Archive for: October, 2013

Aftonbladet – Maxkamad Sweden ah oo ku eedeysay Cabdi iley dambiyo khatar ah

Aftonbladet – Maxkamad Sweden ah oo ku eedeysay Cabdi iley dambiyo khatar ah

Wargayska caanka ah ee Aftonbladet oo ka soo baxa dalka Sweden ayaa shaaca ka qaaday inay maxkamad ku taala dalkaasi eegeyso dambiyo ka dhan xuquuqda […]

 
 

Suspected of serious crimes under international law and crimes against humanity

Suspected of serious crimes under international law and crimes against humanity

Stockholm 31st Oct. (Aftonbadet) – Swedish War Crimes Commission  has launched a preliminary investigation against President of Ethiopia’s Ogaden region, Abdi Omar Muhamoud and his […]

 
 

Digniin – Qorshaha Cabdi iley iyo 2da Jenan

Digniin – Qorshaha Cabdi iley iyo 2da Jenan

Noora Afgaab – Waxan uga digaynaa dhamaan shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya inay ka feejignaadaan qorshaha ay wadaan cabdi iley iyo labada Jenan ee ka taliya […]

 
 

Adoomada Guriga (Home Negros) Malkom X. tilmaantuu ka bixiyay iyo …

Adoomada Guriga (Home Negros) Malkom X. tilmaantuu ka bixiyay iyo …

Itobiya waxay taariikhda iska caabinta shacabka Somaliyeed ee Ogadenya ku guulaysatay markii ugu horeysay inay ka abuurto Ogadenya qaar la mid ah kuwuu ku tilmaamay […]

 
 

Shirka Qawmiyadaha (Beherbehero Sabooj) oo Cabdi iley la cifanayo fashilaadna qarka u saaran

Shirka Qawmiyadaha (Beherbehero Sabooj) oo Cabdi iley la cifanayo fashilaadna qarka u saaran

Nuura Afgaab – Sida laga warqabay lana wada sugayey waxaa dalka Ogadeniya gaar ahaan casimada magalada Jigjiga lagu qabanayey xuskii waxa loogu yeedhay shirka qoomiyadaha […]

 
 

Shir laba maalmood socday oo Maamulka iyo Hawl-wadeenka Bariga Afrika ay isugu yimaadeen

Shir laba maalmood socday oo Maamulka iyo Hawl-wadeenka Bariga Afrika ay isugu yimaadeen

Shirkan oo ay kasoo qaby galeen Gudoomiyayaasha Faracyada, howl wadeeno JWXO iyo isu duwaha jaaliyadaha Ogaadeeniya ee Bariga Afrika ayaa ka dhacay xerada qaxootiga Ifo […]

 
 

Mamulka Jaliyada Ogadenya ee Minnesota oo shir muhiim ah isugu yimid..Maxaa ka so baxay?

Mamulka Jaliyada Ogadenya ee Minnesota oo shir muhiim ah isugu yimid..Maxaa ka so baxay?

Maanta oo ay taariikhdu ahayd 10-26-2013 ayaa waxaa shir 4 billood la ah isugu yimid maamulka jaaliyada gobolka minneasota ee dalka maraykanka, shirkan oo sanadkii […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee Birmingham oo Kulankoodi Caadiga ahaa isugu yimid

Jaaliyada Ogadeniya ee Birmingham oo Kulankoodi Caadiga ahaa isugu yimid

Jaaliyada Ogadeniya ee Midlanka ayaa maanta isugu yimid shirweyne aykasoo wada qeybgaleen dhamaan Xubnaha Jaaliyada iyo faracyada ururada Bulshada ee Haweenka iyo OYSU Birmingham. Shirkan […]

 
 

Wararka Jaaliyada Ogadeniya ee Victoria: Casho Sharaf iyo Qaabki quruxda badnaa ee Jaaliyada Victoriya u ciideen halkan ka daawo

Wararka Jaaliyada Ogadeniya ee Victoria: Casho Sharaf iyo Qaabki quruxda badnaa ee Jaaliyada Victoriya u ciideen halkan ka daawo

Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Victoria oo ah jaaliyad aad u xoogbadan ayaa Qormadan hoose kusoo qaadanayna warbixino la xidhiidha qaabkii quruxda badnaa ee Jaaliyada Ogadeniya […]

 
 

Shacabka Somaliyeed ee Ogadenya ma ogolaan doono boobka shirkadaha shidaalka

Shacabka Somaliyeed ee Ogadenya ma ogolaan doono boobka shirkadaha shidaalka

Waxaa todobaadkii la soo dhaafay wakaaladaha wararka caalamka soo gaadhay war cinwaan looga dhigay (Threat of violence ignored as Africa Oil pushes intoEthiopia) oo macnaheedu […]

 
 

Shirkii xubnaha Norway oo lagu cambaareeyey gumeysiga Itoobiya

Shirkii xubnaha Norway oo lagu cambaareeyey gumeysiga Itoobiya

Oslo: Xubnaha jaaliyadda wadankaNorway ayaa shirkoodii caadiga ahaa ku qabsaday caasimadiisaOslo, shirkan oy ka soo qaybgaleen xubnaha Jaaliyadda ee ku dhaqanOslo iyo nawaaxigeeda. Waxaa shirka ku […]

 
 

Warbixinta Dagaaladii ugu dambeeyay ee Xarunta Dhexe aan ka helnay

Warbixinta Dagaaladii ugu dambeeyay ee Xarunta Dhexe aan ka helnay

Wararka ka imaanaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo aad tiro badan oo ciidamada gumaysiga lagu naafeeyay dagaaladaas oo kadhacay […]

 
 

Ogaden24 – Fariin ku socota dabaqoodhiga oo mudan in la dhagaysto

Ogaden24 – Fariin ku socota dabaqoodhiga oo mudan in la dhagaysto

Dabaqoodhiga ayaa waxaa haysta aakhiro iyo aduunba waa cidhib la’aan waayo waxuu dalkiisa iyo diintiisa ka doortay qado iyo mijin jaad ah hadaba hadii aad […]

 
 

Jaaliyada S.Ogadenia ee Dalka Yemen oo isgu timid shirkeedii caadiga ahaa

Jaaliyada S.Ogadenia ee Dalka Yemen oo isgu timid shirkeedii caadiga ahaa

Waxaa shalay oo ya taariikhdu kubeegnay 25/10/2013 isugu timid shirkeedee caadiga ahaa jaaliyadda dalka Yemen ku nool, shirkaas oo ay kasoo qayb galeen Bulshada qaybaheeda […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee London oo kaqeybgashay kulamo Xuquuqul Insaan oo loga hadlayo Palestine

Jaaliyada Ogadeniya ee London oo kaqeybgashay kulamo Xuquuqul Insaan oo loga hadlayo Palestine

Jaaliyada Ogadeniya ee UK oo ka qeyb gashay kulan weyn oo jaaliyada Falasdiin soo qaban qaabisay. Kulankan oo kadhacay London ayaa xubnihii jaaliyada uga qeybgalay […]

 
 

Koox Wayaane ah oo u soo boob tagay Jarmalka ayaa kuraasta lala dhacay

Koox Wayaane ah oo u soo boob tagay Jarmalka ayaa kuraasta lala dhacay

Qofkaan ogayn iyo kii ogba, waxaa sanadihii la soo dhaafay laga urursaday dadka Itobiya ku nool ee qurbaha jooga miisaanayad xad dhaaf ah oo siyaaba […]

 
 

Jaaliyadda Ogadeniya ee South Africa oo Kulan Qabatay

Jaaliyadda Ogadeniya ee South Africa oo Kulan Qabatay

Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa gaar ahaan xubnaha ku nool  gobolka Eastern Cape magaalada Port Elizabeth ayaa xalay Kulan ku yeelatay magaalada Port Elizabeth […]

 
 

Wararka Adisababa – Wafdigii Itobiya ee dhulboobka u sahantagay oo dhibaato kala kulmay Ogadenia

Wararka Adisababa – Wafdigii Itobiya ee dhulboobka u sahantagay oo dhibaato kala kulmay Ogadenia

By Noora Afgaab : Isbuucan dhexdiisa waxay dawlada guumaysigu aad ubuunbuuni safar ay madaxda tigrayga iyo malgashadayaal kutagidoonaan ogadeenya gaar ahaan gobolada Qorahay iyo Goday. […]

 
 

Shir balaadhan oo lagaga hadlay arimaha amniga iyo guurka

Shir balaadhan oo lagaga hadlay arimaha amniga iyo guurka

Maalinnimadii Arbacada ee taariikhdu ahayd 23/10/13 waxaa xerada Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay shir aad ubalaadhan oo ay kasoo qayb galeen hay’ado caalami ah […]

 
 

Feejignaanta shacabka S.Ogadenya iyo dhulboobka ka socda Itobiya – Cabdi Bashiir Cabdi

Feejignaanta shacabka S.Ogadenya iyo dhulboobka ka socda Itobiya – Cabdi Bashiir Cabdi

Wadanka Ogaadeeniya oo sida aan lawada socono kamid ah wadamada  tirada yar  ee ilaa iyo hada baaqiga kusii ah gacan gumaysi,  ayaa waxaa kasocda halgan gobanima doon ah […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay