Archive for: August, 2014

Xubnaha Golaha Dhexe ee UK oo kulan-hawleed isugu yimid

Xubnaha Golaha Dhexe ee UK oo kulan-hawleed isugu yimid

Maalintii sabtida ahayd ee taariikhdu ku beegnayd 30/082014, waxaa magaalada London ee carriga UK shirk u yeeshay xubnaha Golaha Dhexe ee ka hawlgala waddanka UK […]

 
 

Dib u milicsiga Halganka iyo Halgamaga JWXO

Dib u milicsiga Halganka iyo Halgamaga JWXO

Halkan ka daawo suugaan halgameed taariikhi ah iyo Ibrahim Dalmar.

 
 

Gobolka Mancheter oo laguqabtay 30Guuradi JWXO

Gobolka Mancheter oo laguqabtay 30Guuradi JWXO

Manchester, England, Sabti 30.08.14 Jaaliyada Ogaden ee Greater Mancester ayaa soo abaabushay xaflad heersare ah oo loogu dabaaldagay 30Guurada Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaden. Halkaas oo […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya ee Galbeedka Australia oo Siheer sare ah Uxustay Sanad Guuradii 30- Aad ee Aas Aaska JWXO.

Jaaliyada Ogadenya ee Galbeedka Australia oo Siheer sare ah Uxustay Sanad Guuradii 30- Aad ee Aas Aaska JWXO.

Jaaliyada Galbeedka Australia  oo si wayn u xustay 30-guuradii kasoo wareegtay aas-aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO/ONLF), xaflada oo si heersare ah loosoo agaasimay  ayaa bilaabatay 7:00 […]

 
 

Al-Jazeera : Camiilka u Shaqeeya Cadawga Umadiisa Wuxuu La Mid Yahay Warqadda Wasakhda La’isaga Tiro (Tissue paper)

Al-Jazeera : Camiilka u Shaqeeya Cadawga Umadiisa Wuxuu La Mid Yahay Warqadda Wasakhda La’isaga Tiro (Tissue paper)

Filimada wathaa’iqi (Documentary) ah ee lagu magacaabo –Sanduuqul Aswad- ee Jazeera laga daawado ayaa laga sii daayay Filim loogu magacdaray – Jawaasiista Gumaysiga – Dambigooda […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaal Culus oo ka Dhacay Horakhaliifo

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaal Culus oo ka Dhacay Horakhaliifo

Wararka aan ka helayno Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo ciidanka cadawga lagu naafeeyay sidoo kale Xarunta dhexe ee JWXO waxay […]

 
 

Daawo- QAYBTII SUUGAANTA IYO XAFLADII SANADGUURADA 30 aad EE JWXO MINNEAPOLIS 2014

Daawo- QAYBTII SUUGAANTA IYO XAFLADII SANADGUURADA 30 aad EE JWXO MINNEAPOLIS 2014
 
 

Shirkii Gudiga Dhexe ee Jaaliyadda JOKA oo guul kusoo dhamaaday

Shirkii Gudiga Dhexe ee Jaaliyadda JOKA oo guul kusoo dhamaaday

Waxaa shir muhiim ah isugu yimid maamulka jaaliyad Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika,shirka ayaa ahaa mid aalaaba dhaca badhtamaha sanadka waxaana lagu qiimeeyaa geedi socodka jaaliyada […]

 
 

Shirweynaha Jaaliyadaha Ogaden ee Caalamka 12 -13 Septemper 2014

Shirweynaha Jaaliyadaha Ogaden ee Caalamka 12 -13 Septemper 2014
 
 

Jawaabtii ay JWXO Ka Bixisay Hadaladii Foosha Xumaa ee Cabdiweli Gaas uu Kaga Hadlay Adisababa

Jawaabtii ay JWXO Ka Bixisay Hadaladii Foosha Xumaa ee Cabdiweli Gaas uu Kaga Hadlay Adisababa

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa war-saxaafdeed kasoo saartay hadalo uu maalin dhaweyd ka sheegay Cabdiweli Gaas TV-ga Itobiya isagoo jooga Adisababa. War-saxafadeedka ay JWXO soo […]

 
 

Dib u Milicsiga Taariikhda Halganka iyo Halyeeyada CWXO

Dib u Milicsiga Taariikhda Halganka iyo Halyeeyada CWXO

Waxay halkan noogu soo gudbiyeen dhalinyarada Sheeko iyo Shaahid filim aad u qiimi badan oo lagu wareysanayo qaar ka mid ah Taliyayaashii asaasay CWXO oo […]

 
 

Dawo Video- Qaybtii 2 aad ee Qudbadihi Sanadguradii 30 aad ee ONLF, Minneapolis 2014.

Dawo Video- Qaybtii 2 aad ee Qudbadihi Sanadguradii 30 aad ee ONLF, Minneapolis 2014.
 
 

Munaasabadda 30Guurada Jaaliyadda Gobolka Victoria ee Australia Ayaa La Qaban Doonaa

Munaasabadda 30Guurada Jaaliyadda Gobolka Victoria ee Australia Ayaa La Qaban Doonaa

Waxaa Loogu Baaqayaa Dadweynaha Somlaiyeed ee Dagan Gobolka Victoria Inay Ka soo Qayb Galaan Xuska Sodon Guurada ee Jaaliyadda Victoria ay ku Qaban Doonto .. […]

 
 

ONLF RESPONSE REGARDING THE PUNTLAND STRONGMAN’S UTTERANCES AGAINST THE STRUGGLE OF THE SOMALI PEOPLE IN OGADEN AGAINST ETHIOPIA

ONLF RESPONSE REGARDING THE PUNTLAND STRONGMAN’S UTTERANCES AGAINST THE STRUGGLE OF THE SOMALI PEOPLE IN OGADEN AGAINST ETHIOPIA

ONLF statement August 28 – 2014 Abdiweli Gaas, the previous Somali PM who now rules Puntland, has recently stomped to Ethiopia, claiming that he no […]

 
 

Trouble in the North: As renewed clan fighting re-ignites Mandera, proxy wars wrack Garissa county

Trouble in the North: As renewed clan fighting re-ignites Mandera, proxy wars wrack Garissa county

Clan warfare in Mandera has claimed several lives this week. Police claim this is a ‘spill-over’ of similar fighting in Ethiopia. Our neighbour in the […]

 
 

Ogeysiis: 30 Guurada JWXO Manchester UK 30 August 2014

Ogeysiis: 30 Guurada JWXO Manchester UK 30 August 2014
 
 

Munaasabadda 30Guurada JWXO oo Si Weyn Looga Dhigay Johannesburg

Munaasabadda 30Guurada JWXO oo Si Weyn Looga Dhigay Johannesburg

Waxaa sidii la filayay lagu qabtay magalada Johannesburg ee xarunta ganacsiga Wadanka Koonfur Afrika xuskii Sodon Guuradii kasoo wareegatay Aas-aaskii JWXO. Munaasabadan oo siwayn loosoo […]

 
 

Waraysiyo Xiiso leh oo Laga soo dubay Sanadguradii 30 aad Minneapolis ee JWXO.

Waraysiyo Xiiso leh oo Laga soo dubay Sanadguradii 30 aad Minneapolis ee JWXO.
 
 

Dawo-Qayb Kamid ah Qudbadihii Laga Jeediyay Sanadguradii 30 aad ee JWXO Minneapolis 2014

Dawo-Qayb Kamid  ah Qudbadihii Laga Jeediyay Sanadguradii 30 aad ee JWXO Minneapolis  2014
 
 

Muqaal Aad u Qiimi Badan – Munaasabadda Xuskii 30Guurada JWXO ee Jaaliyadda Switzerland

Muqaal Aad u Qiimi Badan – Munaasabadda Xuskii 30Guurada JWXO ee Jaaliyadda Switzerland

Iyadoo ay weli daafaha caalamka ay ka socdaan damaashaadka xuska 30Guurada Asaaskii JWXO ayaan halkan idiinku haynaa muqaalka jaaliyadda Switzerland ee Daawsho Wacan: ONA.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay