Faraca Midnimo ee Xerada Dhagaxley oo kulan isugu yimid
Maanta oo khamiis ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 31/7/14 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka dhacay kulan aad ubalaadhan oo ay isugu yimaadeen intabadan […]
Maanta oo khamiis ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 31/7/14 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka dhacay kulan aad ubalaadhan oo ay isugu yimaadeen intabadan […]
/ Warar /
Waxaa shalay magaalada Addis ababa si kadis ah ugu baxay shanta nin ee marka xaga titileka la eego ugu sareysa maamulka Itobiya uga dhisan Jigjiga […]
/ Warar /
Wararka nagasoo gaadhay caasimada gumaysiga Itoobiya ee Adis ababa ayaa sheegaya 17/7/14 inay koox kamid ah kuwa dhidid dhowrka u ah gumaysiga ee Hawaarinta loo […]
/ Warar /
Maqaal cinwaan looga dhigay – Oromo nationalism on the rise in Ethiopia – Itobiya Wadinayadii Oromada ayaa sii Kordhaysa – ayaa qoraaga maqaalka William Davison […]
Oromo students protested against a government plan to expand Addis Ababa [Jawar Mohammed/Al Jazeera] Addis Ababa, Ethiopia – Aslan Hasan, a student belonging to the […]
/ News in English /
Adeola Fayehun on the arrest of naturalized British citizen:Brtish government discrimination between the white and black people WHAT IS TO BE DONE! Must Read Comment […]
/ News in English /
Manta oo ay taariikhdu kubeegnayd 26/7/14 ama 28 Ramaddaan 1435 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab ee G/woqooyibari Kenya deeq lacageed loogu qaybiyay caruur […]
/ Warar /
Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixiyay dagaallo meela kala duwan oo dalka ah ka dhacay. Dagaalada socda oo ah kuwii bisha […]
/ Warar /
This week some world communities have celebrated the 122nd anniversary of the last Ethiopian emperor ,Haile Sellase, whereby some media houses took an interest to […]
/ News in English /
Waxaa Isniintii lasoo dhaafay ooy taariikhdu ahayd 22/7/2014, Lagu dilay magaalada Addiss Ababa labo sargaal oo kamid ahaa qaybta sirdoonka ama nabadsugida looyaqaano dharcada ee […]
/ Warar /
Ururka OYSU iyo Jaliyada Ogaden ee London ayaa soo qaban qaabiyay barnaamij ciida loogu tala galay in lagu caawiyo Agoonta iyo Iskuulka Xirsi Mahad ee […]
/ Warar /
Waxaa Barnamiijka Diyaariyay sidaa ku xusan Ogaden24 Halgame Abdul qaadir guutaale waana barnaamij siday u dhigeen markaan dhagaystay ku qotoma xikmad ee maqal haboon .. […]
/ Warar /
Jaaliyadda S.Ogadeya ee Koonfur Afrika ayaa Shirar isugu jiray kuwo maamul iyo kuwo wadareed isugu yimid lagaga arinsaday xaalada Amaanka ee wadanka Koonfur Afrika oo […]
/ Warar /
Bishaaro—Bishaaro—Bishaaro Maamulka iyo hawl-wadeenada idaacada qaranka ee Radio Xoriyo waxay ugu bishaaraynayaan dhagaysatyaasha iyo dhammaanba umadda Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Ogadenya inay bilaabeen qabashada […]
/ Warar /
Wariye Daahir Calasow wuxuu ku caan noqday inuu noqdo wariyaha 1aad ee baadhitaanka dhabta ah ku sameeya dambiyada ka socda Somaliya, isla marahaantaana qora isagoon […]
/ Warar /
Maalmihii udanbeeyay waxaa magaalada jigjiga laga dareemayay guux wayn oo ku saabsan khilaaf xoogan oo ka dhax jira 4ta dhagar qabe ee kala ah Abdi […]
/ Warar /
Waxaa xalay lagu qabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen xaflad balaadhan oo siwanaagsan ay usoo abaabuleen ugana qayb qaateen ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya ee […]
/ Warar /
Waxaa caalamka soo gaadhay warar xaqiijinaya in magaalada Muqdisho lagu dilay Gabadhii ku caan baxday inay u hiiliso xaqqa shacabka S.Ogadenya Xildhibaanad Saado Cali Warsame. […]
/ Warar /
Sirdoonka Itobiya ayaa maalin hore qabtay nin la yidhaahdo Axmadnuur iyo koox boolis ah oo ninkaas Addis ababa kasoo afduubay kadib markuu Cabdi iley usoo […]
/ Warar /
Waxaa la ogaysiinaynaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku noolNorwayinuu dhici doonto Bandhig Faneedkii Jaaliyada S.Ogaadeenya iyo Bariga Afrika ee sanadlaha ahaa. Bandhig-Faneedka sanadkan ayaa la qaban […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)