Archive for: October, 2014

Daawo Sawiro- St.Cloud Minnesota iyo Wacdarihii OYSU.

Daawo Sawiro- St.Cloud Minnesota iyo Wacdarihii OYSU.

St.Clous Minnesota ayaa waxaa ka dhacay xaflad bandhig faneed ah oo ay soo diyariyen xidigaha OYSU Minnesota iyo fananinta Minnesota.  

 
 

Gudiga fulinta Jaaliyada Ogadeniya ee Victoria (JOVIC) oo kulan muhiim ah ku qabsaday xarunta Melbourne.

Gudiga fulinta Jaaliyada Ogadeniya ee Victoria (JOVIC) oo kulan muhiim ah ku qabsaday xarunta Melbourne.

Gudiga Fulinta jaaliyadda Ogadenya ee Victoria Melbourne ayaa isugu yimid kulan shaqo.Kulankaas oo uu daadihinyaya Gudoomiyaha JOVIC ee Melbourne Mudane Hassan Ahmed Nuur ayaa lagaga […]

 
 

OYSU-Xerada qaxootiga ee Xagardheere-Dhadhaab oo qabtay Maalinta hidaha Ogadenya+Sawiro

OYSU-Xerada qaxootiga ee Xagardheere-Dhadhaab oo qabtay Maalinta hidaha Ogadenya+Sawiro

Waxaa xerada qoxootiga Xagardheere kadhacay maalinti shalay ahayd xaflad aad ubalaadhan oo lagu maamuusayay habeenka hidaha iyo dhaqanka S.ogadenia. Xafladan oo ay sooqaban qaabiyeen ururka […]

 
 

Daawo Video- Wacdarihii ka dhacay St.Cloud Minnesota iyo Xidigaha OYSU MN oo laga maqsuday.

Daawo Video- Wacdarihii ka dhacay St.Cloud Minnesota iyo Xidigaha OYSU MN oo laga maqsuday.
 
 

Gudiga Maamulka Jaaliyada Germany iyo Ururka OYSU oo Kulan Iskugu Yimid.

Gudiga Maamulka Jaaliyada Germany iyo Ururka OYSU oo Kulan Iskugu Yimid.

Waxaa khadka taleefanka ee looyaqaano (Tel Conference) iskugu yimid Gudiga Maamulka Jaaliyada Somalida Ogadenya ee dalka Germany  iyo ururka  Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya ee […]

 
 

Xubnaha G. Dhexe ee ONLF ee Waqooyiga Yurub oo Kulan Labo Bari Socday Shalay Oogu Sooxidhmay Wadanka Denmark.

Xubnaha G. Dhexe ee ONLF ee Waqooyiga Yurub oo Kulan Labo Bari Socday Shalay Oogu Sooxidhmay Wadanka Denmark.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 18/10/2014, lagu soo gabagabeeyay Caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen kulan si heersare ah loosoo agaasimay oo socday mudo labo bari […]

 
 

Gudiga Jaaliyadda Ogadenya ee Finland oo shir isugu yimid

Gudiga Jaaliyadda Ogadenya ee Finland oo shir isugu yimid

Waxaa maanta shir isugu yimid gudiga jaaliyadda soomaalida Ogadenya ee dalka Finland kulankan oo ahaa mid ay isugu yimaadeen gudiga jaaliyada ayaa ka dhacay xarunta […]

 
 

Afrika Qaarad Lakala Xod-xodanayo oo Macdanta Hodan ku ah iyo Suuq aan la Sahmin

Afrika  Qaarad Lakala Xod-xodanayo oo Macdanta Hodan ku ah iyo Suuq aan la Sahmin

Shirarka lala galayo Madaxda Afrika ayaa noqday moodo: Bishii August ayuu Madaxweynaha Mareykanka qabtay Shir Madaxeedkii 1aad ee Afrika uu la galo; Bishii April, Midowga […]

 
 

Cudurka Dilaaga ah ee Ebola Maxaa Laga Qoray – Daawo

Cudurka Dilaaga ah ee Ebola Maxaa Laga Qoray – Daawo

Ebola waa cudur aad khatar u ah oo dilaa ah oo ilaa hadda aan loo haynin talaal la hubsaday oo la diiwaan galiyay. Cudurkan oo […]

 
 

Muxaadaro Diini ah oo ka Xogwaramaysa Waajibaadka Halganka – Daladda Culumada

Muxaadaro Diini ah oo ka Xogwaramaysa Waajibaadka Halganka – Daladda Culumada

Muxaadara aad u qiimi badan oo ka xogwaramaysa waajibaadka qofka muslimka ah saaran marka dalkiisa lagu soo duulo. Muxaadaradan oo Q2aad aan dib kasoo dayn […]

 
 

Wafdi Ka Socda JOKA oo Kormeer Hawleed ku Kala Bixiyay Gobolo Ka Mid ah Koonfur Afrika

Wafdi Ka Socda JOKA oo Kormeer Hawleed ku Kala Bixiyay Gobolo Ka Mid ah Koonfur Afrika

Wafti Ka socda Xarunta Jaaliyada Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika (JOKA), ayaa aaday gobolada Western Cape iyo Eastern Cape . Waftidan oo ay kala hogaaminayaan Gudoomiyaha […]

 
 

Kobtan Kadaawo Banaanbaxii Norwey

BANAAANBAXII NORWEY

Calanka Ogaden oo Norwey ka Babanaya Sawiradii Banaanbaxii Norwey looga soo horjeeday gumeysiga Ethiopia. ONA

 
 

Gudomiyaha JWXO iyo guud ahaan Bulshada S.Ogadenya oo Tacsi u Diraya Eheladii Safiir Cabdinoor C. Yusuf oo Maanta Lagu Aasay Abu-Dabei

Gudomiyaha JWXO iyo guud ahaan Bulshada S.Ogadenya oo Tacsi u Diraya Eheladii Safiir Cabdinoor C. Yusuf oo Maanta Lagu Aasay Abu-Dabei

Allah u naxariistee waxaa Malaagada Abu Dhabi ee wadanka Isu-taga Imaaraadka Carabta (UAE) ku geeriyooday Safiir hore Abdi Nuur Ali Yuusuf. Safiirka oo sumcad aad […]

 
 

Banaanbax Balaadhan oo Hada Kasocda Caasimada Wadanka Norway Ee Oslo.

Banaanbax Balaadhan oo Hada Kasocda Caasimada Wadanka Norway Ee Oslo.

Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee ku dhaqan dalka Norway ayaa banaanbax wayn kaga hortagtay wasiirka arrimaha dibada ee Woyanaha Tedros Adhanom oo haatan kusugan caasimada wadanka Norway ee […]

 
 

JWXO ayaa War-saxaafadeed ku cambaareysay isku-dayga in Shidaalka Ogadenya La Soo Saaro Iyadoon La Xalin Qadiyadda Ogadenya

JWXO ayaa War-saxaafadeed ku cambaareysay isku-dayga in Shidaalka Ogadenya La Soo Saaro Iyadoon La Xalin Qadiyadda Ogadenya

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo sheegtay inay baadhitaan iyo saarid ka bilaabi doonto ceelasha shidaalka Jeexdin. […]

 
 

Warbixintii ugu dambaysay ee xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta Guulihii CWXO

Warbixintii ugu dambaysay ee xarunta Dhexe ee JWXO iyo faahfaahinta Guulihii CWXO

Warbixitii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayay kaga xogwarameen dagaallo badan oo  naftood hurayaasha CWXO  ay ku qaadeen fadhiisamada ciidamada gumaysiga […]

 
 

Ogaden Fossil Fuel Will Not Be Exploited Without the Consent of the Ogaden People through a Genuine Representative Government

Ogaden Fossil Fuel Will Not Be Exploited Without the Consent of the Ogaden People through a Genuine Representative Government

ONLF statement October 14, 2014 ONLF is aware that a Chinese group and the Ethiopian regime are attempting to start exploiting Oil and Gas Resources […]

 
 

KU: DHAMAAN ILMO-GUHAA. UJEEDO: – WARBIXIN

KU: DHAMAAN ILMO-GUHAA. UJEEDO: – WARBIXIN

Waxaan ku balansanayn inaan taariikhda ururka kolba wixii suurtagal ah aan daaha ka rogno, maadaama aan u dabaaldagnay 30Guuradii Ururka in la ogaado goobtii laga […]

 
 

Faraca Miftaaxul-Xoriya ee Ifo oo maamul cusub doortay

Faraca Miftaaxul-Xoriya ee Ifo oo maamul cusub doortay

Maalinimadii Axada taariikhduna ay ku beegnayd 12/10/14 Waxaa xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay doorashadii faraca Miftaxul-xoriyo ee ka howl-gala xerada Ifo. Xaflada doorashada […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe iyo Weeraradii Goobaha Shidaalka ee Jeexdin iyo Xeryaha Ciidanka ee Fiiq

Warbixintii Xarunta Dhexe iyo Weeraradii Goobaha Shidaalka ee Jeexdin iyo Xeryaha Ciidanka ee Fiiq

Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa faahfaahin ka bixiyay weeraradii qorshaysanaa oo ay Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia ku qaadeen deegaanka loo yaqaano Jeexdin oo hoostaka Dagmada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay