Archive for: December, 2013

Soomaali kuwa leh baad arki : Aan Abidkeen iskaba ahaanee yaa Itobiyaan Naga dhiga?

Soomaali kuwa leh baad arki : Aan Abidkeen iskaba ahaanee yaa Itobiyaan Naga dhiga?

Iyadoo aana halkan ku lafa guri karin kala fogaanshaha Itobiya iyo Soomaali, heerka cadawtinimadooda & sida ay isugu dabargo’een Jiilal hore oo dunida maanta aan […]

 
 

Soomaali kuwa leh baad arki : Aan Abidkeen iskaba ahaanee yaa Itobiyaan Naga dhiga?

Soomaali kuwa leh baad arki : Aan Abidkeen iskaba ahaanee yaa Itobiyaan Naga dhiga?

Ummad kasta Allaah waxbuu ku salidaa, sidoo kale waxaa uu Allaah bulshoooyinka qaarkood solonsiiyaa maslaxada noloshooda. Laga soo bilaabo intii magaca Soomaaligu uu saxarku ku […]

 
 

South Africa: O.Y.S.U oo Siminaar aqoon kororsi ah qabatay

South Africa: O.Y.S.U  oo Siminaar aqoon kororsi ah qabatay

Ururka Midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadeniya(OYSU) ayaa Siminaar ku saabsan tacadiyada uu gumaysiga Itoobiya u gaysto shacabka Ogadeniya , sida looga hortagi karro & Aqoon […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay

Wararka aan kahelayno wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo badan oo ay N/hurayaasha CWXO ku xoraynayaan dhulka hooyo ee gumaysigu […]

 
 

Doorashadii Gudiga Qoxootiga S.Ogadenia ee dalka Yemen oo guul ku soo dhamaaday

Doorashadii Gudiga Qoxootiga S.Ogadenia ee dalka Yemen oo guul ku soo dhamaaday

Maalinimadii Jimcaha  oo ay taariikhdu kubeegnayd ,20/12/2013 ka waxay ahayd maalin aan horay u soomarin Qoxootiga S.Ogadenia ee kunool dalka Yemen, gaar ahaan caasimadiisa Sana’a. […]

 
 

Gumaysiga Dhaqaalaha, Dhaqanka iyo Maskaxda

Gumaysiga Dhaqaalaha, Dhaqanka iyo Maskaxda

Gumaysiga Dhaqaalaha, Maskaxda, Dhaqanka – Latin America,  Africa, Ethiopia Vs Ogadania Hordhac:– Harvard Law Professor Noah Feldman’s new book (Cool War: The Future of Global Competition), […]

 
 

Nin Oromo ah oo ka soo baxsaday Xabsiga Maekelawi

Nin Oromo ah oo ka soo baxsaday Xabsiga Maekelawi

Sida aan lasocono waxaa sixad dhafa u soo gadhaya wadamada dariska la ah Itobiya baxsadka maxaabista iyo goosadka sarakiisha iyo ciidanka samalaludka ah ee gumaysiga. Waxan […]

 
 

Khaa’inka Goorma ayuu Qoslaa ama Ooyaa? Isaga iyo Taariikhda Colaad Umbaa Dhex Taala

Khaa’inka Goorma ayuu Qoslaa ama Ooyaa? Isaga iyo Taariikhda Colaad Umbaa Dhex Taala

Dad badan ayaa waxay isweydiiyaan sababta keenta inuu qof siduu u joogay hal mar un la arko isagoo la coloobay dadkuu la dhashay, eheladiisii iyo […]

 
 

Taas unbaan kaa kari la’ahay – Rooda Ibraahim

Taas unbaan kaa kari la’ahay – Rooda Ibraahim

Marka hore aan u mahad celiyo Allaah SW oo  adoomihiisa galad aan la soo koobi karin ku mannaystay  marwalbana mudan in laga mahad sheegto laguna […]

 
 

438 days in Ethiopian prison ‘for doing my job’ – The Local / Sweden’s News in English

438 days in Ethiopian prison ‘for doing my job’ – The Local / Sweden’s News in English

Martin Schibbye, 33, has been back in Sweden since September last year. He was freed, together with Swedish photographer Johan Persson, from the Kality prison […]

 
 

Haya’adda – Taleh Heritage Foundation – oo shir taariikhdii Daraawiishta iyo Sayidka ku qabatay Nairobi

Haya’adda – Taleh Heritage Foundation – oo shir taariikhdii Daraawiishta iyo Sayidka ku qabatay Nairobi

Munaasabad  balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Teleh Heritage Foundation oo looga hadlayey taariikhdii Daraawiishta iyo Halgamaagii waynaa ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan ayaa galabta […]

 
 

Somaliya oo qoorta lasii galaysa xadhigii lagu daldali lahaa !!

Somaliya oo qoorta lasii galaysa xadhigii lagu daldali lahaa !!

Kornayl Sanbaloolshi oo ardaydii Somaliyeed ee Kacaankii 21ka Oktoobar la barbaaray ay aad u yaqaanaan ayaa markuu u khudbaynayo ardayda mari doonta dabaaldagga Oktoobar ku […]

 
 

Warbixintii Dgaalada een ka helnay Xarunta Dhexe oo ka xogwaramaya khasaare laxaadleh oo cadawga lagu naafeeyay

Warbixintii Dgaalada een ka helnay Xarunta Dhexe oo ka xogwaramaya khasaare laxaadleh oo cadawga lagu naafeeyay

Wararka naga soodhaya gudaha Ogadenia Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ciidamada gumaysiga ee ku sugan halkaa laga wiiqay. Waxay warbixinta xarunta iyo wararka […]

 
 

Oromada iyo Dagaalka Argagixiska ah ee ka socda Geeska Afrika – Akbar Ahmed and Frankie Martin

Oromada iyo Dagaalka Argagixiska ah ee ka socda Geeska Afrika – Akbar Ahmed and Frankie Martin

Laba Prof. oo Jaamacadaha Mareykanka wax ka dhiga ayaa qoray maqaal ay kaga xogwaramayaan xasuuqii soo qabsaday shacabka Oromada qarnigii 18aad. Waxay cinwaan uga dhigeen […]

 
 

Between 1868 and 1900, half of all Oromo were killed – Akbar Ahmed and Frankie Martin

Between 1868 and 1900, half of all Oromo were killed – Akbar Ahmed and Frankie Martin

The Amhara under emperors like Menelik II utilised modern weapons and European advisors against their opponents, who fought with spears. The result was devastation and […]

 
 

South Africa:Maamulka Jaaliyada & hawl-wadeenada Faracyada oo Skype-ka kulan ku yeeshay

South Africa:Maamulka Jaaliyada & hawl-wadeenada Faracyada oo Skype-ka kulan ku yeeshay

Maamulka Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa & hawl-wadeenada Faracyada Jaaliyada ee gobolada Dalka ayaa kulan ku yeeshay khadka war is gaadhsiinta ee Skype-ka ,Kulankan ayaa […]

 
 

Breaking News: Cabdi Gamaadiid iyo Khadiir oo lagala baxay Hodheeladii ay Addis ka daganaayeen

Breaking News: Cabdi Gamaadiid iyo Khadiir oo lagala baxay Hodheeladii ay Addis ka daganaayeen

Magaalada Addis ababa ayaa xalay hotalkii ay jiifeen laga qab qabtay xildhibaan Cabdi Gamadiid iyo Khadiir Cabdiraxman. Xildhibaan Cabdi Gamaadiid ayaa mudo yar oo saacado […]

 
 

HALGAN HORUMARAY, HANTIDIISA KAASHADAY HAMBALYAANU LEENAHAY – Xaaji Maxamed Aw Macalim

HALGAN HORUMARAY, HANTIDIISA KAASHADAY HAMBALYAANU LEENAHAY – Xaaji Maxamed Aw Macalim

Halgamaaga ogadeniya waxaan leeyahay- haday galab kuu tahay galab wanaagsan, haday subax kuu,tahayna subax wanaagsan. Waxaan qorayaa maqaal gaaban balse wax tusaaleeya. Waxaa fahmi doona maqaalkan […]

 
 

Guddiyada S.Ogadenya iyo Oromiya ee xerada qaxootiga Dhadhaab oo iskaashi ku balamay

Guddiyada S.Ogadenya iyo Oromiya ee xerada qaxootiga Dhadhaab oo iskaashi ku balamay

Maalintii isniinta ee ay taariikhdu kubeegnayd 16/12/13 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay kulan balaadhan oo ay kasoo qayb galeen gudiyada qoxootiga […]

 
 

Madaxda iyo hawlawdeenka Jaaliyadaha Waqooyi Amerika oo kulan wadatashi ah qabsaday

Madaxda iyo hawlawdeenka Jaaliyadaha Waqooyi Amerika oo kulan wadatashi ah qabsaday

Waxaa shir wadatashi  aad muhiim u ah isagu yimid Masuulyiinta G/fullinta JWXO, kuwa G/Dhexe, Dhamaan Maamulada Jaaliyaadka Qaarada Waqooyiga America, Faracyada, Unugyada Iyo Dhamaanba xubnaha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay