Archive for: March, 2014

Siminaar loogu magacdaray – Itobiya Maqal kuwa kuu Digaya iyo Kuwii kuu Xidhnaa (Ethiopia – Listen To WhistleBlowers and Jailed Journalists

Siminaar loogu magacdaray – Itobiya Maqal kuwa kuu Digaya iyo Kuwii kuu Xidhnaa (Ethiopia – Listen To WhistleBlowers and Jailed Journalists

Siminraa ay soo qaban-qaabiyeen Xisbiyada Dimoqraadiga iyo Hantiwadaaga (Socilaists & Dimocrates) iyo ururka u dooda Saxafiyiinta ee CPJ (Committee to Protect Journalists) ayaa lagu qaban […]

 
 

Adigu hadaad anigii noqotay aniguna kumaan noqdaa? Qeybtii 2aad

Adigu hadaad anigii noqotay aniguna kumaan noqdaa?  Qeybtii 2aad

Qeybtii kowaad hadaad horey u aqrin hoos ka fiirso Linkiga Qeybta 1aad ee Qormadan. Aan hoos u sii daadagee Umada Soomaaliyeed waxaa ku dhacay burbur […]

 
 

Jaaliyadda Koonfur Afrika oo isu diyaarinaysa Banaabaxa lagu horqabanayo baarlamaanka Pan African

Jaaliyadda Koonfur Afrika oo isu diyaarinaysa Banaabaxa lagu horqabanayo baarlamaanka Pan African

Jaaliyadda Ogadeniya ee Dalka  Koonfur Africa ayaa banaanbax  ay si weyn u soo qaban qaabisay ku qabanaysa Pan African Parliament  Gallapher Estate Midrand  Johannesburg  hortiisa  […]

 
 

Tacsi ku socota dhamaan bulshadii ku hongowday Jeel Ogaadeen – Xaaji Maxamad

Tacsi ku socota dhamaan bulshadii ku hongowday Jeel Ogaadeen – Xaaji Maxamad

Walaalayaal waad lawada socoteen in dad badan oon waxba galabsan ay ku dabranaayeen goobta Jaxiimada ah ee loo yaqaano jeel ogaadeen. Asbuucii lasoo dhaafay ayay […]

 
 

Mass protest against Ethiopia’s collective punishment in ogaden on 10th anniversary of PAP

Mass protest against Ethiopia’s collective punishment in ogaden on 10th anniversary of PAP

In the celebrating event of 10th anniversary of Pan African parliament (PAP),Ogaden community in South (OCSA) Africa will lead a peaceful picketing outside the PAP […]

 
 

A conference of Worsening Human rights Crises in Ogaden, Oromiya, Sidama, and Gambella

A conference of Worsening Human rights Crises in Ogaden, Oromiya, Sidama, and Gambella

London UK: A conference has been organised on the growing Human rights Crisis in Ogaden, Oromia, Sidama, Gambella and other parts of Ethiopia on 15 […]

 
 

Ogeysiis UK; Shirweyne Xuquuqul Insaanka Ogadeniya, Oromiya, Sidama, Gambela iyo Ethiopia looga hadlayo Sabti 15/03/2014

Ogeysiis UK; Shirweyne Xuquuqul Insaanka Ogadeniya, Oromiya, Sidama, Gambela iyo Ethiopia looga hadlayo Sabti 15/03/2014

Jaaliyada Ogadeniya ee UK oo ay iskaashanayaan Qowmiyadaha Oromada, gambela, Sidama iyo Qowmiyadaha kale ee Ethiopia ayaa soo qaban qaabiyay shirweyne looga hadlayo Xaalada qalafsan […]

 
 

Warbixanadii xarunta Dhexe iyo faahfaahinta dagaa;adii ugu dambeeyay

Warbixanadii xarunta Dhexe iyo faahfaahinta dagaa;adii ugu dambeeyay

Wararka naga soo gaadhaya dhulka Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ay CWXO ku qaadeen ciidamada nacabka oo cashiro lama ilaawaan ah loogu dhigay. […]

 
 

Ogaysiis – Banaabax looga soo horjeedo xasuuqa Itobiya ay ka wado Ogadenya

Ogaysiis – Banaabax looga soo horjeedo xasuuqa Itobiya ay ka wado Ogadenya

Jaaliyada Ogadeniya ee Dalka Koonfur Africa waxay Ogaysiinaysaa dhamaan dadweynaha  Somaliyeed ee ku dhaqan Dalka Koonfur Africa gaar ahaan Magaalooyinka  Johannesburg Iyo Pretoria in  laqaban […]

 
 

OT – Hundreds Protest against Ethiopian human Rights Abuses in Ogaden at Geneva Conference

OT – Hundreds Protest against Ethiopian human Rights Abuses in Ogaden at Geneva Conference

Hundreds of Somali people from Occupied-Ogaden region and ONLF supporters protested against Ethiopian human rights abuses (Ogaden European Diaspora Association-2 )in Ogaden region on Monday march […]

 
 

Barnaamijka Aragtida Halgamaaga – Gumaysi dal ma horumariyaa? Haa – Haduu yahay !

Barnaamijka Aragtida Halgamaaga – Gumaysi dal ma horumariyaa? Haa – Haduu yahay !

Barnaamijka AH ee caawa waxay ahyd in aan sii waadno baadhitaankii Dacaayadda uu gumaysiga ugu talagalay gudaha, hasa ahaatee su’aalo badan oo nalaga weydiiyay arimaha […]

 
 

Allaha u naxariisto Yusuf Carab wuxuu ahaa Halyay aan ka been sheegin dhaartuu maray – Jaaliyaada Germany

Allaha u naxariisto Yusuf Carab wuxuu ahaa Halyay aan ka been sheegin dhaartuu maray – Jaaliyaada Germany

Dulmanayaal, waxey Soomaalidu ku Maahmaahdaa geeri nimaadan Aqoon iyo Geel-jire ayey ku Feydaa, taasoon ula jeedno qofkii aadan la soo shaqaynin si kasta ood halganka […]

 
 

Faahfaahin dheeraad ah iyo Sawiro Qaali ah – Banaanbaxii Geneva

Faahfaahin dheeraad ah iyo Sawiro Qaali ah – Banaanbaxii Geneva

Banaanbax aad u culus oo ay isugu yimaadeen boqolaal ka socda jaaliyadaha Ogaadeenya ee Yurub ayaa ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva horteeda. Jaaliyadaha […]

 
 

Daawada Filim yar oo laga soo duubay Banaanbixii iyo Sawiro Cusub oo nasoo gaadhay

Daawada Filim yar oo laga soo duubay Banaanbixii iyo Sawiro Cusub oo nasoo gaadhay

Waxaad ka daawan doontaan halkan filim laga soo duubay Banaanbixii jaaliyadaha Yurub ay ku banaabaxeen Xarunta Qaramada Midoobay ee Jeneva iyo sawiradii ugu dambeeyay ee […]

 
 

The Ethiopian Regional Administration in Ogaden Throws out Of Jail Ogaden 300 Battered and dying Detainees into the streets of Jigjiga

The Ethiopian Regional Administration in Ogaden Throws out Of Jail Ogaden 300 Battered and dying Detainees into the streets of Jigjiga

March 10, 2014 The Ethiopian regional Administration Ogaden released 300 detainees from Jail Ogaden at midnight on March 6, 2014. Since then more than 20 […]

 
 

Banaabixii jaaliyadaha ay ku horqabanayeen QM ee Geneva oo bilowday saaka walina socda

Banaabixii jaaliyadaha ay ku horqabanayeen QM ee Geneva oo bilowday saaka walina socda

Waxaa abaarihii 9 kii subaxnimo kabilawday Mudaaharaad balaadhan ooy soo qabanqaabiyeen Jaaliyaad Somalilda Ogadenya ee kudhaqan qaarada Yurub xarunta Qaramada Midoobay ee Caasimada wadanka Switzerland […]

 
 

Haweenka Itobiya oo shalay banaanbax balaadhan ka dhigay Adis-Ababa

Haweenka Itobiya oo shalay banaanbax balaadhan ka dhigay Adis-Ababa

Waxaa magaalada Addis-Ababa isugu soo baxay boqolaal Haweenka magaalada ah 8dii Bishan oo ah Maalin loo Dabaaldago Xuska Haweenka. Haweenka ayaa ka cabanayay sida ay […]

 
 

Frontline Club Oslo: Ethiopia

Frontline Club Oslo: Ethiopia

Here you can watch our last event in full-length online – about the dictatorship in Ethiopia, with video material disclosing suppression, land grabbing and internally […]

 
 

Jaaliyadaha Ogaadeenya ee Yurub oo ku sii qulqulaya xarunta QM ee Geneva

Jaaliyadaha Ogaadeenya ee Yurub oo ku sii qulqulaya xarunta QM ee Geneva

Jaaliyadaha Yurub ayaa si xoowli ah ugu sii qulqulaya magaalada Geneva ee Switzerland. Jaaliyadaha oo ka kala yimid wadamada UK, Norway, Sweden, Denmark, Holland, Germany, […]

 
 

Habeenkii Jaangow iyo Hidaha Somaliyeed oo Nairobi looga caweeyay

Habeenkii Jaangow iyo Hidaha Somaliyeed oo Nairobi looga caweeyay

Caawa waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Bandhig Faneed (show) lamagac baxay Habeenka Jaango iyo Hidaha Soomaaliyeed. Waxaa Bandhiga Faneedkaa kasoo qayb galey dadwayne aad ufarabadan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay