Archive for: September, 2014

Daawo Wa Muhiim- Sheikh Shibli oo Cadeeyay arin xaq ah oo yidhi “Ninkii Axmarka la safta ee Ku farxa Musliminta la baabinayo Wuu galobay Dinta Islamakana wuu ka baxay..

Daawo Wa Muhiim- Sheikh Shibli oo Cadeeyay arin xaq ah oo yidhi “Ninkii Axmarka la safta ee Ku farxa  Musliminta la baabinayo Wuu galobay Dinta Islamakana wuu ka baxay..

Dawadayaal marka aad dawato arinta uu sheku ka hadlayo, bal waxaad is waydiisaa dadka sacabada utuma ee ku farxa ama dhidid dhowrka u ah gumaysiga […]

 
 

Deg Deg: Israsaasayn Kadhacday Safaarada Itoobiya ee Magaalada Washington.

Deg Deg: Israsaasayn Kadhacday Safaarada Itoobiya ee Magaalada Washington.

Nin kuhubaysan bastoolad ayaa dhawr xabadood kariday aga gaarka safaarada uu Gumaysiga Itoobiya kuleeyahay caasimada dalka Maraykanka ee Washington. Sida kamuuqata muuqaalkan hoose ninkan rasaasta […]

 
 

Gudiga OYSU Melbourne oo Shir Muhiim Kuqabtay Magaalada Melbourne.

Gudiga OYSU Melbourne oo Shir Muhiim Kuqabtay Magaalada Melbourne.

Waxaa shir aad uwanaagsan  maanta isugu yimid gudiga fulinta ee OYSU Melbourne . Shirkan ayaa waxa uu ku saleysnaa sidii looga wada arinsan lahaa arrimo […]

 
 

Xarunta Dhexe ee JWXO : Faahfaahinta Dagaaladii ugu Dambeeyay ee Cadawga Lagu Naafeeyay

Xarunta Dhexe ee JWXO : Faahfaahinta Dagaaladii ugu Dambeeyay ee Cadawga Lagu Naafeeyay

Wararka ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo badan oo  naftood hurayaasha CWXO  iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ku dhex maray […]

 
 

Shir Balaadhan Oo Ka Dhacay Xarunta Faraca Barsan Ee Magaalada Garissa

Shir Balaadhan Oo Ka Dhacay Xarunta Faraca Barsan Ee Magaalada Garissa

Maanta oo tariikhdu ahayd  28/9/2014 waxaa magaalada Garissa ee Xarunta Gobolka Waqooyi Bari Kenya lagu qabtay shir balaadhan oo ay xubnaha faraca Barsan iskugu yimadeen,  […]

 
 

Doorashadii OYSU Seattle oy ku Guulaysatay Hinda Maxamud

Doorashadii OYSU Seattle oy ku Guulaysatay Hinda Maxamud

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU oo ah mid ka hawgala dal iyo dibadba, ayaa dalka dabadiisa wuxuu kuleyahay in kabadan 40 lamood. Laan walba […]

 
 

Boqolaal Kamid ah Dhalinyarada Itoobiya oo Jeelasha Caalamka Buux Dhaafiyay Kuwaasoo UTabriibay Wadamo ay Kamid Yihiin Koofur Africa iyo Khaliijka Carbeed.

Boqolaal Kamid ah Dhalinyarada Itoobiya oo Jeelasha Caalamka Buux Dhaafiyay Kuwaasoo UTabriibay Wadamo ay Kamid Yihiin Koofur Africa iyo Khaliijka Carbeed.

Waxaa Jeelasha caalamka buux dhaafiyay boqolaal Itoobiyaan ah oo u adkaysan waayay nolosha madisho manoolaysada ah ee kajirta dalka Itoobiya. Tahriibayaashan oo isugu jira ragg […]

 
 

Daawo Q1aad ee : JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan

Daawo Q1aad ee : JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan

Xafiiska Radio Xoriyo oo noo bilaabay inuu cod ahaan noogu soo daayo maqaalada –JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan – ayaa […]

 
 

Saxaafada Aduunka oo Soobandhigtay Faqriga, Gaajada iyo Macaluusha Kajirta Guud Ahaan Itoobiya Gaar Ahaan Gobolka Tigray.

Saxaafada Aduunka oo Soobandhigtay Faqriga, Gaajada iyo Macaluusha Kajirta Guud Ahaan Itoobiya Gaar Ahaan Gobolka Tigray.

Gumaysiga Itoobiya wuxuu beesha caalamka kumashquuliyay horumar iyo dimuqraadiyad aan afka baarkiisa dhaafsanayn. Dad badan oo Geeska Africa kudhaqan gaar ahaan Somaliya waxay si indho […]

 
 

Shirarkii Jaaliyadaha JOKA oo Xeer-Ilaaliyaha Ururka uu Kaga Qaybgalay Khadka Teleefoonka

Shirarkii Jaaliyadaha JOKA oo Xeer-Ilaaliyaha Ururka uu Kaga Qaybgalay Khadka Teleefoonka

Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika ayaa shirar ku qabatay meela kala duwan oo wadanka ka mid ah. Shirarkan ayaa waxay ka kala dhaceen caasimada wadanka […]

 
 

Why we do not belong to our Country: story about a maturing fracture between a people and its land : By H.B.abdulahi

Why we do not belong to our Country: story about a maturing fracture between a people and its land : By H.B.abdulahi

Piecing to gather all those half answers-unexplained feelings of Ogaden politicians, the hard response of Ethiopian one in relation to my teachers questions and suggestions […]

 
 

The leader of ONLF speaks at the 19th Ogaden Diaspora Conference in London

The leader of ONLF speaks at the 19th Ogaden Diaspora Conference in London

On behalf of the Ogaden National Liberation front, which is struggling for the right of the Somali nation under Ethiopian rule for self-determination, let me […]

 
 

UNPO General Secretary Speaks at Annual Ogaden Diaspora Conference

UNPO General Secretary Speaks at Annual Ogaden Diaspora Conference

On the occasion of the 19th Annual Ogaden Diaspora Conference, UNPO General Secretary, Mr. Marino Busdachin, delivered a speech on the deplorable situation in Ogaden. […]

 
 

Q3xaad – JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan (Istraatiijiyada Cadawga ee ku Wajahanayd ONLF)

Q3xaad – JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan (Istraatiijiyada Cadawga ee ku Wajahanayd ONLF)

Sidaan kusoo sheegnay Q2aad ee taxanahan, Itobiya siyaaba kala duwan ayay isugu dayday inay Ururka dhexdiisa kula dagaalanto. Dhowr qodob ayaan Q2aad kusoo tilmaanay, waxyaaba […]

 
 

Gambella Nilotes United Movement/Army – Press Release

Gambella Nilotes United Movement/Army – Press Release

September 13th 2014, Gambella “STOP KILLING MAJENGERS AS MEANS TO ACQUIRE THEIR GOD GIVEN LAND THROUGH BLOODSHED!!” Gambella Nilotes United Movement (GNUM) strongly condemns the […]

 
 

Fariintii Sheekh Maxamed Calanside Ee Dhalinta Soomaaliwayn

Fariintii Sheekh Maxamed Calanside Ee Dhalinta Soomaaliwayn

Shirkii ay Dhalinyarada OYSU ku qabteen Nairobi oy kasoo qaybgaleen dadweyne farabadan oo Somali ah ayaa waxaa laga jeediyay khudbada qiimi badan oo dadkii kasoo […]

 
 

Ururka OYSU Kaakuma oo Siminaar u Furay Dhalinyarada Xerada ku Jirta

Ururka OYSU Kaakuma oo Siminaar u Furay Dhalinyarada Xerada ku Jirta

Urur Midawga Dhalinta iyo Ardayda Ogadenia OYSU, qaytiisa xerada Kaakuma ee galbeedka cariga Kenya ayaa shir balaadhan isugu yeedhay ardayda iyo da’yarta Ogdenia ee ku […]

 
 

Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Ururka oo Kulan Xaga Isgaadhsiinta ah Kuwada Kulmay Qodobo Muhiim Ahna Kawada Arinsaday.

Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Ururka oo Kulan Xaga Isgaadhsiinta ah Kuwada Kulmay Qodobo Muhiim Ahna Kawada Arinsaday.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 21/9/2014, kulan dhawr saacadood socday oo xaga isgaadhsiinta casriga ah (Tell Conference) iskugu yimid Madaxa iyo Hawlwadeenada kaladuwan ee Hogaanka […]

 
 

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) Nairobi oo Shir Balaadhan oo Wacyigalin ah u Qabtay Dadweynaha

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) Nairobi oo Shir Balaadhan oo Wacyigalin ah u Qabtay Dadweynaha

Sidaad ka akhrisateen shabakadaha wax ka qoraya halganka shacabka S.Ogadenya, waxaa magaalada Nairobo ee caasimada wadanka Kenya lagu Qabtay shir balaadhan oo ay soo abaabuleen […]

 
 

ISIS: Illusions Versus Reality – By Dr. Alon Ben-Meir

ISIS:  Illusions Versus Reality – By Dr. Alon Ben-Meir

Much has been said about President Obama’s strategy to degrade and eventually “destroy” the Islamic State of Iraq and Syria (ISIS). Regardless of the soundness […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay