Archive for: July, 2014

O24 – Kulan kadhacay K/africa oo looga Arinsaday Xaalada Gobolka Ogaden

O24 – Kulan kadhacay K/africa oo looga Arinsaday Xaalada Gobolka Ogaden

Shir aad muhiim u ah oo uu yeeshay maamulka Faraca siskay ayaa ka dhacay Xaafiiska Jaaliyada Ogaadeeniya ee Faraca Siskay. Shirkan oo lagaga warbixiyay xaalada […]

Benishangul : Ethiopia Is A Threat to the Peace and Stability of The Horn of Africa

Benishangul : Ethiopia Is A Threat to the Peace and Stability of The Horn of Africa

By Ahmed Abdi Ethiopia has been a threat to the peace and stability of the Horn Of Africa , the north of Africa as well […]

ShilaboNews – Gabdhaha OGADENIA Vs Halganka OGADENIA

ShilaboNews – Gabdhaha OGADENIA Vs Halganka OGADENIA

Tan iyo intii uu biloowday dagaalka hubaysan ee lagu raadin hayo xoriyada OGADENIA waxaa si aad ah ooga dhex muuqda meel kasta oo uu jiro […]

Kitaabka uu qoray Jeneral Jaamac M. Qaalib Waa Digniin Ku Socota Umadda Somaliyeed.

Kitaabka uu qoray Jeneral Jaamac M. Qaalib Waa Digniin Ku Socota Umadda Somaliyeed.

Kitaabka uu cinwaanka uga dhigay Jen. Jaamaca M. Qaalib (The Ogaden – Versus The Mythical Ethiopian Claim) oon filayo inuu macnaha noqon karo – Ogadenya […]

BAAQ IYO CAMBAARAYN KA TIMID ODOYADA, AQOONYAHANKA, IYO WAXGARADKA JAALIYADA SOOMAALIDA OGAADEENYA EE MINNESOTA, AMEERIKA

BAAQ IYO CAMBAARAYN KA TIMID ODOYADA, AQOONYAHANKA, IYO WAXGARADKA JAALIYADA SOOMAALIDA OGAADEENYA EE MINNESOTA, AMEERIKA

Sabti, Luulyo 20, 2014 Kulan xogwaraysi, wadatashi, iyo go’aanqaadasho isugu jira oo Odayada, Siyaasiin, aqoonyahan, iyo waxgaradka Jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya isugu yimaadeen ayaa ka dhacay […]

Jaaliyadda Itobiya oo loogu baaqay inay kusoo banaanbaxaan wafdi uu Wayaanaha usoo diray Houston/Texas

Jaaliyadda Itobiya oo loogu baaqay inay kusoo banaanbaxaan wafdi uu Wayaanaha usoo diray Houston/Texas

Ninka lagu magacaabo Ilias oo aad u dabasocda dhaq0dhaqaaqa xukuumadda Wayaanaha ahaana ninkii soo kashifay kumanaanka ardayda Oromada ah ee xeryaha loo ooday inta madaxa […]

QOL – ONLF oo 30 jirsatay & isu diyaarinta bisha August.

QOL – ONLF oo 30 jirsatay & isu diyaarinta bisha August.

Taariikhda halganka Ogaadeenya lagu xoreynayo ayaa soo maray marxalado kala duwan, wuxuuna halganka yahay ama lagu tilmamaa kuwa ugu faca weyn oo umado badan oo […]

Cabdi Iley oo ku fashilmay Adisababa oo qorshe u dajiyay Jigjiga iyo meela kale – Noora Afgaab

Cabdi Iley oo ku fashilmay Adisababa oo qorshe u dajiyay Jigjiga iyo meela kale – Noora Afgaab

Cabdi iley ayaa silama filaan ah shalay ugu ambabaxay magaalada Dirdhabe, waxaana jira warar sheegaya inay xalay wada joogeen Raas hotel general Abraham iyo Cabdi […]

Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan; Maamulka iyo Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida (Kililka 5aad) oo Isu Ansixiyay Miisaaniyad ah 3.58% Miisaaniyadda Ethiopia ee 2007 (2014/2015)! Jig-Jiga – Suubane Daraar Deerow

Maamulka Kililka 5aad ayaa ah wax lagu wada wareeray. Dadka gobolka, gaar ahaan shacabka caadiga ah, aqoonyahanka iyo odayaasha ayaa aaminsan in maamulka hadda ka […]

Addiss Ababa oo Muslimiin Badan Sixun Loogu Waxyeeleeyay Salaadii Jumcaha Kadib.

Addiss Ababa oo Muslimiin Badan Sixun Loogu Waxyeeleeyay Salaadii Jumcaha Kadib.

Waxaa Masjidka wayne ee loo yaqaano Jaamicu- Anwar kaasoo  kuyaala badhtamaha magaalada Addiss Ababa iskugu yimid muslimiin farabadan oo doonayay ineey Salaada Jumcaha kutukadaan masjidka. […]

Jaaliyadda JOKA oo kawada arinsaday arima la xidhiidha xafaladda 30guurada JWXO

Jaaliyadda JOKA oo kawada arinsaday arima la xidhiidha xafaladda 30guurada JWXO

Waxaa khadka is-gaadhsiinta isugu yimid maamulka Jaaliyadda Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika halkaasoo ay kaga arinsadeen hawla muhiim u ah Jaaliyadda Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika iyo […]

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii Ugu Dambeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii Ugu Dambeeyay

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixiyay dagaallo meela kala duwan ka dhacay. Dagaalada socda oo ah kuwii bisha barakaysan ee Ramadaanka […]

Saddeq Kun oo Arday Oromo ah oo Lagu soo Ururiyay Xeryo Iyagoo Madaxyada Loo Xiiray

Saddeq Kun oo Arday Oromo ah oo Lagu soo Ururiyay Xeryo Iyagoo Madaxyada Loo Xiiray

Arimaha layaabka lehee ee xukuumadda wayaanaha ku dhaqaaqeen waxaa ka mid ah inay ardaydii Oromada ay kasoo ururiyeen jaamacadda Adisababa iyo dugsiyada kale ka dibna […]

QOL – Daawo: Mr Calasoow, Jigjiga waxaa wax loogu Ogolaaday Dhiigga ONLF.

QOL – Daawo: Mr Calasoow, Jigjiga waxaa wax loogu Ogolaaday Dhiigga ONLF.

Waxaan halkan idiinku haynaa Muuqaal kooban oo aan kasoo qaadanay Warbixin Sanadeedkii Suxufiga wayn ee Daahir Cabdulle Calasoow oo sheegay in Jigjiga waxa hadiiba wax […]

The 19th Ogaden Diaspora Conference -London UK 12- 14 September 2014

The 19th Ogaden Diaspora Conference -London UK 12- 14 September 2014
 
Shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha Aduunka Ogadeniya London UK 12-14 September 2014

Shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha Aduunka Ogadeniya London UK 12-14 September 2014

Dhamaan Shacabweynaha Somalida Ogaden iyo asxaabta halganka waxaa la ogeysiinaya in magaalada London sanadkan lagu qabanayo Shirweynihii Jaaliyadaha Somalida Ogaden ee Heer Caalami. Shirkan oo […]

Dr Ismail Qodax: 35% of Kilil Somali Budget is injected in the Woyane military, Liyu Police’s equipment’s and ammunitions Post a reply – By Yakume

Dr Ismail Qodax: 35% of Kilil Somali Budget is injected in the Woyane military, Liyu Police’s equipment’s and ammunitions Post a reply – By Yakume

Under Federal deral Government Assessment in Somali Region of Ethiopia Dr. Ismail Qodax wrote the followings about the Woyane crimes, genocides and corruption in Kilil […]

Xinua – Booliska Kenya oo Gacanta ku Dhigay Shan Dambiile

Xinua – Booliska Kenya oo Gacanta ku Dhigay Shan Dambiile

Booliska Keya ayaa shaaca ka qaaday shalay oo Axad ahayd inay qabteen shan qof oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen dilalkii gilgilay waqooyiga Kenya, […]

Ethiopia: UK Aid Should Respect Rights

Ethiopia: UK Aid Should Respect Rights

(London) – A UK High Court ruling allowing judicial review of the UK aid agency’s compliance with its own human rights policies in Ethiopia is an important […]

Xinhua – Kenyan police arrested 5 suspected killer

Xinhua – Kenyan police arrested 5 suspected killer

The Kenyan police said Sunday they have arrested five key suspects behind a spate of insecurity which has rocked the northern Kenya, particularly Garissa town, […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay