Archive for: October, 2013

Isu-Duwaha ESSENCE OF TERROR oo wareysi siiya idaacad 1aad ee Sweden

Isu-Duwaha ESSENCE OF TERROR oo wareysi siiya idaacad 1aad ee Sweden

Isu-duwaha (Director) filinka taariikhiga ESSENCE OF TERROR ee lagaga hadlayo tacadiyadda ay Itobiya ku hayso dadka shacabka ah ee Smalida Ogadenya oo Radio’ga koobaad ee […]

 
 

Shir Ay Isugu Yimaden OYSU MN oo Si Habsami ah Udhacay

Shir Ay Isugu Yimaden OYSU MN oo Si Habsami ah Udhacay

Malintii Sabtida ahayd oo ay tarikhdu ku beegnayd  October 12, 20132013 ayaa waxaa magaalada Minneapolis  ee gobolka minneasota ka qabsoomay shirkii billaha ee ururka midawga […]

 
 

Q2aad: Baaq adeegayaasha Gumaysiga ku Wajahan iyo astaamaha Adoonka Guriga (House Negro)- Qore Cali Yare

Q2aad: Baaq adeegayaasha Gumaysiga ku Wajahan iyo astaamaha Adoonka Guriga (House Negro)- Qore Cali Yare

Waa Qaybtii 2aad ee Taxanahan: Baaq ku socda Liyuu Policeka (Hawaarin) Waxan halkan si nasteexo leh uga baaqayaa nimankan Liyuu police ka loo yaqaano. waxan […]

 
 

Warbixintii dagaaladii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe iyo Garoonka Q/dahare oo weerar lagu qaaday

Warbixintii dagaaladii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe iyo Garoonka Q/dahare oo weerar lagu qaaday

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo aad utiro badan oo ciidamada Wayaanaha lagu wiiqay. Dagaaladan oo meela […]

 
 

Abwaan Cuslaaday oo wacdaro ka dhigay Shirweynihi 19aad

Abwaan Cuslaaday oo wacdaro ka dhigay Shirweynihi 19aad

Halkan ka Daawo Abwaan cuslaaday oo wacdaro ka dhigay shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha Ogadenya.

 
 

Halkan kadaawo dhaanto lagutumay shirkii 19aad ee jaaliyaddaha ogadeniya

Halkan kadaawo dhaanto lagutumay shirkii 19aad ee jaaliyaddaha ogadeniya

Halkan kadaawo dhaanto lagutumay shirkii 19aad ee jaaliyaddaha ogadeniya

 
 

Tuuga wuxuu ugu neceb yahay Booliska, Dambiilayaasha Dagaalkana maxkamadda ICC

Tuuga wuxuu ugu neceb yahay Booliska, Dambiilayaasha Dagaalkana maxkamadda ICC

Sayidinaa Cali Abii-Daalib Allaha ka raali noqdee ayaa markii ay kitaabka Quraanka kor u qaadeen kooxdii ka soo horjeeday iyagoo leh kan ayaa inakala xukumaya […]

 
 

Filim ay daadihinayaan Cabdulaahi Xuseen iyo labadii wariye oo SVT uu soo saaray

Filim ay daadihinayaan Cabdulaahi Xuseen iyo labadii wariye oo SVT uu soo saaray

Waxaa maalinka isniinta 9 ka fiidnimo ee talaadadu soogalayso laga daawan doonaa first chanel ka Sweden svt1, film Documentry ah oo ka hadli doona tacadiyada […]

 
 

JigjiLeaks – C/Raxmaan Labagole : Mudane Aabo Cabdina wuu qoslay marka uu akhriyay emailka aad kaga dalbanayso cafiska.

JigjiLeaks –  C/Raxmaan Labagole : Mudane Aabo Cabdina wuu qoslay marka uu akhriyay emailka aad kaga dalbanayso cafiska.

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qayb ka mid ah warqado ay is-dhaafsadeen Gacan-ku-dhiigle Cabdiraxmaan Labago’le iyo Faysal Cabdiweli oo ka soo tagay maxaysatada hawaarinta hasa […]

 
 

TVga ENCA oo wareysi la yeeshay Hogaanka Arimaha Dibada

Tviga ENCa oo wareysi layeeshay Hogaanka Arimaha Dibadda Mudane Abdirahman Mahdi Halkan ka daawohttp://www.enca.com/south-africa-africa/onlf-calls-south-africa-or-assistanceONLF calls on South Africa for assistance

 
 

Wareysi Ilays TV uu la yeeshay Nuur Abdisalaam

Wareysi Ilays TV uu la yeeshay Nuur Abdisalaam

Wariyahaha Ilays TV ayaa Mic-ga la dhaxmaray dadweynihii ka soo qayb galay shirka 19aad ee Jaaliyaddaha Ogadeniya.

 
 

Aan Habee Hooyo Miyaan Odhan Karaa Ilmahayga? Waa ruwaayad Cusub oo ka dhici doonta magaalada London waa Goorma?

Aan Habee Hooyo Miyaan Odhan Karaa Ilmahayga? Waa ruwaayad Cusub oo ka dhici doonta magaalada London waa Goorma?
 
 

Gabay uu tiriyey Abwaan Colaad, qudbadii Suldaan Dugsiiye iyo wiil matalayey Walaalaha Somaliya

Hoos ka daawo gabayo uu ka tiriyey Abwaan Colaad shirka Jaliyaddaha Ogadeniya ee Pretoria, South Africa

 
 

Ogaysiis Muhiim ah

Ogaysiis Muhiim ah

Ha moganin Shirka OYSU Minnesota iyo Sabtida 12 October 13.          

 
 

Gudoomiyaha JWXO Adm. Maxamed Cumar Cismaan oo qudbad ka Jeediyey Shirka

Gudoomiyaha JWXO Adm. Maxamed Cumar Cismaan oo qudbad ka Jeediyey Shirka

Gudoomiyaha Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya Adm. Maxamed cumar Cisman ayaa qudbad aad u qiimo badan ka jeediyey shirweynaha 19aad ee Jaliyaddaha Somalidda Ogadeniya ee ka […]

 
 

OYSU Dhagaxlay oo ka qayb galay shir ay SMF soo abaabuleen

OYSU Dhagaxlay oo ka qayb galay shir ay SMF soo abaabuleen

Hay’ada dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa xaflad balaadhan oo ay ku xusayeen maalinta maskaxda ama dhimirka aduunka ku qabatay […]

 
 

Halkan Ka Daawo Heeso laga tiriyey shirka

Halkan Ka Daawo Heeso laga tiriyey shirka

Intii uusan bilaaban qaybtii danbe ee shirka oo afsoomali kabaxayey waxaa heeso soo jeediyey Abdiraxmaan Fanax oo aad u qiiro galiyey dadweynihii halkaas joogay.

 
 

Qaybtii hore ee Shirka oo la soo gaba gabeeyey iyo Jawaabo iyo su’aalo .

Qaybtii hore ee Shirka oo la soo gaba gabeeyey iyo Jawaabo iyo su’aalo .

Qaybtii hore ee shirka oo ku baxaayey luuqada Ingiriiska ayaa la soo gaba gabeeyey waxaana goobta joogay TV-yada dalka South Africa iyo Aljazeera waxaana wareysiyo […]

 
 

Halkan ka daawo filim yar oon ka duubnay shirka

Halkan ka daawo filim yar oon ka duubnay shirka

Halkan ka daawo filim yar oon ka duubnay shirka 19aad ee Jaaliyaddaha Ogadeniya.

 
 

Shirweynihii jaaliyadaha Ogadenya oo ka furmay Pretoria – Daawo

Shirweynihii jaaliyadaha Ogadenya oo ka furmay Pretoria – Daawo

Waxaa saaka (Khamiis,10 Oct,2013)si toos ah uga furmay  magaaladaPretoriaee wadanka K/Africa Shirweynihii 19aad ee jaaliaydaha Ogadenya oo sanadkan ay marti galisay jaaliyada Ogadenya ee wadankaSouth […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay