Archive for: February, 2014

Gudomiyaha JWXO oo Kulan Balaadhan Laqaatay Masuuliinta iyo Xubnaha Jaaliyada Denmark.

Gudomiyaha JWXO oo Kulan Balaadhan Laqaatay Masuuliinta iyo Xubnaha Jaaliyada Denmark.

Sidaad wararkaanagii hore kula socoteenba waxaa wali qaarada Yurub kormeer kumaraya wafti balaadhan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) Adm. Mahamed Omar […]

 
 

Washington Post – 2 Kenya cops due in court for abduction of rebels

NAIROBI, Kenya — Two Kenyan police officers will be charged in court with the kidnapping of two officials of the Ethiopian rebel group, the Ogaden […]

 
 

Laba Sarkaal oo booliska Kenya ah oo loo qabtay inay qayb ka ahaayeen afduubkii madaxda ONLF

Laba Sarkaal oo booliska Kenya ah oo loo qabtay inay qayb ka ahaayeen afduubkii madaxda ONLF

Wargayska Standard oo saaka ka soo baxay dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in la qabtay laba sarkaal oo booliska Kenya ah inay lug ku […]

 
 

Two police officers arrested over abduction of Ethiopian officials – By CYRUS OMBATI

NAIROBI, KENYA: Two Kenyan police officers were Monday arrested in connection with the abduction of two top officials ofEthiopia’s Ogaden National Liberation Front (ONLF) from […]

 
 

Jaaliyada Germany oo Sikulul u Canbaaraysay Falkii Wayaanuhu Ku Afduubay Masuuliinta JWXO Todobaadkii Tagay.

Jaaliyada Germany oo Sikulul u Canbaaraysay Falkii Wayaanuhu Ku Afduubay Masuuliinta JWXO Todobaadkii Tagay.

Anagoo ah Jaaliyada Somalida Ogadenya ee wadanka Germany waxaan halkan canbaarayn kulul uga soo jeedinaynaa dawlad kusheegta ay wayaanuhu hogaaminayso ee lagu magacaabo itoobiya iyo […]

 
 

Shacabka dagan Xagardheere oo cambaareeyay fal-dambiyeedkii Nairobi

Shacabka dagan Xagardheere oo cambaareeyay fal-dambiyeedkii Nairobi

Maanta oo Axad ah taariikhduna ay ku beegnayd 2/2/14 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere kadhacay shir aad ubalaadhan oo ay soo agaasimeen gudiga faraca Iftin ee […]

 
 

Xubnaha jaaliyada S.Ogadenya faraceeda Gauteng oo maalinkii shalay magalada Pretoria kulan ku yeeshey

Xubnaha jaaliyada S.Ogadenya faraceeda Gauteng oo maalinkii shalay magalada Pretoria kulan ku yeeshey

Xubnaha oo  fadhiisimadoodu yihiin magaalooyinka Johannesburg iyo Pretoria, ayaa siduu wariyaha Wakaaladda noo soo wariyay shirkooda kulafa guray hawlo badan oo  kusaabsan halganka iyo hawlaha […]

 
 

Riwaayadii “Birmadkii Wadanigiyo Bahdilkii Gumeysiga” oo si weyn looga soo qaybgalay magaalada Nairobi-Kenya

Riwaayadii “Birmadkii Wadanigiyo Bahdilkii Gumeysiga” oo si weyn looga soo qaybgalay magaalada Nairobi-Kenya

OgadenTV –  Waxaa xalay Magaalada Nairobi ee Caasimada wadanka Kenya lagu Caweeyay Riwaayad Halgameed  aad iyo aad looga Mabsuuday ooy  Soo Bandhigtay Kooxda Heegan ee […]

 
 

Kormeerkii Waftiga Gudomiyaha JWXO iyo Jaaliyada Denmark oo Maanta Lagu Qabtay Copenhagen.

Kormeerkii Waftiga Gudomiyaha JWXO iyo Jaaliyada Denmark oo Maanta Lagu Qabtay Copenhagen.

Waxaa Maanta ooy taariikhdu tahay 1-2-2014 lagu qabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen shir aad ubalaadhan oo si heersare ah loosoo agaasimay. Shirkan ooy kasoo qaybgaleen dadwayne aad utiro badan oo […]

 
 

Shirkii xubnaha Faraca Midnimo ee xerada Dhadhaab oo guul ku dhamaaday

Shirkii xubnaha Faraca Midnimo ee xerada Dhadhaab oo guul ku dhamaaday

Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 1/2/14 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay shir si wayn loosoo agaasimay oy kasoo qaybgalay inta badan […]

 
 

Jaaliyadaha S.Ogadenya ee Yemen iyo Sacuudiga oo si kulul u cambaareeyay falkii gumaysiga uu ku afduubay madaxda JWXO

Jaaliyadaha S.Ogadenya ee Yemen iyo Sacuudiga oo si kulul u cambaareeyay falkii gumaysiga uu ku afduubay madaxda JWXO

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee kudhaqan wadanka yaman waxay sikulul ucabaaraynaysaa dhacdadii foosha xumayd eey nidaamka dhiigyacabka ah ee Itoobiya kula kacday masuuliyiin katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya […]

 
 

Halganka Gobanima-doon Bilowga ilaa Dhamaadka Wuxuu kala Miiraa Dadweynaha Halgamaya – Xarbi Adan

Halganka Gobanima-doon Bilowga ilaa Dhamaadka Wuxuu kala Miiraa Dadweynaha Halgamaya – Xarbi Adan

Maqaalkan xiisaha leh wuxuu qoraaga ku cabirayaa halganka gobanimadoon iyo heerarka kala duwan ee bulshada gumaysiga ku jirta ay u marto xoriyadda. Wuxuu yidhi qoraaga; […]

 
 

Halganka Gobanima-doon Bilowga ilaa Dhamaadka Wuxuu kala Miiraa Dadweynaha Halgamaya – Xarbi Adan

Halganka Gobanima-doon Bilowga ilaa Dhamaadka Wuxuu kala Miiraa Dadweynaha Halgamaya – Xarbi Adan

Sideedaba Halgan dhibkiisa oo badan & dheeftiisa oo aad u durugsan bulsho kuma dag dagto illaa dani ku hogaamiso keynaankaas aan lahayn meel loo hoydo […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay

Wararka naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka xogwaramay dagaaladii ugu dambeeyay ee ciidanka gumaysiga Itoobiya lagu naafeeyay. Dagaaladan oo isugu jiray weeraro […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay