Archive for: March, 2014

Guddiga Dhexe ee JOKA oo shirkoodii caadiga ahaa isugu yimid Port Elizabeth

Guddiga Dhexe ee JOKA oo shirkoodii caadiga ahaa isugu yimid Port Elizabeth

Shirkii Gudiga dhexe ee Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Port Elizabeth ee Xarunta gobolka Eastern Cape halkaas oo uu […]

 
 

Ogaysiis – Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo lagu qaban doono Helsinki

Ogaysiis – Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo lagu qaban doono Helsinki

Waxaa Lala socodsiinayaa jaaliyadda Soomaalida Ogadeniya ee ku nool Finland inay ka soo qaybgalaan munaasabadda lau xusayo Maalinta Xusuuqa Ogadenya oo laqaban doono 28-29ka bisha […]

 
 

Hawlwadeenka iyo xubna ka socda OYSU Finland oo ka shiray qorshaha xuska OMD

Hawlwadeenka iyo xubna ka socda OYSU Finland oo ka shiray qorshaha xuska OMD

Waxaa maanta xarunta jaaliyadda Soomaalida Ogadeniya ee Helsinki ku shiray hawlwadeenka jaaliyadda iyo dhalinyarada OYSU. Shirkan oo ahaa mid loogu diyaargaroobayo munaasaba OMD xuska Maalinta […]

 
 

Hidaha iyo Dhaqanka Ogadenya oo lagu soo bandhigay tartanka qawmiyadaha dugsiyada Melbourne

Hidaha iyo Dhaqanka Ogadenya oo lagu soo bandhigay tartanka qawmiyadaha dugsiyada Melbourne

Maanta oo bishu tahay 20 March 2014 waxaa schoolada gabdha ee ku yaal magalada Melbourne laga xusay malinta qowmiyadka kala duwan. Waxaa lagu soo bandhigay […]

 
 

Adigu hadaad anigii noqotay aniguna kumaan noqdaa? Qaybtii 3xaad (Rooda Af-jano)

Adigu hadaad anigii noqotay aniguna kumaan noqdaa? Qaybtii 3xaad (Rooda Af-jano)

Waa qaybtii 3aad ee qormadeenii inoo soo taxnayd aan halkii ka sii wadano’e, Bani Aadamku dhalashadiisa kadib wuxuu maraa marxalado kala duwan waxaana koritaanka iyo […]

 
 

Daawo-Munasabadii lagu Xusayay Xasuga ka dhaca Ogadenya ee lagu qabtay Minneapolis

Daawo-Munasabadii lagu Xusayay Xasuga ka dhaca Ogadenya ee lagu qabtay Minneapolis
 
 

e-NCA TV Reports the Ogaden Community demonstration in front of Pan African Parliament- Watch Here

e-NCA TV Reports the Ogaden Community demonstration in front of Pan African Parliament- Watch Here

e-NCA TV reports the Ogaden Communities in Johannesburg demonstration in front of Pan African Parliament where the city police  granted for permission to protest against […]

 
 

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga – Hadafka EPRDF muxuu ahaa markay qabsadeen xukunka?

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga – Hadafka EPRDF muxuu ahaa markay qabsadeen xukunka?

Barnaamijka AH ee caawa intii suurtagal ah ee waqtiga noo saamaxo waxaan kaga hadli doonaa arima aad xasaasi u ah oo Dr. Maxamud Ugaas uu […]

 
 

Warbixin – Isku-daygii Itobiya inay joojiso Banaabaxa oo guuldaraystay iyo guusha ay soo hooyeen jaaliyadda JOKA

Warbixin – Isku-daygii Itobiya inay joojiso Banaabaxa oo guuldaraystay iyo guusha ay soo hooyeen jaaliyadda JOKA

Jaaaliyada Ogadeniya ee wadanka  Koonfur Africa ayaa  Aqalka  baarlamaanaka Africa  ee magaaladaJohannesburg(Pan African Parliament ) ku qabtay banaanbax  weyn. Banaana baxayaasha  oo kasoo kicitimay magaalooyinka  […]

 
 

Poisoned and thrown out of the jail ogaden – reported by Ali Yare.

Poisoned and thrown out of the jail ogaden – reported by Ali Yare.

A True Story – March 17, 2014 A report I am receiving now from Jigjigga (The headquarter of the puppet administration installed by Tigrean regime in […]

 
 

World Bulletin – Ogaden protesters slam Ethiopia outside Africa parliament

World Bulletin – Ogaden protesters slam Ethiopia outside Africa parliament

The Ogaden region is located inside Ethiopia but its people are ethnic Somalis and Muslim by religion. World Bulletin / News Desk More than 300 […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka waramay qaar ka mid ah dagaaladii ugu dambeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka waramay qaar ka mid ah dagaaladii ugu dambeeyay

Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo ciidanka gumaysiga lagu naafeeyay. Dagaaladii ugu danbeeyay ee ay warbixintoodu nasoo gaadhayna waxay […]

 
 

Jaaliyadda JOKA iyo OYSU/Johannesburg oo ka qaybgalay shirka qaban-qaabada sanadguurada Baarlamaanka Afrika

Jaaliyadda JOKA iyo OYSU/Johannesburg oo ka qaybgalay shirka qaban-qaabada sanadguurada Baarlamaanka Afrika

Ururka  Midawga  Dhalinta & Ardayda  Ogadeniya  (OYSU)  Qaybtiisa  magaalada Johannesburg  ee  Dalka  Koonfur Africa  iyo  masuuliyiin  ka  socoday maamulka Jaaliyada Ogadeniya  ee South Africa ayaa  […]

 
 

Gudiyada Faracyada Xeryaha Qaxootiga oo kulankoodii meertada ahaa isugu yimid

Gudiyada Faracyada Xeryaha Qaxootiga oo kulankoodii meertada ahaa isugu yimid

Maalin nimadii Axada taariikhduna ay kubeegnayd 16/3/14 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay kadhacay shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen gudiyada faracyada ka howlgala Dhadhaab. Shirkan […]

 
 

Ethiopia: Silence, Pain, Lies and Abductions

Ethiopia: Silence, Pain, Lies and Abductions

March 16, 2014 By Muktar M. Omer Template denials The Ethiopian Government, through its foreign ministry,  responded to Martin Plaut’s article “Silence and Pain: Ethiopia’s […]

 
 

Kasoo qeybgal Shirka Haweenka Somalida Ogadeniya ee London 22 March 2014

Kasoo qeybgal Shirka Haweenka Somalida Ogadeniya ee London 22 March 2014

Waxaa la ogeysiinaya dhamaan Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ee UK inuu dhici doono Sabtida 22 Mach 2014 shirkii ururka haweenka somalida Ogadeniya. Halkaas oo looga hadli […]

 
 

A devastating story of the jail Ogaden in jigjigga by Qorahay online Translated into English by Ali Yare

A devastating story of the jail Ogaden in jigjigga by Qorahay online Translated into English by Ali Yare

Few days ago, as I was searching news and information about the situation in ogaden through the region’s leaning websites, I came across a heartbreaking […]

 
 

Sawiro kamid ah Shirkii Xuquuqul insaanka ee ka dhacay London

Sawiro kamid ah Shirkii Xuquuqul insaanka ee ka dhacay London

Magaalada London waxaa lagu qabtay shir ay soo qaban qaabisay jaaliyada Ogadeniya ee London oo ay isbahaysanayaan Jaaliyadaha Oromada, Beenshanguul, Oromada, Gambella, iyo Qowmiyadaha kale […]

 
 

Munasabdii Lagu Xusayay Malinta Xasuqa Shacabka Ogadenya oo Jamacada Minnesota ka dhacday

Munasabdii Lagu Xusayay Malinta Xasuqa Shacabka Ogadenya oo Jamacada Minnesota ka dhacday

Minneapolis- Sabti, March, 15 2014. Waxaa munasab lagu xusayay malinta xasuuqa shacabka Ogadenya ay ka dhacday jamacada Minnesota qaybteda  ku tala Minneapolis. Shirkan oo ahaa mid ay siwayn usoo […]

 
 

OYSU – Minnesotta iyo Shir lagaga hadlayo Arimaha Xuquuqda Aadanaha oo Mr. Graham Peebles uu ka qayb qaadan doono

OYSU – Minnesotta iyo Shir lagaga hadlayo Arimaha Xuquuqda Aadanaha oo Mr. Graham Peebles uu ka qayb qaadan doono

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU faracaMinnesotawuxuu idiinku baaqayaa inaad kala soo qaybgashaan Shir balaadhan oo looga hadli doono arimaha Xuquuqul Insaanka oo uu ka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay