Archive for: April, 2014

Qeybta 1aad ee ruwaayada OYSU London maxay ka hadlaysa?

Qeybta 1aad ee ruwaayada OYSU London maxay ka hadlaysa?

Ruwaayadi lamagacbaxday Aan Habee Ilmahayga Hooyo Miyaan Odhan Karaa ee lagu sameeyay Magaalada London ee wadanka Ingiriiska ayaa dhowaan kusoo baxday DVD’s kaas oo loo […]

 
 

Ogaysiis – Xubnaha Faraca Uitenhage oo loogu baaqayo shirka 25ka dhici doona

Ogaysiis – Xubnaha Faraca Uitenhage oo loogu baaqayo shirka 25ka dhici doona

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika gaar ahaan xubnaha faraca Uitenhage in lagaadhay xiligii loogu talagalay in la qabto shirka maamul […]

 
 

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga – 3exda Jiil (Generation) ee ku kulmay halganka waa guul hadii ..?

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga – 3exda Jiil (Generation) ee ku kulmay halganka waa guul hadii ..?

Barnaamijka Aragtida Halgamaaga caawa waxaan kaga hadli doonaa arima la xidhiidha 3exda jiil (Generation) ee isku soo gaadhay Halganka Gobanimadoonka ee JWXO ay hormuudka u […]

 
 

MSF Report : Ethiopia. A Fool’s Game in Ogaden

MSF Report : Ethiopia. A Fool’s Game in Ogaden

Laurence Binet The Ogaden region in the Somali regional state of Ethiopia has been the scene of conflict between the Ethiopian federal government and the […]

 
 

Xubnaha East London ee JOKA oo qodobo dhaxagal ah kasoo saaray shirkoodii

Xubnaha East London ee JOKA oo qodobo dhaxagal ah kasoo saaray shirkoodii

Waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 07-04-2014  isugu yimid xaafad kamid ah xaafadaha East London xubnaha faraca East London, waxaana kobtas ka furmay isla markiiba […]

 
 

Tayo xume Liyuu Boolisow dhagaha ii taaga – Dhambaal uu dirayo Xaaji Maxamad

Tayo xume Liyuu Boolisow dhagaha ii taaga – Dhambaal uu dirayo Xaaji Maxamad

Waxaan Halakan idiinku soo gudbinaynaa dhambaal dhiig lagu qoray oo Xaaji Maxamad uu u dirayo kuwa Wayaanaha uu soo amrayo ee dadkooda sida naxarisidarada ah […]

 
 

Shir Baladhan oo ay isugu timid Jaliyaga Ogadenya ee Gobolka Minnesota

Shir Baladhan oo ay isugu timid Jaliyaga Ogadenya ee Gobolka Minnesota

Waxaa manta lagu qabtay xarunta jaaliyada (Ogaden American Community Center) ee gobalka Minnesota shirlagu qaadaadhigay hawlaha guud ee Jaaliyada Minnesota. Shirkan ayay isgu yimaadeen xubno […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay

Warbixintii ugu dambeyasya een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO waxay sii faahfaahsan uga warantay dagaallo badan oo ciidanka gumaysiga lagu naafeeyay dhamaadkii bishan March […]

 
 

Norway: Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Norway oo Guul ku dhamaaday

Norway: Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Norway oo Guul ku dhamaaday

Oslo: Waxaa maanta ka dhacay wadanka Norway caasimadiisa Oslo, shirkii xubnaha Jaaliyadda Soomaalida Ogadenya ee magaalada Oslo iyo aggagaarkeeda. Shirkan oo lagu furay aayado kamid […]

 
 

Guddiga Qaxootiga Ogadenya oo xaflad balaadhan ku qabtay magaalada Sanca/Yemen

Guddiga Qaxootiga Ogadenya oo xaflad balaadhan ku qabtay magaalada Sanca/Yemen

Gudiga Qaxootiga S.Ogadenya  ee dalka Yemen oo maalinta calamiga ah ee hooyooyinka uqabtay xaflad balaadhan oo kasoo qayb galee dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan  iyo marti […]

 
 

Cabdullahi xuseen iyo Martin Schibbye oo Aragtida European Union’ka ee ku aadan Ethiopia wax ka badalay

Cabdullahi xuseen iyo Martin Schibbye oo Aragtida European Union’ka ee ku aadan Ethiopia wax ka badalay

02/04.2014 Brussel Belgium Guriga Baarlamaanka Midowga Europe waxaa ka dhacay shir caalamiya oo looga hadlay Qadiyada Somalida Ogadeniya iyo Ethiopia. Shirkan waxaa soo qaban qaabiyay […]

 
 

OgadenTV – Socdaalkii Khaalid Xaaji ee Gobolada Ogadenia

OgadenTV – Socdaalkii Khaalid Xaaji ee Gobolada Ogadenia

Markaan akhriyay maqaalkan lagu soo daabacay shabakadda OgadenTV (www.danabnews.com), waxaan ka murugooday ku dhiiranaanta dambiga laga galyo shacabka aan waxba galabsan iyo beenta loogu garbaynayo […]

 
 

OT – ONLF Executive Committee Meeting Makes New plans,Evaluates the recent gains

OT – ONLF Executive Committee Meeting Makes New plans,Evaluates the recent gains

It is cleared now, the most anticipated discussion topics at the three day’s ONLF Executive Committee came behind closed doors in executive session inWatford,UK. ONLF […]

 
 

QOL – Salaan ku socota guud ahaan Shacabka Ogaadeenya By Sheekh Maxamed Aadan. Muxaadaro mudan in la dhagaysto

QOL – Salaan ku socota guud ahaan Shacabka Ogaadeenya By Sheekh Maxamed Aadan. Muxaadaro mudan in la dhagaysto

Waxaan dhambaal Salaan ah oo kusocota Dhamaan Shacab weynaha Soomaalida Ogaadeenya ee Gudaha iyo dibadaba ku nool nasoo gaadhsiiyay Halgame Sheekh Maxamed Aadan oo kamid […]

 
 

Barnaamjikii Aragtida Halgamaaga – Laaluushka Qarsoon iyo Midka Muuqda ee Gumaysiga uu Bixiyo

Barnaamjikii Aragtida Halgamaaga – Laaluushka Qarsoon iyo Midka Muuqda ee Gumaysiga uu Bixiyo

Barnaamijka AH ee caawa waxyaabaha aan kaga hadli doono waxaa ka mid ah isku dayga gumaysiga inta lagu jiro halganka gobanimadoon, inuu suuq geeyo laba […]

 
 

Umadaha jiritaankooda waxay ku xidhantahay akhlaaqdooda

Umadaha jiritaankooda waxay ku xidhantahay akhlaaqdooda

Umadda Somaliyeed arimaha ay kusoo badbaaday waxaa ugu mudnaa dadaalkii ay culumada Somaliyeed ku hor-joogsadeen isku daygii gumaysiyadii cadaanka ahaa ee ree Yurub ay ku […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka waramay in cadawga laga furtey hub iyo saanad badan.

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka waramay in cadawga laga furtey hub iyo saanad badan.

Warbixintii aan ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO oo faahfaahin dheeraad ka bixisay dagaallo badan oo ciidanka gumaysiga lagu naafeeyay bishan March gudaheeda. Warbixinta aan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay