Archive for: December, 2013

Germany oo Lagu Qabtay Shir Loogu Gogol Xaadhayo Shirwaynihii Jaaliyada S.Ogadenia ee Frankfurt.

Germany oo Lagu Qabtay Shir Loogu Gogol Xaadhayo Shirwaynihii Jaaliyada S.Ogadenia ee Frankfurt.

  Waxaa kulan iskugu yimid Maamulka iyo Hawl-wadeenka Jaaliyada Somalida Ogaadenya ee Magaalada Frankfurt ee Dalka Germany.   Shirkaasoo ay kasoo wada qaybgaleen Ururka Dhalinta […]

 
 

Kulan Balaadhan ooy Jaaliyada Denmark Qabatay.

Kulan Balaadhan ooy Jaaliyada Denmark Qabatay.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 15/12/2013 lagu qabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen shir balaadhan oo siwanaagsan loosoo abaabulay. Shirkan ooy kasoo wada qaybgaleen guud […]

 
 

Xuskii qawmiyaduhu maxaa kaaga soo baxay? Diiftii Xuska oo Jigjiga aanay weli ka bogsoon – Noora Afgaab

Xuskii qawmiyaduhu maxaa kaaga soo baxay? Diiftii Xuska oo Jigjiga aanay weli ka bogsoon  – Noora Afgaab

Intii uu socday xuska waxaa hubaal ah inaad arkayseen dadaal aad u badan oy ku jirieen Cabdi ilay iyo kooxdiisu taasoo aad ka maqlaysay in badan TV […]

 
 

Interview with Swedish Journalist, Martin Schibbye arrested in Ogaden Region

Interview with Swedish Journalist, Martin Schibbye arrested in Ogaden Region

(Ogadentoday Press)- The brave Swedish Journalists, Martin Schibbye, and Johan Persson, traveled into Ogaden to cover the hidden truth inside Ogaden. Like any other brave […]

 
 

OYSU Birmingham oo Xasuuqa Ogadeniya Soobandhig usameeyay : Unveiling The Hidden Genocide “Qofki Ka Aamusa Xasuqa Ogadeniya waxuu lamid yahay Danbiilihi geystay”

OYSU Birmingham oo Xasuuqa Ogadeniya Soobandhig usameeyay : Unveiling The Hidden Genocide “Qofki Ka Aamusa Xasuqa Ogadeniya waxuu lamid yahay Danbiilihi geystay”

14/12/13 Sabti Magaalada Birmingham waxaa lagu qabtay barnaamij aad u weyn oo looga hadlayay Xasuuqa Ogadeniya Barnaamijkan oo loogu magac daray (Unveiling the Hidden Genocide: […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo lagu naafeeyay ciidanka gumaysiga Itoobiya ka jooga dalka […]

 
 

Radio Xoriyo oo waraysatay Taliyaha Qaybta Danab ee CWXO.

Radio Xoriyo oo waraysatay Taliyaha Qaybta Danab ee CWXO.

Taliyaha qaybta DANAB ee ciidanka Xoreynta Ogadenya N/hure Cabdullaahi Yaasiin ayaa waraysi dheer khadka Telefon ka kusiiyey Radio Xoriyo isagoo kujira jiida hore ee dagaalka,waraysigan […]

 
 

2ba Maqaal oo xiisa leh oo ka xogwaramaya wixii ka dhacay Jigjiga bilihii la soo dhaafay

2ba Maqaal oo xiisa leh oo ka xogwaramaya wixii ka dhacay Jigjiga bilihii la soo dhaafay

Xuskii ama xafladii ama shirkii ama Hidar8 midkaad ku sheegtaba ee dhawaantan lagu soo gabagabeeyay Jigjiga ayaa laga qoray waxyaaba badan. Ama ha ahaadeen shabakadaha […]

 
 

“Saalo Saalaysay Walee Sidaas baan Lagaaga Hadhin” By Ali Yare

“Saalo Saalaysay Walee Sidaas baan Lagaaga Hadhin” By Ali Yare

 Figure 1 Cawraddii Ina Iley Jigjigga keeney. waxay tani ku tuseysa sida loo kala duwan yahay een xidhiidh uga dhaxaynin labada shcab Ninbaa bari hal […]

 
 

Shirkii Jigjiga iyo saamaynta shucuubaha ay gumaysato qoomiyada tirade yaree Tigree – by Gumaysidiid

Shirkii Jigjiga iyo saamaynta shucuubaha ay gumaysato qoomiyada tirade yaree Tigree – by Gumaysidiid

HORDHAC. Wax kasta oo uu aadamuhu samaynayo wuxuu leeyahay ujeedo isaga gaar u ah waxaase ka wayne qadarta Ilaahay. ALLE waxaa loo nisbeeyaa {tiiriyaa} wixii khayr […]

 
 

Culumada Xerada Dhadhaab oo khatimay Quraan akhris iyo wacdi diini ah

Culumada Xerada Dhadhaab oo khatimay Quraan akhris iyo wacdi diini ah

Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 13/12/13 waxaa xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab kadhacay munaasabad diini ah oo ay soo agaasimeen ururka culimo owdiinka Ogadenia ee […]

 
 

Waraysi dheer ooy layeelatay Idaacada ESAT ee afka Axmaariga ku baxda Masuul ka mdi ahaa wafdiga Jigjiga tagay oo katirsan Ururka OPDO.

Waraysi dheer ooy layeelatay Idaacada ESAT ee afka Axmaariga ku baxda Masuul ka mdi ahaa wafdiga Jigjiga tagay oo katirsan Ururka OPDO.

Ururkan oo katirsan isbahaysiga maqaar saarka ah ee Woyaanuhu ku adeegtaan ee loo yaqaano EPRDF ayuu masuulkan oo magaciisa laqariyay arimo amniga laxidhiidha awgood kusoo […]

 
 

Press Release – The Ethiopian Regime Using Liyu Police has Massacred Civilians in Mustahil District

Press Release – The Ethiopian Regime Using Liyu Police has Massacred Civilians in Mustahil District

December 12, 2013 The Ethiopian regime intensifying its scorched earth policies in Ogaden has unleashed its Liyu Police militia on the civilian population in Mustahil […]

 
 

Gobolka Shabeele oo Gumaad Baahsan uu Gumaysigu Kawado Baryahan.

Gobolka Shabeele oo Gumaad Baahsan uu Gumaysigu Kawado Baryahan.

Wararka naga soogaadhaya Xarunta Gobolka Shabeele ee Godey yaa tibaaxaya inuu baryahan kasocda guud ahaan Gobolka Shabeele xad gudubyo badan oo kadhan ah bulshada rayadka […]

 
 

Midawga OYSU oo sikulul Ucanbaareeyay Siyaasada Guracan Ee Gumaysiga Itoobiya Ogadenia Kawado.

Midawga OYSU oo sikulul Ucanbaareeyay Siyaasada Guracan Ee Gumaysiga Itoobiya Ogadenia Kawado.

Midawga Dhalinyarada & Ardayda Somalida Ogadenya ee OYSU wuxuu si xooggan u cambaaraynayaa gumaysiga Ethiopia & olalaha borobagaando ee maalmahan ka socda Magaalada Jigjiga, taasoo […]

 
 

Wariyaha ONA ee K/Afrika & Xaalka dhibanayaashii dhaawaca ahaa

Wariyaha ONA ee K/Afrika & Xaalka dhibanayaashii dhaawaca ahaa

Sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa dhaawacyo kala duwan loogu gaystay gobolada Eastern Cape iyo Kwazulu Natal ee wadanka konfur afrika muwaadiniin u dhalatay wadanka […]

 
 

Shir Muhiim ah oo ay isugu yimaden Maamulka Jaliyada Ogadenya ee magalada Willmar gobolka Minnesota

Shir Muhiim ah oo ay isugu yimaden Maamulka Jaliyada Ogadenya ee magalada Willmar gobolka Minnesota

Usbucan dhexdiisii waxaa shir aan caadi ahayn isagu yimid maamulka iyo xubnaha Unugta Dagmada willmar Ee Gobolka Minnesota USA. Shirkan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiye […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo si faahfaahsan ugu xogwarantay dagaaladii ugu dambeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo si faahfaahsan ugu xogwarantay dagaaladii ugu dambeeyay

Wararka naga soo gadhaya wadanka Ogadenia ee Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo badan oo dhacay intii u dhaxaysay 6-8 bisha kuwaas oo ay […]

 
 

Maalinta Xuquuqda Aadanaha oo laga xusay Xagardheer iyo kooxda KACAAN ee OYSU

Maalinta Xuquuqda Aadanaha oo laga xusay Xagardheer iyo kooxda KACAAN ee OYSU

Maalin nimadii Talaadada ee ay taariikhdu kubeegnayd 10/12/13 waxaa xerada qoxootiga ee Xagardheere lagu qabtay xaflad aad ubalaadhan oo ay kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha […]

 
 

Geeridii Mandela kadib: Gumaadkii oo soo laabtay & Muwaadiniin kale oo lagu dhaawacay Koonfur Afrika

Geeridii Mandela kadib: Gumaadkii oo soo laabtay & Muwaadiniin kale oo lagu dhaawacay Koonfur Afrika

War dag dag ah oo walaakada wararka Ogadenya(ONA) kasoo gaadhay saacado ka hor wadanka koofur Afrika ayaa sheegaya in magaalada Port Alizapeth(PE)lagu dhaawacay Maxamed Maxamuud […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay