Archive for: August, 2014

Warbixintii Xarunta Dhexe iyo Dagaaladii ugu Dambeeyey

Warbixintii Xarunta Dhexe iyo Dagaaladii ugu Dambeeyey

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo dhowr ah oo ciidanka gumaysiga Itoobiya lagu naafeeyay. Dagaalada ka socda gudaha Ogadenya oo maalinle […]

 
 

Sanad guuradii 30aad ee JWXO oo Ifo si Weyn looga xusay – Dhagayso khudbadihii qaarkood

Sanad guuradii 30aad ee JWXO oo Ifo si Weyn looga xusay – Dhagayso khudbadihii qaarkood

Maalin nimadii talaadada oo ay taariikhdu kubeegnayd 19/8/14 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay xafla aad ubalaadhan oo lagu xusayay sanad guuradii […]

 
 

Wargayskii KAAH iyo Doorka uu ku Lahaa Wacyigalinta Bulshada – Yaase Qori Jiray !

Wargayskii KAAH iyo Doorka uu ku Lahaa Wacyigalinta Bulshada – Yaase Qori Jiray !

Wuxuu kaga hadlay khudbadii Gudoomiyaha ee munaasabadda 30Gurrada asaaska ururka marxaladihii kala duwanaa ee ururka uusoo maray. Waxaana ka mid ahayd inuu tilmaamay in 6dii […]

 
 

Jaaliyadda Ogadenya ee dalka Eretreeya oo si Wanaagsan ugu dabaadgalay 30Guurada JWXO

Jaaliyadda Ogadenya ee dalka Eretreeya oo si Wanaagsan ugu dabaadgalay 30Guurada JWXO

Waxaa markay taariikh du ahayd 16-08-14 kulan aad ubalaadhan isugu yimid jaaliyada Ogaadenya ee wadanka Eretaria kaas oo ay jaaliyadu ugu dabaal dagaysay 30Guuradii Asaaska […]

 
 

Dawo Sawirada iyo Warbixin Wacdarihi Kadhacay Nebraska iyo Sanadguradii JWXO ee 30 aad.

Dawo Sawirada iyo Warbixin Wacdarihi Kadhacay Nebraska iyo Sanadguradii JWXO ee 30 aad.

Maalintii Sabtida ahay 16 Aug 2014 Waxaa ay munaasabad baladhan oo lagu xusayay Sanadguradii 30 ee ka soo wareegtay aas aaskii JWXO lagu qabtay Magalada Grand Island ee […]

 
 

30 Guurada JWXO – YEMEN

30 Guurada JWXO – YEMEN
 
 

Jaliyada Amarillo Taxes oo Xustay Asaska JWXO ee 30 Jirsatay.

Jaliyada Amarillo Taxes oo Xustay Asaska JWXO ee 30 Jirsatay.

Malintii Sabtida ahay oo ay tarikhdu ku beegnayd  16 August 2014, ayaa waxay ay Jaliyada Ogadenya ee magalada Amarillo gobolka Taxes isugu yimaden kulan ay […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka Xogwaramaya Dagaaladii ugu Dambeeyey

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka Xogwaramaya Dagaaladii ugu Dambeeyey

Wararkii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo meela kala duwan oo dalka ka mid ah ka dhacay. Dagaalada aan […]

 
 

Caalamku waa inuu Ethiopia ku khasbaa in ay Amnesty International gasho gudaha Ogaadeeniya.

Caalamku waa inuu Ethiopia ku khasbaa in ay Amnesty International gasho  gudaha Ogaadeeniya.

Kulan looga hadlayo tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee mar walba ka dhaca ogaadeeniya ayaa waxaa soo qaban qaabiyey gabdho aad u da’yar oo […]

 
 

Hogaanka Abaabulka & Arimaha Ururka JWXO oo Hambalyo Kusaabsan Sanad-Guuradii 30-aad ee Kasoo Wareegtay Aasaaskii JWXO Udiraya Shacabka Somalida Ogadenya.

Hogaanka Abaabulka & Arimaha Ururka JWXO oo Hambalyo Kusaabsan Sanad-Guuradii 30-aad ee Kasoo Wareegtay Aasaaskii JWXO Udiraya Shacabka Somalida Ogadenya.

Wuxuu Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Ururka JWXO ee HAAU uu Hambalyo iyo Bogaadin qaali ah udirayaa dhamaan shacabka Ogadeniya ee xornimo doonka ah, Ciidanka Wadaniga […]

 
 

Siday Udhacday Xuskii Sanadguradii 30 ee Aas askii ONLF ee Gobolka Nebraska, U.S.A.

Siday Udhacday Xuskii Sanadguradii 30 ee Aas askii ONLF ee Gobolka Nebraska, U.S.A.

Habenkii Sabtida August 16 2014, ahaa ayaa waxaa gobolka Nebraska ee wadankan Maraykanka lagu qabtay munasabad lagu xusayay sanad guradii 30 ee ka soo wareegtay aas askii […]

 
 

ONLF’s 30 Years Commemoration : (Quotes from ONLF Chairman) -MOO By Ahmed Abdi

ONLF’s 30 Years Commemoration : (Quotes from ONLF Chairman) -MOO By Ahmed Abdi

ONLF Chairman’s speech covered: • The Formation of ONLF in 1984 and how the situation was that time • Ethiopia forced ONLF to go to […]

 
 

Muuqaalo Aad Uxiisa Badan oo Kamid ah Xafladii Jaaliyaadka Scandinavia ay Stockholm Kuqabteen Shalay.

Muuqaalo Aad Uxiisa Badan oo Kamid ah Xafladii Jaaliyaadka Scandinavia ay Stockholm Kuqabteen Shalay.

Sidaad wararkaanagii hore ku,aragteen ba waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 16/8/2014, lagu qabtay caasimada dalka Sweden ee Stockholm munaasabadan balaadhan siwanaagsana loosoo agaasimay taasoo lagu […]

 
 

London Sideebaa Looga Xusay Sanad Guurada 30aad ee JWXO

London Sideebaa Looga Xusay Sanad Guurada 30aad ee JWXO

Jaaliyada Ogaden ee London ayaa qabatay Maanta Xuskii Sanadguurada 30aad ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya, Xuska Sanad guuradan oo isla maanta goobo badan oo Caalamka […]

 
 

Xafladii Aas aaska Sanad Guurada 30 aad ee Jwxo oo Laguqabtay Wadanka Sweden

Xafladii Aas aaska Sanad Guurada 30 aad ee Jwxo oo Laguqabtay  Wadanka Sweden

Waxa maanta oo Taariikhdu tahay 16-8-2014 Lagu qabtay Magaalada Stockhlom ee xarunta dalka sweden Munaasabad loogu dabaal dagayay aas aaskii 30 Guurada  Jwxo, munaasabadan ooy […]

 
 

Munaasabadii 15ka August Oo Maanta Si Aan Loo Kala Hadhin Looga Xusay Nairobi

Munaasabadii 15ka August Oo Maanta Si Aan Loo Kala Hadhin Looga Xusay Nairobi

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta waxay ka dhacday xarunta wadanka Kenya ee Nairobi. Munaasabadan oo ay kasoo qaby galeen dadwayne […]

 
 

Munaasabada 15-ka Ogosto oo laga xusay Dalka Yemen iyo masuuliyiin ka hadashay (Sawiro)

Munaasabada 15-ka Ogosto oo laga xusay Dalka Yemen iyo masuuliyiin ka hadashay (Sawiro)

Munaasabada 15-ka Ogosto ayaa si weyn looga xusay,Magaalo madax-da Dalka Yemen ee Sanca iyada oo ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiinta Jaaliyada Ogaadeeniya ee Yemen […]

 
 

Xaflada Sanad Guurada Augost ee Wadamada Scandanevain ka oo hada Ka bilabanaysa Stockhlom

Xaflada Sanad Guurada Augost ee Wadamada Scandanevain ka oo hada Ka bilabanaysa Stockhlom

  Xaflada sanad Guurada aas aaska jabhada wadaniga xoraynta Ogadeniya ee wadamada Scandanevian ka ayaa hada sitoosa uga bilaabatay Magaalada Stockhlom ee caasimada wadanka Sweden. […]

 
 

Israa’iil waxaa jabiyay Is-gaadhsiinta Bulshada (Socila Media Twitter iyo Facbook)

Israa’iil waxaa jabiyay Is-gaadhsiinta Bulshada (Socila Media Twitter iyo Facbook)

Dhamaan wariyayaasha caalamka ee wax ka qoraayay dagaalkii ka socda Gaza waxay isku wada raaceen in sawaariikhda ay ridayeen Xamaas iyo Muqaawamada aanay jabinin hankii […]

 
 

Jaaliyadda Soomaliyeed ee Edmonton oo loogu baaqayo munaasabadda 30-Guurada JWXO

Jaaliyadda Soomaliyeed ee Edmonton oo loogu baaqayo munaasabadda 30-Guurada JWXO

Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya iyo walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Edmonton ee gobolka Alberta iyo nawaaxigeeda in ay ka soo qayb […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay