Archive for: April, 2014

Sarkaalka Sare ee Ciidanka Qalabka Sida Waa Inuu Tusaale u Yahay Wadinyadda Umadaasi

Sarkaalka Sare ee Ciidanka Qalabka Sida Waa Inuu Tusaale u Yahay Wadinyadda Umadaasi

Sarkaalk Somaliyeed ee Ciidanka Qalabka Sida waxaa lagu soo barbaarin jiray wadaniyadda iyo inuu ku seexdoo kusoo tuuso inay jiraan dal Somaliyeed oo wali gumaysi […]

 
 

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga iyo Taxanaha Mawqifka Halgamaaga

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga iyo Taxanaha Mawqifka Halgamaaga

Barnaamijka AH ee todobaadkan waxaa lagaga hadlayaa arima ay ka mid yihiin ereyada uu gumaysiga kusoo celceliyo ay kamidka yihiin – nabad – horumar – […]

 
 

Joojiya Dhaqaalaha La Siinayo Kali-Talisnimada Itobiya (Stop financing tyranny like in Ethiopia: William Easterly)

Joojiya Dhaqaalaha La Siinayo Kali-Talisnimada Itobiya (Stop financing tyranny like in Ethiopia: William Easterly)

Ninka ku dhawaaqay ereyadaa waa Dhaqaalyahan Mareykan ah oo ku takhasusay – Xidhiidhka ka dhexeeya Kobaca Dhaqaalaha iyo Mucaawanada Dibadda (Economic Growth and Foreign Aid). […]

 
 

QOL – Qorahay Media oo Baaq ka soo saaray Wariyaasha Itoobiya xidhay

QOL – Qorahay Media oo Baaq ka soo saaray Wariyaasha Itoobiya xidhay

Wariyaashaas ayaa Maxkamad la soo taagay maalinimadii Axada ee 26/04/2014 waxaana lagu eedeyay dhamaantood inay kiciyaan Rabshado, balse edaymahaas ayaan sal & raad toona loo […]

 
 

Gudomiyayasha Jaliyadaha Somalida Ogadenya Iyo Xubnaha Golaha dhexe ee Qarada Waqoyiga America oo Shir Khadka Talefonka ah isugu Yimid

Gudomiyayasha Jaliyadaha Somalida Ogadenya Iyo Xubnaha Golaha dhexe ee Qarada Waqoyiga America oo Shir Khadka Talefonka ah isugu Yimid

Q/W America- Maanta oo Axad ah, 27 April 14, waxaa khadka talephonka shir muhiim ah isugu yimid Gudomiyayasha Jaliyada Somalida Ogadenya iyo xubnaha golaha dhexe […]

 
 

Qaybaha kala duwan ee maamulka Guddiga Qaxootiga Ogadenya (ORCC) oo kulan hawleed isugu yimid

Qaybaha kala duwan ee maamulka Guddiga Qaxootiga Ogadenya (ORCC) oo kulan hawleed isugu yimid

Maalin nimadii Axada taariikhduna ay kubeegnayd 27/4/14 Waxaa xerada qoxootiga ee Dhagaxlay kulan shaqeed isugu yimid gudiga qoxootiga Ogadenia ee ka howl gala Dhagaxlay. Gudiga […]

 
 

Gudoomiye Ku-Xigeenka HWF oo booqasho hawleed ku jooga Melbourne

Gudoomiye Ku-Xigeenka HWF oo booqasho hawleed ku jooga Melbourne

Waxaa shalay oo taariikhdu 27/4/14 ka dhacay hool wayn oo ku  yaala magaaladaMelbourneshir balaadhan oo soo qaban qaabiyeen jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Victoria/Melbourne shirkaas oo uu […]

 
 

Norway: Shirkii Xubnaha Jaaliyada S. Ogadenya oo Guul ku dhamaaday

Norway: Shirkii Xubnaha Jaaliyada S. Ogadenya oo Guul ku dhamaaday

Oslo: Waxaa maanta ka dhacay wadanka Norway caasimadiisa Oslo, shirkii xubnaha Jaaliyadda Soomaalida Ogadenya ee ku dhaqan Oslo iyo aggagaarkeeda. Shirkan ayaa waxaa marti-sharaf ahaan xubnaha […]

 
 

Banaanbixii uu qaban-qaabinayay Xisbiga Semayawi oo ka bilowday Adisababa

Banaanbixii uu qaban-qaabinayay Xisbiga Semayawi oo ka bilowday Adisababa

Xisbigan mucaaradka ah ee loo yaqaano Blue Party ama Semayawi Party ayaa todobaadkanoo idil abaabulayay banaanbax balaadhan inuu ku qabto Adisababa maanta oy bishu tahay […]

 
 

Maamulka OYSU/Perth oo shir ku gaadhay go’aano muhiim u ah ururka iyo halganka

Maamulka OYSU/Perth oo shir ku gaadhay go’aano muhiim u ah ururka iyo halganka

Maalinamadii Sabtida ee ay taariikhdu ku beegnayd 26/4/2014 ayaa waxa shir muhiim ah isugu yimid Ururka Midawga Dhaliyarda Iyo Ardayda Ogadenia (OYSU) Perth. Shirkaas oy […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO naga soo gaadhay ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalada ka socda gudaha wadanka Ogadenia, waxayna ka xoogwarantay khasaraha soo gaadhay ciidanka […]

 
 

Gudoomiye Ku-xigeenka HWF oo ka dagay Melbourne

Gudoomiye Ku-xigeenka HWF oo ka dagay Melbourne

Waxaa wali halkii ka sii socda booqashadii uu G/xigeenka Warfaafinta JWXO mudane Maxamed Cali ku marayay qaarada Pacific-ga wuxuuna maanta oo tariiqdu tahay 26/4/14 uu […]

 
 

Halganto, Abwanad Rooda Afjano oo Si diiran Loogu soo dhaweyay Minnesota, USA.

Halganto, Abwanad Rooda Afjano oo Si diiran Loogu soo dhaweyay Minnesota, USA.

Minneapolis- Jimce, 25 April 14, Waxaa manta galabnimadi gagida diyaradaha ee calamiga ah  (St.paul/Minneapolis International Airport) kasoo caga dhigatay diyaradii ay la socotay Halganto, Abwanada Canka […]

 
 

Waraysi ay Ileys faraca Australia la yeelatay Mudane Adan Dakhare Isu-duwaha jaaliyadaha Pacific-ga

Waraysi ay Ileys faraca Australia la yeelatay Mudane Adan Dakhare Isu-duwaha jaaliyadaha Pacific-ga

Barnamaijka Ileys ee Australia ayaa wareysi xiisa badan la yeelatay Isu-duwaha Jaaliyadaha Pacific-ga oo shirweynahoodii 8aad uu ugu soo dhamaaday bishan magaalada Perth. Wareysigan oo […]

 
 

Markaan daawanay doodii Xogmaal ee StarTV

Markaan daawanay doodii Xogmaal ee StarTV

Ugu horeyn waxaan qirayaa inuu ahaa dood aad u fiican isla markaana ay labada qof oo doodahayay si aan looga baranin Somalida u ilaalinayeen anshaxa […]

 
 

StarTV- Xogmaal iyo Doodii uu ka qaybqaatay mudane Daahir Tamuuje

StarTV- Xogmaal iyo Doodii uu ka qaybqaatay mudane Daahir Tamuuje

Waxaa dooddu ay ku saabsantahay xaalada guud ee Kililka 5aad waxaana doodda ka soo qayabgalay Masuul ka tirsan ururka Mucaaridka ONLF iyo Aqoonyahan taageersan Dawlad […]

 
 

Wafti JWXO ah oo uu hogaaminayo Hoggaanka Bulshada & Adeegga Dadwaynaha ayaa dalka Turkiga booqasho ku jooga

Wafti JWXO ah oo uu hogaaminayo Hoggaanka Bulshada & Adeegga Dadwaynaha ayaa dalka Turkiga booqasho ku jooga

Waxaa waddanka Turkiga in muddo ahba booqasho ku jooga wafti ka socda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO, kaasoo la kulmay hoggaamiyayaasha qaar ka mid ah […]

 
 

Hooyo ay ka qaateen wiilkeedii yaraa ciidamada Itobiya oo soo gashay xerada Dhadhaab

Hooyo ay ka qaateen wiilkeedii yaraa ciidamada Itobiya oo soo gashay xerada Dhadhaab

Tan iyo intii uu wadanka Ogadenia gacanta ugalay gumaysiga madow ee Itoobiya waxaa soo baxayay dhibaatooyin aad ubadan oo ay shacabka Somalida Ogadenia ee birimagaydada ah […]

 
 

NewsPoint Africa – Ethiopia Asked to Provide Human Rights Groups Access To Somali Region of Ogaden

NewsPoint Africa – Ethiopia Asked to Provide Human Rights Groups Access To Somali Region of Ogaden

The voice Somalis from Ogaden region of Ethiopia has finally been heard by the international community. The United States, the United Kingdom as well as […]

 
 

Wali waxaa socda isbadalkii maamulada ee JOKA.

Wali waxaa socda isbadalkii maamulada ee JOKA.

Waxaa maanta magaalada Durban ee Gobolka Kwazulu Natal kafurmay abaarihii 09:00 subaxnimo shirkii sanadlaha ahaa ee faraca Durban. Shirkan oo ahaa shirkii Labaad ee faraca […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay