Archive for: October, 2014

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO : Dagaaladii Ugu Dambeeyay oo Cadawga Khasaare Laxaadleh Lagu Gaadhsiiyay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO : Dagaaladii Ugu Dambeeyay oo Cadawga Khasaare Laxaadleh Lagu Gaadhsiiyay

Wararka ay nasoo gaadhsiiyeen Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa soo tabinaya in ay si habsami ah u socdaan dagaaladii ay CWXO kaga xoreynayeen dalkeena gumaysiga daalan ciidanka […]

 
 

Riwaayadii Abwaan Kaadheeri ee : Godlataye Xoriyo – Gaawaha u Cuga

Riwaayadii Abwaan Kaadheeri ee : Godlataye Xoriyo – Gaawaha u Cuga

Riwaayadii qiimaha badnayd ee Abwaan Maxamuud Cabdiraxmaan Kaadheeri uu alifay in badanna dadku wada sugayeen ayaa ugu dambayntii la dhigi doonaa goor aan fogayn. Wixii […]

 
 

FOX News : Meles Zenawi Wuxuu Adeegsanayay Nin Argagixsada Ka Tirsanaa

FOX News : Meles Zenawi Wuxuu Adeegsanayay Nin Argagixsada Ka Tirsanaa

Filimkan arima badan oo ka daahsoonaa dadweynaha S.Ogadenya ayaa lagu soo bandhigay. Filimka wuxuu ka waramayaa Ibraahim Dheere markii lagasoo masaafuriyay Mareykanka iyo hawlihii uu […]

 
 

Q5aad – JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan (Marxaladihii Kala Duwanaa ee TPLF u Dajisay La Dagaalanka ONLF)

Q5aad – JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan (Marxaladihii Kala Duwanaa ee TPLF u Dajisay La Dagaalanka ONLF)

Waxaan Q4aad kusoo marnay in Ururka Itobiya qabsaday ee TPLF soo maray halgan adag oo dhiig badan uu ku daatay. Halgankoodii dheeraa wuxuu dhaxalsiisay inay […]

 
 

Kalsan TV – OYSU Shirkii St.Cloud-Afro Studio

Kalsan TV – OYSU Shirkii St.Cloud-Afro Studio

ONA.

 
 

1957 Ethiopian Foreign Minister: Ethiopia needs Ogaden and USA support to settle the matter before Somalia attains its independence! – By Yakume

1957 Ethiopian Foreign Minister: Ethiopia needs Ogaden and USA support to settle the matter before Somalia attains its independence! – By Yakume

In March 1957 Aklilou Abte Wold, Foreign Minister of Ethiopia infomed American officials “Ethiopia needs Ogaden and asked them to settle the matter before Somalia […]

 
 

NEW YORK SHALL BE THE END OF THE ROAD FOR TPLF THIEVES NOT THEIR INVESTMENT PARADISE! By: Dr. Bisrat Aklilu

NEW YORK SHALL BE THE END OF THE ROAD FOR TPLF THIEVES NOT THEIR INVESTMENT PARADISE! By: Dr. Bisrat Aklilu

The Tigray People’s Liberation Front supporters within diaspora got the access to financial security more than any other diasporas. Yet their participation in Ethiopias’s development […]

 
 

Shir Arima Badan oo Muhiim ah Lagaga Hadlay oo Wafdigii JOKA ay ku Qabteen Uitinhage

Shir Arima Badan oo Muhiim ah Lagaga Hadlay oo Wafdigii JOKA ay ku Qabteen Uitinhage

Shir heersare ah ayaa ka dhacay magaalada Uitenhage ee faraca jaaliyadda Ogadenya ee Koonfur Afrika oo qayb ka ahaa shirarkii ay sida joogtada ah u […]

 
 

Isu-Duwaha Jaaliyadaha Canada iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Kormeer Hawleed ugu Ambabaxay Fort Macurray

Isu-Duwaha Jaaliyadaha Canada iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Kormeer Hawleed ugu Ambabaxay Fort Macurray

Waxaa maalintii talaada ka ambabaxay  magaalada Edmonton  wafti aad u balaadhan oo uu hogaaminaayo isuduwaha jaaliyadaha Soomaalida Ogaadeeniya ee dalka canada  mudane Yuusuf Ismaaciil oo […]

 
 

African Union Remembered To Commemorate – Africa Human Rights Day – UNDER THE THEME: “HUMAN RIGHTS FOR ALL, FOR A PEACEFUL AND SECURE AFRICA”

African Union Remembered To Commemorate – Africa Human Rights Day – UNDER THE THEME: “HUMAN RIGHTS FOR ALL, FOR A PEACEFUL AND SECURE AFRICA”

The Commemoration Letter red by the  H.E. Dr. Aisha L. Abdullahi Commissioner for Political Affairs (African Union Commission) started; The African continent has witnessed decades of […]

 
 

Shir heersare ah oo waxgaradku kutaageereen Halgan oo kadhacay Koonfur Afrika

Shir heersare ah oo waxgaradku kutaageereen Halgan oo kadhacay Koonfur Afrika

Shir Waxgaradka, Cuqaasha Hawlwaddeenka Jaaliyadu isgu yimaadeen ayaa ka dhacay Xaafiiska Jaaliyadda ee Faraca Uitehage.Shirkan ayaa lagaga warbixiyay xaalada Halganka Ogaadeeniya waxaana warbixin dheer ka […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Khasaarihii Cadawga Soo Gaadhay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Khasaarihii Cadawga Soo Gaadhay

Wararka laga helayo Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo CWXO iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ku dhexmaray goobaha ay ka joogaan cadawga […]

 
 

Wafdigii Kormeerka ee Jaaliyadda Koonfur Afrika (JOKA) oo Meela Kala Duwan Ka Wada Hawlahoodii

Wafdigii Kormeerka ee Jaaliyadda Koonfur Afrika (JOKA) oo Meela Kala Duwan Ka Wada Hawlahoodii

Waftidii Jaaliyada Ogaadeeniya Ee kormeerka ku joogtayGobolkaEasterCapeayaa maal mahan danbe shir heerar kala duwan ah uga socdeen magaalaEast London. Wafdigan kormeerka hawleed ku socda ayaa […]

 
 

Maalinta Hidaha iyo Dhaqanka Ogadenya (Ogaden Heritage Day) oo Lagu Qabtay Gaarisa

Maalinta Hidaha iyo Dhaqanka Ogadenya (Ogaden Heritage Day) oo Lagu Qabtay Gaarisa

Shalay oo ay tarikhdu ahayd 20/10/2014 waxaa magaada Gaarissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Keyna lagu qabtay xafalad balaadhan tasooo ay soo agaasimeen ururka OYSU […]

 
 

Maamulka Gudiga Fulinta ee Jaaliyada Melbourne oo Kulan Hawleed Iskugu Yimid.

Maamulka Gudiga Fulinta ee Jaaliyada Melbourne oo Kulan Hawleed Iskugu Yimid.

Maamulka Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Gobolka Victoria ee dalka Australia (JOVIC) oo shir muhiim ah kuqabtay xarunta ay Jaaliyadu kuleedahay magaalada Melbourne.  Shirkan ayaa sidii caadiga […]

 
 

Daawo Video- Qaybtii 2 aad ee Munasabadii loogu magacdaray “Marinkii Halgankeena iyo Malinta OYSU, ee lagu qabtay magalada St.cloud gobolka Minnesota.

Daawo Video- Qaybtii 2 aad ee Munasabadii loogu magacdaray “Marinkii Halgankeena iyo Malinta OYSU, ee lagu qabtay magalada St.cloud gobolka Minnesota.
 
 

Shirkii Kormeerka Guddiga JOKA oo lagu qabtay magaalada east London ee xarunta Faranca Siskay

Shirkii Kormeerka Guddiga JOKA oo lagu qabtay magaalada east London  ee xarunta Faranca Siskay

Shirkan oo ay yeesheen maamulka Faraca, xubnaha iyo waftigii  ka socotay Xarunta Jaaliyadda, waxaana Shirka lagufuray wacdi diini ah oo uu soojeediyay Hogaanka dacwada Sh […]

 
 

Gudiyada Faracyada Xeryaha Qaxootiga Kenya oo ka Shiray Arima Muhiim ah

Gudiyada Faracyada Xeryaha Qaxootiga Kenya oo ka Shiray Arima Muhiim ah

Maalin nimadii Axada ahayd oo ay taariikhdu kubeegnayd 19/10/14 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab kadhacay shirkii gudiyada faracyada 3da xero ee kala ah […]

 
 

انا لله وانا اليه راجعون Dil iyo Dhaawac-South Afrika+Sawiro

انا لله وانا اليه راجعون Dil iyo Dhaawac-South Afrika+Sawiro

Waxaa saaka magaalada Durban ee wadanka Koonfur Afrika lagu dilay alaha u naxariistee Budul Daahir Cabdi waxaana isla goobtaas lagu dhaawacay C/raxmaan Maxamed Faarax (Cabdiyare) […]

 
 

Hailemariam Desalegn oo si qarsoodi ah ku yimid Denmark iyo Banaanbax balaadhan oo lagala hor yimid+Sawiro

Hailemariam Desalegn oo si qarsoodi ah ku yimid Denmark iyo Banaanbax balaadhan oo lagala hor yimid+Sawiro

Mudaaharaad balaadhan oo saaka gilgilay magaalo madaxda dalka Denmark ee Copenhagen ayaa weli u socda si xowli leh oo ay shacabka ogadenya iyo midka Somaliweynba […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay