay Magaalada Sana’a ee Caasimada wadankaas, Hotel Saba’a 16/9/2013 oo lagaga hadlayay arimo muhiim ah oo dhinacya badan taabanaysay ayaa waxaa kasoo […]

 
 

Dagaalkii Itobiya oo ku soo urursaday Brobagaanda Qaawan

Dagaalkii Itobiya oo ku soo urursaday Brobagaanda Qaawan

Brobagaanda (dacaayad) sida la ogsoonyahay waxaa u adeegsada inuu ku dagaalgalo midka labada daraf ee ishaya dareema in macnawiyaadka (moraalka) ciidankiisa iyo taagerayaashiisa uu aad […]

 
 

Todobaadkii la soo dhaafay oo cadawga dagaala badan lagu jabiyay

Todobaadkii la soo dhaafay oo cadawga dagaala badan lagu jabiyay

Wararka ka imanaya wadanka Ogadenia ee Xarunta dhexe ee JWXO naga soo gaadhay wuxuu sheegayaa in dagaallo badan ay socdaan oo ciidamada cadawga lagu wiiqayo, dagaalada aan […]

 
 

Ururka haweenka Al-Xasa/Saudi Arabia oo shir muhiim isugu yimid

Ururka haweenka  Al-Xasa/Saudi Arabia oo shir muhiim isugu yimid

Waxaa xalay oo taariikhdu ahayd 14/09/2013  magaalada Al-xasa shir qurux badan isugu yimid ururka haweenka somalida ogadeniya oo ay weheliyaan ururka OYSU. Shirkan oo ahaa […]

 
 

Dawladda Itobiya waxay xaqiijisay inuusan shacabka Ogadenya horey uga mid ahayn Itobiya

Dawladda Itobiya waxay xaqiijisay inuusan shacabka Ogadenya horey uga mid ahayn Itobiya

Dad badan oo daawaday waxay soo dhaweeyeen shirkii ugu dambeeyay ee Itobiya ay ku qabatay Hotel Sheraton/Adisabab oy ka soo qaybgaleen wasiiro ka socda dawladda […]

 
 

Maxaa kasoo baxay Kulankiweynaa ee Qaxootiga Ogadeniya London lagu qabtay ” Ogaden to Dadaab in Search of Peace”

Maxaa kasoo baxay Kulankiweynaa ee Qaxootiga Ogadeniya London lagu qabtay ” Ogaden to Dadaab in Search of Peace”

Kulanbalaadhan oo lagu soo shaacbixinayay Xaalada Qaxootiga  Ogadeniya oo loogu magac-daray “Ogaden to Dadaab in Search of Peace” Qaxootiga Ogadeniya ee magan galyo doonka ku […]

 
 

Dag Dag – Ciidamada Gumaysiga Itoobiya Oo Weeraray Rakaab Bas Saran Oo Ka Soo Baxay Qabridahare Iyo Film Qaali ah Oo Fashil Ku Dhamaaday. Noora Afgaab Report

Dag Dag – Ciidamada Gumaysiga Itoobiya Oo Weeraray Rakaab Bas Saran Oo Ka Soo Baxay Qabridahare Iyo Film Qaali ah Oo Fashil Ku Dhamaaday. Noora Afgaab Report

Ina Ilay, Shifraw teklemaryam iyo Abay Sahay oo ka Dagay Magalada Qabridahare Galabta .. Magalada Qabaridahare Ayaa Ciidamada Itoobiya Ee Dagan Ku soo Rogeen Xayiraad […]

 
 

Tirakoobka khasaaraha Bakhtiga iyo Dhaawaca cadawga soo gaadhay 3exdii bilood

Tirakoobka khasaaraha Bakhtiga iyo Dhaawaca cadawga soo gaadhay 3exdii bilood

Warbixin aan ka helnay Xarunta Dgexe ee JWXO, ayay ku soo faafaahiyeen, dagaaladii dhacay intii u dhexeysay, 1/6/13 – 30/8/13 iyo hawlgalada ay qaadeen qaybaha […]

 
 

Jaaliyada UK oo diyaar garow adag ugu jirta Shirka “Ogaden To Dadaab In Search of Peace”

Jaaliyada UK oo diyaar garow adag ugu jirta Shirka “Ogaden To Dadaab In Search of Peace”

Shirbalaadhan oo bari 14 Septemper ka dhici doona Magaalada London ayaa diyaar garow adag loogu jira iyada oo Xafiiska Jaaliyada London aad ka dareemaysid qabanqaabada […]

 
 

(Warbixin Xasaasi ah): Wax-garadka Deegaanka Soomaalida oo ay Haysato Shaqaaqo iyo Midabtakoor dhanka Shaqaalaynta .. – By Aysheshum Yakume

(Warbixin Xasaasi ah): Wax-garadka Deegaanka Soomaalida oo ay Haysato Shaqaaqo iyo Midabtakoor dhanka Shaqaalaynta .. – By Aysheshum Yakume

Maqaalkan xiisaha badan oon horey ugu soo qornay qaybta Ingiriisiga ayuu qoraaga Mr. Aysheshum Yakume isagoo afkeena uu ku tarjumay noo soo gudbiyay suu ula […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay