Archive for: June, 2014

Xisbiga UDJ oo Mudaaharaad Balaadhan Maanta Kuqabtay Magaalooyinka Debremarkos & Adama/Nazret.

Xisbiga UDJ oo Mudaaharaad Balaadhan Maanta Kuqabtay Magaalooyinka Debremarkos & Adama/Nazret.

Waxaa maanta magaalooyinka kala ah Debremarkos iyo Adama/Nazret ee gobolka Oromada kadhacay mudaaharaadyo aad ubalaadhan kuwaasoo ay soo qabanqaabiyeen xisbiga Midnimada iyo Dimuqraadiga ee looyaqaano […]

 
 

Shirkii Caadiga ahaa ee Jaaliyada Denmark oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Shirkii Caadiga ahaa ee Jaaliyada Denmark oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Xarunta Jaaliyada Somalida Ogadenya ay kuleedahay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen oo maanta ooy taariikhdu tahay 08/06/2014, lagu qabtay kulan si wanaagsan loosoo agaasimay. Kulankan […]

 
 

AL-SHABAAB REJECT ONLF AIDING BAKOOL PROVINCE FIGHTING – By Ahmed Abdi

AL-SHABAAB REJECT ONLF AIDING BAKOOL PROVINCE FIGHTING – By Ahmed Abdi

Ethiopia’s Liyu police militia and Somali government troops suffers defeat at a fighting with Al-Shabab in Bakool province of Somalia SOMALIA’s Islamist militant group Al-Shabaab denied any association […]

 
 

Run la qorsheeyay inay tahay meesha kama madhna

Run la qorsheeyay inay tahay meesha kama madhna

Itobiya waxay sheegtay inay qabatay 25 dhalinyara Somaliyeed ah oo ka tirsan ururka Al-Shabaab oo qorshaynayay inay falal argagixiso ka sameeyaan magaalo 305 KM ka […]

 
 

ONLF- Hiigsigga Xoriyadda iyo Xidhiidhka ka Dhaxeeya Falsafadda Hanka.‏ Q1aad

ONLF- Hiigsigga Xoriyadda iyo Xidhiidhka ka Dhaxeeya Falsafadda Hanka.‏ Q1aad

Soomaalidii hore waxay ku maah maahi jireen – Nina suul ayuu wax ka arrkaa , Nina soof ayuu wax ku arrkaa– aduunkan aynnu ku noolnahay […]

 
 

Mahadsanid Martin Schibbye – Beenta iyo Dacaayadda Shirkadda Norde hoos ka daawo

Mahadsanid Martin Schibbye – Beenta iyo Dacaayadda Shirkadda Norde hoos ka daawo

Shirkadda Maalgashiga ugu weyn dalalka Scandenevia ee lagu magacaabo Nordea ayaa soo saaray filim yaroo ay isugu muujinayaan inay tixgaliyaan xuquuqda shucuubta oo aanay maalgalin […]

 
 

Ciidankii Gumaysiga ee ku Sugnaa Xagarweyne oo Gabi Ahaan Cagta la Mariyay

Ciidankii Gumaysiga ee ku Sugnaa Xagarweyne oo Gabi Ahaan Cagta la Mariyay

Xarunta Dhexe ee JWXO oo noosoo gudbiyay warbixinadii dagaalada ayaa faahfaahin ka bixiyay weeraro dhowr ah oo ciidanka gumaysiga Itoobiya lagu qaaday. Warbixintan waxaa ka […]

 
 

Finansliv – Nordea, the oil, and ethics

Finansliv – Nordea, the oil, and ethics

FROM THE MAGAZINE ( Click for the Original Text) Nordea says he has increased the business ethical accountability in its fund management during the year. […]

 
 

Muxaadaro diini ah oo culuma badan ay ka hadleen ayaa lagu qabtay xerada Dhagaxley

Muxaadaro diini ah oo culuma badan ay ka hadleen ayaa lagu qabtay xerada Dhagaxley

Waxaa shalay oo khamiis ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 5/6/14 waxaa xerada qoxootiga ee Dhagaxlay kadhacay muxaadaro balaadhan oo ay soo agaasimeen ururka culima’udiinka ee kadhisan […]

 
 

Dhuujinta Taariikhda ayay ku Xidhantahay Jiritaanka Umadaha

Dhuujinta Taariikhda ayay ku Xidhantahay Jiritaanka Umadaha

Waxaan hordhacii Barnaamijka AH ku xusnay in xakiim (Philosopher) George Santayana markii la weydiiyay muhiimadda ay taariikhda leedahay uu yidhi; Kuwaan Taariikdooda xasuusan karin waxay […]

 
 

Labada Jaliyadood ee Ogadenya iyo Oromiya oo Banaanbaxyo ka Wada dalka Australiya

Labada Jaliyadood ee Ogadenya iyo Oromiya oo Banaanbaxyo ka Wada dalka Australiya

Banaanbax balaadhan oy soo qabn-qaabiyeen labada jaaliydood ee S.Ogadenya iyo jaaliyadda Oromiya oo iskaashanaya ayaa ka socday dalka Australiya gaar ahaan caasimadda dalkaas ee Canberra. […]

 
 

JWXO oo Bayaan kasoo saartay beenta gudoomiyaha Bakool iyo Afhayeenka JWXO oo si fiican ugu sharxay mabaa’diida ururka

JWXO oo Bayaan kasoo saartay beenta gudoomiyaha Bakool iyo Afhayeenka JWXO oo si fiican ugu sharxay mabaa’diida ururka

Wuxuu idaacadda VOA-da ka sheegay doraad nin isku magacaabay inuu yahay Gudoomiyaha Gobolka Bakool ee Somaliya in ciidanka Itobiya iyo kuwa Somaliya oo is-garabsanaya ay […]

 
 

ONLF Liberation Army did not take part in the fight between Al-Shabab and Ethiopia on the Somali Border

ONLF Liberation Army did not take part in the fight between Al-Shabab and Ethiopia on the Somali Border

ONLF Press Release June 5, 2014. ONLF Liberation Army did not take part in the fight between Al-Shabab andEthiopiaon the Somali Border. A man claiming […]

 
 

Shirkii 6ex Biloodleha ahaa ee jaaliyadda JOKA faraca Cape Town oo qabsoomay

Shirkii 6ex Biloodleha ahaa ee jaaliyadda JOKA faraca Cape Town oo qabsoomay

Magaalada Cape Town ee wadanka Koonfur Afrika, ayaa lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen xunbnaha JOKA ee ku dhaqan gobolka Western Cape gaar ahaan magaalada […]

 
 

Xarunta Dhexe – CWXO oo xeryaha cadawga ku qaaday weeraradii Qabjabinta Gimbod

Xarunta Dhexe – CWXO oo xeryaha cadawga ku qaaday weeraradii Qabjabinta Gimbod

Wararka naga soogaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in CWXO ku qaadeen fadhiisimada ciidamada gumaysiga weeraro isdaba joog ah oo loogu talagalay maalinta ay […]

 
 

Ururka OYSU Seattle oo todobaadkan seminar uga furmay

Ururka OYSU Seattle oo todobaadkan seminar uga furmay

Seattle,WA: Ururka dhalinyarada iyo ardeyda Ogadenia faraciisa magaalada Seattel ee gobolka Washington ayaa maalintii Axadda ee taariikhdu ahayd 1 bisha June 2014, u furmay Seminar. Seminarkan […]

 
 

LAND GRABBING AND FORCED EVICTIONS IN THE OGADEN – ISMAIL MOHAMED ISMAIL

LAND GRABBING AND FORCED EVICTIONS IN THE OGADEN – ISMAIL MOHAMED ISMAIL

Gambela, a province located in western Ethiopiais currently host to Africa’s largest fire sale.  Millions of hectares of Ethiopia’s most productive agricultural lands are being […]

 
 

Ethiopia: Violence and Crimes against the People with Disabilities by the Ethiopian Army and Jenjawid Militia in the Ogaden Region By Yakume

Ethiopia: Violence and Crimes against the People with Disabilities by the Ethiopian Army and Jenjawid Militia in the Ogaden Region By Yakume

1.  Summary According to the disabled world, “disability is a condition or function judged to be significantly impaired relative to the usual standard of an […]

 
 

Caasimadda dalka Australia ee Canbera oo banaanbax balaadhan uu ka socdo – daawo sawiro hordhac ah

Caasimadda dalka Australia ee Canbera oo banaanbax balaadhan uu ka socdo – daawo sawiro hordhac ah

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 2/6/14 ka billowday mudaharaadkii ugu horeeyay eey abid ku mudaharaadaan caasimada dalka Austaralia ee Cambeera jaaliyadaha S.Ogaadeeniya ee Pacific-ga oo […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya ee Magaalada Edminton-Canada oo Fashilisay Xuskii Gimbot-20 ee Gumaysiga.

Jaaliyada Ogadenya ee Magaalada Edminton-Canada oo Fashilisay Xuskii Gimbot-20 ee Gumaysiga.

Waxaa maanlinimadii sabtida oo taariikhdu ahayd 31/05/2014 doonayey ineey shir ku qaybsadaan magaalada Edmonton gacanyareyaasha gumaysiga kaasoo ay oogu dabaaldagayeen maalintii ay maxaysatda Wayaanuhu hormuudka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay