Archive for: January, 2014

Neef Lagawracay Geedo Kama Gudo

Neef  Lagawracay Geedo Kama Gudo

Neef  Lagawracay Geedo Kama Gudo waa Gumaystaha Ethiopia gaduu yahay maanta. Sida aan wada ogsoonahay Jabhada Tigreegu (TPLF) waxay magaalada Nairobi axadii aan soodhaafnay taariikhduna kubeegnayd […]

 
 

Ogaysiis : “BIRMADKII WADANIGYO BAHDILKII GUMAYSIGA”

Ogaysiis : “BIRMADKII WADANIGYO BAHDILKII GUMAYSIGA”

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan Bulshawaynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Nairobi iyo nawaaxigeeda in Habeenka Axadu soo galayso ee 01 FEB 2014 Saacaduna ay Tahay 6:30pm […]

 
 

Jaaliyadda S.Ogadenya ee Victoria oo warbixin u soo bandhigay shirka qawmiyadaha

Jaaliyadda S.Ogadenya ee Victoria oo warbixin u soo bandhigay shirka qawmiyadaha

Maanta oo ey tahay 31 January 2014 waxey xubno ka mid ah Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Victoria ka qeyb galeen shir ey soo qaban qaabiyeen […]

 
 

SILENCE AND PAIN: ETHIOPIA’S HUMAN RIGHTS RECORD IN THE OGADEN – Martin Plaut

SILENCE AND PAIN: ETHIOPIA’S HUMAN RIGHTS RECORD IN THE OGADEN – Martin Plaut

Introduction The Ogaden is Ethiopia’s dark, dirty secret. It is far from prying international eyes, where almost anything can be done to anyone the government […]

 
 

Riyada iyo Hadaaqa Wayaanaha iyo Cabdi iley oo ka dhamaan la’ isfahanwaa ayaa ku kala dhex jira C/lahi Xuseen iyo ..

Riyada iyo Hadaaqa Wayaanaha iyo Cabdi iley oo ka dhamaan la’ isfahanwaa ayaa ku kala dhex jira C/lahi Xuseen iyo ..

Ugu horayn anigoo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda S.Ogadenia la qaybsanaya dareenka laga qaaday arintii ka dhacday Nairobi, sikastoo ay u dhacdayna aana […]

 
 

Filimkii ESSENCE OF TERROR ee Cabdulaahi Xuseen uu soo saaray ayaa noqday filim caalami ah

Filimkii ESSENCE OF TERROR ee Cabdulaahi Xuseen uu soo saaray ayaa noqday filim caalami ah

Waxaa la wereegtay Filimka Essence Of Terror (Argagaixso Dhab ah) shirkad laga leeyahay dalka Denmark inay caalamka u soo bandhigto. Shirkadan qaadatay oo magaceeda loo […]

 
 

Jaaliyada Denmark oo Baaq iyo Canbaarayn Kulul Kasoo Saartay Afduubkii Loogaystay Labo Masuul oo Katirsanaa ONLF.

Jaaliyada Denmark oo Baaq iyo Canbaarayn Kulul Kasoo Saartay Afduubkii Loogaystay Labo Masuul oo Katirsanaa ONLF.

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee kudhaqan wadanka Denmark waxay sikulul ucabaaraynaysaa dhacdadii foosha xumayd eey nidaamka dhiigyacabka ah ee Itoobiya kula kacday masuuliyiin katirsan Jabhada Wadaniga […]

 
 

Police investigating alleged abduction of two Ethiopians in Nairobi – By Cyrus Ombati

Nairobi, Kenya: Kenyan police are investigating alleged abduction of two top officials of Ethiopia’s Ogaden National Liberation Front (ONLF) from outside a popular restaurant in […]

 
 

Ethiopia oo Nairobi ka Afduubtay Masuliyiin Sare oo ONLF iyo kacdoon ka dhan ah Etoobiya oo ka bilaawday gudaha iyo dibadda

Ethiopia oo Nairobi ka Afduubtay Masuliyiin Sare oo ONLF iyo kacdoon ka dhan ah Etoobiya oo ka bilaawday gudaha iyo dibadda

Dayniile – ONLF waa jabahda kaliya xiligaan u dirirta xaqa dhulka Soomaalida gumeysata ee ETOOBIYA waana mida kaliya aan ka qeyb qaadan dagaalada qabiilka ah […]

 
 

Health Awareness for the Tragic Victims of the Conflict – Melissa Newland

Health Awareness for the Tragic Victims of the Conflict – Melissa Newland

Knowing the full implications of starvation, civil strife, water shortages and repeated violence, pressuring awareness of the crisis in Ogaden is important. Awareness demands acute attention to […]

 
 

Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa JOKA oo ka Shiray arimaha jaaliyadda

Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa JOKA oo ka Shiray arimaha jaaliyadda

Koonfur Afrika – Jaaliyada Ogadeniya ee  Dalka Koonfur Africa ayaa Shirkii  wada-tashiga Iyo wax Qabadka Jaaliyada isugu yimid. Sharka jaaliyadda ayaa ka dhacay magaaladaPort Elizabethoo […]

 
 

Warbixintii ugu dambaysay Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta Dagaalada ka socda gudaha Ogadenya

Warbixintii ugu dambaysay Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta Dagaalada ka socda gudaha Ogadenya

Wararka naga soo gaadhay wadanka Ogadenia ee Xarunta Dhexe ee JWXO ay noo soo dirtay ayaa sheegaya dagaalo badan oo ciidanka cadawga lagu naafeeyay. Dagaaladan […]

 
 

Kormeerka Waftiga uu hogaaminayo Gudoomiyaha JWXO iyo Jaaliyada Denmark.

Kormeerka Waftiga uu hogaaminayo Gudoomiyaha JWXO iyo Jaaliyada Denmark.

Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) Adm. Mohd Cumar Cismaan iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo yaa booqasho kumaraya wadamada qaarada Yurub. Wuxuu Gudoomiyuhu kulamo iyo […]

 
 

Bayaan – Itobiya oo ka afduubtay Nairobi Xubno Sare oo ka mid ah JWXO

Bayaan – Itobiya oo ka afduubtay Nairobi Xubno Sare oo ka mid ah JWXO

Janaayo 27, 2014 Sirdoonka cadawga ayaa ka afduubay magaalada Nairobi Naftii-hure Sulub Axmad iyo Naftii-hure Cali Xuseen oo ka mid ahaa madaxda sare ee JWXO. […]

 
 

Ethiopia Abducts two ONLF senior leaders From Nairobi

Ethiopia Abducts two ONLF senior leaders From Nairobi

January 27, 2014 The Ethiopian security abducted Mr Sulub Ahmed and Ali Hussein, two senior ONLF leaders from Nairobi yesterday afternoon. The leaders, who were […]

 
 

Faah Faahinta Kormeerka Madaxda JWXO & Finland

Faah Faahinta Kormeerka Madaxda JWXO & Finland

Sidaad wararkaanagii hore kulasocoteenba waxaa kormeer shaqo Kumarayey qaaradan yurub wafti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) Admiral Maxamad Cumar Cismaan, hadaba wafdigan […]

 
 

Maamulkii OYSU Faraca Nairobi oo Maanta La doortay

Maamulkii OYSU Faraca Nairobi oo Maanta La doortay

Shir aad ubalaadhan mudana lasugayey oo ahaa shir doorasho ayaa maanta lagu qabtay xarunta wadanka Kenya ee Nairobi. Shirkan oo ay kasoo qayb galeed dadwayne […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO Adm. Maxamad C. Cismaan oo la shiray xubnaha iyo hawl-wadeenka jaaliyadda Finland

Gudoomiyaha JWXO Adm. Maxamad C. Cismaan oo la shiray xubnaha iyo hawl-wadeenka jaaliyadda Finland

Waxaa khamiistii ooy taariikhdu ahayd 23/1/2014, soogaadhay caasimada dalkan Finland ee Helsinki wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xorayta Ogadeniya (JWXO) Admiral Maxamed […]

 
 

Booqashada Madaxda JWXO ay ku marayaan jaaliyadaha Yurub oo ku soo beegmay waqti xasaasi ah

Booqashada Madaxda JWXO ay ku marayaan jaaliyadaha Yurub oo ku soo beegmay waqti xasaasi ah

Sidaad wararkaanagii hore kula socoteenba waxaa qaarada Yurub kormeer kumaraya wafti balaadhan ooy hogaaminayaan Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) Admiral Mahamed Omar Osman iyo […]

 
 

Maxaan u noqon weynay Itobiyaan? Habkayse kuwada noolaan karaan shucuubta dagan gobolkaa?

Maxaan u noqon weynay Itobiyaan? Habkayse kuwada noolaan karaan shucuubta dagan gobolkaa?

Su’aashaa si loo fahmo waxaa qasab ah in aan marka hore baadhno macnaha ereyga Umad/Jinsiyad (Nation/Natiinality) iyo qofka aadanaha ah wuxuu dareemayo markuu leeyahay waxaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay