Archive for: May, 2014

Land grapping by the Ethiopian Regime Intensifies and May Turn Deadly in Ogaden – Shinile region

Land grapping by the Ethiopian Regime Intensifies and May Turn Deadly in Ogaden – Shinile region

ONLF Press Release 31 May 2014 The Ethiopian Army Eastern Command in Ogaden at its HQ in Harar has called the Regional Administration and Elders […]

 
 

Gud. Hogaanka Warfaafinta oo la kulmay culumada xaramka iyo jaaliyadda Jiddah

Gud. Hogaanka Warfaafinta oo la kulmay culumada xaramka iyo jaaliyadda Jiddah

Hogaanka Wrafaafinta JWXO oo gudashada Cimrada u tagay laba magaalo ee Barakaysan – Madina iyo Makka – ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah […]

 
 

Ethiopia oo warbaahintii Caalamka Jaam gareysay iyo taariikhdi Ilays TV.

Ethiopia oo warbaahintii Caalamka Jaam gareysay iyo taariikhdi Ilays TV.

Taliska Ethiopia ayaa jaam gareeyay Sateliteka ArabSatiyaga oo hawada ka saaray idaacado iyo Tv-yo laga leeyahay wadamada ree galbeedka kuwooda ugu waaweyn oo kamid yihiin, […]

 
 

Wacdarihii OYSU Hallstahammar ee Sweden

Wacdarihii OYSU Hallstahammar  ee Sweden

Ururka OYSU Sweden faraca magalada Hallstahammar ee wadankaasi ayaa soo bandhigay wacdaro aan horay loo arag, kadib markii ay ka soo qayb galeen xaflad dawlada […]

 
 

Shir abaabul oo Soomaali weyn loogu qabtay magaalada Durban+Sawiro

Shir abaabul oo Soomaali weyn loogu qabtay magaalada Durban+Sawiro

Magaalada Durban ee wadanka Koonfur Afrika ayaa shir weyn oo aan loo kala hadhin loogu qabtay Somaliweynta dagan magaaladaas iyo wafti kamid ah maamulka guud […]

 
 

Jabhada ONLF oo noqotay Jabhada ugu cimri dheereed Geeska Afrika

Jabhada ONLF oo noqotay Jabhada ugu cimri dheereed Geeska Afrika

https://www.youtube.com/watch?v=9IOIZAKHYR0 Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO/ONLF) oo halgamaysay muddo 30 sanno ah qorigana ridaysay 20 sanno oo kaamil ah ayaa noqotay jabhadii ugu halganka dheereed […]

 
 

Flim:The ESSENCE OF TERROR oo Jaamacada Copenhagen Lagu Soobandhigay

Flim:The ESSENCE OF TERROR oo Jaamacada Copenhagen Lagu Soobandhigay

Jaamacada Copenhagen qaybteeda Arimaha Africa ayaa shalay lagu soo bandhigay Filinkii uu soo diyaariyay Mudane Cabdilahi Xuseen ee kusaabsanaa gumaadka iyo dhibaatada uu gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Shirkii Culimada Ogadenya oo Qabsoomay+Sawiro

Shirkii Culimada Ogadenya oo Qabsoomay+Sawiro

Waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab kadhacay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen dalada culimada ree Ogadenia ee kudhaqan deegaankaasi,shirkan oo ahaa shirkii caadiga […]

 
 

Gumaad iyo Baro kicin loo geystay Tuulada Qaylodhooreey

Gumaad iyo Baro kicin loo geystay Tuulada Qaylodhooreey

Wararka naga soogadhaya xarunta Gobolka Shabeelle ee Goday ayaa sheegaya dhibaatooyin aad ulaxaad badan oo ay ciidamada dabar goynta shacabka Ogadenia kuhayaan guud ahaan Gobolka Shabeele gaar […]

 
 

Dagaaladii 2 todobaad ee u danbeeyay ka dhaca gudaha Ogaden

Dagaaladii 2 todobaad ee u danbeeyay ka dhaca gudaha Ogaden

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo ciidanka gumaysiga Itoobiya waxyeelo wayn loogu gaystay dagaalan ayaa udhacay […]

 
 

Vote for OYSU MN Touchlight Award for best cultural award group

Vote for OYSU MN Touchlight Award for best cultural award group

OYSU MN has been nominated for the “Best Cultural Group Award” presented by the Torchlight Foundation. Support OYSU by casting your vote! You have entitled […]

 
 

U Codee Ururka OYSU MN oo u Tartamaya abaaal marinta Torchlight

U Codee Ururka OYSU MN oo u Tartamaya abaaal marinta Torchlight

Ururka OYSU MN ee cariga Mareykanka ayaa ku guuleystay in lagu daro abaal marinta sanadka 2014 ee Torchlight. Ururka OYSU ayaa abaal marintan ay ku […]

 
 

OGEYSIIS: Haweenka Ogaden ee Minneapolis USA iyo Abwaanada Roda Afjano

OGEYSIIS: Haweenka Ogaden ee Minneapolis USA iyo Abwaanada Roda Afjano
 
 

Gudoomiyaha JWXO oo khadka Tel. kaga qayb galay shir ay lahaayeen xubnaha Magalada Koostan ee wadanka K/Afrika+Sawiro

Gudoomiyaha JWXO oo khadka Tel. kaga qayb galay shir ay lahaayeen xubnaha Magalada Koostan ee wadanka K/Afrika+Sawiro

Waxaa shalay oo taariikhdu kubeegnayd 26 May 2014 lagu qabtay magaalada Koostan shirkii xubnaha ee magaaladaasi, waxaa shirka kasoo qayb galay xubnaha jaaliyada JOKA ee […]

 
 

Dhismaha Dhaamka Wabiga Niil ee Ethiopia oo markale Khilaafkiisi Cirka isku shareeray saaka

Dhismaha Dhaamka Wabiga Niil ee Ethiopia oo markale Khilaafkiisi Cirka isku shareeray saaka

Dowlada Masar ayaa olole weyn u gashay sidii ay u hor istaagi laheyd ama hakad u galin laheyd dhismaha Biyo Xidheenka Wabiga Niil ee Ethiopia […]

 
 

Maailma kylässä -festivaali oo Jaaaliyada Ogadeniya ee Finland si weyn uga qeyb qaadatay

Maailma kylässä -festivaali oo Jaaaliyada Ogadeniya ee Finland si weyn uga qeyb qaadatay

20 Sawir Hoos ka daawo Jaaliyada Ogadeniya ee Wadanka Finland aoo Xubin ka ah Feesto weyn oo sanad kasta lagu qabto wadanka Finland ayaa Feestada […]

 
 

Shirkii xubnaha xarunta JOKA ee la sugayay oo qabsoomay iyo Gudoomiyaha JWXO oo kasoo qayb galay+Sawiro

Shirkii xubnaha xarunta JOKA ee la sugayay oo qabsoomay iyo Gudoomiyaha JWXO oo kasoo qayb galay+Sawiro

Waxaa maanta Axad (25 May 2014) shir muhiim ah isugu yimid Xubnaha xarunta JOKA gaar ahaan Xubnaha magaalada Pretoria iyo nawaaxigeeda,waxaa shirka kasoo qayb galay […]

 
 

Maamulka o.y.s.u-ifo oo 6 Xubnood loo doortay

Maamulka o.y.s.u-ifo oo 6 Xubnood loo doortay

Xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab waxaa kadhacay maanta oo ah Axad(25 May 2014) xaflad balaadhan oo lagu dhisayay gudiga cusub ee OYSU Ifo laguna sagootinayay […]

 
 

Xasuuqyo siwada jira ay u xuseen Jaaliyada Ogadeniya iyo Qowmiyadaha Oromada,Kefecho-Shekecho & Benshanguul oo ka dhacay London

Xasuuqyo siwada jira ay u xuseen Jaaliyada Ogadeniya iyo Qowmiyadaha Oromada,Kefecho-Shekecho & Benshanguul oo ka dhacay London

Jaaliyada Ogadeniya ee London ayaa ka qeyb gashay kulan looga hadlayay Arrimaha Xuquuqul Insaanka Geeska Afrika, Shirkan oo ay isugu yimaadeen Qowmiyadaha guemsyiga iyo dulmiga […]

 
 

Safiirka Ethiopia ee Australia iyo jawaasiista gumeysiga oo i Qariyaay iyo Tuug la qabtay talo ma leh u danbeeysay

Safiirka Ethiopia ee Australia  iyo jawaasiista gumeysiga oo i Qariyaay iyo Tuug la qabtay talo ma leh u danbeeysay

Shir ay soo qaban qaabisay Qunsuuliyada guemysiga Ethiopia ee wadanka Australia gaar ahaan Magaalada Melbourn ayaa waxaa ka dhacay rabshad. Kadib markii gumeysiga Ethiopia si […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay