Archive for: May, 2014

Daawo Hees Wadaniya ah- Ururka OYSU Perth

Daawo Hees Wadaniya ah- Ururka OYSU Perth

Xigasho QOL.

 
 

Seattle: Hundreds gathered in downtown Seattle, Washington to protest against the Ethiopian government’s brutal crackdown against student protesters in the Oromia region.

Seattle: Hundreds gathered in downtown Seattle, Washington to protest against the Ethiopian government’s brutal crackdown against student protesters in the Oromia region.

Today’s protest was organized by the Oromo American Community inSeattle,Washington. Among the participants were members of the Ogaden American Community, who joined in solidarity with […]

 
 

Hogaankan Abaabulka iyo Arimaha Ururka Wuxuu Ogaysiinayaa Jaaliyadaha ..

Hogaankan Abaabulka iyo Arimaha Ururka Wuxuu Ogaysiinayaa Jaaliyadaha ..

Waxaa dhamaan Jaaliyaadka Somalida ogadeniya ee ku nool dunida dacaladeeda lagu war galinayaa in ay ka qayb qaataan mudaharaadyada lagaga soo hor jeedo xukuumada TPLF, […]

 
 

JWXO waa u diyaar inay bud-dhige u noqoto marxaladda cusub

JWXO waa u diyaar inay bud-dhige u noqoto marxaladda cusub

Odayaal nagala soo xidhiidhay Jigjiga ayaa nala soo scodsiiyay in dadweynaha wax-garadka ah ay aad ula socdaan xaaladda ka jirta Itobiya isla markaana ay ku […]

 
 

Hassan Moalin, Dr. Shugt Gellay talk on phone amid rising tensions in Ethiopia

Hassan Moalin, Dr. Shugt Gellay talk on phone amid rising tensions in Ethiopia

As political crisis rise in Ethiopia only few months before the general election,the main powerful opposition groups discussed about the recently peaceful protests that left […]

 
 

Gud.Ku-Xigeenka HAAU oo gaadhsiiyay fariinta JWXO madaxda OLF

Gud.Ku-Xigeenka HAAU oo gaadhsiiyay fariinta JWXO madaxda OLF

Waxaa Shalay oo ay taariikhdu ahayd 5/05/2014 khadka isgaadhsiinta ku kulmay Gud.Ku-Xigeenka HAAU ahana kaaliyaha HAD ee ArrimahaEthiopia mudane Xasan Macallin & Hogaanka Arrimaha Dibada ee […]

 
 

Aragtida Halgamaaga – Mawqifka JWXO ee Qabiilka iyo Qabyaaladda

Aragtida Halgamaaga – Mawqifka JWXO ee Qabiilka iyo Qabyaaladda

Barnaamijkeen Aragtida halgamaaga wuxuu ku bilaabanayaa arin soo qabsatay Imaam Shaafici RC oo Sheekhiisii uu u sheegay meesha laga haysto iyo daawadiisa meesha ay ku […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka waramay weeraradii cadawga lagu qaaday

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka waramay weeraradii cadawga lagu qaaday

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO ay nooga soo direen dagaalada ka socda gudaha wadanka Ogadenia ayay kaga xogwarameen faahfaahinta dagaaladii ugu dambeeyay ee ciidamada gumaysiga […]

 
 

Hawl-wadeenada Jaaliyadaha Norway, Canada iyo Faraca Midnimo ee xerada Dhadhaab oo isugu shirar muhiim ah

Hawl-wadeenada Jaaliyadaha Norway, Canada iyo Faraca Midnimo ee xerada Dhadhaab oo isugu shirar muhiim ah

Xubnaha Hogaanka abaabulka ee jaaliyada jaaliyada Norway ayaa ku kulmay 04.05.2014 xafiiska Jaaliyada S.Ogaadeenya ee Norway. Kulanka ayaa yimid Kadib markii maamulku jaaliyadu magacaabeen gudiga […]

 
 

Al-Jazeera – China in Africa: investment or exploitation?

Al-Jazeera – China in Africa: investment or exploitation?

Premier Li Keqiang shrugs off problems as “growing pains” and says relationship is based on equality and mutual benefit. China’s Premier Li Keqiang is making his […]

 
 

OYSU Minnesota oo ka qayb gashay Munasabad Sanadkiiba marlagu qabto Gobolka Minnesota.

OYSU Minnesota oo ka qayb gashay Munasabad Sanadkiiba marlagu qabto Gobolka Minnesota.

Axad- Ururka midowda dhalinyarada iyo ardayda Ogadenya ee gobolkani Minnesota ayaa maanta kaqayb galay munasaba aad ubaladhan oo gobolkani Minnesota sanadkiiba mar laga xuso. Muasabadan […]

 
 

Noora Afgaab : Jaamacadda Jigjiga oo kacdoon uu ka jiro iyadoo Itobiya aan la saadaalin karin xaaladeeda

Noora Afgaab : Jaamacadda Jigjiga oo kacdoon uu ka jiro iyadoo Itobiya aan la saadaalin karin xaaladeeda

Waxaa cirka isku sii shareeraya kacdoonkii ay bilaabeen ardayda oo hadda noqday mid shacabi ah. Banaabaxyada ayaa hadda wada gaadhay dhamaan magaalooyinka waaweyn ee Itobiya […]

 
 

Shir Baladhan oo ay Siwada Jir ah U qabteen Jaliyada Ogadenya iyo Jaliyada Oromiya ee Minnesota.

Shir Baladhan oo ay Siwada Jir ah U qabteen Jaliyada Ogadenya iyo Jaliyada Oromiya ee Minnesota.

Axad- Shir aad u baladhan oo ay siwada jir ah uqabteen Jaliyada Ogadenya ee gobolka Minnesota iyo Jaliyada Oromiya ayaa manta ka dhacay gobolka Minnesota. […]

 
 

Ururka Hoyoyinka Ogadenya ee gobolka Minnesota oo qado Sharaf u Sameyay Abwanada qaranka Ogadenya Rooda Afjano iyo Xubna cusub

Ururka Hoyoyinka Ogadenya ee gobolka Minnesota oo qado Sharaf u Sameyay Abwanada qaranka Ogadenya Rooda Afjano iyo Xubna cusub

  Axad-  Manta ayay ururka Hooyoyinka Ogadenya ee gobolka Minnesota ay qada sharaf u sameyen abwanada qarabka Ogadenya Roda Ibrahim Cabdi Guray (Roda Afjano) oo […]

 
 

Banaanbaxayada ka socda Adisababa iyo gobolo kale oo sii karaar qaatay iyo dhimashada oo boqolaal gaadhaya

Banaanbaxayada ka socda Adisababa iyo gobolo kale oo sii karaar qaatay iyo dhimashada oo boqolaal gaadhaya

Dhawrkii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa hadheeyay saxaafada caalamka mudaaharaadyo ay ku naf-waayeen in kabadan 100 muwaadin oo Itoobiyaan ah kuwaasoo badankood ay ka dheceen […]

 
 

Doolaal oo ka codsaday dawladda Hargaysa inay joojiyaan xidhiidhka ay la leeyihiin ONLF.

Doolaal oo ka codsaday dawladda Hargaysa inay joojiyaan xidhiidhka ay la leeyihiin ONLF.

Waxaa la sheegaa inuu Imaamka weyn ee Abi Xaniifa RC isagoo amin fajarka dabadii darsin u akhrinaya ardayadiisii uu soo hor-fadhiistay nin oday ah oo […]

 
 

Wiilashii lagu dilay Johannesburg oo si fiican ay Somalida uga soo qaybgaleen aaskoodii

Wiilashii lagu dilay Johannesburg oo si fiican ay Somalida uga soo qaybgaleen aaskoodii

waxaa maanta Jumcihii salaada casar kadib loo dareeray qubuuraha kuyaala tuulada Lenasia halkaas oo looqaaday maydka labadii marxuun ee xalay lagu tilay tuulada Matola ee […]

 
 

Dhagayso – GABAY LOOGU MAGACDARAY ” QURBANACAS EE SUUQ GEEYA” ..

Dhagayso – GABAY LOOGU MAGACDARAY ” QURBANACAS EE SUUQ GEEYA” ..

1-Aduunyadu quruun iyo quruun waa qaabka ay tahaye- 2-Gabigeedba qoys bay ahayd oo la qirayaaye- 3-Shayadaan qardoof baa uyimid oo qilaaf dhigaye- 4-Qaabiilba wiilbuu qudhjaray […]

 
 

Ururka dhalinyarada OYSU Sweden iyo Jaaliyada S/Ogadenia oo manta ka qayb galay mudaharadkii iyo xafladi 1 May 2014.

Ururka dhalinyarada OYSU Sweden iyo Jaaliyada  S/Ogadenia oo manta ka qayb galay mudaharadkii iyo xafladi 1 May 2014.

Jaaliyada Somalida Ogadenia ee wadanka Sweden iyo OYSU Sweden oo is kaashanaya ayaa manta ka qayb galay mudaharadkii 1  bisha may oo sandkasta lagu qabto […]

 
 

Addis Ababa Djibouti Railway by China Creates Environment Havoc for the Somali people in Shinile Region in violation of The Somali people’s rights.

Addis Ababa Djibouti Railway by China Creates Environment Havoc for the Somali people in Shinile Region in violation of The Somali people’s rights.

Press Release May 1, 2014. The Ethiopia government has commissioned China to build a railway track between Addis Ababa and Djibouti, which is passing through […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay