Archive for: November, 2013

Video: Former Ethiopian Paramilitary commander tells right abuses in Ogaden

Video: Former Ethiopian Paramilitary commander tells right abuses in Ogaden

21 November 2013 Translated by Mohamed Faarah (Ogadentoday Press)- Illays Program, a London based Somali Ogaden web journalists have presented a video about human right […]

 
 

Xuska Caalamiga ee Maalinta Caruurta (Universal Children’s Day) iyo baaqa JWXO

Xuska Caalamiga ee Maalinta Caruurta (Universal Children’s Day) iyo baaqa JWXO

14kii December 1954 ayuu Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay soo saaray Qaanuun ka dalbaya dawladaha caalamka inay aqoonsadaan maalin la xuso caruurta oo dunida […]

 
 

Dr. Mohamed Ismaciil Cumar Gudoomiye ku xigeenka ONLF oo waraysi aad u xiiso badan siiyay Warbaahinta Qorahay Media.

Dr. Mohamed Ismaciil Cumar Gudoomiye ku xigeenka ONLF oo waraysi aad u xiiso badan siiyay Warbaahinta Qorahay Media.

Wednesday, November 20, 2013 Source QOL: Wariyaha Qorahay Media u qaabilsan arimaha Waraysiyada Abdullhau Gayfane ayaa maanta Waraysi la yeeshay Siyaasiga weyn ee mudada ku […]

 
 

Xerada Xagardheer oo shir aad u mihiim ah ay isugu yimaadeen odayaash iyo indheergaradka deegaanka Faafi iyo Shabeele

Xerada Xagardheer oo shir aad u mihiim ah ay isugu yimaadeen odayaash iyo indheergaradka deegaanka Faafi iyo Shabeele

Waxaa xerada Xagardheere lagu qabtay shir aad ubalaadhan oo ay kasoo qayb galeen dad badan oo meelo kala duwan isaga kala yimid. Shirkan oo ay […]

 
 

SHIRKA AY WADAYEESHEEN GF OYSU IYO GUDIGII HORE EE URURKA

SHIRKA AY WADAYEESHEEN GF OYSU IYO GUDIGII HORE EE URURKA

Shir ay soo qaban qaabiyeen Gudiga Fulinta OYSU ayaa waxa ay shirka qadka kula yeeshen Gudigii hore ee OYSU Xilka sadax sano soo hayay . […]

 
 

“Unveiling The Hidden Genocide” Kulan ka dhici Doona Magaalada Birmingham 14 December 2013

“Unveiling The Hidden Genocide” Kulan ka dhici Doona Magaalada Birmingham 14 December 2013

Ururka Dhalinyarada Ogadeniya ee OYSU Birmingham ayaa Soo wada Shirweyne lagu soo shaac saarayo Xasuuqa Qarsoon ee ka socda Dhulka Ogadeniya. Shirkan oo noqon doona […]

 
 

Xuska Maalinta (International day For Tolerance – OYSU -) ee Port Elizabeth- South Africa

Xuska Maalinta (International day For Tolerance – OYSU -) ee Port Elizabeth- South Africa

Waxaad halkan ka daawataa xafladii lagu maamuusay xuska Maalinta Caalamiga ee Dulqaadka oo Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) iyo Jaaliyadda S.Ogadenya ee Koonfur Afrika […]

 
 

OYSU iyo JOKA oo ka qaybgalay xuska Maaalinta Dulqaadka Caalamiga ah (International day for tolerance)

OYSU iyo JOKA oo ka qaybgalay xuska Maaalinta  Dulqaadka Caalamiga ah (International day for tolerance)

Ururka  Midawga  Dhalinta & Ardayda  Ogadeniya ee marka la soo  gaabiyo  loo yaqaano  (OYSU)  Qaybtiisa  magaalada Port Elizabeth ee Dalka  Koonfur Africa iyo  masuuliyiin  ka  […]

 
 

Dagaalada ka socda dalka ee warbixintooda aan helnay oo gumaysiga lagu gaadhsiiyay khasaare laxaadleh

Dagaalada ka socda dalka ee warbixintooda aan helnay oo gumaysiga lagu gaadhsiiyay khasaare laxaadleh

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo aad u badan oo lagu jabiyay ciidamada maxaysatada ah ee […]

 
 

Jaaliyadda Sharqiya oo go’aansaday in aanay u kala hadhin taageeridda halganka

Jaaliyadda Sharqiya oo go’aansaday in aanay u kala hadhin taageeridda halganka

Saudi Arabia(Dammam). Jaaliyada Somaalida Ogadeniya ee gobolada Sharqiya (Bariga Sacuudiga) gaar ahaan Dammamm, Alkhobar iyo mida Togba ayaa maanta isugu yimid shirkooddii laba todobaad laha […]

 
 

Odayaasha ree Ogadenya ee kudhaqan Dhadhaab oo shir isugu yimid

Odayaasha ree Ogadenya ee kudhaqan Dhadhaab oo shir isugu yimid

Maalinnimadii shalay(khamiis 14.11.2013) waxaa shir muhiim ah lagu qabtay xerada Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab,kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka faraca midnimo waxaa kasoo qayb […]

 
 

Video- Ethiopian Troops accused of Civilian Killing and displacement

Video- Ethiopian Troops accused of Civilian Killing and displacement

By Mohamed Faarah (Ogadentoday Press)- Illays Program, a London based Somali Ogaden web journalists have presented a video of small village locates in Dhagahbour Zone […]

 
 

The OGADEN Situation in 2013

The OGADEN Situation in 2013

OYSU-faraca gobolka GUATENG ee wadanka K/Africa ayaa qabanaya shir balaadhan oo lagaga hadli doono xuquuqul insaanka Ogadenya waxaana kasoo qayb galaya hay,adddaha u dooda xuquuqda […]

 
 

Shir-cilmiyeed looga hadlayo Xasuuqa Qarsoon ee ka Socda Ogadenya

Shir-cilmiyeed looga hadlayo Xasuuqa Qarsoon ee ka Socda Ogadenya

Waxaa loogu baaqayaa jaaliyadda Somaliyeed ee daggan Mareykanka inay ka soo qayb galaan Dood Cilmiyeed looga hadlayo Xasuuqa ka socda Ogadenya ee caalamka ka qarsoon. […]

 
 

Taariikhda markii ugu horaysay oo maxkamad caalami ah ay si rasmi ah u ogolaato inay qaado dacwada danbiyadii ka dhacay OGADENYA

Taariikhda markii ugu horaysay oo maxkamad caalami ah ay si rasmi ah u ogolaato inay qaado dacwada danbiyadii ka dhacay OGADENYA

Sidaan horay ulawada soconay waxaa ilaa bishii October 14 keedii,  markii uu soo baxay filinkii uu Cabdulaahi Xuseen mudada dheer ku hawlanaa ee laga daawaday […]

 
 

Somalida ku dhaqan KA iyo xubnaha JOKA oo shir wada-tashi ah isugu yimid

Somalida ku dhaqan KA iyo xubnaha JOKA oo shir wada-tashi ah isugu yimid

Shir si heersare ah loo soo qaban-qaabiyay ayaa ka dhacay Magaalada Port Elizabeth ee Xarunta gobolka Eastern Cape Dalka Koonfur Africa, Shirkaas oo ay soo […]

 
 

Madaxda HAAU oo Soo gabagabeeyay Kulamo ay Laqaateen Hawl-wadeenka Jaaliyaad S.Ogadenia

Madaxda HAAU oo Soo gabagabeeyay Kulamo ay Laqaateen Hawl-wadeenka Jaaliyaad S.Ogadenia

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 10/11/2013 lasoo gaba gabeeyay kulamo isdaba joog ahaa oo baryahan socday ooy wada qaateen Madaxda Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Ururka (HAAU) isku duweyaasha […]

 
 

Hawl-wadeenka Faraca midnimo oo shir ku qaatay xerada Dhadhaab

Hawl-wadeenka Faraca midnimo oo shir ku qaatay xerada Dhadhaab

Maanta oo Isniin ah  taariikhduna ay ku beegnayd 11/11/13 waxaa xerada Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ee gobolka woqooyi bari Kenya ka dhacay shir balaadhan oo ay […]

 
 

Oslo: Kullan deg deh ah oo ay yeesheen Xubnaha Jaaliyadda Norway.

Oslo: Kullan deg deh ah oo ay yeesheen Xubnaha Jaaliyadda Norway.

Waxaa ka dhacay wadanka Norway caasimadiisa Oslo, shirkii xubnaha Jaaliyadda Soomaalida Ogadenya ee ku dhaqan Oslo iyo nawaaxigeeda oo laga soo horumariyey wakhtigisii. Shirkan oo […]

 
 

Soo Jeedin mudan Tixgalin – Noora Afgaab

Soo Jeedin mudan Tixgalin – Noora Afgaab

Somalidu waxay ku maahmaahaan – Lax walba shililkay is-dhigtaa lagu qalaa – waxaana loogu maahmaahaa marka la arko qof meel aan u qalmin lagu bahdalo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay