Archive for: February, 2014

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay

Wararkii ugu dambeeyay ee nagasoo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa si faahfaahsan naloogu soo gudbiyay dagaaladii ugu dambeeyay ee ciidamada gumaysiga lagu naafeeyay. Dagaaladaa […]

 
 

Jaaliyada Jarmalka iyo jaaliyadda Sacuudiga oo Canbaareeyay Falkii Foosha Xumaa ee Guriceel

Jaaliyada Jarmalka iyo jaaliyadda Sacuudiga oo Canbaareeyay Falkii Foosha Xumaa ee Guriceel

Jaaliyda Somalida Ogadenia ee Jarmalka ayaa canbarayay maamulka lamagac baxay  Ahlusuna Waljameemaca (ahlu shar) ee ka arimiya  bartamaha Somaliya taariikhdu markay ahayd 7/2/2014 magaalada Guriceel […]

 
 

Ogaysiis: Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadeenya oo Ka dhici Doona Magaalada Offenbach ee dalka Jarmalka.

Ogaysiis: Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadeenya oo Ka dhici Doona Magaalada Offenbach ee dalka Jarmalka.

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan   buslsho waynta Soomaalida Ogadeenya  iyo  walaalaha Soomaaliyeed  ee cadaalada iyo xornimada jecel ineey  nagala soo qayb galaan   xuska maalinta Xasuuqa […]

 
 

Jaaliyada Denmark oo Sikulul Ucanbaaraysay Falkii Foosha Xumaa ee Guri-Ceel Kadhacay.

Jaaliyada Denmark oo Sikulul Ucanbaaraysay Falkii Foosha Xumaa ee Guri-Ceel Kadhacay.

Ku: Shacabka  aan Walaalaha Nahay ee Degmada Guriceel Ku: Siyaasiinta iyo Aqoonyahanka Degmada Guriceel Ku: Madaxda Dhaqanka iyo Cuqaasha  Degmada Guriceel Og:Dowlada Faderalka ee Soomaaliya […]

 
 

OYSU Birmingham- Ogeysiis Sabtida 15/02/2014 Ogaden Massacre Day

OYSU Birmingham- Ogeysiis Sabtida 15/02/2014 Ogaden Massacre Day

Jaaliyada Ogadeniya ee Wadanka UK waxaa la ogeysiinaya inay kasoo qeybgalaan Barnaamij ay soo diyaariyen ururka OYSU Birmingham oo lagu soo jeedina doono siminaaro ku […]

 
 

OOL- Shocking Sexual Violence against Women and Children’s Rights Violations in Ogaden By Aysheshum Yakume

OOL- Shocking Sexual Violence against Women and Children’s Rights Violations in Ogaden By  Aysheshum Yakume

Everyday life is what a person daily does, feels, and thinks. In this century protection of women and children in the Ogaden region is a […]

 
 

Siyaasadii dhinaca mediaha ee Cabdi iley iyo Abraha oo khashifantay – Noora Afgaab

Siyaasadii dhinaca mediaha ee Cabdi iley iyo Abraha oo khashifantay – Noora Afgaab

General Abraham wolde iyo cabdi illey ayaa waxay ogaadeen in ayna JWXO dagaal waxba kaga qaadi karin. Hadaba 6xdii bilood ee ugu danbeeysay waxay ku […]

 
 

QOL – Sheikh Mohamed Abdi Umal oo gaalnimo ku tilmaamay qofka muslimka ah ee gaalada soo raaca.

QOL – Sheikh Mohamed Abdi Umal oo gaalnimo ku tilmaamay qofka muslimka ah ee gaalada soo raaca.

Muxaadaro uu Sheikh Mohamed Abdi Umal jeediyay oo uu kaga hadlayay Al-walaal Wal-baraa ayuu ku sheegay in ay waajib tahay qofka Muslimka ah in uu u hiiliyo […]

 
 

ogeysiis: OYSU Greater Manchester iyo Xuska xasuuqa ogadeniya 22 February

ogeysiis: OYSU Greater Manchester iyo Xuska xasuuqa ogadeniya 22 February
 
 

Maxaad ka fahamtay Afduubka Xubnaha JWXO – u fiirso 3ex Sawir oo kaaga muuqanaya !

Maxaad ka fahamtay Afduubka Xubnaha JWXO – u fiirso 3ex Sawir oo kaaga muuqanaya !

Marka laga yimaado xanuunka siyaasiga ah iyo midka wada-dhalasho iyo mid aadminimo ee ka soo gaadhay dhamaan xubnaha JWXO afduubkii loogu gaystay xubna qaali ku […]

 
 

Ogadenya – Dhul Somaaliyeed ama Dhaxal Xabashiyeed?

Ogadenya – Dhul Somaaliyeed ama Dhaxal Xabashiyeed?

Waa Su’aal uu kaga jawaabi doono Siminaarka uu bixinayo mudane Shukri Shafeec. Seiminaarkan oo ka mid ah siminarada ay qabtao jaaliyadda Australiya, Gobolka Victoria ayaa […]

 
 

Maxaan dhimay : Gabay qiiro kulul oy curisay Abwaanad Rooda Ibrahim A. Gurey (Af-Janno

Maxaan dhimay : Gabay qiiro kulul oy curisay Abwaanad Rooda Ibrahim A. Gurey (Af-Janno

Gabaygan oo sida ka muuqata su’aalo ubadan wuxuu ka turjumaya sida ay umadda Soomaaliyeed u tahay ul & dirkeed waxayan Abwaanadu muujianysaa bisayl & hanka sare […]

 
 

Duuliyayaashii Itobiya oo baxsadkoodii uu sii badanayo

Duuliyayaashii Itobiya oo baxsadkoodii uu sii badanayo

Duuliyihii 4aad oo ka soo baxsada ciidamada Itobiya ayaa ku soo biiray mucaaradka ka dagaalama Waqooyiga Itobiya. Duuliye Gaashaanle Daniel Yeshiwase oo ka tirsanaa duuliyeyaasha […]

 
 

Abaaro ku soo fooleh Itobiya iyo Ogadenya iyo sida kala duwan ee looga warbixiyay

Abaaro ku soo fooleh Itobiya iyo Ogadenya iyo sida kala duwan ee looga warbixiyay

Wariye Martin Geissler ayaa sawiro iyo filimaan cusub ka keenay Itobiya iyo Ogadenya oo siduu sheegay macaluul ay ka jirto, xaaladana ay ka sii dareyso. […]

 
 

Has Ethiopia understood about Ogaden issue yet? – By Ali Yare

Has Ethiopia understood about Ogaden issue yet? – By Ali Yare

Based on Ethiopian’s approach to Ogaden conflict in which, according to their old mentality, they think they can solve it at the gun point instead […]

 
 

Ogaden Refugee Council – Ogaden refugees’ sanctuary under aggression!

Ogaden Refugee Council – Ogaden refugees’ sanctuary under aggression!

The only assumed haven; However, since Ethiopia’s invasion to Mogadishu in 2006, and almost – all territories inhabited by Somali populations [including Djibouti and Somalia] […]

 
 

Gudiga qaxootiga Ogadenya (ORC) ayaa shir jaraa’id ku qabtay Nairobi

Gudiga qaxootiga Ogadenya (ORC) ayaa shir jaraa’id ku qabtay Nairobi

Gudiga Qaxootiga Ogaadeeniya ee dalka Kenya ayaa maanta 11 Feb 2014 shir jaraa’id ku qabtey  hall -wayn oo ku yaala badhtamaha xaafada ay soomaalidu ubadan […]

 
 

War-Saxafadeed ku saabsan Af-duubkii ka dhacay Nairobi

War-Saxafadeed ku saabsan Af-duubkii ka dhacay Nairobi

February 10, 2014 Warsaxaafadeed ay JWXO qaybisay ayaa lagu sheegay in dad uga soo warama gudaha Itobiya ay soo gaadhsiiyeen in labadii mudane ee laga […]

 
 

Xubnaha Jaaliyada Edmonton oo si kulul u cambaaraysay afduubkii loo gaystay madaxda JWXO

Xubnaha Jaaliyada Edmonton oo si kulul u cambaaraysay afduubkii loo gaystay madaxda JWXO

Jaaliyada S/Ogaadeeniya ee magaalada Edmonton ayaa waxay isugu yimaadeen shir muhiim ah kaas oo ay si kulul ugu cambaareeyeen falkii fulaynimada ahaa ee ay ku […]

 
 

Press Briefing about the state of the ONLF Abductees from Nairobi

Press Briefing about the state of the ONLF Abductees from Nairobi

February 10, 2014 A source inside Ethiopia informed the Ogaden National Liberation Front (ONLF) that the two abducted ONLF officers in from Nairobi in 26 […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay