Archive for: August, 2014

Kulankii 1aad ee Unugyada (Jaaliyadaha) JWXO iyo Go’aamadii Ka Soo Baxay

Kulankii 1aad ee Unugyada (Jaaliyadaha) JWXO iyo Go’aamadii Ka Soo Baxay

Maadama la’isu diyaarinayo Shirweynihii Jaaliyadaha oo sanadkan ay martigalisay Jaaliyadda UK, waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa kulankii 1aad ee Unugyada JWXO ay isgu yimaadaan iyo […]

 
 

Iraadadii Shacabka Gaza oo ka Guulaystay Aaladii Dagaalka Israa’iil

Iraadadii Shacabka Gaza oo ka Guulaystay Aaladii Dagaalka Israa’iil

Dagaalkii socday 51ka maamlin ayaa xalay 7dii Fiidnimo waqtiga Gaza la joojiyay. Isla markiiba waxaa dabaaldag iyo damaashaad isugu soo baxay shacabkii Gaza iyagoon u […]

 
 

JOKA: Press Release For Immediate Release

JOKA: Press Release For Immediate Release

  PRESS RELAESE FOR IMMEDIATE RELASE                                         […]

 
 

WaagaCusub – Daawo Cali dhaanto oo huwaday Calanka ONLF – Inaan is dhiibo waa ka baqayaa ?

WaagaCusub – Daawo Cali dhaanto oo huwaday Calanka ONLF – Inaan is dhiibo waa ka baqayaa ?

Fanaanka masraxa dhaantada ee shacbiyada badan Cali Dhaanto ayaa markii ugu horeeysay bandhig faneedyadiisa Qaaradda Yurub ka soo muuqday isagoo huwan Calanka halgamaayaasha gobanimadoonka Soomaaliyeed […]

 
 

Allaha U Naxariistu Abwaan Yusuf M. Sugaal (Yusuf Dheere), Wuxuu ahaa Halyey Taariikhda Galay

Allaha U Naxariistu Abwaan Yusuf M. Sugaal (Yusuf Dheere), Wuxuu ahaa Halyey Taariikhda Galay

Qof walba meesha uu ku dhiman Ilaahay umbaa ogsoon, وما تدري نفس بأي أرض تموت :  , waxaase hubaal ah inuu halyaygan marna is-odhan gaadhi […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo 23kii Bishan oo Weeraro Balaadhan Lagu Qaaday Cadawga

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo 23kii Bishan oo Weeraro Balaadhan Lagu Qaaday Cadawga

Wararka aan kahelayno Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo aad ubadan oo ay ciidanka CWXO ku qaadeen ciidamada gumaysiga eek u sigan gudaha Ogadenya. […]

 
 

Ogaysiis – Jaaliyadda San Diego Ha-moogaanina ..

Ogaysiis – Jaaliyadda San Diego Ha-moogaanina ..

Waxaa lagu qaban doona 7da Bisha soo socota ee September Xaflad balaadhan oo lagu xusayo 30Guurada Asaaskii Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaenya. Xafladda ayaa lagu soo […]

 
 

Switzerland oo si Heersare ah Looga Xusay 30Guurada JWXO

Switzerland oo si Heersare ah Looga Xusay 30Guurada JWXO

Shalay oo ay taariikhdu aheeyd 23kii bishan Agoosto ayaa waxaa lagu qabtay dalka Switzerland xuskii sanadguuradii 30aad ee aasaaska Jabhada Wadaniga Xoreeynta Ogaadeenya (JWXO). Jaaliyada […]

 
 

Daawo Fidiyow ga Xafladii Sanadgurada 30 ee JWXO iyo Minneapolis.

Daawo Fidiyow ga Xafladii Sanadgurada 30 ee JWXO iyo Minneapolis.
 
 

Sdodon-Guuradii Asaaska JWXO oo Siwayn Looga Xusay Xagardheere – Heeso iyo Gabayo

Sdodon-Guuradii Asaaska JWXO oo Siwayn Looga Xusay Xagardheere – Heeso iyo Gabayo

Maanta oo Axad ah taariikhduna ay ku beegantahay 24/8/14 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay xaflad aad u balaadhan oo lagu xusayay […]

 
 

Habeenkii Dhaqanka iyo Hidaha Afrika iyo Wacdaraha Dhalinyarada OYSU ee Finland

Habeenkii Dhaqanka iyo Hidaha Afrika iyo Wacdaraha Dhalinyarada OYSU ee Finland

Bandhig-Faneedkan oo lagu qabto sanad walba dalka Finland sanadwalba ayuu Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU EE Finland kusoo bandhigay Hidihii iyo Ciyaarihii dhaqanka ee […]

 
 

Dawo Sawirada Xafladii Sanadguradi 30 aad ee ONLF ee lagu qabtay Minneapolis oo aan Cawa loo kala hadhin.

Dawo Sawirada  Xafladii Sanadguradi 30 aad ee ONLF  ee lagu qabtay Minneapolis oo aan Cawa loo kala hadhin.

Minneapolis, Sabti 23 Aug 14, Munasabadii sanad guuradii 30 ee JWXO ee Minneapolis ayaa si aad u wanaagsan u soo dhamatay wakhti dhow ka hor, […]

 
 

Xuskii Sanad Guurada 30-aad ee JWXO oo Siheersare ah Loogu Xusay Magaalada Sydney ee Dalka Australia.

Xuskii Sanad Guurada 30-aad ee JWXO oo Siheersare ah Loogu Xusay Magaalada Sydney ee Dalka Australia.

  Jaaliyada Somalida Ogaadenya ee  kudhaqan Magaalada Sydney ayaa kuqabatay xaflad siheersare ah loosoo agaasimay taasoo lagu maamuusayay 30 guurada kasoo wareegtay aas-aaskiiJabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Xafladii Sanad Guurada 30 aad ee JXWO oo hada sitoos ah uga bilaabatay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Xafladii Sanad Guurada 30 aad ee JXWO oo hada sitoos ah uga bilaabatay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Waxaa hada daqiiqado ka hore bilaabatay xaflad si heersare ah loosoo abaabulay oo lagu xusayo  sanad guuradii 30 aad ee kasoo wareegtay tan iyo markii […]

 
 

Ethiopia: Home for Thousands of Garbage Scavengers By Caroline Knowles,

Ethiopia: Home for Thousands of Garbage Scavengers By Caroline Knowles,

MY first sight of Koshe, Addis Ababa’s giant 50-year-old landfill site, is from the highway. It runs alongside it, and away from the road as far as the […]

 
 

Itobiya oo Kumanaan Ay Qashinka u Hoydaan ayay Somali sii Daba Fadhidaa – Daawo

Itobiya oo Kumanaan Ay Qashinka u Hoydaan ayay Somali sii Daba Fadhidaa – Daawo

Gabadha lagu magacaabo Caroline Knowles, oo dalxiis u tagtay Adisababa ayaa kusoo argatya wax ay ku tilmaantay in aanany abidkeed arkin. Waxay tidhi; Markii ugu horeysay […]

 
 

Diyar Garowgii ugu Danbeyay ee Xaflada Sanad Gurada 30 ad ee ONLF oo si wayn looga daremayo Gobolka Minnesota.

Diyar Garowgii ugu Danbeyay ee Xaflada Sanad Gurada 30 ad ee ONLF oo si wayn looga daremayo Gobolka Minnesota.

Galabta  00 Sabti ah 23 Aug 14 ayaa waxaa loo balan sanyahay munasabdii lagu xusayay aas aaskii JWXO oo 30 jirsatay. Hadaba hadal haynta ugu […]

 
 

Faraca Port Elizabeth ee Jaaliyada JOKA ayaa Dabaadagii Sodon Guuradii JWXO Qabatay

Faraca Port Elizabeth ee Jaaliyada JOKA ayaa Dabaadagii Sodon Guuradii JWXO Qabatay

Munaasabad ay kasoo wayb galeen dad miisaan wayn kuleh bulashada dhexdeeda, Culimada, ganacsatada, ururada dhaliyarada sida; keenna OYSU Iyo ururka Cayaaraha Dhalinyrada Soomaaliyeed, Uruka Haweenka […]

 
 

Shabakadda Waagacusub oosoo bandhigay Filim laga duubay gacan-ku-dhiigle Haajir

Shabakadda Waagacusub oosoo bandhigay Filim laga duubay gacan-ku-dhiigle Haajir

Shabakadda Waagacausub ayaa soo bandhigtay sskari qirtay inuu ka tirsan yahay nabadsugida Ethiopia oo lagu magacaabo Cabdiraxman Haajir. Sidaan la socono Gacan-ku-dhiiglanah ayaa ka mid […]

 
 

Ogaysiis – Weydii Sh. Naadir Su’aalaha Ku Saabsan Halganka/Jihaadka ka Socda Ogadenya

Ogaysiis – Weydii Sh. Naadir Su’aalaha Ku Saabsan Halganka/Jihaadka ka Socda Ogadenya

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada muslimiinta ah inay ka faa-iidaystaan muxaadra qaali ahoo Fadiilatu. Sh. Maxamed Cisman Geedi ( Sh Nadiir) uu kaga hadli doono […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay