Archive for: November, 2013

Shir wada-tashi ay ku kulmeen GF OYSU iyo Gudoomiya ku-xigeenka JWXO uu wehliyo Gud.ku-xigeenka HAAU mudane Xassan Macallin

Shir wada-tashi ay ku kulmeen GF OYSU iyo Gudoomiya ku-xigeenka JWXO uu wehliyo Gud.ku-xigeenka HAAU mudane Xassan Macallin

Shirka ayaa waxa lagu furay sidii caadada inoo ahayd aayadaha Quraanka kariimka, intaas kadib ayuu shirkan oo Mudane Jamaal xukun uu shir-gudoominayay ayay madaxda JWXO […]

 
 

Jaaliyadda Victoriya oo shirkoodii bilaha ahaa isugu yimid

Jaaliyadda Victoriya oo shirkoodii bilaha ahaa isugu yimid

Jaaliyada Ogadenia eeVictoria ayaa shalay waxaa si xiisa leh ugu qabsoomay shirkoodii bilkasta ay qaban jireen. Kulankan muhiimka ah ee jaaliyadu laheyd ayaa waxaa sidii […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadenya ee San Diego oo shir isugu yimid

Ururka Haweenka Ogadenya ee San Diego oo shir isugu yimid

San Diego: Maalintii Sabtida ee 9 bisha October, 2013 ayaa waxaa shir muhiim ah isugu yimid Ururka Haweenka Ogadenia ee magaalada San Diego. Shirkan oo loogaga […]

 
 

Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka xogwaramay dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeeyay

Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka xogwaramay dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeeyay

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo farabadan oo lagu wiiqay ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya.Dagaaladaa […]

 
 

Farqiga u dhexeeya Xabsiga Maekelawi ee Adisababa iyo Jeel Ogaden

Farqiga u dhexeeya Xabsiga Maekelawi ee Adisababa iyo Jeel Ogaden

Xabsiga Jeel Ogaden wuxuu caan ka yahay Ogadenya Ogadenya, hasa ahaatee lagama yaqaano Itobiya Jeel Ogaden wuxuu yahay, meesha xabsiga Maekelwi aan laga aqoonin Ogadenya […]

 
 

Ethiopia: Confessions of a Police State – by Alemayehu G. Mariam

Ethiopia: Confessions of a Police State – by Alemayehu G. Mariam

The trashing of constitutional rights   The Ethiopian Constitution guarantees, “Persons arrested have the right to remain silent. Persons arrested shall not be compelled to […]

 
 

Magaalada Jigjiga oo kacsan ka dib markii nin shacab ah ay budh ku dileen ilaalada gaarka ah ee Cabdi iley.

Magaalada Jigjiga oo kacsan ka dib markii nin shacab ah ay budh ku dileen ilaalada gaarka ah ee Cabdi iley.

War Deg-Deg ah : Waxaa magalada jigjiga ka taagan xiisad Coladeed iyo kacdoon xoogan oo dadka magaalada daganaa ay kaga soo horjeedaan dambiyada sii kordhaya […]

 
 

Dhamaan Dadweynaha Somaliyeed ee ku nool Koonfur Afrika – Ogaysiis muhiim ah

Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa waxay Ogaysiinaysaa  dhamaan Bulsho weynta Soomaaliyeed  ee ku nool magaalada Port Elizabeth, Uitenhage iyo nawaaxigeeda in ay jiraan Shirar ay Jaaliyada Ogadeniya […]

 
 

Riwaayadda Itobiya ey ku sheegtay inay iska caabinayaan Shabaabka oy xidheen xadka

Riwaayadda Itobiya ey ku sheegtay inay iska caabinayaan Shabaabka oy xidheen xadka

Bayaan ay Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ka soo saartay riwaayadda ay xukuumadda Itobiya warinayso ee ah inay xidhay xadka u dhexeeya labada dale e Somaliya […]

 
 

The Ethiopian government theatrics about Al-Shabab threat and closure of the Somalia border.

The Ethiopian government theatrics about Al-Shabab threat and closure of the Somalia border.

ONLF Press Release  The Ethiopian government has declared that it has heightened security inside the Ogaden and the Somali border on the pretext of Al-Shabab […]

 
 

CPJ – African media leaders should address repression in Ethiopia

CPJ – African media leaders should address repression in Ethiopia

NEW YORK, November 6, 2013/African Press Organization (APO)/ – As media leaders and officials of regional institutions gather in Addis Ababa this week for the African Media […]

 
 

Ethiopia, the “North Korea of Africa” – By Sophia Tesfamariam,

Ethiopia, the “North Korea of Africa” – By Sophia Tesfamariam,

In their attacks of countries and leadership that do not align themselves with the West, the western media and NGO community, there are two countries, Iran and North Korea, that […]

 
 

Cabdi iley iyo Jananada xukuma Ogadenya oo kordhiyay dhibaatayntii shacabka. Sabab? Noora Afgaab

Cabdi iley iyo Jananada xukuma Ogadenya oo kordhiyay dhibaatayntii shacabka. Sabab? Noora Afgaab

Caalamka iyo Itobiyada kaleba hadda ma’aha wax ka qarsoon dhibaatada ay ku hayaan Cabdi iley iyo Jananada ka taliya Ogadenya shacabka tabaalaysan. Guud ahaan Itobiya […]

 
 

Sheekadii “Hooyo Miyaan Odhan Karaa Ilmahayga” oo toban sano ka dib Riwaayad laga dhigay iyo hadalkii Axmad Yaasiin

Sheekadii “Hooyo Miyaan Odhan Karaa Ilmahayga” oo toban sano ka dib Riwaayad laga dhigay iyo hadalkii Axmad Yaasiin

Habeenimadii Jimcaha ahayd ee taariikhdu ku beegnayd 01 November 2013, waxaa magaaladaLondonee carrigaUKlagu dhigay Riwaayad cusub oo loogu wanqalay “Aan Habee Hooyo Miyaan Odhan Karaa […]

 
 

Madax Sare Iyo Masuuliin Katirsan Golaha Dhexe ee JWXO oo Ku Kulmay Wadanka Denmark

Madax Sare Iyo  Masuuliin Katirsan Golaha Dhexe ee JWXO oo Ku Kulmay Wadanka Denmark

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 3/11/2013, lagu soo gabagabeeyay Caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen kulan si heersare ah loosoo agaasimay mudo dheerna laga sooshaqeeyay kasooo […]

 
 

Shirkii jaaliyadda S.Ogadenya faraca Nairobi oo sidii looga bartay u dhacay

Shirkii jaaliyadda S.Ogadenya faraca Nairobi oo sidii looga bartay u dhacay

Shir si wanaagsan loo soo agaasimay ayay maanta oo ay taariikhdu tahay 04 NOV 2013 isugu yimaadeen inta badan xubanaha Faraca Nairobi ee Jaaliyada Ogaadeenia […]

 
 

Xubnaha Jaliyada Ogadenya ee Gobolka Minnesota oo Shir Muhiim ah isugu Yimid. Maxaase lagu go,amiyay?

Xubnaha Jaliyada Ogadenya ee Gobolka Minnesota oo Shir Muhiim ah isugu Yimid. Maxaase lagu go,amiyay?

Malintii Sabtida ahayd ee ay tarikhddu ku begnayd 02 November 2013 ayaa waxaa shirkii bilahaa ahaa isugu yimid Jaaliyada Somalida Ogadenya ee gobolka Minnesota. Shirkan […]

 
 

Maxaan uga soo qaxay dhulkaygii? Maxamad Nuur

Maxaan uga soo qaxay dhulkaygii? Maxamad Nuur

Hal sabab ah ayaa igu xambaartay, inaan ka lugeeyo dhulkii aan ku dhashay, ku barbaaray, hantidu naga taalay. Anigoo u jahaystay dhul iyo dad aanan […]

 
 

Casho Sharaf loo sameeyay Jilayaashi Ruwaayada Ogadeniya ee London Ka dhacday & Martisharafti Ruwaayada

Casho Sharaf loo sameeyay Jilayaashi Ruwaayada Ogadeniya ee London Ka dhacday & Martisharafti Ruwaayada

Caawa waxaa magaalada London looguqabtay xaflad casho sharaf ah, Jilayaashi Ruwaayada “Aan Habee Ilmahayga Hooyo Ma odhan Karaa” munaasabadan ayaa sidoo kale waxaa loogu talogalay […]

 
 

Ruwaayadi weyneed ee London Ka dhacday- Warbixin kooban

Ruwaayadi weyneed ee London Ka dhacday- Warbixin kooban

Habeenimadi Jimchaha Magaalada London waxaa hadheeyay mawduuca Ruwaayada Ogadenya ee lagu qabtay Mashraxaweyn ee Hammersmith Town hall. Waxaa illaa hada laga hadlaya Qisadii Ruwaayada  iyo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay