Archive for: November, 2014

Q7aad – JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan (Daawo Tijaabadii Prof. Zimbardo ).

Q7aad – JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan (Daawo Tijaabadii Prof. Zimbardo ).

Q6aad ee Taxanahan waxaan kusoo marnay in maleesiyadii Wayaanaha ee joogtay Ogadenia oo laga dhigay militariga Itobiya amar lagu siiyay in ay weerar ku qaadaan […]

 
 

Dhaqanka Maleeshida Liyu Police-ka iyo Siyaabaha Loo Barbaariyo – By Xayi Yare

Dhaqanka Maleeshida Liyu Police-ka iyo Siyaabaha Loo Barbaariyo – By Xayi Yare

Waxaa silsilad noqday Xasuuqa Shacabka  Ogadeniya xasuuqaaas waxaa Masuul ka ah Maaamulka Kililka Iyo Xukuumada Atoobiya. Maamulka kililka waajibaadkiisa waxaa ugu horeeya inuu Ciidanka Itoobiya […]

 
 

Jaaliyadda Sweden oo ku Mudaaharaaday Safaaradda Shiinaha ku Leedahay Stolkholm

Jaaliyadda Sweden oo ku Mudaaharaaday Safaaradda Shiinaha ku Leedahay Stolkholm

Maalinamdii  Sabtida oo  taariikhduna  ku beegnayd  20-11-2014 ayaa  waxaa ka dhacay  dalka Sweden gaadh ahaan  Caasimada  Stockholm  Mudaharaad  Safaarada  Chinaha  horteeda. Mudaharaadkaas  oo loogasoo  hor jeeday […]

 
 

Xafladi Habeenka Hiddaha & Dhaqanka Ogaden oo Birmingham Ka dhacday Sawiro Daawo

Xafladi Habeenka Hiddaha & Dhaqanka Ogaden oo Birmingham Ka dhacday Sawiro Daawo

Ururka Dhalinyarada Iyo Ardeyda Ogaden ee Jaaliyada Birmingham (OYSU Birmingham) ayaa xaflad lagu soo Bandhigay Hiddaha Iyo dhaqanka Somalida Ogadeniya ugu qabtay gabdhaha Soomaliyeed ee […]

 
 

Jaaliyadda Edmonton oo Shirkoodii Bilaha ahaa Isugu Yimid

Jaaliyadda Edmonton oo Shirkoodii Bilaha ahaa Isugu Yimid

Waxaa maalimadii Axada shir muhiim ah isugu yimid Hawlwadeenada jaaliyada magaalada Edmonton. Shirka ayaa sidii dhaqanka ahayd waxaa lagu furay wacdi diini ah oo dhinacyo […]

 
 

Maamulka Faraca Jaaliyada Ogaadeeniya ee Uitenhage oo shirkoodii bilaha ahaa isugu yimid

Maamulka Faraca Jaaliyada Ogaadeeniya ee Uitenhage oo shirkoodii bilaha ahaa isugu yimid

Shirkan oo lagu gorfeeyo wax qabadka Faraca ee billaha ah ayaa guul ugu qabsoomay Maamulka faraca.  Shirka ayaa waxaa laga akhriyay warbixin guud oo kusaabsanayd […]

 
 

Ogaysiis Muhiim ah oo ku Socda Jaaliyadda JOKA

Ogaysiis Muhiim ah oo ku Socda Jaaliyadda JOKA

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika gaar ahaan Xubnaha Xarunta in uu jiro shirar aad u muhiim ah oo  kakala dhici […]

 
 

Jaaliyada Norwey oo Kulankeedi Bilaha ahaa Qabsoomay Sabtidi

Jaaliyada Norwey oo Kulankeedi Bilaha ahaa Qabsoomay Sabtidi

Waxaa maanta Sabti  22.11.2014  kulankoodii bilaha ahaa isugu yimid xubnaha jaaliyadda Norway Kulunka waxaa ugu horeyn lagu furay aayahadaha quraanka kariimka & Wacdi uu soo […]

 
 

Safiirka QM u Fadhiya Dawladda Eretreeya oo ku Tilmaamay Fadeexad Wararka ay ka Qortay Haya’adda UNHR Dalka Ertreeya

Safiirka QM u Fadhiya Dawladda Eretreeya oo ku Tilmaamay Fadeexad Wararka ay ka Qortay Haya’adda UNHR Dalka Ertreeya

Diblomaasiyiinta dawladda Eretreeya u jooga Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyay haya’adda qaxootiga qaabilsan ee UNHCR inay warbixin khaldan qortay markay sheegtay in 37dii maalmood ee […]

 
 

Jaaliyadda Doxa oo Martiqaaday Xubin Kamid ah Jaaliyadda Oromiya ee Minnesota – Dhagayso Hadal Qiimi Leh

Jaaliyadda Doxa oo Martiqaaday Xubin Kamid ah Jaaliyadda Oromiya ee Minnesota – Dhagayso Hadal Qiimi Leh

Jaaliyadda Doxa ayaa kusoo dhaweysay dalkan Xubin ka socda Jaaliyadda balaadhan ee Oromada Minnesota. Xubinkan ka socda jaaliyadda Oromiya ayaa hadal aad u qiimi badan […]

 
 

Jaaliyada Denmark oo Kuhor Mudaaharaaday Safaarada Shiinaha ee Kutaala Caasimada Copenhagen

Jaaliyada Denmark oo Kuhor Mudaaharaaday Safaarada Shiinaha ee Kutaala Caasimada Copenhagen

Jaaliyadda Somaalida Ogadenya ee kudhaqan dalka Denmark ayaa maanta mudaharaad balaadhan kuqabtay safaarada wadanka Shiinasha uu kuleedahay magaalo madaxda dalka Denmark ee Copenhagen. Banaanbaxan ayaa […]

 
 

Jaaliyadda Sweden oo Diiday Xadgudubka Shirkadaha Shiinaha Ka Wadaan Ogadenya

Jaaliyadda Sweden oo Diiday Xadgudubka Shirkadaha Shiinaha Ka Wadaan Ogadenya

Maanta  oo  Sabti ah  taariikhduna ku beegnayd  20-11-2014 ayaa  waxaa ka  dhacay  dalka Sweden gaadh ahaan  Caasimada  Stockholm  Mudaharaad  Safaarada  Chinaha  horteeda. Banaanbaxan oo loogas […]

 
 

Jaaliyada Finland oo kumudaharaaday Safaarada China

Jaaliyada Finland oo kumudaharaaday Safaarada China

Jaaliyadda soomaalida Ogadenya ee dalka Finland ayaa mudaharaad Ku qabtay safaarada shiinasha ay Ku leedahay dalkaasi Finland.banaanbaxan ayaa bilowday Khamiisti 20/11/2014 abaarihii 12:00 duhurnimo kana […]

 
 

Jaaliyadda Norway Ayaa Ku Banaanbaxday Safaarada Shiinaha

Jaaliyadda Norway Ayaa Ku Banaanbaxday Safaarada Shiinaha

Jaaliyada Soomaalida ogaadeenya ee dalka Norway ayaa Waxaa maanta oo ah 20.11.2014 ku mudaaharaaday safaarada dalka Dhiinaha uu ku leeyahay magaalada Oslo. Banaanbaxan ayay jaaliyadu kaga […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii Ugu Dambeeyay Qaarkood

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Dagaaladii Ugu Dambeeyay Qaarkood

Waraka aan ka helayno Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya weeraro aan kala joogsi lahayn oo ay CWXO ku hayaan ciidamada dacdaraysan ee doolka ku jooga dhulka […]

 
 

VOA oo Xilkasdarro Darteed Kaga Qaaday Xilkuu Hayay Peter Heinlein

VOA oo Xilkasdarro Darteed Kaga Qaaday Xilkuu Hayay Peter Heinlein

Idaacadda VOA ayaa xilkii ka qaaday Peter Heinlien oo madax ka ahaa Qaybta Geeska Afrika ka dib markii baadhitaan lagu sameeyey eedeymo loosoo jeediyay inuu […]

 
 

Xarunta Dhexe ee JWXO : Xaaladda Dhabta ah ee Itobiya ka Jirta iyo Kala Qaybsanaanta TPLF

Xarunta Dhexe ee JWXO : Xaaladda Dhabta ah ee Itobiya ka Jirta iyo Kala Qaybsanaanta TPLF

Wararka nagasoo gaadhaya caasimada gumaysiga Itoobiya ee Adis ababa ayaa sheegaya in ay halkaas ka bilowdeen qurqulatooyin siyaasadeed oo lasoo daristay guud ahaan wadanka ay […]

 
 

UNPO : Report on Ogaden persecution in Ethiopia

UNPO : Report on Ogaden persecution in Ethiopia

In recent years the Ogaden people in Eastern Ethiopia have increasingly suffered various human rights abuses as the Ethiopian State continues its mission of ethnic […]

 
 

Muwaadinoow Maxaad ka Taqaanaa Kooxda TPLF/EPRDF ee Gumaysata Itobiya? By Xayi Yare

Muwaadinoow Maxaad ka Taqaanaa Kooxda TPLF/EPRDF ee Gumaysata Itobiya?  By Xayi Yare

Dadka qaarbaa aaminsan in Jabhadda TPLF tahay Jabhadd Xoriyadd , Cadaalad, horumar, dimuqraadiyad, u horseeday dhulka eega loo yaqaano Itoobiya iyaga oo ku rayn lahaa […]

 
 

Siyaasadda Itobiya Waxay Waligeed Ku Dhisnayd Is-iibin

Siyaasadda Itobiya Waxay Waligeed Ku Dhisnayd Is-iibin

Erey bixin fiican ma’aha oo afka lasoo marin karo, hasa ahaatee waa erey uu adeegsaday nin taariikhda Itobiya wax laga weydiiyay. Wuxuu yidhi Itobiya siyaasadeeda […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay