Archive for: June, 2014

Addisu Legese : Waxaad Tahay Diktaatoor Aan Dadkiisa u Roonayn oo isoo Xasuusiyay Dargigii – Noora Afgaab

Addisu Legese : Waxaad Tahay Diktaatoor Aan Dadkiisa u Roonayn oo isoo Xasuusiyay Dargigii  – Noora Afgaab

Waxaa mudo bil laga joogo yimid magaalada Godey iyo degmooyin ka tirsan gobalka Shiniile Raysul wasaare ku-xigeenkii hore ee Itobiya mr Addisu Legese iyo wafti […]

 
 

The Ogaden Community UK Open letter to World leaders at the Global Summit to end Sexual Violence in Conflict

The Ogaden Community UK Open letter to World leaders at the Global Summit to end Sexual Violence in Conflict

Ogaden Community: Press Release: Rape and Sexual Violence in Ogaden    

 
 

Ururka OYSU-Imkulu oo abaalmarin siiyay ardaydii kaalinta fiican gashay

Ururka OYSU-Imkulu oo abaalmarin siiyay ardaydii kaalinta fiican gashay

Waxaa kulan aad u balaadhan isugu yimid Ururka Dhalinta iyo Ardayda Ogaadenya OYSU faraca xerada qaxootiga ee Imukulu. Kulankaasi oo ahaa mid aad u baladhan […]

 
 

Cabdi Iley Waa Dambiile ka Mushtara Dhiiga Shacabka – Dhambaal laga soo diray Jigjiga

Cabdi Iley Waa Dambiile ka Mushtara Dhiiga Shacabka – Dhambaal laga soo diray Jigjiga

Cabdi iley intii uuna hogaanka noqonin wuxuu ahaa nin lashaqeeya ciidamada una geeya wararka wuxuuna odhan jiray hadaan xilqabto waligey kama dhacayo xilkaas in aan […]

 
 

Xalaada boobka oo cirka isku sii shareeraya iyo Somaalida oo looga dayriyay inay sii joogan location-ka

Xalaada boobka oo cirka isku sii shareeraya iyo Somaalida oo  looga dayriyay inay sii joogan location-ka

Waxaa habeenkii ay taariikhdu ahayd  12-06-2014 laysku dayay in la boobo dukaan uu lahaa ganacside Soomaali kadib kolkii ay koox qawlaysata ah oo South Africa […]

 
 

Sheekh Axmad Makaahiil – U Fiirsada Qodobadan

Sheekh Axmad Makaahiil – U Fiirsada Qodobadan

Wixii xoog lagu qaato xoogbaa lagusoo ceshadaa ILAAHAY  waxuu u jideeyay jihaadka in la iska difaaco dulmika lana difaaco xaqa sidaas daraadeed ayuu Nabigeena SWC  waxuu  […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo faahfaahsan

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo faahfaahsan

Xarunta Dhexe ee JWXO warbixinadii dagaalada ay nasoo gaadhsiiyeen ayaa faahfaahin ka bixiyay weeraradii ciidanka gumaysiga Itoobiya lagu qaaday. Warbixinta waxaa ka mid ah khsaaraha […]

 
 

Pictures of Ogaden Women and Oromo Women protest at the Global summit to End rape and sexual Violence

Pictures of Ogaden Women and Oromo Women protest at the Global summit to End rape and sexual Violence

The Ogaden and Oromo women held a large protest at the Global Summit to end Sexual violence and demanded the recognition of the plights of […]

 
 

Somali ayaan daran, Ginbood iyo baroortii Cabdi iley oo loo joogteeyay – Noora Afgaab (daawo sawiro cusub)

Somali ayaan daran, Ginbood iyo baroortii Cabdi iley oo loo joogteeyay – Noora Afgaab (daawo sawiro cusub)

Sida aad la soctotaan waxaa dhawaan laxusay sanad guuradii 23aad ee kasoo wareegtay wakhtigii aay EPRDF wadanka qabsatay taas oo sanad walba 20ka bisha Ginbood […]

 
 

Ururka OYSU-Seattle iyo Ogaden Fun Run

Ururka OYSU-Seattle iyo Ogaden Fun Run

Seattle, WA: Ururka dhalinyarada iyo ardeyda Ogadenia (OYSU) faraciisa magaalada Seattle ayaa maalintii Khamiista ee bisha June 12, 2014 ka qayb-qaatay munaasabad lagu qabtay dugsiga dhexe […]

 
 

Shirwaynaha Haweenka Somalida Ogadenya oo Denmark Kadhici Doona Dhamaadka Sanadkan 2014.

Shirwaynaha Haweenka Somalida Ogadenya oo Denmark Kadhici Doona Dhamaadka Sanadkan 2014.

Waxaa dhaaman dumarka Somalida Ogaadeenya lagu wargalinayaa ineey kasoo qaybgalaan shirweynaha Haweenka Somalida Ogaadeenya oo lagu dhisi doono Ururka Haweenka Somalida Ogaadeenya heer aduun waxaana […]

 
 

Gudomiyaha Ururka Haweenka Ogaden iyo Xubno ka qeyb galay shirweynihi Xaquuqda Haweenka lagu dhawrayay

Gudomiyaha Ururka Haweenka Ogaden iyo Xubno ka qeyb galay shirweynihi Xaquuqda Haweenka lagu dhawrayay

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Somalida Ogadeniya Marwo Roosa Cabdiraxmaan iyo xubna kasoccda Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee London iyo Ururka OYSU UK ayaa ka qeyb galay shirweynihii […]

 
 

Mudane Rayaale Xamud oo ugu baaqay Ugaaska iyo Suldaanka beelaha Shineele inay ka feejignaadaan khiyaanada TPLF

Mudane Rayaale Xamud oo ugu baaqay Ugaaska iyo Suldaanka beelaha Shineele inay ka feejignaadaan khiyaanada TPLF

Radi Xoriyo oo Wareysi dheer la yeeshay mudane Rayaale Xaamud ayuu ugu baaqay in dadka walaalaha ah ee wada daga deegaanka Shineele inay iska ilaaliyaan […]

 
 

Somalia: Does Ethiopian General Performance at Mogadishu Help Al-Shabaab? Waagacusub

Somalia: Does Ethiopian General Performance at Mogadishu Help Al-Shabaab? Waagacusub

Waagacusub.net – Ethiopia has a comfortable relationship with Somalia’s Al-Shabaab ,you ask how. Whenever Ethiopian military moves towards an Al-Shabab held-town in Somalia ,The so-called […]

 
 

Stop Rape as Weapon of War in Ogaden.

Stop Rape as Weapon of War in Ogaden.

Press release: Ogaden Community Association -London UK The Ethiopian Government is violently suppressing the people of the Ogaden region of Ethiopia, who are seeking their […]

 
 

Jimcada 13 JUNE banaanbax looga soo horjeedo Kufsiga oo ka dhici doona London ExCel Summit

Jimcada 13 JUNE banaanbax looga soo horjeedo Kufsiga oo ka dhici doona London ExCel Summit

Jaaliyada Ogadeniya ee London oo ka qeyb qaadatay sida looga hortagi lahaa loona ciqaabi lahaa wadamada haweenka u geysta dhibaatada kufsiga iyo waxyeelada kale isugujira. […]

 
 

Maxaa loo sameeyay JO yaase ka masuul ah dhibaatada maxaabiista haysata

Maxaa loo sameeyay JO yaase ka masuul ah dhibaatada maxaabiista haysata

Shaki kuma jiro in dhibaato aad u xoogan loo gaystay shacabkeena oo waliba aan la heli doonin gabi ahaan taariikhdaa oo sugan, maadaama aynu nahay […]

 
 

Ogeysiis: Barnaamijka Aragtida Halgamaaga ee ONA

Ogeysiis: Barnaamijka Aragtida Halgamaaga ee ONA

Daawadayaasha iyo aqristayaasha ONA ee ku taxnaa barnaamijka Aragitida halagamaaga waxaan la socodsiinaynaa Barnaamijkan oo Maalinta arbacada ah soo gali jiray in todobaadkan u rarnay […]

 
 

Dr. Cibaado oo ka qaybgashay shirkii Jaaliyadda Edmonton oo si habsami u qabsoomay

Dr. Cibaado oo ka qaybgashay shirkii Jaaliyadda Edmonton oo si habsami u qabsoomay

Waxaa maalinimadii axada shir muhiim ah isugu yimid xubnaha jaaliyada Edmonton kaas oo bishiiba hal mar la qabto, waxaana shirka lagu furay wacdi diini ah […]

 
 

Shirkii Bilaha ahaa ee Guddiga Jaaliyadda Perth oo si Habsami ah ugu Qabsoomay

Shirkii Bilaha ahaa ee Guddiga Jaaliyadda Perth oo si Habsami ah ugu Qabsoomay

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 9/6/14 isugu yimid shirkoodii bilaha ahaa gudiga jaaliyada Perth, shirkaas oo ahaa kala warqaadasho hawlihii bishaa qabsoomay iyo waxaa qabsoomin. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay