Archive for: October, 2013

Shirkii 19aad ee Jaaliyaddaha Ogadeniya oo ka bilawday South Africa

Shirkii 19aad ee Jaaliyaddaha Ogadeniya oo ka bilawday South Africa

Waxaa magaaladda Pretoria ee South Africa ka bilawday shirkii 19aad ee Jaaliyaddaha Ogadeniya oo sanadkii mar la qabo. Shirkan oo aad u xiiso badan waxaa […]

 
 

Shirkii Jaaliyadaha oo berri furmi doona iyo Gudoomiyaha JWXO oo gaadhay Pretoria

Shirkii Jaaliyadaha oo berri furmi doona iyo Gudoomiyaha JWXO oo gaadhay Pretoria

Waxaa wadanka Koonfur Afrika kafurmi doona inshaa allah maalinta barri ah ee taariikhdu tahay 10/10/2013 shirwaynihii caalamiga ahaa ee jaaliyaadka S.Ogaadeeniya. Sidaa daraadeed waxaa dalka […]

 
 

Waa kuma Dr Mulatu Teshome, Madaxweynaha cusub ee Itobiya? Maxaase looga doortaa qawmiyad kali ah ..

Waa kuma Dr Mulatu Teshome, Madaxweynaha cusub ee Itobiya? Maxaase looga doortaa qawmiyad kali ah ..

Waxaa shalay oo bisha Oktoobar ahayd 7, 2013 uu ku dhawaaqay baarlamaan ku sheega Itobiya inay u doorteen M/weyne cusub ninka xisbiga kali ah EPRDF […]

 
 

Dhacdooyin niyad jab keeney (Qurbo joog) iyo baaq adeegayaash gumeysiga ku wajahan. By Ali Yare

Dhacdooyin niyad jab keeney (Qurbo joog) iyo baaq adeegayaash gumeysiga ku wajahan. By Ali Yare

October 8, 2013 Inta aanan idiin soo gudbinin sababta igu dhalisay inaan markii ugu horeysay halkan baaq uga diro gacan yarayaasha taliska Wayaanaha uga adeega […]

 
 

Dhacdooyin niyad jab keeney (Qurbo joog) iyo baaq adeegayaash gumeysiga ku wajahan. By Ali Yare

Dhacdooyin niyad jab keeney (Qurbo joog) iyo baaq adeegayaash gumeysiga ku wajahan. By Ali Yare

Qaybtii 1aad “Qabridahare 1991 ayey 100% ka bilic iyo bidhaan fiicnayd” Ninkan oo aan u bixiyey Warside ayaan ku aqaanay nin qunyar socod ah aadna […]

 
 

Shir loogu diyaar garoobayo Shirwaynaha Jaaliyadka Sanadkan oy isugu yimaadeen JOKA

Shir loogu diyaar garoobayo Shirwaynaha Jaaliyadka Sanadkan oy isugu yimaadeen JOKA

Waxaa wadanka Koonfur Afrika lagu qabanayaa shirwaynihii jaaliyaadka S.Ogaadeeniya ee calamka, shirkaasoo dhici doona maalmaha fooda inagu soo haya oo ka furmi dona magaaladaPretoria. Waxaa […]

 
 

Saving African Dictators from the ICC – By Alemayehu G. Mariam

Saving African Dictators from the ICC – By Alemayehu G. Mariam

Note to the reader: In my commentary last week, I defended the International Criminal Court (ICC) against accusations of “race hunting”, selective and arbitrary prosecution and […]

 
 

Dagaaladii ugu dambeeyay oo cadawga lagu naafeeyay iyo warbixintii Xarunta Dhexe

Dagaaladii ugu dambeeyay oo cadawga lagu naafeeyay iyo warbixintii Xarunta Dhexe

Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo farabadan oo ka socda dalka kuwaasoo lagu wiiqay ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya. […]

 
 

Bayaan saxaafadeed oy JWXO ka soo saartay hadaladii Xoghaya IGAD

Bayaan saxaafadeed oy JWXO ka soo saartay hadaladii Xoghaya IGAD

Xoghaya IGAD ayaa wareysi uu siiyay Geel TV 4tii bishan Oktoobar, oo shabakadda Ogaden Today ay soo qortay kaga hadlay wax aan munaasab ahayn, taasoo […]

 
 

ONLF Statement – Response to Deliberate Misinformation propagated by IGAD secretary regarding ONLF

ONLF Statement – Response to Deliberate Misinformation propagated by IGAD secretary regarding ONLF

The Secretary of IGAD gave an interview to Geel TV which was placed on YouTube on October 4, 2013 and subsequently published on Ogadentoday web […]

 
 

OT – Xog-Hayaha IGAD Hadduu Raali galin EPRDF, Malaayiin ONLF ayuu cadow ka dhigtay!

OT – Xog-Hayaha IGAD Hadduu Raali galin EPRDF, Malaayiin ONLF ayuu cadow ka dhigtay!

Haddalka (Eng Maxbuub) mahan mid wax u dhimi kara waxa ONLF tahay marka xaqiiqda loo yimaado balse waa haddal isaga sumcadiisa iyo sharaftiisa mustaqbal dhaawac […]

 
 

OGAYSIIS MUHIIM AH – Shirweynihii Jaaliyadaha S.Ogadenya

OGAYSIIS MUHIIM AH – Shirweynihii Jaaliyadaha S.Ogadenya

 Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee kunool wadanka Koonfur Afrika gaar ahaan gobolka Gauteng iyo nawaaxigiisa in uu jiro shirwaynihii jaaliyaadka Soomaalida Ogaadeeniya ee […]

 
 

Buraanbur halgameed lamagac baxay Caqli Xumaayeey Liyuu Polis Dhoohanaa by halganto Ayan Cali Xaydar

Buraanbur halgameed lamagac baxay Caqli Xumaayeey Liyuu Polis Dhoohanaa by halganto Ayan Cali Xaydar

Gabdhaha Somaalida Ogadenya Halganka waxay kaga jiraan kaalinta 1aad, ha ahaato abaabul bulshada, daryeelka bulshada tabaalaysan ama ha ahaato difaaca Qadiyadda. Buraanburkan dhiiga dhaqaajinaya waxaa […]

 
 

Shirwaynihii Afaraad ee Urur-waynaha OYSU ee Bariga Afrika oo lasoo gaba gabeeyey

Shirwaynihii Afaraad ee Urur-waynaha OYSU ee Bariga Afrika oo lasoo gaba gabeeyey

Shirwaynahan oo ay kasoo qayb galeen ergooyin ka kala socoday inka badan sagaal farac oo ka mid ah Faracyada jaaliyadda Bariga Afrika ayaa lagu doortay […]

 
 

Gunaanadka Riwaayadii Dr. Shiferaw Teklemariam – Maxaa ku Xiga?

Gunaanadka Riwaayadii Dr. Shiferaw Teklemariam – Maxaa ku Xiga?

Labadii maqaal ee hore waxaan kaga faaloonay ujeedadii Itobiya ay ka lahayd barnaamijyadii ay caalamka u sheegtay inay kula saxiixatay heshiis ururkii Itixaadka (UWSLF), bil […]

 
 

The UNPO urges Ethiopian authorities to:

The UNPO urges Ethiopian authorities to:

Recommendations regarding the right to assembly Respect the state’s Constitution that protects the right to peaceful assembly (Article 30), and to assume its obligations under […]

 
 

CWXO oo curyaamiyay 5Gaas oo ka mid ah ciidanka cadawga – Tirakoob.

CWXO oo curyaamiyay 5Gaas oo ka mid ah ciidanka cadawga – Tirakoob.

Ciidanka Waddaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) wuxuu curyaamiyay 5 gaas oo ciidanka qawlaystada ah ee gumeysatada Itoobiya tabartooda hawlgaleed. Waxaa ciidanka cadowga ee la curyaamiyay ka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay