Archive for: March, 2014

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo lagu qabtay Finland

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo lagu qabtay Finland

Maanta oo ay taairiikhdu ayhayd 28.03.2014 ayaa waxaa laga xusay dalka Finland maalinta xasuuqa ogaadenia, Barnaamijkan oo ay isku soo dubarideen Jaaliyada Soomalida Ogaadeenia iyo […]

 
 

Shirkii Guddiga Fulinta JWXO oo Guul ku Dhamaday – Bayaanka Shirka

Shirkii Guddiga Fulinta JWXO oo Guul ku Dhamaday – Bayaanka Shirka

Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Kulanka Guddiga Fulinta, 27 – 30 March 2014 Bayaanka kulanka Guddiga Fulinta Guddiga Fulinta ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) […]

 
 

A Tiger cannot change it’s spots – Pretending Otherwise While Helping Al-Shabab and South Sudan Rebels

A Tiger cannot change it’s spots – Pretending Otherwise While Helping Al-Shabab and South Sudan Rebels

But why is South Sudan risking its relationship with Ethiopia? This military agreement with Egypt is certainly going test their relationship, especially with Egyptian leaders […]

 
 

Xubnaha iyo Bulshada Xerada Qaxootiga Dhagaxley oo kala qaybgalay shirka Faraca Midnimo

Xubnaha iyo Bulshada Xerada Qaxootiga Dhagaxley oo kala qaybgalay shirka Faraca Midnimo

Maalin nimadii Axada taariikhduna ay ku beegnayd 30/3/14 Waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay lagu qabtay shir aad ubalaadhan oo ay kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kala […]

 
 

Noora Afgaab – Cabdulaahi itoobiya iyo ina Suubane oo galaaftay maxaabiistii lasii dayn lahaa maxaaa kala haysta?

Noora Afgaab – Cabdulaahi itoobiya iyo ina Suubane oo galaaftay maxaabiistii lasii dayn lahaa maxaaa kala haysta?

Sii dayntii maxaabiista ku xidhan jeel Ogaden miyay joogsatay? Su’aashaa ayaan weydiinay qaar la shaqeeya Cabdi Iley, waxayna si kooban ugu jawaabeen: Haa. Markaan weydiinay […]

 
 

Banaanbaxii Muslimiinta Itobiya oo shalay ka bilowday Masjidka weyn ee Anwar – Daawo

Banaanbaxii Muslimiinta Itobiya oo shalay ka bilowday Masjidka weyn ee Anwar – Daawo

Waxaa shalay banaanbax balaadhan ka dhigay masaajidka weyn ee Anwar ee muslimiinta Adisababa ay isugu yimaadaan salaada Jimcaha. Banaabaxan ayaa u muuqda inuu dib usoo […]

 
 

OgadenToday – Ogaden region is working towards Independence,says Ogaden Community

OgadenToday – Ogaden region is working towards Independence,says Ogaden Community

By Ahmed Abdi – Somali Ogaden Community in South Africa said on Thursday that it will intensify its efforts towards independence by supporting ONLF, strengthening […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO

Warbixintii ugu dambaysay ee ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka xogwarantay dagaallo meela kala duwan ka dhacay oo ciidanka gumaysiga lagu naafeeyay ayaa […]

 
 

Culumada Xeryaha Qaxootiga oo shirkoodii meertada ahaa isugu yimid xerada Ifo

Culumada Xeryaha Qaxootiga oo shirkoodii meertada ahaa isugu yimid xerada Ifo

Maalinnimadii khamiista oo ay taariikhdu kubeegnayd 27/3/14 waxaa xerada qoxootiga Ifo lagu qabtay shirkii culimo owdiinka sadexda xero ee Dhadhaab. Kulankan oo ah mid meerta […]

 
 

Video: ERi-TV President Isaias Afwerki’s Speech at the 30th Anniversary Wukaw Iz Demise

Video: ERi-TV President Isaias Afwerki’s Speech at the 30th Anniversary Wukaw Iz Demise

Speaking at the event which was broadcast live through Eri-TV and Dimtsi-Hafash witnessing various cultural as well as artistic performances, President Isaias called on enthusiasts […]

 
 

Shirweynihii 10aad ee Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa oo Guul ku dhamaaday – Go’aanadii

Shirweynihii 10aad ee  Jaaliyada Ogadeniya  ee Koonfur Africa oo Guul ku dhamaaday – Go’aanadii

Shir-sanadeedkii 10aad ee Jaaliyada Ogaadeeniya ee Dalka Koonfur Africa  ayaa lagu qabtay magaalada Port Elizabeth ee xarunta gobolka Eastern Cape.halkaas oo uu  Shirku oo socday […]

 
 

Ogaysiis – Shirweynihii Jaaliyadda S.Ogadenya ee Pacific

Ogaysiis – Shirweynihii Jaaliyadda S.Ogadenya ee Pacific

Waxaa magaaada Perth lagu qaban doonaa Shirqweynihii Jaaliyadaha Somalida Ogadenya ee dawladaha Pacific-ga. Sidaa daraadeed waxaa loogu baaqayaa dhamaan dadweynaha Somaliyeed inay ka soo qaybgalaan […]

 
 

Shirweynihii JOKA oo galay Maalintii 3xaad

Shirweynihii JOKA oo galay Maalintii 3xaad

Shirweynaha 10aad ee Jaaliyadda Ogadeniya  ee  Dalka Koonfur Africa ayaa si habsami ah uga socda magaalada Port Elizabeth ee xarunta gobolka Eastern Cape  halkaas oo […]

 
 

Barnaamjkii Aragtida Halgamaaga – Horumarinta Dhaqaale ee Dacaayadda Itobiya iyo Dhabtu Siday Tahay : Somaliya VZ Ogadenya

Barnaamjkii Aragtida Halgamaaga – Horumarinta Dhaqaale ee Dacaayadda Itobiya iyo Dhabtu Siday Tahay : Somaliya VZ Ogadenya

Warbixintii ay WAD Itobiya ugu jawaabaysay maqaalkii uu qoray saxafiga Martin Plaut waxay ku sheegeen in wargaysya caalami ah ay wax kasoo qoreen horumarka ka […]

 
 

Shirweynihii Jaaliyadda JOKA oo si habsami ah u socda

Shirweynihii Jaaliyadda JOKA oo si habsami ah u socda

Shirwynihii 10aad ee Jaaliyadda  Ogadeniya  ee Koonfur Africa ayaa maalintii  Labaad habsami uga socda  magaalada  Port Elizabeth ee Xarunta gobolka Eastern Cape  halkaas  oo ay isugu […]

 
 

DAILY NATION – The Somali-Ogaden protest at the Pan-African Parliament

DAILY NATION – The Somali-Ogaden protest at the Pan-African Parliament

On 18th March 2014, A small gathering of protesters outside the buildings at Gallagher Park in Midrand, South Africa shouted “AU where are you? Down, down, […]

 
 

Shirweynihii JOKA oo si rasmi ah uga furmay Port Elizabeth

Shirweynihii JOKA oo si rasmi ah uga furmay Port Elizabeth

Shirweynihii 10aad ee  Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa JOKA ayaa maanta  si rasmi ah uga furmay Magaalada  Port Elizabeth ee gobolka Eastern Cape . Shirka […]

 
 

Kulan Heer Sare ah ooy Iskugu Yimaadeen Masuuliinta Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Ururka

Kulan Heer Sare ah ooy Iskugu Yimaadeen Masuuliinta Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Ururka

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 23/4/2014, kulan heer sare ah oogu qabsoomay iyadoo la,adeegsanayo qalabka isgaadhsiinta casriga ah ( Tell Conferense) Masuuliinta oogu saraysa Hogaanka […]

 
 

Dood-Cilmiyeed ku saabsan Xalinta Dhibaatooyinka Bulshada iyo Raadinta Cadaalad Dhab ah.

Dood-Cilmiyeed ku saabsan Xalinta Dhibaatooyinka Bulshada iyo Raadinta Cadaalad Dhab ah.

Professor Nadarajan Sethuraju oo bare ka ah jaamacada Metropolitan State Univesity qaybteeda School of Law Enforcement and Criminal Justice  ayaa maanta u qabtay xubno ka […]

 
 

Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka warbixisay 15 weerar oo cadawga lagu qaaday bishan gudaheeda

Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka warbixisay 15 weerar oo cadawga lagu qaaday bishan gudaheeda

Warbixintii aan ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa faahfaahin dheeraad ka bixisay dagaallo badan oo ciidanka gumaysiga lagu naafeeyay bishan March gudaheeda. Warbixinta dagaalada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay