Archive for: September, 2013

Mucaaradka Itobiya oo ka quustay in isbadal Dimoqraadi ah uu ka hirgalo Itobiya

Mucaaradka Itobiya oo ka quustay in isbadal Dimoqraadi ah uu ka hirgalo Itobiya

Qaar badan oo ka mid ah mucaaradka Itobiya gaar ahaan Indheergaradka ayaa aaminsanaa in Itobiya uu ka dhici karo isbadal dimoqraadi ah oo sanduuqa doorashada […]

 
 

Tacadiyada: Dil, Xabsi wadareed iyo hanti laga dhacay shacab aan waxba galabsan

Tacadiyada: Dil, Xabsi wadareed iyo hanti laga dhacay shacab aan waxba galabsan

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo farabadan oo ay ciidamada dulmiga iyo deegaan balaadhsiga kucaan baxay ee gumaysiga Itoobiya dad shacab ah ugu […]

 
 

Halkan ka daawo Qudbadihii Shirka Edmenton ee Sanad guurada JWXO

Halkan ka daawo Qudbadihii Shirka Edmenton ee Sanad guurada JWXO

Halkan hoose ka daawo qudbadihii Shirka Qudbadi Gudomiyaha Gabay Abwaan da’yar tiriyay Qudbadi Isuduwaha Jaaliyada Canada

 
 

Ethiopian Scorched-Earth Policy in Occupied Ogaden and the Liyu Police Militia – By Ahmed Abdi

Ethiopian Scorched-Earth Policy in Occupied Ogaden and the Liyu Police Militia – By Ahmed Abdi

politicalarticles.net : Conceived and materialized exclusively for the prolongation of the Ethiopian Occupation of Ogaden, Liyu Police has recently played an active role in the […]

 
 

Cabdullahi Cabdi Dool (Timajilic) oo ka tirsanaa maxaysatada gumaysiga oo wareysi siiyay IleysTV

Cabdullahi Cabdi Dool (Timajilic) oo ka tirsanaa maxaysatada gumaysiga oo wareysi siiyay IleysTV

Waxaa ku soo qulqulaya dawladaha dariska qaar badan oo ka soo goosanaya maxaysatada Hawaarinta oo asbaaba kala duwan uga soo baxsanaya. Qaar badan oo ka […]

 
 

Bakhtiga 97 Askari iyo dhaawac badan oo cadawga uu la galbaday dagaaladii ugu dambeeyay

Bakhtiga 97 Askari iyo dhaawac badan oo cadawga uu la galbaday dagaaladii ugu dambeeyay

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe JWXO ayaa sheegaya dagaalo farabadan oo ciidamada wayaanaha lagu wiiqay.  Dagaalada ay na so gaadheen warbixintooda […]

 
 

Siduu u dhacay xaflada sanadguurada JWXO ee Edmonton ..

Siduu u dhacay xaflada sanadguurada JWXO ee Edmonton ..

Jaaliyada magaalada Edmonton ayaa maalinimadii Axada ee taariikhdu ahayd Sep 01 qabatay xaflad aad u balaadhan oo lagu maamuusayey sanadguuradii 29aa ee jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya. […]

 
 

Halkan ka daawo Xaflad lagu xusaayo sanad guuradii 29aad ee JWXO oo lagu qabtay Magaaladda Toronto

Halkan ka daawo Xaflad lagu xusaayo sanad guuradii 29aad ee JWXO oo lagu qabtay Magaaladda Toronto

Waxaa habeenimadii Axada ee bishan Sept 1, 2013 magaaladda Toronto ee dalka Canada lagu qabtay xaflad lagu xusaayo sanad guuradii 29aad ee JWXO hoos ka […]

 
 

Australia: Sanad guuradii 29 oo si wayn looga Xusay Perth

Australia: Sanad guuradii 29 oo si wayn looga Xusay Perth

Muna Mahad (Perth, Australia) Jaliyada Somaalida Ogadenia ee Galbeedka Australia ayaa taariikhdu markay ahayd 1/9/13 qabtay xaflad aad u heer saraysa oo loogu dabaal dagayay […]

 
 

Xoghayaha OYSU Mujaahid Sheekh Ibraahin oo lakulmay Maamulka OYSU UK

Xoghayaha OYSU Mujaahid Sheekh Ibraahin oo lakulmay Maamulka OYSU UK

Ururka OYSU UK oo isugu yimid Magaalada Birmingham 01 September 2013 Jaaliyada Ogadeniya ee Birmingham ayaa marti galisay kulan ay isugu yimaadeen maamulada ururka dhalinyarada […]

 
 

– Bulsho waad heliye Geesiyow dagaal Gama’ana u Diid – Dhambaalka Xagardheer ..

– Bulsho waad heliye Geesiyow dagaal Gama’ana u Diid – Dhambaalka Xagardheer ..

Waxaa la hubsaday in ereyga ka soo baxa qalbiga uu ku dhoco qalbi kale, midka afka baarkiisa laga yidhina uuna dhagaha dhaafin. Ereyada ay dareenkooda […]

 
 

Madaxa Xoghaynta Golaha Dhexe oo ka qeybgalay shir ka dhacay London oo lagu taageray Go’amadi kalfadhiga JWXO

Madaxa Xoghaynta Golaha Dhexe oo ka qeybgalay shir ka dhacay London oo lagu taageray Go’amadi kalfadhiga JWXO

Jaaliyada Ogadeniya ee London ayaa kulan lagu taageray kalfadhigii golaha dhexe ee JWXO ku qabatay magaalada London. Kulankan waxaa kasoo qeybgalay Madaxa Xoghaynta Golaha Dhexe […]

 
 

Daawo qaybtii 1aad & Qaybtii 2 aad ee Xafladii Sanadguradii 29 ee ONLF oo lagu Qabtay Seatle Washington

Daawo qaybtii 1aad & Qaybtii 2 aad ee Xafladii Sanadguradii 29 ee ONLF oo lagu Qabtay Seatle Washington
 
 

Sanadguradii 29 ee ONLF oo siwayn looga xusay Seatle Washington.

Sanadguradii 29 ee ONLF oo siwayn looga xusay Seatle Washington.

Shalay oo jimca ahayd taariikhduna ku beegnayd August 30 2013 waxaa magaalada Seattle Washington ee dalka maraykanka lagu qabtay xalfad  balaadhan oo loogu dabaal dagayo […]

 
 

Finland oo si weyn loogu dabaal dagay sanad guurada 29aad ee JWXO

Finland oo si weyn loogu dabaal dagay sanad guurada 29aad ee JWXO

Helisinki-waxaa shalayo taariikkhdu ku beegnayd 31.8.2013 lagu xusay maagalada Helsinki ee caasimada dalka Finland sannadguuradii 29aad ee Aasaaskii JWXO. Jaaliyadda ayaa ilaa dhamaadkii ramadaanka ku […]

 
 

Norway: Shirkii Xubnaha Jaaliyadda oo soo dhaweeyey Go’aanadii G/dhexe ee ONLF.

Norway: Shirkii Xubnaha Jaaliyadda oo soo dhaweeyey Go’aanadii G/dhexe ee ONLF.

Oslo: Waxaa Axadi 01/09/2013 ka dhacay wadanka Norwey caasimadiisa Oslo shirkii xubnaha Jaaliyadda Somalida Ogadenya ee ku dhaqan Oslo iyo nawaaxigeeda.   Shirkan oo ahaa kii […]

 
 

Magaalada Toronto ee Dalka Canada oo lagu qabtay Xaflad sanad guuradii 29aad ee aasaaskii JWXO

Magaalada Toronto ee Dalka Canada oo lagu qabtay Xaflad sanad guuradii 29aad ee aasaaskii  JWXO

Magaalada Toronto ee Dalka Canada ayaa lagu qabtay Xaflad lagu xusaayo sanad guuradii 29aad ee ka soo wareegtay aasaaskii JWXO. Xafladan oo aad u qiimo […]

 
 

Ogeysiis Xaflad ka dhici doonta melbourne Australia 08/09/2013

Ogeysiis Xaflad ka dhici doonta melbourne Australia 08/09/2013
 
 

Sanad guuradii 29aad ee JWXO oo laga xusay Xagardheere

Sanad guuradii 29aad ee JWXO oo laga xusay Xagardheere

Maalinimadii ay taariikhdu kubeegnayd 31/8/13 waxaa xerada xegardheere ee deegaanka dhadhaab laga xusay sanadguuradii 29aad ee jabhada wadaniga xoraynta ogadenia xafladan oo ahayd mid aad […]

 
 

Maamulka iyo Hawlwadeenka Jaaliyada Germany oo Kulmay

Maamulka iyo Hawlwadeenka Jaaliyada Germany oo Kulmay

Magaalada Frankfurt ee wadanka Jalmalka waxaa kadhacay shirkii caadiga ahaa ee Jaaliyada Somalida Ogadenia ee kudhaqan Wadanka Jarmalka. Shirka waxaa lagufuray aayadaha Quraanka Kariimka iyo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay