Archive for: October, 2013

Dhalinayarada OYSU/Yemen iyo haya’dda INTERSOS oo xafiiska haya’dda ku kulmay

Dhalinayarada OYSU/Yemen iyo haya’dda INTERSOS oo xafiiska haya’dda ku kulmay

Ururka dhalinyarada OYSU faraca Yemen iyaa haya’da  INTERSOS taariikhdu markay ahayd 23 /io/2013 kulan kula qaatay dalka Yemen. Kulanka ay isugu yimaadeen ururka OYSU fariciisa […]

 
 

Magaalada Copenhagen oo lagaga Banaanbaxay R/wasaaraha xukuumadda dhiigyacabka ah ee Itoobiya

Magaalada Copenhagen oo lagaga Banaanbaxay R/wasaaraha xukuumadda dhiigyacabka ah ee Itoobiya

Maanta ooy taariikhdu tahay 22/10/2013, waxaa caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen laguqabtay banaanbaxan balaadhan ooy soo qabanqaabisay Jaaliyada Somalida Ogadenia ee wadanka Denmark. Banaanbaxan aayaa […]

 
 

PALL MALL GAZETTE DOCUMENTS A MASSACRE IN OGADEN IN OCTOBER 22, 1897

PALL MALL GAZETTE DOCUMENTS A MASSACRE IN OGADEN IN OCTOBER 22, 1897

116 YEARS OF CONTINUAL EXTERMINATION OF THE OGADEN SOMALIS BY ETHIOPIA   Revisiting the Black History of Ethiopian continual Genocide in Ogaden, which shade light on […]

 
 

Wargayska “PALL MALL GAZETTE’ muxuu ka qoray Ogadenya October 22, 1897.

Wargayska “PALL MALL GAZETTE’ muxuu ka qoray Ogadenya October 22, 1897.

Ugu horeyn, gumaadka iyo gabood-fallada joogtada ah Xabashidu (Abyssinians) ay ku haysay shacabkeena ee ilaa hadda aan waxba iska badalin waxay daliil cad u yihiin […]

 
 

Biya La’aanta ka jirta Jigjiga iyo Horumarka ka socda

Biya La’aanta ka jirta Jigjiga iyo Horumarka ka socda

Ugu horeyn waxaa aad u kala duwan macnaha ay shucuubta dunida 3xaad u yaqaanaan Horumar iyo siduu caalamka u yaqaano. Arintaa qofka aan fahasnayn way […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo dagaaladii ugu dambeeyay faafaahintooda

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo dagaaladii ugu dambeeyay faafaahintooda

Wararkii ugu dambeeyay ee nagasoo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya faahfaahinta dagaalo badan oo kamid ah dagaalada joogtada ah ee gumaysiga Wayaanaha lagaga […]

 
 

Odayaasha iyo Hawl-wadeenada Jaaliyadda Ogadenya ee South Africa oo Abaabul xoogan wadda

Odayaasha iyo Hawl-wadeenada Jaaliyadda Ogadenya ee South Africa oo Abaabul xoogan wadda

Odayaasha iyo wax garadka Ogadenya ee ku nool Dalka Koonfur Africa iyo masuuliyiinta  Jaaliyadda ayaa kulan wada- tashi ah ku yeeshay Xafiiska Jaaliyadda ee gobolka […]

 
 

Wariyaha OT uga soo warama Jigjiga oo xaqiijiyay baxsadka Hawaarinta

Wariyaha OT uga soo warama Jigjiga oo xaqiijiyay baxsadka Hawaarinta

Sida ay ku warantay shabakadda OgadenToday ciidan gaadhay 150 ayaa ka baxsaday Hawaarinta oo la’isugu keenay Jigjiga. Dhalinyaradan baxsatay oo sida ay shabakadda ku soo […]

 
 

Cali Katiin ayaa ku sheegay inaad …!

Cali Katiin ayaa ku sheegay inaad …!

Caruurta ayaa waxaa lagu cabsiin jiray markuu gabalka dhoco in la yidhaahdo – war soo xaroo Cali Katiin ayaa banaanka taagane – sidaa darteed ayaa […]

 
 

Ogaden Refugee Community Committee oo shir-hawleed ku qabsaday Xerada Dhagaxley

Ogaden Refugee Community Committee oo shir-hawleed ku qabsaday Xerada Dhagaxley

Waxaa  taariikhdu marakay ku beegnayd 20/10/13 kulan muhiim ah isugu yimid xerada Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab Gudiga Qoxootiga S.Ogadenia ee ka howlgala xerada Dhagaxlay. Gudigan […]

 
 

Dhul boobka Itoobiya ee ka socda Gambella, Harooyinka Omo iyo Damaca kaga jira Dhul-beereedka Godey

Dhul boobka Itoobiya ee ka socda Gambella, Harooyinka Omo iyo Damaca kaga jira Dhul-beereedka Godey

Gobolka Gambeela iyo Waadiga Omo ayaa noqday dhul beereed laga mushtaro oo shirkadaha waaweyn ee caalamka laga iibiyo. Arintaasi waxay dhibaato balaadhan gaadhsiisay beeralaydii yaryaraa […]

 
 

IC Magazine – Ethiopia’s Land Grabs: Stories from the Displaced

IC Magazine – Ethiopia’s Land Grabs: Stories from the Displaced

Ethiopia’s remote Gambela region and Lower Omo valley are being rapidly converted to commercial agricultural investment centres. To encourage widespread industrialized agriculture in these areas, […]

 
 

Filimkii uu soo saaray Andreas Rocksén Muxuu ku soo kordhiyay saaxada caalamka

Filimkii uu soo saaray Andreas Rocksén Muxuu ku soo kordhiyay saaxada caalamka

Sanadihii ugu dambeeyay waxay Itobiya ku soo kordhisay dacaayada ay faafiso inay u ekeysiiso Ogadenya inuusan ku hadhin qof sharaf leh. Waxay kaloo Itobiya ku […]

 
 

Jaliyadda Sweden oo shir wada tashi iyo sagootin ah isugu yimid

Jaliyadda Sweden oo shir wada tashi iyo sagootin ah isugu yimid

Waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 2013/10-16 Kulan dag dag ah oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Jaaliyada Sweden isugu yimid Jaaliyada iyo ururka dhalinta OYSU Sweden. […]

 
 

Shaki kuma jiro inuu Cabdulaahi Xuseen u hiiliyay dadkiisa dulman

Shaki kuma jiro inuu Cabdulaahi Xuseen u hiiliyay dadkiisa dulman

Waxaan shalay iyo maanta aad loo hadal hayay dalka Sweden dhibaatada ay ku hayso Itobiya dadka shacabka ah een waxba galabsan eek u nool Ogadenya […]

 
 

Jaaliyada Galbeedka Australia (Perth) oo meel kuwada ciiday.

Jaaliyada Galbeedka Australia (Perth) oo meel kuwada ciiday.

Waxaa taariikhdu markaya ahayd 15/10/13 laga ciiday dhamaan wadamada dadka Muslimka ahi kunoolyihiin. Qaarada/Dalka Australia ayaa ka mid ah dalalka ay dagan yihiin dad muslimiin […]

 
 

Mudaaharaad Balaadhan oo Maanta Gilgilay Magaalooyinka Waawayn ee Itoobiya

Mudaaharaad Balaadhan oo Maanta Gilgilay Magaalooyinka Waawayn ee Itoobiya

Wararka naga soogaadhaya Itoobiya ayaa sheegaya in maanta Salaadii Ciidul Adxaa kadib ay kadheceen magaalooyinka waawayn ee Itoobiya Mudaaharaadyo iyo Banaanbaxyo aad ubalaadhan oo gilgilay […]

 
 

Xailemaryam Desaaleen oo la shaagay inuu qarsoodi ku iman doono Ogadenya iyo CWXO oo heegan la galiyay

Xailemaryam Desaaleen oo la shaagay inuu qarsoodi ku iman doono Ogadenya iyo CWXO oo heegan la galiyay

Ilaa hadda afar magaalo ayaa suuqa la soo galiyay inuu tagi doono R/wasaaraha Itobiya, mar aan wax ka weydiinay qaar ka mid ah shaqaalaha Jigjiga […]

 
 

Sanadwalba ku Ciida Farxad – Ilaahay haka soo daayo dadka cadaalada darada ugu xidhan xabsiyada Itobiya

Sanadwalba ku Ciida Farxad – Ilaahay haka soo daayo dadka cadaalada darada ugu xidhan xabsiyada Itobiya

Waxaan dhamaan Muslimiinta Caalamka gaar ahaan xubnaha Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya, Gude iyo dibadba, shacbka Somaliyeed ee Ogadenya iyo guud ahaan Umadda Somaliyeed meel ay […]

 
 

Jaaliyada Denmark oo Shir Heer Sare ah Qabsatay

Jaaliyada Denmark oo Shir Heer Sare ah Qabsatay

Waxaa shalay ooy taariikhdu kubeegnayd 13/10/2013,  laguqabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen shir heer sare ah  ooy sooqaban qaabisay Jaaliyada Somalida Ogadenia ee kudhaqan wadanka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay