Archive for: February, 2014

Somalia : Ethiopia’s New Strategy towards Somalia a moral story of divide to rule Policy – By Ahmed Abdi

Somalia : Ethiopia’s  New Strategy towards Somalia a moral story of divide to rule Policy – By Ahmed Abdi

Somalia was one of the best powerful nations of the African continent ever since it gained its full-Independence from European Colonialists and right after its […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO iyo xubnaha jaaliyadda Norway oo kulmay

Gudoomiyaha JWXO  iyo xubnaha jaaliyadda Norway oo kulmay

Waxaa maanta lagu qabtay wadanka Norway magalada Oslo  shir aad loo soo agaasimay oo  Godomiyaha  Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogadenia  mudane Adm Mahamed Cumar Cusman  uu […]

 
 

Faah Faahinta Khudbadii Gudoomiyaha JWXO uu Kajeediyay Shirkii Oslo.

Faah Faahinta Khudbadii Gudoomiyaha JWXO uu Kajeediyay Shirkii Oslo.

Oslo: Gudoomiyaha Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Admiraal Maxamed Cumar Cusmaan oo booqasho hawleed kumarayay wadamada Yurub ayaa goor dhaweyd khudbad meelo badan taabanaysa kajeediyay, kulan […]

 
 

Warbixin Hordhac ah oo Kusaabsan Shir balaadhan oo Hada Kasocda Caasimada Norway ee Oslo.

Warbixin Hordhac ah oo Kusaabsan Shir balaadhan oo Hada Kasocda Caasimada Norway ee Oslo.

08. Feb.14 – Gudoomiyaha JWXO Md.Mohamed O. Osman ayaa kulan ballaadhan laqaadanaya bulshada Soomaalida Ogaadenya oo aan ukala hadhin shirka hada kasocda Oslo Caasimada wadanka Norway. Shirkan […]

 
 

The Ethiopian Colonial Regime Committing Genocide In Ogadenia

The Ethiopian Colonial Regime Committing Genocide In Ogadenia

Youth and Students members of OYSU in Umkulu Refugee Camp in Eritrea held a well organised meeting for their 10th Anniversary. The Youth Committee who organised […]

 
 

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Xerada Qaxootiga Umkulu/Ertreya oo shir muhiima isugu yimid

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Xerada Qaxootiga Umkulu/Ertreya oo shir muhiima isugu yimid

Waxaa xerada qaxootiga ee dalka Eretreya ku qabtay shir balaadhan oy ka soo qaybgaleen martisharaf badan Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU). Shirkan oo lagu […]

 
 

Madaxa Xisbiga Semayawi oo ku booriyay reer Gonder oo banaabaxayay inay ka xoroobaan cabsida

Madaxa Xisbiga Semayawi oo ku booriyay reer Gonder oo banaabaxayay inay ka xoroobaan cabsida

Gonder – oo ka ka mid ah gobolada ugu muhiimsan Waqooyiga Itobiya ayaa waxaa ka socda banaabax balaadhan oo looga soo horjeedo xukuumadda Wayaanaha ee […]

 
 

Ogaysiis – Toronto iyo Maalinta Xasuuqa Ogadenya (Ogaden Massacre Day)

Ogaysiis – Toronto iyo Maalinta Xasuuqa Ogadenya (Ogaden Massacre Day)

Waxaa dhamaan shacbiga soomaalida ogaadeeniya iyo shacbi weynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Ontario ,Canada  iyo nawaaxigeeda la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan […]

 
 

Qaxootiga xeryaha Dhadhaab oo kala shiray haya’adda UNHCR dhibaatooyinka ku haysta xeryaha

Qaxootiga xeryaha Dhadhaab oo kala shiray haya’adda UNHCR dhibaatooyinka ku haysta xeryaha

Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 06/02/2014 waxaa xarunta deegaanka Lagdheera ee Dhadhaab lagu qabtay shir aad ubalaadhan oo ay kasoo qayb galeen mas’uuliyiinta hay’ada UNHCR […]

 
 

Itobiya waxay muujisay in aanay aqoonsanayn Qaranimada dalka Kenya

Itobiya waxay muujisay in aanay aqoonsanayn Qaranimada dalka Kenya

Ugu horeyn, falkan ay Itobiya ka fulisay dalka Kenya waxuu caalamka u muujiyay inay tahay xukuumadda Itobiya ka jirta ee TPLF/EPRDF, waligeedna ahayd xukuumad ku […]

 
 

Ogeysiis Jaaliyada UK kusocda: Ururka OYSU oo London ku qabanaya Kulankoodii Open Day-ga halagasoo qeybgalo 22 Febraayo 2014

Ogeysiis Jaaliyada UK kusocda: Ururka OYSU oo London ku qabanaya Kulankoodii Open Day-ga halagasoo qeybgalo 22 Febraayo 2014
 
 

US House Amendments – Ethiopia should permit access to human rights and humanitarian organizations to the Somali region of Ethiopia

(d) ETHIOPIA.—Funds appropriated by this Act that are available for assistance for Ethiopian military and police forces shall not be made available unless the Secretary […]

 
 

Dhigi Maayo Tuutaha , Dhadhaabahii Gumaysiga Anigoon Dhanna u Ridin – Hees Qaali ah

Dhigi Maayo Tuutaha , Dhadhaabahii Gumaysiga Anigoon Dhanna u Ridin – Hees Qaali ah

ONA.

 
 

Warbixintii xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeeyay

Warbixintii xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeeyay

Wararka aan ka helayno gudaha Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo xoogan oo dhexmara CWXO iyo kuwa gumaysiga Itoobiya dagaaladaasoo ciidanka […]

 
 

Jaaliyada Sweden oo Canbaaraysay Falkii Foosha Xumaa ee Wayaanuhu Ku Afduubay Masuuliinta JWXO Todobaadkii Tagay.

Jaaliyada Sweden oo Canbaaraysay Falkii Foosha Xumaa ee Wayaanuhu Ku Afduubay Masuuliinta JWXO Todobaadkii Tagay.

Jaaliyada  S/Ogadenia ee wadanka Sweden, Ururka Hooyooyinka Ogadenya, Ururka Midowga Dhalinyarada & Ardayda S/Ogadenia iyo dhamaan Ururada Bulshada noocyaheeda kala duwan ee dalka Sweden  ayaa waxay canbaarayn […]

 
 

The Star – Chief inspector in court over abduction of Ogaden rebels

The Star – Chief inspector in court over abduction of Ogaden rebels

A senior police officer and his junior were yesterday arraigned in a Nairobi court after they allegedly abducted two Ethiopian rebels in Nairobi. Last week […]

 
 

Wargaysyada Kenya Wararkii ugu dambeeyay ay ka qoreen afduubkii ka dhacay Nayrobi

Wargaysyada Kenya Wararkii ugu dambeeyay ay ka qoreen afduubkii ka dhacay Nayrobi

Aan ku horeynayno wargaysyada ka soo baxa dalka Kenya oon ka soo qaadanayno Wargayska Daily Nation oo ah midka ugu caansan, iyo The Star oo […]

 
 

DAILY NATION – Police officers charged with kidnapping By PAUL OGEMBA

DAILY NATION – Police officers charged with kidnapping By PAUL OGEMBA

Two police officers were on Monday charged with kidnapping. Mr Painito Bera Ngangai and Mr James Ngaparini Sipiti are said to have kidnapped two senior […]

 
 

Kulankii Jaaliyadda Minnesota oo lagu cambaareeyay fal-dambiyeedkii loogu gaystay Nairobi madaxda JWXO

Kulankii Jaaliyadda Minnesota oo lagu cambaareeyay fal-dambiyeedkii loogu gaystay Nairobi madaxda JWXO

Kulanki bilaha ahaa ee ay isugu iman jirtay Jaaliyada Ogaadeenya ee Minnesota ayaa dhacay Sabtidi ay bishan Febaraayo ahayd 1deedi, 2014. Kulanka ayey Jaaliyadu ku […]

 
 

Shir bileedkii jaaliyadda Perth oo lagu falanqeeyay arima quseeya halganka iyo fal-dambiyeedkii ka dhacay Nairobi

Shir bileedkii jaaliyadda Perth oo lagu falanqeeyay arima quseeya halganka iyo fal-dambiyeedkii ka dhacay Nairobi

Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 2/2/2014 ka qabsoomay magaalada Perth shirkii bilaha ahaa ay jaaliyadu ku gorfayn jirtay hawlihii jaaliyada u qabsoomay mudadaas iyo waxaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay