Archive for: June, 2014

Daawo- Majaajilo iyo Heesa Qiira Leh oo Lagu Xusayo Munaasabadda 15ka Ogostos

Daawo- Majaajilo iyo Heesa Qiira Leh oo Lagu Xusayo Munaasabadda 15ka Ogostos

Waxaa lagu soo bandhigay bogga (Sheeko iyo Shaahid) Majaajilo iyo heeso wada socda oo lagu xusayo munaasabadda 15ka Agostos oo ah Asaaskii JWXO ee 1984kii. […]

 
 

Ogaysiis- Caawa iyo Cawayska Minneapolis- OYSU oo Riwayad aad Uxiisa badan ka dhigaysa Minneapolis

Ogaysiis- Caawa iyo Cawayska Minneapolis- OYSU oo Riwayad aad Uxiisa badan ka dhigaysa Minneapolis

Dhamaanba waxaa la Ogaysiinayaa Dadka Kunool Gobolka Minnesota in Caawa oo Sabtida ah 21 Jun 2014, ay gobolka Minnesota ka dhici doonto riwayadii ugu baladhnayd […]

 
 

Sawiro- Shirwaynihii Ururka OYSU Qarada Waqoyiga America oo ka Socda Minneapolis

Sawiro- Shirwaynihii Ururka OYSU Qarada Waqoyiga America oo ka Socda Minneapolis

  Shirwaynaha ayaa wali si habsami ah u socda ayadoo lagu guda jiro siminaaro aqoon korodhsi ah. Shirkuna maanta wuxuu soo gaba gaboobayaa muda kooban […]

 
 

Fadliga Afurinta Qof Soomanaa Bishan Ramadaan – Hay’adda Geeska Afrika ee Daryeelka Agoonta

Fadliga Afurinta Qof Soomanaa Bishan Ramadaan – Hay’adda Geeska Afrika ee Daryeelka Agoonta

Ilaahay Ayaa Mahadoo Idil Iska leh. Ka dib; Waxaan Ilaahay ka baryaynaa inuu Ramadaanka Nolol nagu gaadhsiiyo isla markaana na waafajiyo Soonka iyo Cibaadada la […]

 
 

Ururka Haweenka Qawmiyada Australia oo lagu martiqaaday Ururka Haweenka S.Ogadenya

Ururka Haweenka Qawmiyada Australia oo lagu martiqaaday Ururka Haweenka S.Ogadenya

Shirkii 8aad ee dumarka qowmiyadka kala duwan ee kunool Magalada Melbourne ayaa lagu marti qaaday OYSU Melbourne iyo Ururka Haweenka Somalida Ogadenia. Shirkan oo   20/6/2014 ka […]

 
 

Shirweynihii Dhalinyarada OYSU Waqooyiga Amerika oo si rasmi uga furmay Minneapois

Shirweynihii Dhalinyarada OYSU Waqooyiga Amerika oo si rasmi uga furmay Minneapois

Shalay oo ah jimce bisha june ay tahay 20 waxaa si rasmi ah ugu furmay magaalada Minneapolis  shirweynihii sanadlaha ahaa ee OYSU North America. Shirka […]

 
 

Hiigsiga Xoriyada iyo Xidhiidhka Kadhexeeya Falsafada Hanka Q2

Hiigsiga Xoriyada iyo Xidhiidhka Kadhexeeya Falsafada Hanka Q2

Waxaynu dhexdda kagajirnay hanka iyo himiladda shacabka Soomaalida Ogadenia uu meel fiican marayo marka loo fiiriyo daruufaha adag ee kuxeeran halganka Soomaalida Ogadenia. Guusha iyo guuldaradda waxaa udhexeeya fasiraad […]

 
 

Xerada Dhagaxley oo si weyn looga xusay Maalinta Qaxootiga Aduunka

Xerada Dhagaxley oo si weyn looga xusay Maalinta Qaxootiga Aduunka

Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 20/6/14 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay siwayn looga xusay Maalinta Qoxootiga Aduunka ee afka qalaad loo yaqaano[ World  Refugee Day.] Maalintan oo […]

 
 

Warbaxin Jaamacada OXFORD: Dadka ku nool Ogaden 93.% waa Sabool Gaajo hayso!

Warbaxin Jaamacada OXFORD: Dadka ku nool Ogaden 93.% waa Sabool Gaajo hayso!

(OgadenToday Press)- Inta badan waxaa dhagahaaga ku soo dhacayay waayahan Danbe in Dalka Itoobiya uu dhaqaale ahaan korayay, waxaana inta badan kuwa ka soo laabta […]

 
 

20ka June waa Maalinta Qaxootiga Caalamka (World Refugee Day) – Daawo Qaxootiga Ogadenya ee Dhadhaab

20ka June waa Maalinta Qaxootiga Caalamka (World Refugee Day) – Daawo Qaxootiga Ogadenya ee Dhadhaab

Waxaa dacalada aduunka aad looga hadal hayaa xuska maalintan, sababtoo ah wuxuu caalamka qiray doorka ay ku leeyihiin qaxootiga horumarka wadama badan oo caalamka ka […]

 
 

Barnaamijka Aragtida Halgamaaga ee Todobaadkan iyo Xuseen Noor

Barnaamijka Aragtida Halgamaaga ee Todobaadkan iyo Xuseen Noor

Waxaa Todobaadkan Barnaamijka AH-17aad inoogu marti ah Xuseen Noor oo ka hadli doona barnaamijyadii u furnaa iyo Su’aalo ku wajahan dhalinyarada FB iyo golayaasha Social […]

 
 

Maxay Tahay Sababta Loo Keenay Jigjiga Boqolaal Odayaashii Degmooyinka ah – Noora Afgaab

Maxay Tahay Sababta Loo Keenay Jigjiga Boqolaal Odayaashii Degmooyinka ah – Noora Afgaab

Cabdi iley ayaa degmooyinka ugu yeedhay ugu yaraan 900 oo odayaal ah. Degmooyinka qaar ayaa looga yeedhay 15 oday halka qaana looga yeedhay 10. Inkasta […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo khasaaraha soo gaadhay cadawga

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo khasaaraha soo gaadhay cadawga

Warbixanadii dagaalada ka socda Ogadenya ee Xarunta Dhexe ee JWXO ay nasoo gaadhsiiyeen ayaa faahfaahin ka bixiyay weeraradii ciidanka gumaysiga Itoobiya lagu qaaday todobaadkii lasoo […]

 
 

Maxaa Ka Socda Finland? Ciyaarta Kubadda Cagta iyo Bandhig Faneedkii Qaaradda Afrika

Maxaa Ka Socda Finland? Ciyaarta Kubadda Cagta iyo Bandhig Faneedkii Qaaradda Afrika

Waxa wadankaFinland caasimadiisa Helsinki kasocda ciyaaraha kubada cagta oo sanadkiiba mar laqabto xiliga summer ka ah kaasoo loogu magac daray Somali cup Finland. Waxa nasiib […]

 
 

Daawo Jaaliyadda S.Ogadenya iyo Oromiya oo banaanbax ka dhigay Valletta ee dalka Malta

Daawo Jaaliyadda S.Ogadenya iyo Oromiya oo banaanbax ka dhigay Valletta ee dalka Malta

Waxaa banaabax ku maray wadooyinka iyo xafiisyada dawladda hortooda ee dalka Malta jaaliyadda S.Ogadenya iyo jaaliyadda Oromiya ee dagan halkaasi. Dadka banaanbaxa dhigaya ayaa dawladda […]

 
 

CNN iReport – ONLF officials wary of the new tensions between brotherly nations of Afar and Ogaden region. By Ahmed Abdi

CNN iReport – ONLF officials wary of the new tensions between brotherly nations of Afar and Ogaden region. By Ahmed Abdi

Ogaden National Liberation Front’s Official, Rayal Hamoud, urged the two brotherly nations of Afar and Somalis from Ogaden region to take more precautions on the […]

 
 

Dhaq-dhaqaaqa Xoreynta Sidama (SLM) iyo Isbahaysiga Medrek oo Banaanbax ka Dhigay Magaalada Hawaassa

Dhaq-dhaqaaqa Xoreynta Sidama (SLM) iyo Isbahaysiga Medrek  oo Banaanbax ka Dhigay Magaalada Hawaassa

Dhaq-dhqaaqa Xoreynta Sidamo (Sidama Liberation Movement) iyo isbahaysiga mucaaradka ah ee Medrek (Coalition of Opposition Parties in which SLM is a part of) ayaa caasimadda […]

 
 

The Sidama Liberation Movement (SLM) and Mederk have Successfully & Peacefully Demonstrated in Hawssa!

The Sidama Liberation Movement (SLM) and Mederk have Successfully & Peacefully Demonstrated in Hawssa!

Ayyaantuu News Online – The Sidama Liberation Movement (SLM) and Mederk (Coalition of Opposition Parties in which SLM is a part of) have successfully conducted their […]

 
 

Wafdi Ka socda Jabhada ONLF oo Kula Kulmay Wafdi Maraykan ah Wadanka Denmark.

Wafdi Ka socda Jabhada ONLF oo Kula Kulmay Wafdi Maraykan ah Wadanka Denmark.

Waxaa todobaadkan dhexdiisa  ka qaybgalay shir ka dhacay Caasimada Wadanka Denmark ee Copehagen oo ku saabsan sidii arimaha Somaliya xal loogu heli lahaa xubno matalaya Jabhada […]

 
 

Ethiopia: Shocking Sexual Violence Against Women in Ogaden

Oromia Times – As the Global Summit to End Sexual Violence in Conflict opens in London next week, thousands of miles away in the Ogaden […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay