Archive for: May, 2014

Maxay Saxaafada Caalamku ooga Hadli Wayday Dhibaatada Haysata Dumarka S.Ogadenya? Waa Qalinkii Mujaahid Shekh Ibrahim

Maxay Saxaafada Caalamku ooga Hadli Wayday Dhibaatada Haysata Dumarka S.Ogadenya? Waa Qalinkii Mujaahid Shekh Ibrahim

Dumarka Somaalidda Ogadenia waxay kamidyihiin dumarka oogu halista iyo dhibaatada badan , ooguna murugada iyo naxdinta badan duniddan aynu kunoollahay. Inkastoon kaxumahay dhibka soo gaadhay […]

 
 

Jaaliyadda S. Ogaadenia ee Galbeedka Australia Magaalada Perth oo Mudaaharaad isu diyaarinaysa Bari Insha Allah.

Jaaliyadda S. Ogaadenia ee Galbeedka Australia Magaalada Perth oo Mudaaharaad isu diyaarinaysa Bari Insha Allah.

Jaaliyadda Somalida Ogaadeenya ee magaalada Perth ee Galbeedka Australia ayaa maanta kulan muhiim ah isugu timid kaasoo ay kaga arinsanayeen Babaanbax aad ubalaadhan ooy Jaaliyaadka […]

 
 

Kuxigeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Kulan Muhiim ah Laqaatay OYSU Perth.

Kuxigeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Kulan Muhiim ah Laqaatay OYSU Perth.

Gudoomiye kuxigeenka Hogaanka Warfaafinta ee JWXO Halgame Maxamed Cali oo hawl shaqo ujoogay dalka Australia tan iyo badhtamihii bishii hore ayaa maalintii Jumcaha ahayd ooy […]

 
 

Ogadenya : Iyo Sheegashada Quraafaadka Ku Dhisan ee Itobiya (The Ogaden: Versus the Mythical Ethiopian Claim – By Jama Mohamed Ghalib)

Ogadenya : Iyo Sheegashada Quraafaadka Ku Dhisan ee Itobiya (The Ogaden: Versus the Mythical Ethiopian Claim – By Jama Mohamed Ghalib)

Jenraal Jamac Maxamed Ghalib oo ah siyaasi caan ka ah Somlaiya jagooyin badanna kasoo qabtay Somaliya ayaa kitaabkiisa ugu dambeeyay uu qoray kaga hadlaya sheegashada […]

 
 

The Ogaden: Versus the Mythical Ethiopian Claim – By Jama Mohamed Ghalib

The Ogaden: Versus the Mythical Ethiopian Claim – By Jama Mohamed Ghalib

History records that as early as AD 100, there was a small feudal kingdom in an enclave calledAxumlocated in the Horn of Africa. It was […]

 
 

Manifesto – Somali Baannahay Itobiyana Way Na-Gumaysataa

Manifesto – Somali Baannahay Itobiyana Way Na-Gumaysataa

Warqad muhiim ah oo lagu tilmaami karo inay tahay –Manifesto- ayaa naga soo gaadhay wax-garadka gudaha oo isha ku haya is-badalada ka socda Itobiya iyo […]

 
 

Revolution News – Global Solidarity Protests with Murdered Oromo Student Protesters

Revolution News – Global Solidarity Protests with Murdered Oromo Student Protesters

Oromo marching in front of White House asking Barack Obama to stop massacre of Oromo by Ethiopia regime. via Oromo Press From Washington DC to Toronto, Melbourne, […]

 
 

Daawo : Banaabax balaadhan oo dadweynaha Jarmalka ay ka qaybgaleen

Daawo : Banaabax balaadhan oo dadweynaha Jarmalka ay ka qaybgaleen

Waxaa lagu qabtay magaala madaxda Jermalka eeBerlinbannaanbax balaadhan oy kasoo qaybgaleen dadweyne kala duwan, banaanbaxaa oy soo qaban qaabiyeen Jaaliyaddaa S.Ogaden iyo jaaliyadda Oromada . […]

 
 

QOL – Xaflad Taariikhi ah oo magaalada Al-Xasa ee dalka boqotooyada Sacuud Arabia lagu qabtay oo Madaxda JWXO lagu soo dhaweeyay.

QOL – Xaflad Taariikhi ah oo magaalada Al-Xasa ee dalka boqotooyada Sacuud Arabia lagu qabtay oo Madaxda JWXO lagu soo dhaweeyay.

Shirar kala duwan oo ka dhacay boqortooyada Saudiga iyo socdaalo dheer oo ay ku mareen masuuliin ka tirsan JWXO dhamaan Jaaliyaadka Ogadenia ee dhulkaas ,,shirarkaas […]

 
 

OgadenTV oo barnaamij qiimi leh ka diyaariyay Banaanbixii Jaaliyadaha S.Ogadenya iyo Oromiya

OgadenTV oo barnaamij qiimi leh ka diyaariyay Banaanbixii Jaaliyadaha S.Ogadenya iyo Oromiya
 
 

OT – Ethiopian : Ogaden-Oromo Communities around The World Protest against Government Killings

OT – Ethiopian : Ogaden-Oromo Communities  around The World Protest against Government Killings

Around the globe, there are protests in Oslo, Toronto, Edmonton, Minnesota, Minneapolis, Portland and Melbourne. After decades of marginalization, not even live bullets could stop the Oromo-Ogaden communities […]

 
 

Riwaayadii – Cahdigii Itoobiya Wakaa Jabaye, Caalamkoow ogsoonoow – ee kooxda Horseed.

Riwaayadii – Cahdigii Itoobiya Wakaa Jabaye, Caalamkoow ogsoonoow – ee kooxda Horseed.

Shalay oo ay Taariikhdu ku beegtnayd 09/05/2014 waxaa Wadanka Yemen Gaar Ahaan caasimadiisa –SANA’A  Kadhacday Riwaayad Halgameed Aysoo agaasimeen Ururka Midowga Dhalinyarada &Ardayda (OYSU) Fariciisa Yemen  -Sanca […]

 
 

Dawo Sawiradii Mudaharadki Manta Iyo Minnesota- Biyo Sacabadada lagaga Dharga

Dawo Sawiradii Mudaharadki Manta Iyo Minnesota- Biyo Sacabadada lagaga Dharga

Waa Mudaharadkii maanta iyo Jaliyada Ogadeniya iyo Oromiya oo aan ukala hadhin.

 
 

Jaaliyadda Edmonton oo ku banaanbaxday badhtamaha magaalada

Jaaliyadda Edmonton oo ku banaanbaxday badhtamaha magaalada

Waxaa maanta oo jimce ah bisha may 09/2014 banaan bax si wanaagsan loo soo diyaariyey lagu qabtay badhtamaha magaalada edmonton ee dalka Canada xarunta laga […]

 
 

Jaaliyadda Oromiya oo shir balaadhan ku qabatay Koonfur Afrika

Jaaliyadda Oromiya oo shir balaadhan ku qabatay Koonfur Afrika

Waxaa caawa magaalada Johannesburg ka dhacay shir aad u heer sareeya oo ay qabatay Jaaliyadda Orimiya ee Dalka Koonfur Afrika. Shirkan ayaa ahaa shir ay […]

 
 

Ogaden & Oromo Community in Minnesota Protest against the Ethiopian regime

Ogaden & Oromo Community in Minnesota Protest against the Ethiopian regime

May 9th will mark a historical significance that will lead to the liberation of Ogadenia and Oromia. On This day, Ogaden and Oromo communities of Minnesota […]

 
 

Mudaharad aad u baladhan oo kadhacay Minneapolis.

Mudaharad aad u baladhan oo kadhacay Minneapolis.

Jimce- Mudaharad aad u baladhan oo ay si wada jir ah u qabteen Jaliyada Ogadenya iyo Jaliyada Oromiya ee gobolka Minnesota ayaa manta lagu qabtahy […]

 
 

Jaaliyadda Oromo ayaa mudaaharad ka dhigtay badhtamaha Magaalada Toronto

Jaaliyadda Oromo ayaa mudaaharad ka dhigtay badhtamaha Magaalada Toronto

Maanta oo ay bisha May tahay 5/9/2014 ayaa waxaa mudaaharad ay kaga soo horjeedaan Itoobiya (Ethiopia) ka sameeyey Toronto kanada Jaaliyadda Oromo oo ay weheliyaan […]

 
 

Mudaaharaad Balaadhan ooy Kuqabteen Norway Jaaliyada S.Ogadenya iyo Jaaliyada Oromiya oo Gilgilay Magaalada Oslo

Mudaaharaad Balaadhan ooy Kuqabteen Norway Jaaliyada S.Ogadenya iyo Jaaliyada Oromiya oo Gilgilay Magaalada Oslo

Maanta ooy taariikhdu tahay 9/5/2014, waxaa laguqabtay caasimada wadanka Norway ee Oslo banaanbax aad ubalaadhan siwanaagsana loosoo agaasimay. Waxaa soo abaabulay banaanbaxan oo siwadajir ah […]

 
 

Banaanbixii ay ku qabteen Melbourne jaaliyadaha S.Ogadenya iyo jaaliyadda Oromiya oo soo gabagaboobay

Banaanbixii ay ku qabteen Melbourne jaaliyadaha S.Ogadenya iyo jaaliyadda Oromiya oo soo gabagaboobay

Waxaa gelgilay magaalada Melbourne ee dalka Australiya maanta oo ay taariikhdu tahay 9/5/14 banaabax baaladhan oo jaaliyada S.Ogadenya iyo jaaliyada Oromiya ay ku qabteen. banaabaxa ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay