Archive for: April, 2014

Katalonya (Catalonia) oo diiday inay ka tanaasulaan Aftida Aaya-Ka-Tashigooda

Katalonya (Catalonia) oo diiday inay ka tanaasulaan Aftida Aaya-Ka-Tashigooda

Wuxuu khilaaf xoogan soo kala dhex galay barlamaanka gobolka Catalonia oo u codeeyay in shacabka dalkaasi afti laga qaado iyo baralmaanka dalka Spain oo diiday […]

 
 

OT- Soyaalka Reer Ogaadeeniya iyo Sugulle”

OT- Soyaalka Reer Ogaadeeniya iyo Sugulle”

Soyaalka Reer Ogaadeeniya iyo Sugulle”  wuxuu noqon doonaa buuggii ugu horreeyey ee noocisa ah oo Af-Soomaali ku qoran, ee wax ka qora guud ahaan siyaasadda […]

 
 

Haya’dda HRW oo wareysiyo la yeelatay dhibanayaasha soo galay xerada qaxootiga Dhadhaab

Haya’dda HRW oo wareysiyo la yeelatay dhibanayaasha soo galay xerada qaxootiga Dhadhaab

Hay’ada u dooda xuquuqda aadamaha ayaa maalmahanba waday wareeysiyo ay layeelanaysay qoxootiga S.ogadenia ee kudhaqan xeryaha qoxootiga ee Dhadhaab. Hay’ada human Right Watch ayaa waday […]

 
 

U.S,UK plus EU and United Nations finally recognize the rights of Somali people in Ogaden Region

U.S,UK plus EU and United Nations finally recognize the rights of Somali people in Ogaden Region

The U.S House of Representatives and the government ofUnited Kingdomplus EU Parliament and United Nations have recently stepped up a campaign to help Somalis from […]

 
 

Stop military aggression against civilians in Afar Region of Ethiopia!

Stop military aggression against civilians in Afar Region of Ethiopia!

Afar People’s Party (Qafar Ummattah Party) Press Realease The ongoing atrocities committed by the TPLF/EPRDF regime are reaching the limit in Ethiopia in general and […]

 
 

Shir hawleed ay ku kulmeen masuulinta Hoggaanka Arrimaha Dibedda JWXO

Shir hawleed ay ku kulmeen masuulinta Hoggaanka Arrimaha Dibedda JWXO

Waxaa bishan 20keeda, ku Kulmay Teleconference, masuulinta HAD ee dalalka Dibedda. Kulankaas oo ajendihiisu ahaa: Warbixin guud Qiimaynta Hawlgalada HAD iyo qorshayaashii 3da bilood ee […]

 
 

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga iyo mudane Xaaji Ciraaqi

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga iyo mudane Xaaji Ciraaqi

Weli waxaa inoo socda taxanihii aan kaga hadlaynay isbadalka taariikhiga ah ee Halganka Shacabka Somalida Ogadenya uu galay. Kaasoo aan ku sheegnay in markii ugu […]

 
 

War murtiyeedka ka soo baxay shirweynihii 8aad ee jaaliyadaha Pacific-ga

War murtiyeedka ka soo baxay shirweynihii 8aad ee jaaliyadaha Pacific-ga

Shirwaynihii 8aad ee Pacific-ga oo lugu qabtay magaaldaPerth(caasimada galbeedkaAustralia) mudadii u dhaxaysay 20-kii ilaa 21-kii bishan April ayaa ku dhamaatatay guul lagu naaloon karo. Shirkaasoo […]

 
 

Ururka OYSU iyo Jaliyada Ogadenya ee gobolka Taxes, USA oo Shir Muhiim ah isugu yimid

Ururka OYSU  iyo Jaliyada Ogadenya ee gobolka Taxes, USA oo Shir Muhiim ah isugu yimid

Malintii Sabtida ahayd Ururka midowga  dhalinta iyo ardayda Ogadenya (OYSU) iyo jaliyada Ogadenya ee gobolka Taxes ee wadankani maraykanaka aayaa shir baladhan isugu yimid.   […]

 
 

OYSU Minnesota oo Wacdaro ka mujisay habeenkii hidhaha iyo dhaqanka Africa

OYSU Minnesota oo Wacdaro ka mujisay habeenkii hidhaha iyo dhaqanka Africa

Habeenkii Sabtida ahayd 19 April 2014 ayay ururka midowga dhalinta iyo ardayda Ogadenya (OYSU) ay ka qayb galeen tartanka sanadlaha ah ee lagu qabto Jamacada […]

 
 

Siyaasadda Itobiya ee Al-Shabaabka Somaliya iyo Hawaarinta (Liyu-Booliska) Ogadenya

Siyaasadda Itobiya ee Al-Shabaabka Somaliya iyo Hawaarinta (Liyu-Booliska) Ogadenya

Itobiya markii lagu jabiyay Somaliya oy ka baxday ugama aanay bixin in aanay kusoo noqonin ee waxay uga baxday inay dib u fiiriso khaladaadka ay […]

 
 

Ogaysiis Muhiim ah – Shirkii Jaaliyada JOKA

Ogaysiis Muhiim ah – Shirkii Jaaliyada JOKA

Waxaa dhamaan xubnaha Somalida Ogaadeenia ee katirsan xarunta  jaaliyada  koonfur afrika  (JOKA) la ogaysiinhayaa in Uu jiro shir muhiim ah oo kadhicidoona Magaalo madaxda south […]

 
 

OYSU Denmark oo Siminaar Aqoon-Iswaydaarsi ah Kuqabtay Xafiiska Jaaliyada ee Copenhagen

OYSU Denmark oo Siminaar Aqoon-Iswaydaarsi ah Kuqabtay Xafiiska Jaaliyada ee Copenhagen

Waxaa siminaar heer sare ah qabtay Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya (OYSU) ee wadanka Denmark. Siminaarkan iyo Aqoon-Iswaydaarsigan ayaa lagu qabtay xarunta Jaaliyada Denmark […]

 
 

Shirkii ugu muunadda quruxsanaa ee jaaliyadaha Pacific-ga oo maanta u furmay – Sawiro cusub

Shirkii ugu muunadda quruxsanaa ee jaaliyadaha Pacific-ga oo maanta u furmay – Sawiro cusub

Waxaa maanta ka furmay magaalda Perth ee wadanka Australia shirkii sideedaad ee Jaaliyadaha Ogaadeenya ee wadamada la isku yidhaahdo Pacifica. Shirkan oo ah mid sanad […]

 
 

Deg Deg: Shirwaynihii Jaaliyaadka Pacifica oo Hada Kafurmay Magaalada Perth.

Deg Deg: Shirwaynihii Jaaliyaadka Pacifica oo Hada Kafurmay Magaalada Perth.

Waxaa hadda magaalada Perth ee Galbeedka Australia kasocda shirwaynihii Jaaliyaadka Ogaadenya ee Pacifica. Waxaan idiin soo gudbin donaa haduu eebuhu yiraahdo faah faahinta iyo kolba […]

 
 

Shirkii OYSU Eritrea oo ugu baaqay xubnaha JWXO inay laba-jibaaraan wax-qabadkooda

Shirkii OYSU Eritrea oo ugu baaqay xubnaha JWXO inay laba-jibaaraan wax-qabadkooda

Waxaa markii ay taariikhdu  ahayd 18/04/14  kulan si heer sare ah loo soo agaasimay isugu yimid xubnaha ururka midawga dhalinta iyo ardayda Ogadeniya ee dalka […]

 
 

Maamulka Jaaliyadda Bermingham oo shirkoodii caadiga ahaa isugu yimid

Maamulka Jaaliyadda Bermingham oo shirkoodii caadiga ahaa isugu yimid

Maamulka Jaaliyada S.Ogadenia eeBirminghamee wadankaUKayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadi ahaa kaasoo lagu lafa gurayay wax qabadkii jaaliyada ee bilihii la soo dhaafay ee sanadkan. […]

 
 

Jaaliyad Cusub oo Maanta Lagu Yagleelay Wadanka Malta.

Jaaliyad Cusub oo Maanta Lagu Yagleelay Wadanka Malta.

Maanta ooy taariikhdu tahay 19/4/2014, waxaa Jaziirada Malta oo katirsan qaarada Yurub kadhacay shir aad u balaadhan oo si heersare ah loosoo agaasimay kasoo looga […]

 
 

OT – Dowladda Ingiriiska oo ka Walaacsan Xad-gudubyada Liyu Police-ka kuna baaqday in dib u habayn lagu sameeyo

OT – Dowladda Ingiriiska oo ka Walaacsan Xad-gudubyada Liyu Police-ka kuna baaqday in dib u habayn lagu sameeyo

OgadenToday – Dowladda Ingiriiska oo ka Walaacsan Xad-gudubyada Liyu Police-ka kuna baaqday in dib u habayn lagu sameeyo. Eedaymaha la xidhiidha xuquuqda aadanaha ay ku […]

 
 

Shirwaynihii Jaaliyaadka Australia oo Bari Kafurmi Doona Magaalada Perth iyo Wufuud Balaadhan oo Lagu Soodhaweeyay Perth.

Shirwaynihii Jaaliyaadka Australia oo Bari Kafurmi Doona Magaalada Perth iyo Wufuud Balaadhan oo Lagu Soodhaweeyay Perth.

Waxaa dalka Australia kasocda abaabul aad ubalaadhan kaasoo laga dareemayo guud ahaan dalka Australia shir waynaha Jaaliyaadka Australia ayaa ah mid sanadle  ah oo sanadwalba […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay