Archive for: July, 2014

Sheeko iyo Shaahid oo Idinla Wadaagay Qayb ka mid ah Tariikhda Halganka

Sheeko iyo Shaahid oo Idinla Wadaagay Qayb ka mid ah Tariikhda Halganka

Sidaan uga baranay Dhalinyarada Sheeko & Shaahid waxay noosoo gudbiyeen filimkan Goos-Gooska ah ee ka xogwaramaya qayb ka mid ah taariikhda halganka shacabka Somaliyeed ee […]

 
 

Jaaliyadda Birmingham oo meel kuwada afuray say uga arinsadaan arimaha agoonta

Jaaliyadda Birmingham oo meel kuwada afuray say uga arinsadaan arimaha agoonta

Maamulka Jaaliyada Birmingham ee wadanka UK iyo ururka OYSU qabtiisa Birmingham  ayaa waxay isugu yimaadeen shir, taariikhdu marka ahayd 12kii bishan july halkaasoo ay dhalinta […]

 
 

Xogta Aan ka Hayno Gacan-ku-dhiigle Haajir – Indheergarad

Xogta Aan ka Hayno Gacan-ku-dhiigle Haajir – Indheergarad

Ninkan danbiileha ah ee lagu qabtay hadda Gaarisa, Cabdi rahman Haajir, waxuu sanadihii u danbeeyay fulinayay dilalka qorshaysan ee loo gaysanayay dadka shacabka ah ee […]

 
 

Gacan Ku Dhiiglayaasha Itobiya ay Soo Tababartay oo Dad Kenya ah ku Dilay Gaarisa

Gacan Ku Dhiiglayaasha Itobiya ay Soo Tababartay oo Dad Kenya ah ku Dilay Gaarisa

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa Bayaan Saxaafadeed kasoo saaray falal dambiyeedkii ugu dambeeyay ee mujrimiin ay Itobiya soo tababartay ka fuliyeen magaalada Gaarisa. War-saxaafadeedka ayaa […]

 
 

Ethiopian Trained Assassins Kill Kenyan Civilians in Garissa

Ethiopian Trained Assassins Kill Kenyan Civilians in Garissa

July 13, 2014 ONLF Press Release The Ethiopian security has assassinated three Kenyan civilians and gravely wounded another one in Garissa, Kenya during the last […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe – Gulufkii Bisha Ramadaan oo Cadawga Aad Loogu Halaagay

Warbixintii Xarunta Dhexe – Gulufkii Bisha Ramadaan oo Cadawga Aad Loogu Halaagay

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixiyay dagaallo uu cadawga ku hoobtay oo meela kala duwan ka dhacay todobaadkii lasoo dhaafay. Warbixinta […]

 
 

The Star – Ree Garisa ayaa soo Qabtay Gacan-ku-dhiigle Hajir

The Star – Ree Garisa ayaa soo Qabtay Gacan-ku-dhiigle Hajir

Wargayska (The Star) ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa qoray in Booliska Garisa ay qabteen dambiile aad loo raadinayay oo aad khatar u ahaa. […]

 
 

The Star: Police in Garissa have arrested a most wanted and dangerous criminal.

Police in Garissa have arrested a most wanted and dangerous criminal. Abdirahman Hajira, an Ethiopian national, was arrested by the public on Wednesday afternoon. Hajira […]

 
 

OYSU Manchester bandhiga Trinity summer Carnival kaqeybgalay

OYSU Manchester bandhiga Trinity summer Carnival kaqeybgalay

Ururka OYSU Greater Manchester ayaa kusoo bandhigay Hiddaha iyo Dhaqanka somalida Ogaden Bandhiga Trinity summer carnival oo lagu qabtay magaalada Manchester, Wadanka UK. Ururka OYSU […]

 
 

Waa Dhalinyaradii Sh&Sh iyo Riwaayad Taariikhda Gashay

Waa Dhalinyaradii Sh&Sh iyo Riwaayad Taariikhda Gashay

Weli waxaa halkii inooga socda barnaamijyada ay Dhalinyarada Sheeko iyo Shaahid ugu talagaleen xuska 30guurada Asaaskii Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya. Waa hal-abuur xiisa leh ee […]

 
 

OpenDemocracy – Ethiopia : a leadership in disarray By RENÉ LEFORT

OpenDemocracy – Ethiopia : a leadership in disarray By RENÉ LEFORT

Leadership The first transition is manifest in Ethiopia’s “collective leadership”. Prime Minister Hailemariam Dessalegn’s legitimacy is largely indirect – due to his selection as number […]

 
 

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (Midnimo – Mintid – Isku-tashi – Guul – Allahu Akbar)

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (Midnimo – Mintid – Isku-tashi – Guul – Allahu Akbar)

Urur walba oo siyaasi ah, asaasayaashiisu waxay ka baaraan dagaan inay ku qeexaan ereyo gaagaaban oo durba la fahmi karo ujeedada ururkooda iyo hadafka uu […]

 
 

Sheeko&Shaahid – Kulamadii Ugu horeeyay ee dhaxmaray ONLF&TPLF 1991

Sheeko&Shaahid – Kulamadii Ugu horeeyay ee dhaxmaray ONLF&TPLF 1991

Iyadoo diyaar garow loogu jiro dabaaldagga Sanadguuradii 30aad ee Asaaskii JWXO ( 15ka August 1984), ayay dhalinayarada Sheeko&Shaahid inoo soo bandhigeen Muuqaal taariikhi ah oo […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe : Ciidanka cadawga oo weeraro xoogan lagu qaaday

Warbixintii Xarunta Dhexe : Ciidanka cadawga oo weeraro xoogan lagu qaaday

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO ay ku faahfaahiyeen laba dagaal oo xoogan oo 3dii bishhan July lagu qaaday ciidanka cadawga ee xeryaha ka samaystay dalka […]

 
 

‘Britain is supporting a dictatorship in Ethiopia’

‘Britain is supporting a dictatorship in Ethiopia’

It’s 30 years since Ethiopia’s famine came to attention in the UK. Now, a farmer plans to sue Britain for human rights abuses, claiming its […]

 
 

Shirkii Bilaha ahaa ee Jaaliyadaha Ogadenya ee Gobolka Minnesota oo Mamul cusub lagu soo doortay.

Shirkii Bilaha ahaa ee Jaaliyadaha Ogadenya ee Gobolka Minnesota oo Mamul cusub lagu soo doortay.

Minneapolis, Sabti,  05 July 2014  waxaa magaalada minneapolis ka qabsoomay shirkii billaha ahaa ee jaaliyada gobolka minneasota. shirkan oo si wayn usoo agaasimeen gudi farsamo oo […]

 
 

Q2aad iyo qiimayntii – Fiqi tolkii kama janatagee, Cabdi iley waxaa loo yaqaanay markii horeba .. By Noora Afgaab

Q2aad iyo qiimayntii – Fiqi tolkii kama janatagee, Cabdi iley waxaa loo yaqaanay markii horeba .. By Noora Afgaab

Waxay Qaybtii 1aad ee qiimaynta xukunadii gumaysiga usoo wakiishay shacabka S.Ogadenya, ee indheergaradkii fadhiga isugu yimid ay kusoo ururiyen Kow iyo Labaatankaa Qodob inuu ahaa […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO Adm. Maxamad C. Cismaan oo RX Ka Diray Hambalyada Bisha Ramadaan

Gudoomiyaha JWXO Adm. Maxamad C. Cismaan oo RX Ka Diray Hambalyada Bisha Ramadaan

Gudoomiyaha Jabhada ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Idaacada Xoriyo  fariin uga diray Shacabka Soomaalida Ogaadeeniya iyo guud ahaan umadda muslimiinta. Gudoomiyaha Jabhada ONLF ayaa […]

 
 

BBC – Ingriiska oo lagu eedeeyey inuu wax ka ogaa dhiibitaanka Andargachew Tsege

BBC – Ingriiska oo lagu eedeeyey inuu wax ka ogaa dhiibitaanka Andargachew Tsege

Afheyeenka ururka mucaaradka ku ah xukuumadda Wayaanaha Mr. Ephrem oo saldhigiisu yahay Mareykanka oo BBC ay wareysatay ayaa u xaqiijiyay inay dawladda Yemen ka qabatay garoonka Sanca […]

 
 

Jaaliyadda Saint Cloud oo shir hawleed isugu yimid

Jaaliyadda Saint Cloud oo shir hawleed isugu yimid

Waxaa maanta oy taariikhdu tahay 07/05/14 Shir qabtay jaaliyadda S.Ogadenya ee gobalka Minnesota dagmada Saint cloud. Shirkan oy kasoo qayb galeen dhamaan xubnaha faraca magaalada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay