Archive for: April, 2014

OGADEN COMMUNITY IN PRETORIA, SOUTH AFRICA – PRESS RELEASE

OGADEN COMMUNITY IN PRETORIA, SOUTH AFRICA – PRESS RELEASE

18 April 2014 A high level meeting organized by ogaden community in Pretoria, South Africa was held today. The conference was invited the elders, religious leaders and […]

 
 

Saxafiyiin ka kala socota 65 wadan oo lagaga hadlay qodobo ay ka mid ahayd dhibaatada ka jirta Ogadenya

Saxafiyiin ka kala socota 65 wadan oo lagaga hadlay qodobo ay ka mid ahayd dhibaatada ka jirta Ogadenya

Waxaa wadanka koonfur afrika bishan April 16 keedii kadhacay shir heer caalam ah oo ay qabatay hay,ada International Press Institute World Congress (IPI). Waxaa shirka. […]

 
 

Itobiya oo noqotay dalka 2aad ee ugu faqrisan caalamka

Itobiya oo noqotay dalka 2aad ee ugu faqrisan caalamka

Shabakadda The African Economist ayaa soo qortay warbixintii ugu dambaysay ee Qaramada Midoobay ay ka soo diyaarisay saboolnimada caalamka iyadoo cinwaan uga dhitay in 10ka […]

 
 

Indhihii Dadka Nuubada – Eyes of Nuba (JZ Documentry Filim)

Indhihii Dadka Nuubada – Eyes of Nuba (JZ Documentry Filim)

Isagoo ku hubaysan Kaamirad ayuu Axmad Qadir u dhaqaaqay inuu banaanka soo dhigo dagaalka ku sodca dadkiisa oy adkayd inuu qofna maqlo. Weedhaa ayaa hordhaca […]

 
 

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga – Waajibaadka midwalba 3xda Jiil ee ku Kulantay Halganka Gobanimadoon

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga – Waajibaadka midwalba 3xda Jiil ee ku Kulantay Halganka Gobanimadoon

Waxaan Hordhicii barnaamijka kaga hadlaynay facaada (Generation) isku soo gaadhay halganka ay JWXO hogaaminayso siday u wadashaqayn lahaayeen iyadoo midwalba uu garanayo masuuliyadda saaran iyo […]

 
 

Gudoomiye Ku-xigeenka oo kala qayb galay shirka waxgaradka Koonfur Afrika

Gudoomiye Ku-xigeenka oo kala qayb galay shirka waxgaradka Koonfur Afrika

Dr Maxamed Ismaaciil Cumar ayaa khadka telefoonka ugu warbixiyay wax garadka u dhashay Ogaadeeniya ee kusugan magaalada Johannesburg ee Xarunta JOKA. Shirka oo si heersare […]

 
 

Itobiya oo u diiday sarkaal ka socda Haya’adda Article19 inuu Dhaafo Airport-ka

Itobiya oo u diiday sarkaal ka socda Haya’adda Article19 inuu Dhaafo Airport-ka

Itobiya waxay waligeed ahayd sanduuq xidhan oo caalamka ka qarsoon waxa ka socda gudaheeda. Waxaan la soconaa siduu caalamka uga fajacay qarnigii tagay markii lasoo […]

 
 

Ethiopia detains ARTICLE 19 staff

Ethiopia detains ARTICLE 19 staff

Ethiopian immigration officials detained a member of staff from ARTICLE 19’s East Africa office on 3 April for 29 hours without any access to legal […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO naga soo gaadhay oo faahfaahin ka bixiyay dagaalada ka socda gudaha wadanka Ogadenia ayaa ka xoogwaramay khasaraha soo gaadhay ciidanka […]

 
 

Siminaarkii Hawlwadeenka JWXO ee Qaarada Yurub Uga Socday oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Siminaarkii Hawlwadeenka JWXO ee Qaarada Yurub Uga Socday oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 13/4/2014, lagu soo gabagabeeyay siminaar iyo aqoon iswaydaarsi si wanaagsan loosoo agaasimay oo socday mudo sadex bari ah. Siminaarkan oo […]

 
 

Dagaalka Ku-tiri Ku-teenta Cadawga ka feejignaada !!

Dagaalka Ku-tiri Ku-teenta Cadawga ka feejignaada !!

Arinta Ku-Tiri Ku-teenta ah oo sida la ogsoon yahay aad u kobca xiliyada ay shucuubta ku jiraan dagaalada, Ilaahay wuu kala dardaarmay umadda inay iska […]

 
 

Martinplaut.wordpress – Ethiopia accused of collective punishment in Ogaden

Martinplaut.wordpress – Ethiopia accused of collective punishment in Ogaden

By  Ismail Mohamed Ismai’l I-  Introduction The illegal occupation of the Ogaden by Ethiopia is now in its most critical phase. The occupation has been […]

 
 

Siminaarkii Jaaliyaadka Yurub oo Galay Maalintii 3aad.

Siminaarkii Jaaliyaadka Yurub oo Galay Maalintii 3aad.

Siminaarkii Hawlwadeenka ONLF ee Jaaliyaadka Qaarada Yurub aay galay maalintiisii 3aad. Siminaarkan oo furmay Jumcihii ooy taariikhdu ahayd 11/4/2014 ayaa lagu wadaa in maanta lasoo […]

 
 

Qodobo Muhiim ah oo Maalintii 2aad ee Siminaarka Horyaala – Sawiro dheeraad ah

Qodobo Muhiim ah oo Maalintii 2aad ee Siminaarka Horyaala – Sawiro dheeraad ah

Siminaarkii iyo Aqoon Iswaydaarsigii Hawlwadeenka iyo Masuuliinta Jaaliyaadka Yurub oo maalintiisii labaad galay. Siminaarkan oo shalay kafurmay magaalada Frankfurt ee dalka Germany ayaa lagu wadaa […]

 
 

Siminaarkii u socday hawlwadeenka JWXO ee Yurub oo sidii loogu talagaly u socda

Siminaarkii u socday hawlwadeenka JWXO ee Yurub oo sidii loogu talagaly u socda

Waxaa maalintiisii labaad galay Siminaarkii iyo Aqoon Iswaydaarsigii Hawlwadeenka iyo Masuuliinta Jaaliyaadka Yurub sihabsami ah uga socday magaalada Frankfurt ee dalka Germany. Siminaarkan oo furmay […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe iyo faahfaahin dheeraad ah weerarkii lagu qaaday Mugweyn oo Godey u dhow

Warbixintii Xarunta Dhexe iyo faahfaahin dheeraad ah weerarkii lagu qaaday Mugweyn oo Godey u dhow

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO ay kasoo direen dagaalada ka socda gudaha wadanka Ogadenia ayay kaga xogwarameen faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay oo uu ka mid […]

 
 

Maalintii 1aad ee Siminaarka oo arima muhiim ah looga dooday

Maalintii 1aad ee Siminaarka oo arima muhiim ah looga dooday

Sidaad horaanba ka akhrisateen warbixintii hordhaca ahayd een idiin soo gudbinay waxaa saaka ooy taariikhdu tahay 11/4/2014 kafurmay magaalada Frankafurt ee dalka Germany siminaar iyo […]

 
 

Siminaar Balaadhan oo Kafurmay Magaalada Frankfurt ee Dalka Germany.

Siminaar Balaadhan oo Kafurmay Magaalada Frankfurt ee Dalka Germany.

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 11/4/2014 kafurmay magaalada Frankafurt ee dalka Germany siminaar iyo aqoon iswaydaarsi siwanaagsan loosoo agaasimay.  Waxaa siminaarkan loogu talogalay kobcinta iyo […]

 
 

Maamulka JOKA oo shirkoodii 1aad isugu yimid oo bogaadin u diray ..

Maamulka JOKA oo shirkoodii 1aad isugu yimid oo bogaadin u diray ..

Maamulka jaaliyadda Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika ayaa shir isugu yinid magaalada pretoria ee xarunta Wadanka Koonfur Afrika . Shirkan oo ahaa shirkii ugu horeeyay ee maamulka […]

 
 

Banaabax loogu magacdaray Milyan Cod oo Xoriyad-Doon ah (million voices for freedom demonstration)

Banaabax loogu magacdaray Milyan Cod oo Xoriyad-Doon ah (million voices for freedom demonstration)

Waxaa magaalada madaxda gobolka Wallo ee Dissie gilgilay banaanbax balaadhan oo xisbiga mucaaradka ee UDJ uu soo abaabulay. Dadka kumanaanka ah ee isugu soo baxay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay