Archive for: March, 2014

Hogaanka Warfaafinta JWXO – Waa Been la doonayo in Itobiya loogu dhawaado

Hogaanka Warfaafinta JWXO – Waa Been la doonayo in Itobiya loogu dhawaado

Qaar ka mid ah Shabakadaha Wararka ee arimaha Somalida Waqooye (Somali-Land) wax ka qoraya ayaa waxay soo daabaceen in lagu qabtay aagga Saylac Saddex nin […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeeyay

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soogaadhay Xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo badan oo ciidanka wayaanaha lagu wiiqay. Dagaalada aynu helnay warbixintooda oo 10goob […]

 
 

Ogaysiis – Shirweynihii Jaaliyadda Qaaliga ah ee Koonfur Afrika oo dib loogu dhigay 25ka bishan

Ogaysiis – Shirweynihii Jaaliyadda Qaaliga ah ee Koonfur Afrika oo dib loogu dhigay 25ka bishan

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha Jaaliyada Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika meel kasta oo ay jogaan  in la gaadhay xiligii uu dhici jiray Shirwaynaha Jaaliyada oo […]

 
 

Ardeyda Jaamacada Birmingham oo qabtay shir looga hadlayo Qadiyada Somalida Ogaden 6 March 2014

Ardeyda Jaamacada Birmingham oo qabtay shir looga hadlayo Qadiyada Somalida Ogaden 6 March 2014

Shir si heersare ah loosoo aggaasimay ayaa ka dhacay Jaamacada Birmingham University. Shirkan ayaa waxaa soo aggaasimay ardeyda wax ka barata Jaamacadaas, waxaana looga hadlay […]

 
 

Shirkii Ururka Haweenka London, UK oo dib loo dhigay

Shirkii Ururka Haweenka London, UK oo dib loo dhigay

Maamulka Ururka Haweenka ayaa ogeysiinaya dhamaan xubnaha ururka haweenka jaaliyada UK iyo taageerayasha iyo dhamaan intii jecleyd inay kasoo qeyb gasho Shirkii hawenka oo ku […]

 
 

Shilaabonews – Boob, iyo Dhac, Dil, nooc Cusub ah, oo ka bilaabmay Dalka Ogaadeniya —

Shilaabonews – Boob, iyo Dhac, Dil, nooc Cusub ah, oo ka bilaabmay Dalka Ogaadeniya —

SHN – Sida, aad ka war qabtaan dalka Ogaadeniya, waxaa ka dhaca, waxyaabaha gabood falada ah, ee lagula kaco adamaha, kuwooda uugu foosha xun, dabcan […]

 
 

Xasuuqa, Handadaada iyo Afduubka Itobiya – Graham Peebles

Xasuuqa, Handadaada iyo Afduubka Itobiya – Graham Peebles

(Translated by Ali Yare) Dagaalka hubaysan ee ka oogan gobolka ay gumaysato Itobiya ee Ogadenya dagaalkaas oo ah mid qarsoon oo dunida inteeda kale laga […]

 
 

Barnaamijka Aragatida Halgamaaga – Miisaanka Dacayaadda Madow

Barnaamijka Aragatida Halgamaaga – Miisaanka Dacayaadda Madow

Waxaad hoosta ka daawataan Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga oo todobaadkanna aan ku eegi doono siyaabaha lagu garto -Dacaayadda Madow (Black Propaganda). Waxaan ugu gogol xaadhaynaa inuu […]

 
 

U.S. Department of State pans Ethiopia’s Human Rights record

U.S. Department of State pans Ethiopia’s Human Rights record

March 3, 2014 The U.S. Department of State’s 2013 report has revealed the human rights violations in Ethiopia. The reports states that one of the […]

 
 

Adigu hadaad anigii noqotay aniguna kumaan noqdaa? – Rooda Afjano

Adigu hadaad anigii noqotay aniguna kumaan noqdaa? – Rooda Afjano

Marka hore waxaan salaamayaa Umadda Soomaaliyeed waxaanan leeyahay ACWW, Salaam dabadeed waxaa aad ii soo jiitay Cinwaankan sare oo ku dhex jiray sheeko la iiga […]

 
 

Dugsiyada Sare ee London oo looga hadlay Qadiyada Ogadeniya

Dugsiyada Sare ee London oo looga hadlay Qadiyada Ogadeniya

Dugsiyada Sare ee magaalada London ayaa laga bixiyay casharo ku aadan taariikhda dhulka somalida Ogadeniya. Casharadan ayaa waxaa bixinayay caruur kamdi ah Ururka OYSU oo […]

 
 

Jaamacada Birmingham University Bandhig Qadiyada Ogadeniya loogu sameeyay

Jaamacada Birmingham University Bandhig Qadiyada Ogadeniya loogu sameeyay

Isniin 03/03/2014 Birmingham Jaamacada Birmingham University ee ku taala caasimada labaad ee wadanka Ingiriiska ayaa lagu soo bandhigay Bandhig ku aadan Taariikhda iyo hidaha Dhaqanka […]

 
 

Warbixintii xarunta Dhexe oo faahfaahinaysa weerardii cadawga lagu qaaday iyo khasaaraha ka soo gaadhay

Warbixintii xarunta Dhexe oo faahfaahinaysa weerardii cadawga lagu qaaday iyo khasaaraha ka soo gaadhay

Warbixintii aan ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo badan oo ciidanka gumaysiga Itoobiya lagu wiiqay. Dagaalada ay faahfaahintoodu nasoo gaadheen oo meela […]

 
 

Jaaliyadda Perth oo shir balaadhan oo lagu xusayo Maalinta Xasuuqa Ogadenya isugu timid

Jaaliyadda Perth oo shir balaadhan oo lagu xusayo Maalinta Xasuuqa Ogadenya isugu timid

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 2/3/2014 ka dhacay hool wayn oo ku yaala magaalada Perth baroor diiq lagu xusayay xasuuqa ba’an een kala joogsiga lahayn […]

 
 

Maamulkii faraca Midnimo ee Xerada Dhadhaab oo ku wareejiyay xilka maamul cusub oo la doortay

Maamulkii faraca Midnimo ee Xerada Dhadhaab oo ku wareejiyay xilka maamul cusub oo la doortay

Maalin nimadii Axada taariikhduna ay ku beegnayd 2/3/14 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen faraca Midnimo. Shirwaynahan oo laqabto halkiisanaba mar ayaa […]

 
 

WaagaCusub – Xuseen Cirfo waa dambiile magacii reerkiisa meel uga dhacay

WaagaCusub – Xuseen Cirfo waa dambiile magacii reerkiisa meel uga dhacay

Shabakadda Waagacusub oo ku caanbaxay baadhitaanka siraha qarsoon ayaa soo bandhigay ninkii ka dambeeyay dhalinayardii uu ka midka ahaa N/hure Sh. Muxumad Ani ee loo […]

 
 

International Women Day oo lagu marti qaday OYSU iyo Ogaden community

International Women Day oo lagu marti qaday OYSU iyo Ogaden community

Waxaa maalintii shalay ee bishu ku beegney 1/3/2014 kadhacay wadanka Australia gaar ahaan magalada Melbourne shir ay haya’adda caalamiga ee loo yaqaano Humanitarian Crises Hub soo qaba qabisay oo loogu magac daray International Women day oy kazoo qayb galeen qawmiyadaha kala duwan ee ku […]

 
 

BIRMAD BAA OGAADEENIYA UMAQAN LAGU BOGSOODAAYE – Xaaji Maxamad

BIRMAD BAA OGAADEENIYA UMAQAN LAGU BOGSOODAAYE – Xaaji Maxamad

Cinwaanka oo ah baytka ugu dambeeya gabayga hoos yaala, inta aadan gaadhin waxaan idin sii dhex marinayaa inaad ila fiirisaan farqiga u dhexeeya shabakadaha ka […]

 
 

Ethiopian persecution, threats and kidnappings By Graham Peebles

Ethiopian persecution, threats and kidnappings  By Graham Peebles

Hidden and isolated from the world, the armed conflict raging in the Ogaden region of Ethiopia goes unnoticed. The killing and raping of innocent civilians […]

 
 

Xaflad Xil-wareejin ah oo Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) faraca Finlad u qabsoomay

Xaflad Xil-wareejin ah oo Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) faraca Finlad u qabsoomay

Waxaa maanta shalay oo Sabti ahayd lagu qabtay xarunta jaaliyadda Soomaalida Ogadeniya xaflad xilwareejin ah oy xilka ay kula kala wareegayeen gudigii hore ee dhalinyarada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay