Archive for: August, 2014

URURKA OYSU OO 30 GUURADA JWXO UGU HAMBALYEEYAY

URURKA OYSU OO 30 GUURADA JWXO UGU HAMBALYEEYAY

Wuxuu Ururka Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadeniya ee OYSU ugu Hambaliyaynayaa dhamaan Shacabka Ogadeniya ee Gobanima-doonka ah, Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadeniya, Madaxda iyo Kaadirka JWXO […]

 
 

Gudoomiyaha Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF) oo Umadda Bogaadin iyo Xogwaran 30-Guurada Ku Aadan Usoo Gudbiyay

Gudoomiyaha Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF) oo Umadda Bogaadin iyo Xogwaran 30-Guurada Ku Aadan Usoo Gudbiyay

Waxaa nasoo gaadhay Khudbadii uu Gudoomiyaha JWXO ugu talagalay 30Guurada ka soo wareegatay asaaskii Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya. Gudoomiyaha ayaa Khudbadiisa ugu hambalyeeyay Umadda guud […]

 
 

Gudoomyaha Hogaanka Arimaha Dibadda oo Socdaal ku Tagay Kambodiya

Gudoomyaha Hogaanka Arimaha Dibadda oo Socdaal ku Tagay Kambodiya

Waxaa Bishan August 8deedii illa 9keedii ka qaybgalay wafdi JWXO ah oo uu hogaamimayo Gudoomiyaha HAD mudane Cbadiraxmaan Madey shir lagu qabtay dalka Kambodia. Waxaa […]

 
 

Jaaliyadaha Scandinavia oo Isugu Iman Doona Xuskii 30Guurada Magaalada Stolkholm

Jaaliyadaha Scandinavia oo Isugu Iman Doona Xuskii 30Guurada Magaalada Stolkholm

Waxaa dhamaan bulshada ku dhaqan 4ta dal ee Scandinavia la’isku yidhaahdo la ogaysiinayaa in lagu qabanayo xalfad aad u balaadhan oo loogu dabaal dagayo 30guuradii […]

 
 

30-Guuradii Asaaska JWXO oo si Weyn Looga Xusay Xrada Qaxootiga ee Dhagaxlay – Dhagayso qayba ka mid ah

30-Guuradii Asaaska JWXO oo si Weyn Looga Xusay Xrada Qaxootiga ee Dhagaxlay – Dhagayso qayba ka mid ah

Manta oo ay taariikhdu kubeegantahay 14/08/14 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay munaasabada sanadguurada 30aad ee kasoo wareegtay aas’aaskii JWXO. Xaflada oo […]

 
 

Ogaysiis Jaaliyadda JOKA – Xaflad Balaadhan oo Loogu Dabaadagayo 30-Guurada JWXO

Ogaysiis Jaaliyadda JOKA – Xaflad Balaadhan oo Loogu Dabaadagayo 30-Guurada JWXO

Waxaa dhamaan bulshada ku dhaqan dalka Koonfur Afrika gaar ahan Gobolka Guateng iyo nawaaxigiisa la ogaysiinayaa in la qabanayo xalfad aad u balaadhan oo loogu […]

 
 

Q2aad Warbixintuu ka Diyaariyay Muwaadin Beentuu Ka Sheegay Sh. Umal Socdaalkiisii Ogadenya

Q2aad Warbixintuu ka Diyaariyay Muwaadin Beentuu Ka Sheegay Sh. Umal Socdaalkiisii Ogadenya

Waxaad halkan ka dhagaysataa Qaybtii 2aad ee warbixintuu ka diyaariyay muwaadin aad uga xumaaday siyaabaha uu uga hadlay Umal socdaalkuu sheegay inuu ku soo maray […]

 
 

Ogeysiis: Sanad Guuro Wacan iyo Xaflada London 16/08/2014 hamoogaanin.

Ogeysiis: Sanad Guuro Wacan  iyo Xaflada London 16/08/2014 hamoogaanin.

Kasoo Qeybgal wanaagsan Sanad guurada 30aad oo lagu qaban doono Magaalada London. Waxaa isugu imaan doona Xafladan Shacabweynaha ku dhaqan wadanka UK. Ha moogaanin ee […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO – Dagaal Xoogan oo Ka Dhacay Diyaar

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO – Dagaal Xoogan oo Ka Dhacay Diyaar

Warbixintii ugu dambaysay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO waxay ka xogwarameen dagaala xoogan oo meela kala duwan oo dalka ah ka socda. Warbixinta […]

 
 

Yaa ku Adkaaday Dagaalkii Gaza? Ma Adkaysiga Shacabka Gaza ama F16kii Isra’iil

Yaa ku Adkaaday Dagaalkii Gaza? Ma Adkaysiga Shacabka Gaza ama F16kii Isra’iil

Sidii la filayay waxaa bilowday falanqaayntii iyo taxliilintii dagaalka dabadii iyo in la’is weydiiyo – Yaa ku adkaaday dagaalkii Gaza (Who won the Gaza war). […]

 
 

Maamulka Jaaliyadda Finland iyo masuul ka socda JWXO oo kulan ku qaatay Helsinki

Maamulka Jaaliyadda Finland iyo masuul ka socda JWXO oo kulan ku qaatay Helsinki

Waxaa shalay lagu qabtay xarunta jaaliyada S.Ogadenia ee wadankaFinlandshirkii bilaha ahaa. Shirkan oo ahaa mid kala warqaadasho ah waxaa kasoo qaybgalay qaybaha  kala duwan ee jaaliyada […]

 
 

Sheeko&Shaahid iyo Soo Dhaweynta 30Guurada JWXO

Sheeko&Shaahid iyo Soo Dhaweynta 30Guurada JWXO

Waa barnaamij xiisa leh oo ay Dhalinta Sheeko iyo Shaahid ugu talagaleen soo dhawaynta Sanadguurada Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya ee 15-August-2014- Daawasho Wanaagsan:   ONA.

 
 

Q3aad – 30kii Sano ee ONLF Halganka u Hanaqaaday Maxaa Inoo Qabsoomay

Q3aad – 30kii Sano ee ONLF Halganka u Hanaqaaday Maxaa Inoo Qabsoomay

Sidaad kusoo marteen Q2aad ee taxanahan, waxaa hubaal ah in maamulkii TPLF ee xukunka la wareegay uusan marnaba ku fikirin in ONLF ay dabaaldag u […]

 
 

Joka oo ku qabatay East London shir aad u balaadhan oo arima muhiim ah lagaga hadlay

Joka oo ku qabatay East London shir aad u balaadhan oo arima muhiim ah lagaga hadlay

Waxaa magaalada East London ee gobolka Eastern Cape ee wadanka Koonfur Afrika lagu qabtay shir aad u wayn oo ay si wada jir ah u […]

 
 

Denmark Prepares to Host the First Somali Ogaden Women’s International Conference By Ahmed Abdi

Denmark Prepares to Host the First Somali Ogaden Women’s International Conference   By Ahmed Abdi

Ogaden Community in Denmark and Officials from Ogaden National Liberation Front, or ONLF held a meeting on Sunday, aimed at to pave the way for […]

 
 

nazret.com – Ethiopia: Prime Minster Hailemariam in Hiding By: Fanta Kiros

nazret.com – Ethiopia: Prime Minster Hailemariam in Hiding By: Fanta Kiros

Washington DC This week, more than 90 US companies attended the U.S-African Summit in Washington, DC. During the meeting, President Obama announced that American companies […]

 
 

Xagee Hailemariam Desalegn Kudhuumanayaa?

Xagee Hailemariam Desalegn Kudhuumanayaa?

Todobaadkan dhexdiisa waxaa shir ooga furmay madaxda wadamada Africa oo kulan laqaatay madaxwaynaha wadanka maraysaka Barak Obama. Shirkan waxaa goob joog ka,ahaa kudhawaad 90 shirkadood […]

 
 

Denmark oo Kulan Balaadhan Maanta Lagu Qabtay.

Denmark oo Kulan Balaadhan Maanta Lagu Qabtay.

Madaxda iyo Hawlwadeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ee kahawlgala wadanka Denmark ayaa maanta iskugu yimid shir muhiim ah oo siwanaagsan loosoo agaasimay. Waxaa madasha […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii Ugu Dambeeyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii Ugu Dambeeyay

Wararkii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa naloogu sheegay dagaallo meela kala duwan oo dalka ah ka dhacay. Dagaalada aan warbixintooda […]

 
 

Muwaadin Fikradiisa Ka Dhiibanaya Socdaalkii Sh. Umal uu ku Maray Ogadenya iyo Gobola ka Mid ah Somaliya

Muwaadin Fikradiisa Ka Dhiibanaya Socdaalkii Sh. Umal uu ku Maray Ogadenya iyo Gobola ka Mid ah Somaliya

Waxaad halkan ka dhagaysataa warbixin uu kasoo diyaariyay muwaadin ree Ogadenya ah oo aad uga xumaaday siyaabaha uu uga hadlay Umal socdaalkiisii gaar ahaan Ogadenya […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay