Archive for: May, 2014

Sir fakatay iyo Qorshe cadow oo Fashilmay

Sir fakatay iyo Qorshe cadow oo Fashilmay

Saraakiisha gumaysiga Itoobiya ee fadhigoodu yahay Harar iyo gacanyaraha gumaysiga Cabdi Ileey ayaa waday sadexdii bilood ee u dambaysay qorshe ay si qasab ah ugu […]

 
 

Camerada ONA iyo Saldhiga Galbeed ee Ciidamada ONLF

Camerada ONA iyo Saldhiga Galbeed ee Ciidamada ONLF

Camerada ONA oo Shalay (24 May 2014 ) ku waabariisatay Saldhiga Galbeed ee ciidamada ONLF ayaa gabaygan qiirada leh kasoo qabatay N/hure ROOBLE oo heegaysan […]

 
 

Protesters in Finfinne Demand TPLF to Stop Killing, Evicting Oromos, and Grabbing Land

Protesters in Finfinne Demand TPLF to Stop Killing, Evicting Oromos, and Grabbing Land

(May 24, 2014) – Hundreds of thousands of protesters in the Ethiopia’s capital Addis Ababa (Finfinne) today demanded the TPLF Ethiopian regime to stop killing […]

 
 

Dumarka Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo taageeray halganka Ogadenya

Dumarka Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo taageeray halganka Ogadenya

Magaalada Johannesburg ee xarunta ganacsiga wadanka koofur afrika ayay shir aad u heer sareeya isugu yimaadeen dumarka soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankaasi K/Afrika. Shirkan oo […]

 
 

Sawiro Banaanbax Jaaliyada Ogadeniya iyo Oramadu ku qabteen London UK

Sawiro Banaanbax Jaaliyada Ogadeniya iyo Oramadu ku qabteen London UK
 
 

Safiir kuxigeenkii Ethiopia ee Talyaaniga oo dabaqa 2aad iska soo tuuray.

Safiir kuxigeenkii Ethiopia ee Talyaaniga oo dabaqa 2aad iska soo tuuray.

Waxaa dabaqa labaad ee safaarda Ethiopia ee Talyaniga kutaala iska soo tuuray safiir ku xigeenkii safaaradaas Fisaha oo halkaas maydkiisii laga helay. Dadka arrimaha Ethiopia […]

 
 

Wareysigii ugu kululaa ee Ilays TV la yeelato Madaxda ONLF

Wareysigii ugu kululaa ee Ilays TV la yeelato Madaxda ONLF

Ilays TV oo waresyi aad u xiiso badan la yeeshay Gudoomiyaha Arrimaha Dibada ONLF, Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi, Wareysigan oo su aalo aad u kukul […]

 
 

Tacadiyadi Bisha May 2014 Dil, xidhay, Jidh dil iyo dhac dad shacab ah loogeystay.

Tacadiyadi Bisha May 2014 Dil, xidhay, Jidh dil iyo dhac dad shacab ah loogeystay.

Wakaalada Wararka ONA ayaa soo aruurisay tacadiyadii 3 todobaad ee u danbeeyay ee Bisha April- May ka dhacay gudaha Ogadeniya, halkaas oo shacabka Ogadeniya gumeysigu […]

 
 

Ogaysiis Muhiim ah..Jaaliyada JOKA

Ogaysiis Muhiim ah..Jaaliyada JOKA

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Xubnaha Jaaliyadda Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika. Gaar ahaan Xubnaha Xarunta Ee Gobolka Guateng iyo Nawaaxigiisa,in ay dhacayaan shirar aad u muhiimsan. […]

 
 

Maamulada JOKA oo shirar is daba joog ah isugu yimid

Maamulada JOKA oo shirar is daba joog ah isugu yimid

Maamulka jaaliyada Ogaadeeniya ee wadanka Koonfur Afrika ayaa labadii maalmood ee oogu danbaysay ku jiray shirar isdaba joog ah kusaas oo ay isugu yimaadeen hawl […]

 
 

Warbixintii xarunta Dhexe ee JWXO iyo dagaaladii bishan May lagu naafeeyay cadawga

Warbixintii xarunta Dhexe ee JWXO iyo dagaaladii bishan May lagu naafeeyay cadawga

Warbixintii ugu dambaysay een ka helnay Xarinta Dhexe ee JWXO ayaa ka faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaaladii ugu dambeeyay ee bishan aan ku jirno […]

 
 

Aayadaha aanay marnaba ka fakanaynin kuwa u qosla Cabdi iley

Aayadaha aanay marnaba ka fakanaynin kuwa u qosla Cabdi iley

Qofka muslimka gaar ahaan wuxuu Ilaahay siiyay manhaj uu ku dhaqmo haduu doonayo liibaanta aakhiro iyo tan aduunyaba. Waxaa ka mid ah manhajkaa aayada uu […]

 
 

Shirweynihii Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo si habsami ah u qabsoomay

Shirweynihii Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo si habsami ah u qabsoomay

Waxaa maalinimadii axada oo taariikhdu ahayd 18/may shir balaadhan isugu yimid jaaliyada S.Ogaadeeniya ee magaalada Edmonton kaas oo ka dhacay hoolka wayn ee Belwin Community […]

 
 

M/Weyne Ismaaciil Cumar Geelow Maxay galabsadeen? – Gabay

M/Weyne Ismaaciil Cumar Geelow Maxay galabsadeen? – Gabay

Mudo ay ka soo wareegtay Dhowr Maal mood dawlada Jabuuti waxay ku Talaabsatay Falal ka baxsan Banii aadanimada, islaanimada iyo Dhaqankii Soomaaliyeedba, Falkaasoo ah inay […]

 
 

Siyaasiga Somaliga waa midka ugu jaban caalamka Diyaarintiisa iyo Hawgalintiisa

Siyaasiga Somaliga waa midka ugu jaban caalamka Diyaarintiisa iyo Hawgalintiisa

Itobiya waxay aaaminsan tahay inay nasiib u heshay siyaasi Somaliyeed oo hamigiisa uu yahay –Aniga iyo bahda aan ka dhashay -. Siyaasiga noocaa ahna waa […]

 
 

Siminaar wacyigalin ah oo OYSU/Kaakuma u fureen dadweynaha ayaa habsami ugu dhamaaday

Siminaar wacyigalin ah oo OYSU/Kaakuma u fureen dadweynaha ayaa habsami ugu dhamaaday

Ururka Dhalinta iyo Ardayda Ogadenia faraciisa Ilays ee ka hawl gala Kaakuma oo laba todobaad kahor doortay xoghaye cusub iyo gudi lashaqeeya ayaa waxay shaqadoodii […]

 
 

Guddiga Abaabulka Jaaliyadda Norway oo shir ku Hawl-qaybsaday

Guddiga Abaabulka Jaaliyadda Norway oo shir ku Hawl-qaybsaday

Waxaa 18.05.2014 kulan isugu yimid gudiga abaabulka ee jaaliyada Norway, kualanka oo lagu falanqeeyay natiijadii kasoo baxday kulankii ay yeesheen Maamulka jaaliyada iyo xubno gudiga […]

 
 

Hogaaminta HAAU oo Kulan Heer Sare ah Iskugu Yimid Maanta Guulna Kudhamaystay Kulankoodii.

Hogaaminta HAAU oo Kulan Heer Sare ah Iskugu Yimid Maanta Guulna Kudhamaystay Kulankoodii.

Waxaa maanta kulan heer sare ah iskugu yimid iyadoo la,adeegsanayo qalabka isgaadhsiinta casriga ah ( Tell Conferense) Masuuliinta oogu saraysa Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Ururka […]

 
 

waraysi la yeelatay Qorahay WebTv Gudoomi ku-xigeenka ONLF Dr. Mohamed Ismaciil Cumar

waraysi la yeelatay Qorahay WebTv Gudoomi ku-xigeenka ONLF Dr. Mohamed Ismaciil Cumar

Warbaahinta Qorahay Media qaybteeda Web TV ayaa Waraysi aad muhiim u ah waxay la yeelatay Gudoomiye kuxigeenka Ururka ONLF ahna madaxa Hogaanka Abaabulka & Arimaha […]

 
 

Xubno ka socda Jaaliyadda Victoria iyo UHSO oo ka qaybgalay shirka HDHA

Xubno ka socda Jaaliyadda Victoria iyo UHSO oo ka qaybgalay shirka HDHA

17 May 2014 Xubno kasocday Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Victoria Iyo Ururka hawenka Soomaalida Ogadenia (UHSO) ayaa waxeey ka qeyb galeen shir ey soo agaasimeen […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay