Archive for: October, 2014

Xerada Qaxootiga Dhagaxley oo Culumada ay ka Jeediyeen Muxaadarooyin – (Dhagayso)

Xerada Qaxootiga Dhagaxley oo Culumada ay ka Jeediyeen Muxaadarooyin – (Dhagayso)

Maanta oo Khamiis ah taariikhduna ay kubeegantahay 9/10/14 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay muxaadaro aad uqiimo badan oo ay soo qaban […]

 
 

Dardaarankii Xaajiga: Siduu Yidhi saaxiibkay Sh. Ibraahim Cabdallah dardaadarnakaygu waa Isku-tashi Wada-tashi (Dhagayso)

Dardaarankii Xaajiga: Siduu Yidhi saaxiibkay Sh. Ibraahim Cabdallah dardaadarnakaygu waa Isku-tashi Wada-tashi (Dhagayso)

Waxaa nasoo gaadhay dardaaran uu noo soo diray Xaji kamid ah xujaajda S.Ogadenya. Waa dardaaran aad u qiimi badan oo meela badan taabanaya gaar ahaan; […]

 
 

OOL: Rotting Bones of Disappeared Women Found

Ogaden Online : Reports reaching the Ogaden Online service desk confirm that the rotting bones of two disappeared but now deceased women were found in […]

 
 

Cabdi Iley iyo Abraha Wolde Oo Albaabada ka Xidhay R/wasaare Desalegn – Noora Afgaab

Cabdi Iley iyo Abraha Wolde Oo Albaabada ka Xidhay R/wasaare Desalegn – Noora Afgaab

“Ma aha Ogadenya oo kali ah meesha qasan ee waa Itobiya oo idil.” Hadalkaa waxaa igu yidhi nin aad ugu dhow xafiiska R/wasaaraha Itobiya Hailemariam […]

 
 

Xarunta Dhexe ee JWXO oo Warbixin Kooban ka Bixisay Weerarkii Lagu Qaaday Xerada Jeexdin

Xarunta Dhexe ee JWXO oo Warbixin Kooban ka Bixisay Weerarkii Lagu Qaaday Xerada Jeexdin

Xidhiidh deg-deg ah oon la samaynay Xarunta Dhexe ee JWXO ayay nooga warameen dagaal mir ah oo lagu qaaday xerada shidaalka ee Jeexdin. Warbixintan oo […]

 
 

Dalada Culumada Bariga Afrika oo Shir Muhiim ah Isugu Yimid Xerada Qaxootiga Ifo

Dalada Culumada Bariga Afrika oo Shir Muhiim ah Isugu Yimid Xerada Qaxootiga Ifo

Waxaa maanta (08 October 2014) lagu qabtay xerado qaxootiga Ifo  shirkii dalada culimada diinta ee Bariga Afrika oo loosoo gaabiyo (UCABA). Shirkan oy kaso qayab  galen  […]

 
 

Shirwaynahii Haweenka Somalida Ogadenya oo Fooda Inugu soo Haya

Shirwaynahii Haweenka Somalida Ogadenya oo Fooda Inugu soo Haya

Waxaa dhaaman gabdha Somalida Ogaadeenya lagu wargalinayaa inuu soo dhawaaday waqtigii loo balansanaa kasoo qaybgalka shirweynaha Haweenka Somalida Ogaadeenya oo lagu qaban doono haduu Eebuhu […]

 
 

Chatham House – Africa’s choice of partners (Mineral rich with untapped markets, this is the continent the world is now courting)

Chatham House – Africa’s choice of partners (Mineral rich with untapped markets, this is the continent the world is now courting)

Summits with Africa are in fashion: in August, President Obama hosted America’s first; in April, the European Union staged the fourth EU-Africa summit in Brussels; […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka xogwaramay gawaadhi badan oo cadawga lagu gubay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka xogwaramay gawaadhi badan oo cadawga lagu gubay

Wararkii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka warbixiyaya dagaallo badan oo  naftood hurayaasha CWXO  iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ku dhex […]

 
 

Q4aad – JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan ( Gogol-dhig: Uruka TPLF iyo Gumaadka shacabka)

Q4aad – JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan ( Gogol-dhig: Uruka TPLF iyo Gumaadka shacabka)

Waxaan Q3xaad ee taxanahan kusoo qaadanay tusaalooyin aan filayo inay inagaga filnaadeen inaan ku muujino qorshayaashii uu cadawga u dajiyay inuu kula dagaalamo ururka ONLF, […]

 
 

ONLF Press Release : Deteriorating humanitarian situation in the Ogaden

ONLF Press Release : Deteriorating humanitarian situation in the Ogaden

October 2, 2014 The Ogaden National Liberation Front would like to inform the international community of a humanitarian catastrophe unfolding in Ogaden. People and their livestock […]

 
 

Haya’adda Agoonta iyo Samafalka Ogadenya oo Deeq Udxiya ah gaadhsiiyay Xerada Kaakuma

Haya’adda Agoonta iyo Samafalka Ogadenya oo Deeq Udxiya ah gaadhsiiyay Xerada Kaakuma

Waxaa shalay ciidii barakaysnay ee Ciidul Adxa deeq Udxiya ah ku wareejisay Gudiga Jaaaliyada Ogadenia ee xerada Kaaakuma Ha’ada Agoonta iyo Samafalka ee Ogadenia. Xerada […]

 
 

UNPO – Scottish Referendum, Regardless of Outcome, Champions Self-Determination: European Parliament Conference Reiterates the Primacy of the Right to Decide

UNPO – Scottish Referendum, Regardless of Outcome, Champions Self-Determination: European Parliament Conference Reiterates the Primacy of the Right to Decide

Brussels, 25 September 2014 – the Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO) and the European Free Alliance (EFA), in cooperation with Centre Maurits Coppieters (CMC), […]

 
 

Afhayeenka Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) oo Ugu Hambalyaynaya Muslimiinta Ciida Barakaysan

Afhayeenka Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) oo Ugu Hambalyaynaya Muslimiinta Ciida Barakaysan

Allaahu Akbar! Allaahu Akbar! Allaahu Akbar! Mahad iyo Ammaan intuba waxay usugnaatay Allaha tabaaraka watacala, ee inagu simay bishan dilxijja, ee haddana inagu simay tobanki […]

 
 

South Sudan oo Codsatay in Wadahadalka loo Waraajiyo Kenya, Itobiyana ku Eedeysay in aanay Dhedhexeed ka ahayn

South Sudan oo Codsatay in Wadahadalka loo Waraajiyo Kenya, Itobiyana ku Eedeysay in aanay Dhedhexeed ka ahayn

Dawladda South Sudan ayaa gaadhsiiyay caalamka in wadahadalkii u dhexeeyay labada garab ee ku dagaalamaya xukunka oo wadahadal uu uga socday Adis Ababa loo wareejiyo […]

 
 

Dhalinyarada OYSU/Victoria oo Idin Leh Kusoo Dhawaada ..

Dhalinyarada OYSU/Victoria oo Idin Leh Kusoo Dhawaada ..

Dhalinyarada OYSU Gobolka Victoria ayaa idiinku baaqaya inaad kala soo qaybgashaan xaflad lagu maamuusayo munaasabadda Ciida barakaysan. Waxay dhalinayarada idinku soo dhaweyanayaan qalbi furan iyagoo […]

 
 

Deteriorating humanitarian situation in the Ogaden

Deteriorating humanitarian situation in the Ogaden

ONLF Press Release October 2, 2014 The Ogaden National Liberation Front would like to inform the international community of a humanitarian catastrophe unfolding in Ogaden. People […]

 
 

Sh. Umal iyo Sh. Shibli; Kuwan Mawada Dhalashada ayay Eedeen .. Ama Waa Diin Siyaasadaysan (Daawo)

Sh. Umal iyo Sh. Shibli; Kuwan Mawada Dhalashada ayay Eedeen .. Ama Waa Diin Siyaasadaysan (Daawo)

Ma istaahilin inaan ka hadalno, hasa ahaatee meela badan ayaa nalaga soo weydiiyay inaan wax ka dhahno culumada waaweyn ee Somaliyeed ee dalka Ogadenya kasoo […]

 
 

Bishaaro—Bishaaro—Bishaaro: Salaamaha Ciida & Radio Xoriyo

Bishaaro—Bishaaro—Bishaaro: Salaamaha Ciida & Radio Xoriyo

Dhammaan dhagaysteyaasha sharafta leh ee Radio Xoriyo meel kasta oo ay caalamka ka joogaan waxaa loogu bishaaraynayaa inay Radio Xoriyo albaabada u furtay qabashada iyo […]

 
 

Statement from Ginbot 7 Regarding the Horrific Video of Murdered Civilians in the Ogaden Region

Statement from Ginbot 7 Regarding the Horrific Video of Murdered Civilians in the Ogaden Region

Ginbot 7, Movement for Justice, Freedom and Democracy is deeply saddened and outraged by the recent leaked video of barbaric killings of civilians suspected of […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay