Archive for: January, 2014

Gudiga Qoxootiga Somalida Ogadenya oo la shiray faracyada xeryaha si loo qiimeeyo xaaladda qaxootiga

Gudiga Qoxootiga Somalida Ogadenya oo la shiray faracyada xeryaha si loo qiimeeyo xaaladda qaxootiga

Maanta oo Axad ah taariikhduna ay ku beegnayd 5/1/14 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay shir muhiim ah oo ay kasoo qaybgaleen […]

 
 

Xaflad Loogu Magac Daray Cun oo Caawi oo Denmark Lagu Qabtay.

Xaflad Loogu Magac Daray Cun oo Caawi oo Denmark Lagu Qabtay.

Waxaa xalay ooy taariikhdu ahayd 5/1/2014  lagu qabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen xaflad balaadhan oo siwanaagsan ay usoo abaabuleen ugana qayb qaateen ururka Dhalinyarada […]

 
 

Shirwaynihii Sanadlaha ahaa ee Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Dalka Germany oo Guul kusoo Dhamaaday.

Shirwaynihii Sanadlaha ahaa ee Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Dalka Germany oo Guul kusoo Dhamaaday.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 4/1/2014 lagu qabtay magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka Shirkii sanadlaha ahaa ee  Jaaliyada Somalida Ogadenya ay sanad walba xiligan oo […]

 
 

Q2 iyo Maqaalkii Gumaysiga Dhaqaalaha, Dhaqanka iyo Damiirka.

Q2 iyo Maqaalkii Gumaysiga Dhaqaalaha, Dhaqanka iyo Damiirka.

Gumaysiga Dhaqaalaha, Maskaxda, Dhaqanka – Ethiopia Vs Ogadania  The United States needs to practice at home democracy, what it preaches abroad. Edward Snowden.US . Waxaa fiican […]

 
 

Wareysi uu kaga xogwaramayo N/hure Axmad Sanweyne ciidankii WSLF uu ka midka ahaa iyo CWXO uu abaanduulaha ka yahay

Wareysi uu kaga xogwaramayo N/hure Axmad Sanweyne ciidankii WSLF uu ka midka ahaa iyo CWXO uu abaanduulaha ka yahay

Waxaad wareysigii 1aad ku dhagaysateen warbixinadii asaaskii JWXO ee asaasaayaashii ururka ay ka warbixiyeen. Maanta waxaan idiinku haynaa halkan wareysi ay ICDS la yeelatay N/hure […]

 
 

Habeen-Faneedka Sanca iyo wacdaraha dhalinyrada OYSU/Sanca – Daawo Hordhaca Bandhigga

Habeen-Faneedka Sanca iyo wacdaraha dhalinyrada OYSU/Sanca – Daawo Hordhaca Bandhigga

Midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadenia fariciisa Yemen SANA’A ayaa waxay soo wadaan xaflad lagu maamuusayo Habeenka Hidaha iyo Dhaqanka S.Ogadenya. xafladdan oo sifiican loo soo agaasimidoono ayaa lagu […]

 
 

Shirkii ururka dhalinyarada OYSU faraca Ifo oo si fiican u qabsoomay

Shirkii ururka dhalinyarada OYSU faraca Ifo oo si fiican u qabsoomay

Maalin nimadii Jamcaha oo ay taariikhduna kubeegnayd 4/1/14 waxaa shir balaadhan lagu qabtay xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab shirkan oo ay qaban qaabiyeen ururka OYSU […]

 
 

Itobiya uma qalanto inay nabadgalyada Somaliya Wax-ka-qabato Diyaarna uma aha inay la dagaalanto Al-shabaab

Itobiya uma qalanto inay nabadgalyada Somaliya Wax-ka-qabato Diyaarna uma aha inay la dagaalanto Al-shabaab

Shabakadda Waagacusub ayaa  ku bilaabay inay Somaliya u tahay maalin mugdi ah iyadoo kumanaan Somali ah ay Itobiya xasuuq ku hayso. Waxay haystaa Itobiya dhulka […]

 
 

Ethiopia is neither suited to promoting peace in Somalia nor interested in fighting of Al-shabab

Ethiopia is neither suited to promoting peace in Somalia nor interested in fighting of Al-shabab

Waagacusub.net- It’s a dark day for Somalia and her people Ethiopia massacres thousands of Somali people. They rape and torture on innocent people. They occupy […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO – Dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu qaaday oo faahfaahsan

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO – Dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu qaaday oo faahfaahsan

Wararka nagasoo gaadhaya gayiga Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo aad ubadan oo ciidamada gumaysiga Itoobiya lagu naafeeyay. Weerarada  ay N/hurayaasha […]

 
 

Xaflad lagu maamuusay furitaanka Akadimiyada Xirsi Mahad oo lagu qabtay xerada Dhadhaab

Xaflad lagu maamuusay furitaanka Akadimiyada Xirsi Mahad oo lagu qabtay xerada Dhadhaab

Maanta oo ay taariikhdu ku beegnayd 2/1/14 waxaa xaflad furitaan ah lagu qabtay gudaha madarasada Akadimiyada  Xirsi Mahad (Hirsi Mahad Academy) ee kutaala xerada Dhagaxlay.  […]

 
 

Taxanaha Wareysiyo Xiisa leh oo ICDS ay la yeelatay madaxda ururka sanadkii tagay ee 2013

Taxanaha Wareysiyo Xiisa leh oo ICDS ay la yeelatay madaxda ururka sanadkii tagay ee 2013

Waxaa nasoo gaadhay Qayba ka mid ah barnaamijadii Wareysiyada ahaa ee ka baxay ICDS sanadkii 2013ka. Wareysiyadaa oo madaxda ururka ay kaga warbixinayaan arima badan […]

 
 

Dagaaladii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO warbixinadooda

Dagaaladii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO warbixinadooda

Wararka aan ka helayno gudaha wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo aad utirabadan oo lagu naafeeyay ciidamada gumaysiga Itooiya dagaaladan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay