Archive for: June, 2014

Jaaliyada Malta oo Shir Balaadhan Iskugu Yimid – Daawo Sawiro cusub

Jaaliyada Malta oo Shir Balaadhan Iskugu Yimid – Daawo Sawiro cusub

Waxaa maalinimadii shalay ahayd ooy taariikhdu kubeegnayd 31\5\2014 shir aad ubalaadhan oo si heer sare ah loosoo agaasimay kaasoo ay iskuguyimadeen  Jaaliyada Soomalida  Ogadeniya ee […]

 
 

OYSU Minnesota oo ku gulaysatay kalinta 1 baad ee Hidaha iyo Dhaqanka iyo abal marin ay mutaysteen

OYSU Minnesota oo ku gulaysatay kalinta 1 baad ee Hidaha iyo Dhaqanka iyo abal marin ay mutaysteen

Sabti 5/30/14, Ururka Midowga dhalinta iyo Ardayda Somalida Ogadenya  (OYSU, MN) ayaa caawa lagu gudoonsiyay Jamacada Minnesota abaalmarin ay ku mutaysteen kadib markii ay galeen kaalinta koobaad […]

 
 

Sh. Axmad Makaahiil Waxaan Idiin Soo Gudbin Doonaa Wax Aniga iyo Adigaba Laga Doonayo

Sh. Axmad Makaahiil Waxaan Idiin Soo Gudbin Doonaa Wax Aniga iyo Adigaba Laga Doonayo

Xiligii ugu horaysay  ee uu soo galo Gumaysika  dalka Somaliya waxay ahayd 1884  isaga oo kasoo galay dhinaca Waqooyiga Soomaliya ee manta loo yaqaan Soomali […]

 
 

Shirkii Hoyoyinka Ogadenya oo Siwanagsan Uga Qabsomay Minnesota

Shirkii Hoyoyinka Ogadenya oo Siwanagsan Uga Qabsomay Minnesota

Sabti, 30 May 14, Waxaa manta magalada Minneapolis ka qabsomay shirkii Hooyoyinka Somalida Ogadenya ee gobolka Minnesota. Shirkan ayaa ahaa mid si aad ah loo […]

 
 

Faraca Midnimo ee xerada Dhagaxley oo shirkoodii caadiga ah uu si habsami ah ugu qabsoomay

Faraca Midnimo ee xerada Dhagaxley oo shirkoodii caadiga ah uu si habsami ah ugu qabsoomay

Maanta oo Sabti ah taariikhduna ay ku beegnayd 31/5/14 Waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay shirkii caadiga ahaa ee faraca MIDNIMO ee […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay