Archive for: September, 2013

(Warbixin Xasaasi ah): Wax-garadka Deegaanka Soomaalida oo ay Haysato Shaqaaqo iyo Midabtakoor dhanka Shaqaalaynta Dowladda Dhexe iyo Hay’adaha Samafalka (UN-ka iyo NGO-yada), iyo Maamulka Jig-Jiga oo Dhagaha ka Furaystay Arinka!

Dhibka haysta ummada Kililka 5aad (Soomaalida Ogaden) wuu badan yahay, kumana koobna shacabka caadiga ah oo kaliya ee waxay saamayn xun ku haysaa maamulka degmooyinka, […]

Baxsadka Arkebe Oqubay wuxuu saadaal u yahay in Ururkii TPLF lagu kala cararay

Baxsadka Arkebe Oqubay wuxuu saadaal u yahay in Ururkii TPLF lagu kala cararay

Hadii uu dhab noqdo wararka sheegaya baxsadka ninkan iyo walaalkii oo isagana la leeyahay wuxuu iska dhiibay Mareykanka, waxay muujinaysaa inay Itobiya gashay marxalad bilow […]

Ogeysiis shirweynaha 19aad ee Jaaliyadaha Adduunka Ogadeniya oo ka dhacaya South Afrika 10/10/2013

Ogeysiis shirweynaha 19aad ee Jaaliyadaha Adduunka Ogadeniya oo ka dhacaya South Afrika 10/10/2013

Waxaa la ogeysiinaya dhamaan jaaliyadaha Ogadeniya iyo shacabweynaha Ogadeniya dibad iyo gudeba, innuu dhici doono shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha Ogadeniya ee caalamka, oo sanadkan lagu […]

Liyu Police in Ogaden: Will Ethiopia’s donors hold them accountable for the crimes they perpetrate? By Ahmed Abdi

PoliticalArticles.Net : According to several testimonies made by a number of former Liyu Police officers, who defected recently from their regiments, no less than 709 civilians were killed extrajudicially in […]

Guul ama Geeri waa Halhayska Naftii-Huraha iyo Halgamaaga JWXO

Guul ama Geeri waa Halhayska Naftii-Huraha iyo Halgamaaga JWXO

Guusha inuu Gobanimadoonka xaq-u-dirirka ah leeyahay shaki kuma jiro oo waa mid ay taariikhda xustay, Ilaahayna wuxuu balanqaaday inuu u gargaarayo qofka dulman ee xaqiisa […]

Xaflad lagu maamusay sanadguurada JWXO iyo San Diego

Xaflad lagu maamusay sanadguurada JWXO iyo San Diego

San Diego: Maalintii Axada ee 8dii bisha September, 2013 ayaa Jaaliyadda Somalida Ogadenia ee ku dhaqan magaalada San Diego iyo nawaaxigeeda isugu yimaadeen shirweyne loogu dabaal […]

Dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Ogadenya iyo khasaaraha cadawga soo gaadhay

Dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Ogadenya iyo khasaaraha cadawga soo gaadhay

Wararka naga soogaadhaya gudaha Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo ciidamada wayaanaha lagu wiiqay. Khasaaraha cadawga gaadhay dagaaladii […]

Munaasabadda Sanadguurada asaaska JWXO oo Gud.Ku-Xigeenka JWXO uu kala qaybgalay jaaliyadda Melbourne

Munaasabadda Sanadguurada asaaska JWXO oo Gud.Ku-Xigeenka JWXO uu kala qaybgalay jaaliyadda Melbourne

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 08/9/13 waxaa gobalka Victoria ee Magalada Melbourne laga xusay sanadguuradii 29aad ee jabhada wadaniga xoraynta ogadenia xafladan oo […]

Siminaaro Ilays TV ku qabteen Magaalada London Hoggaanka Warfaafintu soo diyaariyay

Siminaaro Ilays TV ku qabteen Magaalada London Hoggaanka Warfaafintu soo diyaariyay

Ilaystv ayaa ku qabtay Siminaar saxaafadeed Studiaha Ilays ee magaalada London. Siminaaradan oo maanta bilowday waxaa kasoo qeybgalay masuliyiin uu kamid yahay Maxamed Macalin Axmed, […]

Riwaayadii – Godlataye Xornimo Gaawaha u Tolo- markii Xalay laga daawaday Nairobi ..

Riwaayadii – Godlataye Xornimo Gaawaha u Tolo- markii Xalay laga daawaday Nairobi ..

Sidaad la socoteen waxaa xalay lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya Riwaayadii lamagac baxday –‘Godlataye Xornimo Gaawaha u cuga’- oo ay ka soo […]

Denmark oo Si diiran looga xusay Sanad Guuradii 29aad ee kasoo wareegtay Aas aaskii JWXO.

Denmark  oo Si diiran looga xusay Sanad Guuradii 29aad ee kasoo wareegtay Aas aaskii JWXO.

Waxaa xalay oy taariikhdu ahayd 7/09/2013, laguqabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen munaasabad siwanaagsan loosoo agaasimay oo lagu xusay Sanad–Guuradii 29aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada Wadiniga Xoraynta Ogadenya (JWXO).  Munaasabadan oo […]

Q2aad – Dhac-dooyinkii Murugada lahaa ee ka dhacay,Ogaadeenia gaar ahaan Gobalka Jarar – Markaati furkii,Shaanbal Xasan Maxamed Cabdi ( Xasan Aafo)

Q2aad – Dhac-dooyinkii Murugada lahaa ee ka dhacay,Ogaadeenia gaar ahaan Gobalka Jarar – Markaati furkii,Shaanbal Xasan Maxamed Cabdi ( Xasan Aafo)

Qof bani-aadam ah oo dareen insaaniyadeed ay ku jirto uma adkaysan karo wayna adagtahay inuu fahmo qof  muddo ka soo maqnaa wadanka inay dhalinyaro la […]

Q2aad ee Dhac-dooyinkii Murugada lahaa ee ka dhacay,Ogaadeenia gaar ahaan Gobalka Jarar – Markaati furkii, Shaanbal Xasan Maxamed Cabdi ( Xasan Aafo)

Q2aad ee Dhac-dooyinkii Murugada lahaa ee ka dhacay,Ogaadeenia gaar ahaan Gobalka Jarar – Markaati furkii, Shaanbal Xasan Maxamed Cabdi ( Xasan Aafo)

Wuxuu qaybtii 1aad ( Halkan Riix) ee wareysiga Xassan ku soo bandhigay dhibaatooyin badan oo dadka shacabka loo gaystay intuu ka midka ahaa ciidamada maleesiyaadka […]

Shir wada-tashi ah oy qabatay jaaliyada Sacuudi Carabiya faraca Riyaad

Shir wada-tashi ah oy qabatay jaaliyada Sacuudi Carabiya faraca Riyaad

Waxaa shir kala warqaadasho ah isugu yimid jaaliyada Sacuudiga faraca Riyaad 6/9/2013 oo ku saabsanaa warbixintii Kalfadhigii lixaad  ee Golaha Dhexe. Waxaa shirka furay gudoomiyaha […]

Minneapolis- Cuqasha Somalida Ogadenya oo Shir Muhiim ah la Qatay Masuuliyinta JWXO ee Maraykanka Tagerayna Go,amadii Shirkii Golaha Dhexe.

Minneapolis- Cuqasha Somalida Ogadenya oo Shir Muhiim ah la Qatay Masuuliyinta JWXO ee Maraykanka Tagerayna Go,amadii Shirkii Golaha Dhexe.

Shir aad u balaadhan oo ay soo agaasimiin jaaliyada somalida ogadenia ee gobolka minneasota ayaa maanta oo tariikhdu tahay 09-05-2013 ka qabsoomay magaalooyinka mataanaha ah […]

Karamardha Hospitaal oo Buux Dhafay iyo Bukaankii Shacabka oo looga qaadayo dhaawaca Luyupoliceka – Noora Afgaab Adis Abab

Karamardha Hospitaal oo Buux Dhafay iyo Bukaankii Shacabka oo looga qaadayo dhaawaca Luyupoliceka – Noora Afgaab Adis Abab

Ciidamada Itoobiya Iyo Maleshiyada Luyu-policeka Ayaa Dagaala Xoogan uu ku Dhax Maraa Jabhada ONLF Ee xoriyada Gobolka Ogaden U Dagaalanta, Waxaana Ciidamada Itoobiya Iyo Kuwa […]

Warbixintii ugu dambeysay ee xogta dagaaladii cadawga lagu naafeeyay

Warbixintii ugu dambeysay ee xogta dagaaladii cadawga lagu naafeeyay

Wararka ka’imanaya gudaha wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo cadawga lagu jabiyay. Dagaaladaa oo qaarkood aan faahfaahin […]

Shock in Africa! An Academy for Qualified Murderers: Liyu Police in Abyssinia (Fake Ethiopia)

Shock in Africa! An Academy for Qualified Murderers: Liyu Police in Abyssinia (Fake Ethiopia)

Shock waves went across Africa in the revelation of the existence of a criminal institution in Abyssinia (Fake Ethiopia) that certifies qualified murderers selected among […]

Waresyi Xiiso Badan oo Ilaystv layeelatay Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan

Waresyi Xiiso Badan oo Ilaystv layeelatay Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan

Gudomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa wareysi siiyay Ilays TV. Isaga oo wax laga waydiiyay su’aalo ku aadan Xaalada hada lagu […]

Hoboladii Danab iyo “GODLATAYE XORNIMO GAAWAHA U CUGA”

Hoboladii Danab iyo “GODLATAYE XORNIMO GAAWAHA U CUGA”

Waxaa loogu Bishaaraynaa Dadweynaha Somaliyeed ee ku Nool Magaalada Nairobi In Kooxdii Danab eed uga Barateen Riwaayadaha Xiisaha leh Inay Idiin soo Wadaan Riwaayada La […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay