Archive for: August, 2014

Maxaa Qabsaday Af-hayeenka Wayaanaha Redwan Hussein oo Maraykanka Kusugan?

Maxaa Qabsaday Af-hayeenka Wayaanaha Redwan Hussein oo Maraykanka Kusugan?

Afhayeenka kooxda Wayaanaha ee TPLF Reidwan Hussein oo booqasho kujooga dalka marayka gaar ahaan gobolka Virgina ayaa waxaa suuqa dhexdiisa ku eryaday koox Itoobiyaan ah […]

 
 

ACADF – TPLF Puppet Redwan Hussien Confronted by Ethiopians (Watch)

ACADF – TPLF Puppet Redwan Hussien Confronted by Ethiopians (Watch)

Ethiopian government (TPLF/EPRDF) spokesman, Redwan Hussein spent unpleasant time in Washington D.C. Some patriotic Ethiopians insulted and humiliated the dictatorial Ethiopian minority regime spokesman while […]

 
 

Q2aad – 30kii Sano ee ONLF Halganka u Hanaqaaday Maxaa Inoo Qabsoomay

Q2aad – 30kii Sano ee ONLF Halganka u Hanaqaaday Maxaa Inoo Qabsoomay

Waxaan Qaybtii 1aad ee taxanahan kaga soo faaloonay (Riix Halkan) xaaladihii ku xeernaa halganka waqtigii la asaasayay ONLF, taasoo ka muuqatay jabkii ciidankii Jamhuuriydda Somaliya […]

 
 

Free Ogaden will ensure safety and protection for Amara politicians and refugees Post a reply – by Yakume

Free Ogaden State in the Horn of Africa will be safe home for Amara politicians and refugees who has been forced to leave their country […]

 
 

30kii Sano ee ONLF Halganka u Hanaqaaday Maxaa Inoo Qabsoomay

30kii Sano ee ONLF Halganka u Hanaqaaday Maxaa Inoo Qabsoomay

Soddon sano marka la eego taariikhda shucuubta ma’aha wax badan, hasa ahaatee taariikhda ururada siyaasiga ah waxaa loo astaamaysan karaa – Xilli Fikir iyo Maxaa […]

 
 

Ogaden Music Festival held in Norway – By Ahmed Abdi

Ogaden Music Festival held in Norway – By Ahmed Abdi

The powerful Ogaden diaspora communities held a musical festival inOslo,Norwayon Saturday ,August 2,2014, which hundreds of young men and young women participated in, in part […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Weerarkii Lagu Qaaday Xeryaha Gumaysiga ee Dhagaxmadow iyo Dhuxun

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Weerarkii Lagu Qaaday Xeryaha Gumaysiga ee Dhagaxmadow iyo Dhuxun

Wararkii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixiyay dagaallo meela kala duwan oo dalka ah ka dhacay. Dagaalada aan warbixintooda […]

 
 

Jaaliyadda Melbourne oo Guddi Cusub Dooratay Kuna Balantay Dardar-galinta Hawlaha Halganka

Jaaliyadda Melbourne oo Guddi Cusub Dooratay Kuna Balantay Dardar-galinta Hawlaha Halganka

waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 3/08/14 shir heer sare ah oo labadii sanoba mar la qabto isugu yimid jaaliyada Melbourne, waxaana lagu doortaa maamul […]

 
 

Muuqaalo Kale oo Kamid ah Wacdarihii Shalay Oslo Kadhacay (Sawiro).

Muuqaalo Kale oo Kamid ah Wacdarihii Shalay Oslo Kadhacay (Sawiro).

ONA/Oslo    

 
 

Wafti Kasocda OYSU Finland oo Shir Caalami ah Kaqaybgalay.

Wafti Kasocda OYSU Finland oo Shir Caalami ah Kaqaybgalay.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 2/8/2014 lagu qabtay wadanka Finland shir heer sare ah ooy kaqaybgaleen ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya ee wadanka Finland. […]

 
 

Muuqaal Kamid ah Bandhig Faneedkii Jaaliyada Norway ay Shalay Kuqabatay Magaalada Oslo. Daawasho Wanaagsan.

Muuqaal Kamid ah Bandhig Faneedkii Jaaliyada Norway ay Shalay Kuqabatay Magaalada Oslo. Daawasho Wanaagsan.

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee kudhaqan dalka Norway ayaa shalay ooy taariikhdu ahayd 2/8/2014 kuqabatay magaalada Oslo Bandhig Faneed lagu soo bandhigay Hidaha iyo Dhaqanka Suuban […]

 
 

Bandhig-Faneedkii Hidaha iyo Dhaqanka Bariga Afrika ee Jaaliyadda Norway

Bandhig-Faneedkii Hidaha iyo Dhaqanka Bariga Afrika ee Jaaliyadda Norway

Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 02.08.2014 lagu qabtay caasimada wadanka Norway ee Oslo Bandhigii hidaha & dhaqanka ee sanad kasta jaaliyada soomaalida ogaadeenya qaban jirtay. […]

 
 

Ururka OYSU faraca Saint Cloud oo maamul cusub dooratay

Ururka OYSU faraca Saint Cloud oo maamul cusub dooratay

Waxaa maanta oy tarikhdu ahayd 08/01/14 lagu qabtay Shirkii urur hosaadka OYSU ee degmada Saint Cloud gobolka Minnesota USA, shirkaasoo ay kasoo qayb galeen dhamaan […]

 
 

Dagaalkii Gaza ee Hadafkiisu ahaa Jabinta Iraadada Iska Caabinta ree-Falastin Waxaa Fashiliyay -Daawo

Dagaalkii Gaza ee Hadafkiisu ahaa Jabinta Iraadada Iska Caabinta ree-Falastin Waxaa Fashiliyay -Daawo

Dagaalka lagu qaaday shacabka Gaza hadafkiisa 1aad wuxuu ahaa in la jabiyo casiimada iyo adkaysiga shacabka Falastiin ee Gaza daga. Wuxuuna ahaa dagaal shacabka lagu […]

 
 

Ogadenia iyo Falastiin maxay ka midaysan yihiin maxayse ku kala gadisan yihiin? – By C. M. Ahmed.

Ogadenia iyo Falastiin maxay ka midaysan yihiin maxayse ku kala gadisan yihiin? – By C. M. Ahmed.

Waxaan wada ogsoonahay Dhulka Ogadenia inay Gumaysato Ethiopia halka dhulka Falastiina ay ka Gumaysato Israel. Hadaba Maqaalkan waxaan kulafa guraynaa wax yaabaha labada Qadiyadood iyo […]

 
 

Sabahi – Kenyan authorities concerned about spillover of internal conflict in Ethiopia

Security authorities in Garissa County say they are concerned that the conflict between the Ethiopian government and the outlawed Ogaden National Liberation Front (ONLF) is […]

 
 

Waa Qofka Mabda’a uu Aaminsan Yahay ee Ma’aha u Dhalasho

Waa Qofka Mabda’a uu Aaminsan Yahay ee Ma’aha u Dhalasho

Waxaa dadka la socda xasuuqa ka socda Gaza ay aad ula yaaban yihiin dalalka Carabta meesha ay ka muuqdeen. Waxaa aad loola yaabay marka ay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay