Archive for: November, 2013

Daawo- Filin Shirkii Mineapolis ka dhacay maanta ee loogu macacdaray “Xasuuqii Ogadenya ee la,yska Indha Tiray”

Daawo- Filin Shirkii Mineapolis ka dhacay maanta ee loogu macacdaray “Xasuuqii Ogadenya ee la,yska Indha Tiray”

Fadlan daawo filimkan mujinaya tacadiyada loo gaysto shacabka Ogadenia ku nool.

 
 

Shirkii Xuququl Insanka Ogadenya ee Loogu Magacdaray “Xasuqii Ogadenya ee la,iska Indha Tiray” oo sifican uga qabsomay Minnesota

Shirkii Xuququl Insanka Ogadenya ee Loogu Magacdaray “Xasuqii Ogadenya ee la,iska Indha Tiray” oo sifican uga qabsomay Minnesota

Jimco, 29 November 2013- Maanta waxaa Minneapolis lagu qabtay shir muhim ah oo lagaga hadlayay tacadiyada  ay gumaysiga Ethiopia u gaysato shacabka Ogadenya. Shirkan oo in muda ahba la sugayay ayaa waxaa […]

 
 

Ogaysiis – Jaaliyadda S.Ogadenya oo loogu baaqayo shir wadajir ay u qabanayaan jaaliyadaha GA

Ogaysiis – Jaaliyadda S.Ogadenya oo loogu baaqayo shir wadajir ay u qabanayaan jaaliyadaha GA

Ururka Aedayda Orormo ee Jermalka (UOSG/TBOJ), Jaaliyadda S.Ogadenya ee Jermalka iyo Jaaliyadda Eretreeya ee Jermalka ayaa si farxad leh idiinku baaqaya inaad kala soo qayb […]

 
 

TAALADA SAYID MAXAMED WAA BILOWGII JABKA GUMEYSIGA ITOOBIYA – Kooshin yare

TAALADA SAYID MAXAMED WAA BILOWGII JABKA GUMEYSIGA ITOOBIYA – Kooshin yare

Sida taariikh shucuubta caalamka laga bartay, libta iyo gacansaraynta kolba raas bay hadhsataaye cid dhaxal u heshay ma jirto. Sidaa quraankuna wuu caddeeyey “wa tilkal […]

 
 

Shir lagaga hadlay Ogadenya iyo Xuquuqda aadanaha ee ka jirta ayaa lagu qabtay Pretoria

Shir lagaga hadlay Ogadenya iyo Xuquuqda aadanaha ee ka jirta ayaa lagu qabtay Pretoria

Shir ay si heer sare ah u soo qaban qaabiyeen Ururada OYSU iyo YOUTH human righs international oo lagaga hadlayay xaalada Ogadenia ayaa maalinkii shalay […]

 
 

Xoghahayaha Golaha dhexe ee JWXO iyo Masuuliyiinta jaaliyada UK oo ka qeybgalay shirweynihii Universal peace Federation

Xoghahayaha Golaha dhexe ee JWXO iyo Masuuliyiinta jaaliyada UK oo ka qeybgalay shirweynihii Universal peace Federation

Shirweyne Looga hadlayay Arrimaha xuquuqul Insaanka Adduunka oo ay soo qaban qaabisay Universal Peace Federation ayaa ka dhacay London. Shirkan waxaa ka qeyb galay Xoghayaha […]

 
 

Shir lagu qabtay Guriga Baarlamaanaka UK oo looga hadlay Xuquuqul Insaanka Ethiopia

Shir lagu qabtay Guriga Baarlamaanaka UK oo looga hadlay Xuquuqul Insaanka Ethiopia

Taariikhdu markay aheyd 26 November waxaa lagu qabtay abaarihi 5 galabnimo guriga Baarlamaanka Waddanka UK shirweyn oo looga hadlay arrimaha Xuquuqul Insaanka Ethiopia. Shirkan waxaa […]

 
 

Sababta loo keenay mashruuca Alshabaab oo dhalinyaradii ree Jigjiga loogu fulinayo

Sababta loo keenay mashruuca Alshabaab oo dhalinyaradii ree Jigjiga loogu fulinayo

Todobaadadan waxaa magaalada jigjiga laga ururiyey dad badan oo u dhashay isla degaanka gaar ahaan gobalka Faafan. Dadkan uu ubadan dhalinyaro ayaa waxaa badankoodu ku […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo faahfaahin ka bixiyay dagaaladii socday 8-17kii bishan

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo faahfaahin ka bixiyay dagaaladii socday 8-17kii bishan

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadenia gaar ahaan Xarunta dhexeee JWXO ayaa naloogu sheegay in khasaare laxaadleh lagu gaadhsiiyay cadawga dagaalo badan oo CWXO ay […]

 
 

Jigjiga oo ka goa’n dalka intiisii kale iyo calooshood u shaqaysataaysha Cabdi ilay oo ku gadooday magaalada – Noora Afgab

Jigjiga oo ka goa’n dalka intiisii kale iyo calooshood u shaqaysataaysha Cabdi ilay oo ku gadooday magaalada – Noora Afgab

Magaalada jigjiga oo markii horeba culeeys badani haystay ay ka mid yihiin biyo la’aan, gaadiid la’aan iyo busaarad xoog badan ayaa waxaa kaga soo kordhay […]

 
 

Haya’adda Qaxootiga Ogadenya oo cabasho u gudbiyay haya’adaha qaabilsan

Haya’adda Qaxootiga Ogadenya oo cabasho u gudbiyay haya’adaha qaabilsan

Maalin nimadii isniinta oo ay taariikhduna kubeegnayd 25/11/13 waxaa holl-ka shirarka ee UNta lagu qabtay shir aad umuhiim ah oo ay kasoo qaybgaleen qoomiyadaha laga […]

 
 

Ogaden Refugees Fleeing Government Persecution – By Garaham Peebles

Ogaden Refugees Fleeing Government Persecution – By Garaham Peebles

The Ethiopian military and paramilitary forces, operating in the Ogaden region of Ethiopia, are, it is alleged, carrying out extra judicial killings and gang rapes; […]

 
 

N/hure Maxamed Shariif oo khadka telefoonka kaga qayb galay shirkii JOKA ee xubnahii mutaystay lagu gudoonsiiyay shahaado sharaf

N/hure Maxamed Shariif oo khadka telefoonka kaga qayb galay shirkii JOKA ee xubnahii mutaystay lagu gudoonsiiyay shahaado sharaf

Waxaa maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 25/11/2013 wadanka koonfur afrika ka dhacay shirarkii bilaha ahaa ee ay isugu imaan jireen xubnaha JOKA kuwaas oo kakala […]

 
 

Ogaysiis – Xaflad lagu maamusayo Boogii wariyayaasha ay qoreen

Ogaysiis – Xaflad lagu maamusayo Boogii wariyayaasha ay qoreen

Waxa dhamaan la ogaysiinaya dadwaynaha Somaliyeed  ee ku nool dalka Sweden la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan xaflad lagu daahfurayo Boogii ay qoreen […]

 
 

Halganka wuu socon inta Itobiya ka ogolaanayso xaqqa aaya-ka-tashiga umadeena

Halganka wuu socon inta Itobiya ka ogolaanayso xaqqa aaya-ka-tashiga umadeena

Itobiya dil iyo kufsi iyo barakicin laguma noqonayo qarnigan 21aad. Hadday boqortooyadii Aksum ee ka soo daadagtay buuraha Waqooyi ay qarnigii 18aad ku qasbeen qawmiyadihii […]

 
 

Jahawarerka haysta shacabka Itobiya iyo Cabdi iley oo Itobiya-nimadii u shaqayn la,dahay

Jahawarerka haysta shacabka Itobiya iyo Cabdi iley oo Itobiya-nimadii u shaqayn la,dahay

Xukuumadaha aan sumcadda wanaagsan lahayn ee mucaarad xoogan uu ka soo horjeedo waxay ku dadaalaan inay dibadda u raraan colaada gudahooda ka jirta waxayna ku […]

 
 

Xubnaha Faraca Midnimo iyo Dadweyne xerada Dhagaxley oo shir muhiim ah isugu yimid

Xubnaha Faraca Midnimo iyo Dadweyne xerada Dhagaxley oo shir muhiim ah isugu yimid

Maalin nimadii jamcaha taariikhduna ay kubeegnayd 22/11/13 waxaa xerada Dhagaxlay lagu qabtay shir aad u balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen dad aad utiro badan oo […]

 
 

Xildhibaan Maxamed Cali, Gudomiye ku xigeenka H/Warfaafinta oo Booqashadiisi UK soo dhamaatay

Xildhibaan Maxamed Cali, Gudomiye ku xigeenka H/Warfaafinta oo Booqashadiisi UK soo dhamaatay

Gudoomiye ku xiegeenka Hoggaanka Warfaafinta, Xildhibaan Maxamed Cali ayaa booqasho ku joogay wadanka UK isaga oo halkaas u joogay arrimo la xidhiidha horumarinta Saxaafada ku […]

 
 

Fled to Sweden with secret films, Abdulaahi Hussein Lectured in Stocholm University

Fled to Sweden with secret films, Abdulaahi Hussein Lectured in Stocholm University

Google Translate : Abdullahi Hussein took the secret videos of torture, murder and extortion, when he left his position as a television director in the […]

 
 

Lecture uu ka jeediiyay mudane Cabdulaahi Xuseen jaamacadda Stockholm University halkan ka daawo

Lecture uu ka jeediiyay mudane Cabdulaahi Xuseen jaamacadda Stockholm University halkan ka daawo

Mudane Cabdulaahi Xuseen ayaa maalinkii Arbacada wuxuu lecture socday saacad iyo badh ka jeediyay jaamacada Stockholm University oo ah tan ugu wayn wadankan Sweden.  Ciwaanka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay