Archive for: May, 2014

Denmark oo Shir balaadhan Lagu Qabtay.

Denmark oo Shir balaadhan Lagu Qabtay.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 16/5/2014, lagu qabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen shir balaadhan ooy sooqaban qaabisay Jaaliyada Somalida Ogadenya. Shirkan oo ahaa mid […]

 
 

Gambella Nilotes United Movement/Army – “Ethiopian Government Must Stop Killing Oromos for their Land”

Gambella Nilotes United Movement/Army –  “Ethiopian Government Must Stop Killing Oromos for their Land”

Press Release  15th May 2014, Gambella Gambella Nilotes United Movement/Army (GNUM/A) condemns the mass killing perpetuated by the TPLF-Led Ethiopian government’s security forces against the […]

 
 

Noora Afrgaab : Cabdi Iley markii maxkamad shacbi ah la saaray !

Noora Afrgaab : Cabdi Iley markii maxkamad shacbi ah la saaray !

Cabdi Iley dhibaatada uu shacabka u gaystay taariikhda ayaa xusi doonta. Qofkasta oo leh damiir aadminimo iska daa mid islmanimee oo taagnaa shalay markuu  Cabdi […]

 
 

ESAT – OPDO members that opposed new Master plan being hunted

May 14, 2014 Members of the Oromo Peoples Democratic Organisation (OPDO), a member party of the EPRDF, who have labelled the new Addis Abeba Master […]

 
 

Ma dhici kartaa inuu R/wasaare Hailemariam Desalegn ka horyimid TPLF?

Ma dhici kartaa inuu R/wasaare Hailemariam Desalegn ka horyimid TPLF?

Su’aashaa ayay dad badan oo Itobiyaan ah isweydiinayaan, hasa ahaatee waxaa loo badinayaa inay dhab tahay arintaasi. Isbadal badan ayaa Itobiya ka guuxaya, waxaadna moodaa […]

 
 

ONLF – Jabuuti waxay adeege uga noqotay Itobiya xasilooni-darada ay ka wado GA

ONLF – Jabuuti waxay adeege uga noqotay Itobiya xasilooni-darada ay ka wado GA

Sidaan la socono Qaanuunka Dawliga ee dalalka xorta ah ay wada saxiixeen waxaa ka mid ah in Xuquuqda Leeyahay Qofka ka soo cararary dalkiisii hooyo […]

 
 

Deg Deg: Mudaaharaadkii Ardayda Gobolka Oromdu ay Wadeen oo Markale Soo Cusboonaaday.

Deg Deg: Mudaaharaadkii Ardayda Gobolka Oromdu ay Wadeen oo Markale Soo Cusboonaaday.

Warar hordhac ah oo nasoo gaadhaya Itoobiya ayaa sheegaya in markale ay ardayda waxkabarata Jaamacada Wallaggaa (Wallaggaa University) ee gobolka Oromada ay mudaaharaad balaadhan maanta […]

 
 

Hawl-wadeenada jaaliyadda Koonfur Afrika (JOKA) oo shir muhiim ah isugu yimid

Hawl-wadeenada jaaliyadda Koonfur Afrika (JOKA) oo shir muhiim ah isugu yimid

Waxaa shir isugu yimid wax garadka Jaaliyadda Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika Shirka noocan ah ayaa muhiimad wayn u lahaa Jaaliyadda Ogaadeeniya iyo guud ahaanba Halganka […]

 
 

The Djibouti regime has started arbitrarily detaining and turning over to Ethiopian security Ogaden refugees in Djibouti

The Djibouti regime has started arbitrarily detaining and turning over to Ethiopian security Ogaden refugees in Djibouti

ONLF Press Release May 14, 2014 The Djibouti regime has arbitrarily detained yesterday thirty refugees in Djibouti city in collaboration with Ethiopian security  who transported […]

 
 

Banaanbax Balaadhan oo lagu qabtay Perth oy ka hadleen xubnaha baarlamaanka Australia

Banaanbax Balaadhan oo lagu qabtay Perth oy ka hadleen xubnaha baarlamaanka Australia

Maalinimadii Arbacada 14/5/14 ayaa Jaaliyada S.Ogadenia iyo Jaaliyada Oromia ee Perth mudaharaad aad balaadhan oo xukumada wayaanaha lagaga soo horjeedo ku qabateen aqalka baarlamaanka hortiisa […]

 
 

Ethiopia: Ogaden Whistle-blower Receives 2014 Anna Politkovskaya Award

Ethiopia: Ogaden Whistle-blower Receives 2014  Anna Politkovskaya Award

By Ahmed Abdi Abdullahi Hussein, a former head of state-run media and adviser to Ogaden Regional President, Abdi Mohamoud Omar, has been awarded this year’s Anna […]

 
 

Maxkamadii Dambiilayaashii Afduubay Madaxdii ONLF oo Dib Loogu Dhigay Codsi Qareenkooda ah

Maxkamadii Dambiilayaashii Afduubay Madaxdii ONLF oo Dib Loogu Dhigay Codsi Qareenkooda ah

Saakay abaarihii 9:45 am SaacadaNairobiayaa maxkadadaMilimani Court waxaa kasoo hor muuqday dambiilayaashii ka dambeeyey  afduubkii loogu gaystayNairobilabadii masuul ee kamidka ahaa Ururka ONLF.Dabiilayaashan oo ka kooban afar […]

 
 

Dimoqraadiyadda Wayaanaha : Aqalka Baarlamaanka Itobiya wuxuu ka kooban yahay – By Yakume

Dimoqraadiyadda Wayaanaha : Aqalka Baarlamaanka Itobiya wuxuu ka kooban yahay – By Yakume

Maqaal aad u xiisa badan oo ku dhisan Xisaab Tirakoob ah (Statistical Figures) ayuu qoraaga isku magacaaba Yakume oo aadka ula dooda qawmiyadaha la’isku yidhaahdo […]

 
 

Ethiopia: Woyane Democracy and Ethnic Federalism: Facts about Ethiopian Population and House of People’s Representatives:

Ethiopia: Woyane Democracy and Ethnic Federalism: Facts about Ethiopian Population and House of People’s Representatives:

By : Yakume Ethiopia: Woyane Democracy and Ethnic Federalism: Facts about Ethiopian Population and House of People’s Representatives: Ethiopian Population by Regions (Population and Housing […]

 
 

Aragtida Halgamaaga – Su’aal iyo Jawaab

Aragtida Halgamaaga – Su’aal iyo Jawaab

Barnaamijka Aragtida Halgamaaga ee Todobaadkan waxaan kaga jawaabaynaa su’aalo muhiim ah oo la weydiiyay JWXO. Su’aalaha halganka ku wajahan ee la weydiiyo ururka waxay kala […]

 
 

Rabshada Qorshaysan oo ka Bilowday Dirdhabe

Rabshada Qorshaysan oo ka Bilowday Dirdhabe

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Dirdhabe ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya inuu ka bilowday dagaal gacanta laysula tagay oo u dhaxeeyay shacabka Oromada iyo shacabka S.Ogadenia […]

 
 

Hawlwadeenada jaaliyada S.Ogaadeeniya oo shir muhiim ah isugu yimid.

Hawlwadeenada jaaliyada S.Ogaadeeniya oo shir muhiim ah isugu yimid.

Waxaa maalintii Axada shir muhiim ah isugu yimid xubnaha jaaliyada magaalada Edmonton, kaasoo sidii caadada inoo ahayd lagu furay wacdi diini ah oo xambaarsanaa macno aad […]

 
 

Magaalada San Diego oo Banaanbax lagaga soo horjeedo Xukuumadda Wayaanaha uu ka dhacay

Magaalada San Diego oo Banaanbax lagaga soo horjeedo Xukuumadda Wayaanaha uu ka dhacay

Maalinamadii Axadda May 11,2014 ayay jaaliyadda S.Ogadenya ee jaaliyadda Oromiya ee magaalada San Diego, California banaabax ka dhigeen magaalada ay ku diidan yihiin xasuuqa ay […]

 
 

Ogaden & Oromo Communities of San Diego CA Protest Killings & Repression in Ethiopia

Ogaden & Oromo Communities of San Diego CA Protest Killings & Repression in Ethiopia

– On Sunday May 11, 2014, over 300 members from the Ogaden and Oromo communities of San Diego, California, came out in protest against the […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeeyay

Wararka nagasoogaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixiyay dagaalo xoogan oo lagu qaaday ciidamada gumaysiga Itoobiya dagaaladan oo ubadnaa jidgooyooyin iyo dagaalo ku dhufo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay