Archive for: December, 2013

Maalinwalba waxaa laga soo saaraa TV-ga Ciidankiinii oo soo qulqulaya !!

Maalinwalba waxaa laga soo saaraa TV-ga Ciidankiinii oo soo qulqulaya !!

Nin aan saaxiiba nahay ayaa teleefoon ii soo diray isagoo ii muujinaya inuu ka murugaysan yahay waxyaabaha uu daawaday. Wuxuu igu bilaabay isla markiiba; “Arintan […]

 
 

Maka Gadmaysaa Mucaaradka iyo Caalamkaba Ujeedada Shirka Qawmiyadaha ee Jigjiga – By Gumaysidiid

Maka Gadmaysaa Mucaaradka iyo Caalamkaba Ujeedada Shirka Qawmiyadaha ee Jigjiga – By Gumaysidiid

Caadada gumaysigu waxay ku dureersatay in shucuubta la gumaysto marwalba loo keeno wax maskaxdooda mashquuliya. Si looga ilaaliyo in wuxuu la doonayo gumaysigu ka faaruqdo […]

 
 

Ethiopia: after Pressing, does Jigjiga Host the Uninvited Guests?

Ethiopia: after Pressing, does Jigjiga Host the Uninvited Guests?

By Ahmed Abdi The Media and Aid agencies banned Ogaden Region of Ethiopia has been sealed off from the rest of the World and Jigjiga […]

 
 

Gumaysiga oo Jab balaadhan loogu gaystay meela kala duwan oo dalka ka mid ah

Gumaysiga oo Jab balaadhan loogu gaystay meela kala duwan oo dalka ka mid ah

Waraka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo aad u badan inay ka dhaceen meelo badan oo Ogadenia kamid ah, waxayna warku intaas […]

 
 

Kulan Dhexmaray Hogaanka Sare ee HAAU iyo Masuuliinta Jaaliyaadka Qaarada Yurub.

Kulan Dhexmaray Hogaanka Sare ee HAAU iyo Masuuliinta Jaaliyaadka Qaarada Yurub.

Shalay ooy taariikhdu ahayd 30/11/2013 waxaa kullan khadka isgaadhsiinta ah iskugu yimid Gudoomiye Kuxigeenka Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) ahna Hogaanka Abaabulka iyo Arrimaha Ururka […]

 
 

Shirkii wada tashiga iyo wax qabadka halganka Ogaadeeniya

Shirkii wada tashiga iyo wax qabadka halganka Ogaadeeniya

Shir aad u balaadhan oo ay kasoo qayb galeen boqolaal dadwayne ah oo ka kalayimid xaafadaha magaalada Nairobi iyo Nawaaxigeeda ayaa galabta ka dhacay Hall […]

 
 

Shirkii Guddiga Fulinta JWXO oo lagu go’aansaday qodobo muhiim ah

Shirkii Guddiga Fulinta JWXO oo lagu go’aansaday qodobo muhiim ah

Shirkii Guddiga fulinta JWXO  ee caadiga ahaa ayaa qabsoomay 1/12/2013, kaasoo ku soo hagaagay dhamaadka sanadkan la sagootiyahayo iyo u diyaargarow sanadka soo foodleh, islamarkaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay