Archive for: September, 2014

Xaflad lagu maamuusaayo 30 guuradii ka soo wareegtay aasaaskii JWXO (ONLF) ayaa lagu qabtay magaaladda Toronto ee dalka Canada.

Xaflad lagu maamuusaayo 30 guuradii ka soo wareegtay aasaaskii JWXO (ONLF) ayaa lagu qabtay magaaladda Toronto ee dalka Canada.

Habeenimadii Sabtiga ee 13 September 2014 waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada lagu qabtay xaflad aad u qiimo badan oo lagu xusaayo aasaaskii ka soo […]

 
 

Sawiradi maalinka 2aad ee Shirka Jaaliyadaha Somalida Ogaden London.

Sawiradi maalinka 2aad ee Shirka Jaaliyadaha Somalida Ogaden London.

Halkan ka friirso sawiradii , maalinka labaad ee Shirka Jaaliyada Somaldia Ogaden ee ka socday magaalada London.

 
 

Sawiradi shirka jaaliyadaha Somalida Ogaden Sabti 13/09/2014

Sawiradi shirka jaaliyadaha Somalida Ogaden  Sabti 13/09/2014
 
 

Daawo Sawiro Midkiiba uu Kumanaan Erey u Dhigmo .. Shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha Ogadenya

Daawo Sawiro Midkiiba uu Kumanaan Erey u Dhigmo .. Shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha Ogadenya

ONA.

 
 

Shirweynihii Jaaliyadaha oo Si Rasmi ah Uga Formay Maanta Magaalada London (Sawiro kale)

Shirweynihii Jaaliyadaha oo Si Rasmi ah Uga Formay Maanta Magaalada London (Sawiro kale)

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 12ka Bisha Setember 2014 si rasmi ah uga furmay shirweynihii jaaliyadaha S.Ogadenya oo sanadkiiba mar lagu qabto dalalka caalamka midkood. […]

 
 

ESAT oo Soo Bandhigi Doonta Filim Naxdin Badan oo Kahadlaya Gumaadka Ogadenya uu Gumaysiga Itoobiya Kawado.

ESAT oo Soo Bandhigi Doonta Filim Naxdin Badan oo Kahadlaya Gumaadka Ogadenya uu Gumaysiga Itoobiya Kawado.

Ogaysiis kahadlaya Xasuuqa iyo gumaadka naxariis darida ah ee kasocda Ogadenya ayaa lagu bandhigay webka ESAT-TV (www.ethsat.com) uu kuleeyahay barta Internetka. Sida Ogaysiiska lagu sheegay […]

 
 

Ethiopia on both corners of the Ball: Western Ally while Partnering Extremists for Survival – By Ahmed Farah Mohamud

Ethiopia on both corners of the Ball: Western Ally while Partnering Extremists for Survival – By Ahmed Farah Mohamud

Today’s major political conflicts might relate to the Western European powers’ aggressive and rivalry occupation towards other continents of the globe for industrial resources.  That […]

 
 

Shirkii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Aduunka oo Maanta ka furmaya London

Shirkii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Aduunka oo Maanta ka furmaya London

Wufuudi iyo xubnihii Jaaliyaadka Ogadeniya ee maanta shirku uga furmayay magaalada London ayaa ku sii jeeda Madashii shirka, halkaas oo maanta 11 Aroornimo wufuuda shirkoodu […]

 
 

Xaflad Lagu Khatimayay Quraanka Kariimka ah oo Lagu Qabtay Xerada Dhagaxley

Xaflad Lagu Khatimayay Quraanka Kariimka ah oo Lagu Qabtay Xerada Dhagaxley

Maanta oo khamiis ahayd taariikhduna y kubeegnayd 11/9/14 Waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay xaflad aad ubalaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen […]

 
 

Guddiga Qaxootiga Ogadenya oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Wafti ka Socda Haya’adda UNHCR

Guddiga Qaxootiga Ogadenya oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Wafti ka Socda Haya’adda UNHCR

Gudiga Qoxootiga Ogadenia ee magacooda loosoo gaabiyo O.R.C.C ayaa maalintii Arbacada ee ay taariikhdu kubeegnayd 10/9/14 shir muhiim ah kaga qayb galay xerada Ifo ee […]

 
 

Cabdirashid Duulane Rafle : Waa Kabaleef Dhab ah – By Cabdiqani Xassan

Cabdirashid Duulane Rafle : Waa Kabaleef Dhab ah – By Cabdiqani Xassan

Wax la filan karo ma’ahayn in qof Somali ah oo waliba u dhashay Ogadenya uu amaanta uu Cabdirashid Duulane ka qoray dhiigyacabkii Meles ee shabakadaha […]

 
 

Wufuuda shirweynaha Jaaliyaadka Ogaden oo London soo gaadhay

Wufuuda shirweynaha Jaaliyaadka Ogaden oo London soo gaadhay

Maalinimadi Arbacada ayaa waxaa garoomada Magaalada London kasoo dagay wufuudii Jaaliyadaha Norwey, Denmark, Sweden, Sandiego USA. Iyo xubno masuuliyiin ah oo kamid ah Golaha Dhexe […]

 
 

Abdirashid Dulane Rafle: a typical sycophant – By Abdikani Hassan

Abdirashid Dulane Rafle: a typical sycophant – By Abdikani Hassan

Abdirashid Dulane, an erstwhile chief of puppeteer regime in the occupied Somalis in Ogaden posted an article on aigaforum.com, decrying for the late dictator Meles […]

 
 

Shirweynaha Jaaliyadaha ee ka dhici doona London waxaa Laga Doonayaa …

Shirweynaha Jaaliyadaha ee ka dhici doona London waxaa Laga Doonayaa …

Shirweynaha Jaaliyadaha ee ka dhici doona London wuxuu u leeyahaya shacabka Somaliyeed ee Ogadenya xusuus gaar ah. Sababtoo ah dhibaatada soo gaadhay shacabka Ogadenya tan […]

 
 

Ogeysiis: Xaflad ka dhici doonta Magaalada London 13/09/2014

Ogeysiis: Xaflad ka dhici doonta Magaalada London 13/09/2014
 
 

Shabakadda Qorahay Media oo Wareysi Meela Badan Taabanaya La Yeeshay Gud.Ku-Xigeenka JWXO

Shabakadda Qorahay Media oo Wareysi Meela Badan Taabanaya La Yeeshay Gud.Ku-Xigeenka JWXO

ONA.

 
 

Gabdhaha Ogadenya Waa Hormuudka Halganka – Dhagaysta oo Aamiin Dhaha ..

Gabdhaha Ogadenya Waa Hormuudka Halganka – Dhagaysta oo Aamiin Dhaha ..

Sida aan lawada socono gabdhaha ree Ogadenia waxay halganka shacabka Ogadenia uu kula jiro gumaysiga la factirsaday ee Ethiopia ka galeen kaalin mugwayn oo aan […]

 
 

Jaaliyadda San Diego oo Xaflad Balaadhan ku Xusay 30Guuarada JWXO

Jaaliyadda San Diego oo Xaflad Balaadhan ku Xusay 30Guuarada JWXO

Jaaliyadda Ogadenya ee magaaladasan Diegoayaa xaflad balaadhan oo lagu xusayay 30Guurada Asaaskii Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya isgu yimid 7dii Bishan. Xafladan oy kasoo qayb galeen […]

 
 

Ogaden Community of San Diego Celebrates 30 year ONLF anniversary

Ogaden Community of San Diego Celebrates 30 year ONLF anniversary

The Ogaden American Community held its annual celebration marking the 30th Anniversary of O.N.L.F. in the city of San Diego on September 7, 2014. Over three […]

 
 

Shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha S.Ogadenya oo Furmi Doona

Shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha S.Ogadenya oo Furmi Doona

Waxaa ka furmi doonaa caasimada UK ee London shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha Ogadenya. Shirweynahan oy kasoo qaybgali doonaan madaxda JWXO iyo xubnaha bulshada iyo martisharaf […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay