Archive for: June, 2014

Taariikhda Waxay U Qori Doontaa Xuska Sanad-Guurada 4aad ee OYSU – Waqooyiga Ameerika Sidan :

Taariikhda Waxay U Qori Doontaa Xuska Sanad-Guurada 4aad ee OYSU – Waqooyiga Ameerika Sidan :

Waxay Jaaliyadda Minnesotta ku soo bandhigeen xuska Sanadguurada Ururkooda Dhalinyarada ee OYSU taageerada ay u hayaan halganka Gobanimadoon ee Shacabkooda iyo siday ugu fashilantay Itobiya […]

 
 

Urur Weynaha OYSU ayaa Sanad-guurihiisii 4-aad Dalka Yemen ku Qabtay+Sawiro

Urur Weynaha OYSU ayaa Sanad-guurihiisii 4-aad Dalka Yemen ku Qabtay+Sawiro

WaagaCusub – Waa casar gaaban oo ay cad-ceedu liiqa sii galayso,laydh midabo ka la jaad-jaad ah ayaa shidan,Gidaarka oo dhanka bidixda waxa ka lalmada calan […]

 
 

Khilaaf Mudo Dheer Udhexeeyay Qawmiyada Oromada oo Dalka Germany Lagu Soo Afjaray.

Khilaaf Mudo Dheer Udhexeeyay Qawmiyada Oromada oo Dalka Germany Lagu Soo Afjaray.

Shalay ooy taahaydu ahayd  28/6/2014, waxaa lagu qabtay caasimada wadanka Jarmalka ee Berlin shir balaadhan oo in mudo ah abaabulkiisa loogu jiray siduu uqabsoomi lahaa. […]

 
 

Jaaliyada S.Ogadenya ee Dalka Germany oo Kaqaybgashay Munaasabada The World Village Festival oo Lagu Qabtay Magaalada Offenbach.

Jaaliyada S.Ogadenya ee Dalka Germany oo Kaqaybgashay Munaasabada The World Village Festival oo Lagu Qabtay Magaalada Offenbach.

Waxaa maanta kafurmay magaalada Offenbach ee dalka Jarmalka munaasabad balaadhan oo siwanaagsan loosoo agaasimay taasoo ay kasoo qaybgaleen dadwayne aad utiro badan waxaana munaasabadan loogu […]

 
 

Cabdi iley oo Waashay Ayaa Shaqaalihii Dalka Kala Diray Bishan Ramadaan – Noora Afgaab

Cabdi iley oo Waashay Ayaa Shaqaalihii Dalka Kala Diray Bishan Ramadaan – Noora Afgaab

Shir maanta ilaa makhribkii lagu jiray oo uu shaqaalaha Cabdi iley u qabtay ayaa lagu soo bandhigay liistka shaqaalaha heer degaanka ka tagaya degmooyinka iyo […]

 
 

Cabdi Iley oo Cudhaadh (Hostage) U Haysta Dadka Ku Nool Magaalada – Noora Afgaab

Cabdi Iley oo Cudhaadh (Hostage) U Haysta Dadka Ku Nool Magaalada – Noora Afgaab

Waxay isla qireen dadka ku nool magaalooyinka Ogadenya in dadka ugu amaanka badan maanta ay yihiin kuwa miyiga ku nool ee waliba ka agdhow aagagga […]

 
 

Xogihii Ugu Dambeeyay Jigjiga iyo Ciidanka Itobiya oo Doonaya Inay Ka soo Daadagaan Buuraha Ku Teedsan Jidka – Noora Afgaab

Xogihii Ugu Dambeeyay Jigjiga iyo Ciidanka Itobiya oo Doonaya Inay Ka soo Daadagaan Buuraha Ku Teedsan Jidka – Noora Afgaab

Wadada dheer ee isku xidha jigjiga ilaa gode ee laga sameeyey laamida aan nafta badan lahayn ama la odhan karo daamur uunba lagushubay ayaa waxaa […]

 
 

GOBANIMO AYAA LEH HADH LA-HADHSADO – Sh. Axmad Makaahiil

GOBANIMO AYAA LEH HADH LA-HADHSADO – Sh. Axmad Makaahiil

Walaalaha Waxaan Leeyahay Ramadaan Mubaarak. Intaa ka dib; waxaan ku baraarujin lahaa; waa inaan ogaanaa in  Ilaahay SWT  Rusushiisii CS uu u soo diray aduunkan ayna […]

 
 

JOKA oo Ka Dhigay Pretoria Banaabax Balaadhan oo Lagaga Soo Horjeedo Xukuumadda Itobiya

JOKA oo Ka Dhigay Pretoria Banaabax Balaadhan oo Lagaga Soo Horjeedo Xukuumadda Itobiya

Waxaa maanta Bananbax lagu qabtay magaalada Pretoria halkas oo ah caasimda wadanka  South Africa. Bananbaxa oo ahaa mid gilgilay wadooyinka magaalada ayaa waxaa ka soo […]

 
 

Maamulka Kwazulu Natal ee JOKA oo shirkoodii kaga arinsaday banaanbaxa maanta ka dhici doona Koonfur Afrika

Maamulka  Kwazulu Natal ee JOKA oo shirkoodii kaga arinsaday banaanbaxa maanta ka dhici doona Koonfur Afrika

Maamulka Faraca Kwazulu Natal ee fadhigiisu yahay magaalada Durban ee wadanka Koonfur Afrika Kana mid ah Jaaliyadda Baldhan ee JOKA Ayaa shir isugu yimid maanta […]

 
 

Bogga Sheeko & Shaahid oo soo Bandhigay Filim Taariikhi ah – Bogaadin

Bogga Sheeko & Shaahid oo soo Bandhigay Filim Taariikhi ah – Bogaadin

Waxay Dhalinyarada maamusha bogga Sheeko & Shaahid oo bandhigeen filim taariikhi ah oo ka tarjumaya marxaladihii xasaasiga ahaa ee halgankeena uu ka soo gudbay. Kaydka […]

 
 

Ururka OYSU oo Meela Kala Duwan Laga Xusayo Sanadguuradiisii – Melbourne iyo xerada Dhagaxley

Ururka OYSU oo Meela Kala Duwan Laga Xusayo Sanadguuradiisii – Melbourne iyo xerada Dhagaxley

Maalintan oo ah maalin kuwayn halganka ay shacabka Somaalida Ogadenia ee halganka hubaysan kula jira gumaysiga madow ee abasiiniya ayaa laga xusaa dacalada dunida oo […]

 
 

War Dagdag ah – Dagaal culus oo ka dhacay meel u jirta hal KM magaalada Dhagaxbuur iyo Raaf ka socda Qorahay

War Dagdag ah – Dagaal culus oo ka dhacay meel u jirta hal KM magaalada Dhagaxbuur iyo Raaf ka socda Qorahay

Dagaal adag ayaa shalay casarkii ku dhexmaray ciidanmka ONLF iyo qaar kamid ah masuuliyiinta maamulka degmada Dhagaxbuur oo wata ugu yaraan 70 xubnood oo ah […]

 
 

Dhagayso : JABIYAAY TIGREEGII WAKAA JAAH-WAREER GALAAYE –

Dhagayso : JABIYAAY TIGREEGII WAKAA JAAH-WAREER GALAAYE –

Waa HADIYAD toos ugu socota JWXO/ONLF By-Xaaji Maxamed Aw Macalim: 1-Umadyahay jihaadbaa kajira jabadyaheeniyee 2-JWXaa mar hore noo horkacay himilo joog dheere 3-Jaalow fariinmbaa jirtee […]

 
 

Ogaysiis – Banaanbax Loogu Baaqayo Inay Kasoo Qayb-galaan Jaaliyadda Somalida iyo Oromiya

Ogaysiis – Banaanbax Loogu Baaqayo Inay Kasoo Qayb-galaan Jaaliyadda Somalida iyo Oromiya

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bulshada Soomaaliyeed iyo mida Oromiya ee wadanka Koonfur Afrika  in uu dhacayo banaanbax wayn oo lagaga soo horjeedo cadawga dhiigyacab ka […]

 
 

Warbixintii Dagaalada cadawga lagu naafeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO

Warbixintii Dagaalada cadawga lagu naafeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO

Wararkii ugu dambeeyay een ka helnay Xaruta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixiyay dagaalo aad u badan oo dhacay horaantii bishan aan kujiro iyo dabayaaqadii […]

 
 

Maalinta Qaxootiga Aduunka oo si fiican loogu xusay dalka Sanca

Maalinta Qaxootiga Aduunka oo si fiican loogu xusay dalka Sanca

Sanca Yemen-Axad Maalinta Qaxootiga Dunida ayay si wada jir ah ugu qabteen Soomaalida Ogaadeeniya iyo Qoomiyadda Oromoda Guriga weyn ee loo yaqaan GurigaQaxootiga Soomaalida iyo […]

 
 

Maxaa Xalay Minneapolis Ka dhacay- Indhahagaa Kuu macalina

Maxaa Xalay Minneapolis Ka dhacay- Indhahagaa Kuu macalina

Habenkii Xalay ahaa waxay ahayd habeen ay si wayn u xususnaan doonaan dad kumanan gadhaya oo isugu yimid dawashada bandhig faneed ay ururka OYSU ay […]

 
 

Gumaysi iyo Adeegayaashiisa iyo Facaada la Nool – Dood Soo Jirtey Abid –

Gumaysi iyo Adeegayaashiisa iyo Facaada la Nool – Dood Soo Jirtey Abid –

Maqaal aad u xiisa badan ayuu ku qoray shabakadaha Cabdiraxmaan Yusuf Al-Qardawi (waxaa dhalay Sheekha Caanka ah Yuusuf Al-Qardawi) oo ah gabayaa, waliba ah Kacaanyahan […]

 
 

Shirkii OYSU North America oo Malintii 3 aad galay iyo Minneapolis oo Xiimaysa

Shirkii OYSU North America oo Malintii 3 aad galay iyo Minneapolis oo Xiimaysa

(Minneapolis) Sabti 21 Jun 14, shirkii OYSU ee qarada Waqooyiga America ayaa si rasmi ah malintii 3 aad uga furmay hotelka Marriott Courtyard ee ku […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay